Mansha Allah Sayidi waa cahar iyo taariikh cajaaib leh.
@mohamudabdidahir78894 ай бұрын
Walaal mahadsanid, wax badan ayaad ogaatey
@mohamudabdidahir78894 ай бұрын
Aniga waxaan arkey maahmaayo reendiinlè ah oo lamidah kuwa soomaaliga
@BOOTAAN72 Жыл бұрын
Waan ku taageer sanahay walaahi aad baan uga helay dadaalkaaga
@ZuZuDahabo Жыл бұрын
Suaal macalin. African Ka kale ee Bantu ha ahi miyayna ahayn reer Bini Ham ah hayn? Markaa luqadaha Baantuugu miyayna inala wadaagin in ay Ka soo jeedaan ancient Somali?
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Marka hore Afrikaanka oo dhammi Bantu mawada aha. Bantuga waxaa xagga hooyada dhalay Afrikaanka aabahoodna waa Punt, ama Soomaalidii hore.
@ZuZuDahabo Жыл бұрын
Haa Nilotic iyo Khoi people ba way jiraan. Laakiin xaga DNA ga inkastoo cadaanku ay baadhitaankaa ay i noo soo Gudbiyaan hadana inaga iyo Baantuugu ba waxaynu wada sidanaa male Haplogroupka E1b
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Waaq waa afsoomaali caraboobay ee carabi maaha
@awalehdararyahya6398 Жыл бұрын
Carabiga aya aaf Somalie ka ficamay on Somaliga aya la fircamaajy
@xuseencabdi5914 Жыл бұрын
Aad ayaan kula socdaa wixi San Ku fakari jirey ayaad buug kudaabacday aad ayaan kugu farxaa qeyr allaha Ku siiyo
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Mansha Allah.
@SaadAdenBhothal-py9ib Жыл бұрын
Waa ciise
@hawraarsame1603 Жыл бұрын
Reerdiinleh Soomaali maaha ee ereyga Soomaali waa maxay??
@lionofthehornofafrica3631 Жыл бұрын
Sheik you are right.ibeenki lammatteet =Habenki labad..Oromo people where called Orobia once.maybe they are the real Arabs:Cos Some Oromo people say in their old stories and songs they sing about their land in Mecca 🕋 Arabia
@AliHassan-hb1bn Жыл бұрын
Soomaalida carab maaha waxna nooma gelin haddii xitaa aan sheeganno dad aanaan isir kulahayn inagay wax noodhimaysaa qof kaaliita inaad sheegatana maaha ee dhal-dhalaalka carbeed yuu idinsirin.
@abdiwahabadanabdiwahababdi1487 Жыл бұрын
Asc shequna maogtahay rer deenlii macnaheeda waa rerke diinta lahaa Wana Somali asal ah Ii galadii ey ladageen Aya kuqasbay in ey galowban burtii kutuba ey kugubeena Ali luqun deer Aya ladahaa
@BOOTAAN72 Жыл бұрын
meesha ah the eath was formless afka randiilaha sifiican u eeg waa MAKHABINE maqabin malaheen af banaadiri weeye meesha kale ee ah god said afka randile waakh YIDAH yidhi sow uma eka
@Global.Nature1 Жыл бұрын
Rendile waa mareexan wana reerdin Magalododu waa caabud waqa
Qaasatan waxay aad ugu dhowdahay lahjada beessh biyomaal reer riinle
@mawjama831 Жыл бұрын
Kalmadda "WAAQ" laba Jeer bay Quraanka ku timid macnaheeduna waa ILAALIYE. culumada qaarkoodna waxayba ku dareen ASMAA-ULLAAHI ALXUSNAA. taas oo macnaheedu yahay; IN AAN WALIGAYAMABA MUSLIM AHAYN xittaa Islaamka ka hor.
@SayidAbdirahman Жыл бұрын
Kalmada Waaq, Quraanka waxay kujirtaa SADEX (3) jeer. laba jeer Suurada Ar-Racda (13:34), iyo Suurada Ar-Racda (13:37). Marka SADEXAADNA waa Suurada Qaafir (40:21). Anigii kitaabka ka qoray baad hortayda been ka sheegaysa. War isku xishooda oo waxbarta.
@AliKhansoy2 ай бұрын
Luqadena wa tii faraciinta Maya carab manihin walal na manihin. Anaga carab Maya.
@SayidAbdirahman2 ай бұрын
Daawo: kzbin.info/www/bejne/o2bGiXtvo797aZo
@Ibrahomar48 Жыл бұрын
Bismillah. Asc. Walaalayaal Soomaaliyey. Waxaan rabaa in aan idiin sheego xaqiiqda Reer Diinle oo hadda loo yaqaano Rendinle. Waa Qabiil Soomaaliyeed oo Ka soojeeda Qowmiyadda Ajuran ee Soomaalieed.