MA MOODAYN INUU SIDAN OO DHAN UMASAYR BADAN YAHAY 🙄

  Рет қаралды 96,346

Aamina Abdiqaadir

Aamina Abdiqaadir

Жыл бұрын

Welcome boqortooyo 👑
Waxa isharaf ah ina Iguso biirto🤩
Let’s go 200k

Пікірлер: 236
@AaminaAbdiqaadir
@AaminaAbdiqaadir Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/a5yvfapmbJpje7c
@amishaqali5830
@amishaqali5830 Жыл бұрын
Amina wan Ku tagera walshye Qurxu ❤️❤️
@queenlast4889
@queenlast4889 Жыл бұрын
Maxamud sheego❤❤❤
@aniyamoha1324
@aniyamoha1324 Жыл бұрын
Waxa qarax iska dhigtay plz caadi iska dhiig wiilka sii fican ula dhaqan ku gurmaday waqtigii xuma real enjoy kugu dhex maydhanay hhhhh naa qof caadiya iska dhiga
@saynabhassan6786
@saynabhassan6786 Жыл бұрын
Naaa nin nin laguma ag amaano maxaa ka siya
@naciimoabuukarmuuse430
@naciimoabuukarmuuse430 Жыл бұрын
@@queenlast4889 🤣🤣🤩
@apdimalikawil6668
@apdimalikawil6668 Жыл бұрын
wlhi ninkan waa legend kii hore waan ka raysaney enjoy hadal xumadiisii ninkan youtube ufur mxamuud waa rageedii 👍👍👍👍👍
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
😂 😂😂
@princesskajal9595
@princesskajal9595 Жыл бұрын
Ha wlhi injoy eber uu ahaa🤣🤣
@mimi-bs8ku
@mimi-bs8ku Жыл бұрын
Hhhhhh hadal reer xamarka
@deeqaomar8379
@deeqaomar8379 Жыл бұрын
Aaminooy adoo maseyr badan iyo maxamuud oo maserloow ah ilaaheey ha idin sahlo. Aamiin.
@nashwamire9684
@nashwamire9684 Жыл бұрын
Oo wlley so enjoy ismey jecleen maxa isbadalay
@queenlast4889
@queenlast4889 Жыл бұрын
amiina wiilku uu ku jaceyl yahay ilasho🥰🥰
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Meeshan jacayl ma jiree Views la rabaa kkkkkkkkkkkk 🤣😂😂😂
@Ahmedstyle
@Ahmedstyle Жыл бұрын
waa been😅😅😅
@queenlast4889
@queenlast4889 Жыл бұрын
ilahayba oog lakiiin waxan arkaan sheagay👀👀👀
@sacdiyoismaciilxuseensacdi8635
@sacdiyoismaciilxuseensacdi8635 Жыл бұрын
@@queenlast4889 waa sax
@aishahussein9106
@aishahussein9106 Жыл бұрын
@@Abdiqanisaleban8154 😂😂😂😂
@Xamuuda
@Xamuuda Жыл бұрын
Wuu ku jeclyahay wlhi 😂😂❤. I love nin maseer badn🍫❤💯
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 Жыл бұрын
Wlhy wad aqli badan tahay because nin aan masayrin nin ma aha ka fogaw kaas
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 4 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad sallallahu calaayhi waasalaam ❤❤
@goatr.c.7914
@goatr.c.7914 Жыл бұрын
Ninkan waa nin raged ee ilaasho sis❤
@nazmidagan3968
@nazmidagan3968 Жыл бұрын
Naa aaminaay Enjoya hadal jileecisi banu ka raysanay wlhi ee inamada duriyadeena ino ilaali😂
@faadumofani5615
@faadumofani5615 Жыл бұрын
😂😂😂 isku niyad miyan nahay 😅
@ftshmh4761
@ftshmh4761 Жыл бұрын
Anigana waxaan rabay inaan idhaahdo naa bahalkan geeljiraha aheed moodo inuu dhagaxyo ruugayo naga sok bedel ee qalafsan hahahahahah
@zihaamapdilahi16
@zihaamapdilahi16 Жыл бұрын
the best you tuber Aamina coming soon 🥳👋
@iissa7685
@iissa7685 Жыл бұрын
Amina iyo xaajiga waan Idin support garaynayaa lakiin...program noo keena.fadlan.
@shukrimohamed2396
@shukrimohamed2396 Жыл бұрын
ninku fahamyaa markaan baad heshay wlhi my queen
@hamdakayseofficial2014
@hamdakayseofficial2014 Жыл бұрын
Aamina isbarashadiinii baarti3 away wllo wan sugaynaye
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 Жыл бұрын
Masha Allah aamino hire Ku soco
@dheereyechannel
@dheereyechannel Жыл бұрын
Keeps goings my brother and sister go forwards another's levels 💖💯💪
@jamiilajanno5855
@jamiilajanno5855 Жыл бұрын
Aaamina waa funny wllhy ku wada ku wada jelinsaa so kordaa 😂
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Wa isku sobaxaysan sida ad isugu jawabaysan amina io maxamud lkin amina dhibadanay wab iga qoslisay mansh allah abayo horay usoxo ❤💟😇🙏
@ayaanmaxamuud5480
@ayaanmaxamuud5480 Жыл бұрын
Walaahi Maxamuud waa legend waa Ku wataaa
@nimagabayre1151
@nimagabayre1151 Жыл бұрын
Manshallh ❤❤❤Amina will kan gurso wu kugu so baxaya
@hodadagan9726
@hodadagan9726 Жыл бұрын
Wll kalmada ilaahay aya ka taxadiry wa dambi ee iska daa
@safkaxaaji7992
@safkaxaaji7992 Жыл бұрын
Wlhy waa legend maxamud ma reer xamarmii masakiinta ahaa u maleysay ❤🎉
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Mnshlah keep going aamina waa fany😂😂 maxamud nin nool😂
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Masha Allah waa nin adag maxmuud xaqiiqdii ninku saa ha ahaado hadii kale haka dhinto
@duduble_gril2909
@duduble_gril2909 Жыл бұрын
Keep going my sister
@HodonCawil-eu3ct
@HodonCawil-eu3ct 9 ай бұрын
Masha allah muuqalkn aaminaay waanba is ka jeclaaday oon waliba iskaga cel celshanayay maxamuud waa qof qiimo badan ilaaahay hadaayo ❤❤❤
@nastehohilowle6885
@nastehohilowle6885 Жыл бұрын
Asc aaminay maxamuud marku ku yimid waaa kuu shidmey maqaayadee wax la daawado wacan soo raadiya ,maxamuud waa wiil wanaagsan waan salaamaya
@zuzuyoji3103
@zuzuyoji3103 Жыл бұрын
Wlhi isku fikrad nahy waligy maso gelin meherdan lkn say hda wilk yr ubarty funyy weye page
@hananismaciil9794
@hananismaciil9794 Жыл бұрын
Aamina qurux ❤💯🤭
@amranmahamed9389
@amranmahamed9389 Жыл бұрын
Amina cabdiqaadir waxan yar ee wanaasan ma xidhidh ayaa idinka dhaxeeya
@aliaden6258
@aliaden6258 Жыл бұрын
Waaw best KZbin
@xaliimoyuusuf9720
@xaliimoyuusuf9720 Жыл бұрын
Barashadini barti3 away
@ayaandahir4186
@ayaandahir4186 Жыл бұрын
Ninraga wakii samaysra aminay mcn💚
@nimcoomar7611
@nimcoomar7611 Жыл бұрын
waler real enoy waa nin sabar badan wale tanbiyo kan ma hishiiney mayaan masayr badana
@moustaphadjama5425
@moustaphadjama5425 Жыл бұрын
Maserki oo qof ah mash allh
@habonahmed5470
@habonahmed5470 Жыл бұрын
Maa isjeceshihiinmise asxab le tihiin aamina
@naadiinegeh4108
@naadiinegeh4108 Жыл бұрын
Amina.sankadaa wiilka wuukujeclyahee 🥰
@qeyraadan2458
@qeyraadan2458 Жыл бұрын
woow mashallah legend keep going bro and sister 🙏
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 Жыл бұрын
Alla kanaaa aminay yaanu ku dhaafin
@nasranuux9744
@nasranuux9744 Жыл бұрын
Naaaya aminay ninka dhibta igadaa Hadad rabin Ana JeceLe From Burcoo😑❤
@habonahmed5470
@habonahmed5470 Жыл бұрын
Raali galin soo sameeya waan idintaagerawlhi labadinaba
@hothomoh4950
@hothomoh4950 Жыл бұрын
Maserkiyo qofa
@maxamedibraahim7736
@maxamedibraahim7736 Жыл бұрын
Màasha allaah wllshy qaali aamiina waan tageeraa wllhi abaayo waan yaabay Maxaa kudhacay wiilkii 🤣🤣🤣wuu cararaymiya 🤣🤣🤣masayrkii adduunka 🤣🤣🙉hakaad igadhaansatay kulahaa🙉🤣🤣🤣
@sharafhanduleh8116
@sharafhanduleh8116 Жыл бұрын
Kalmadan ilaahay baa ka taxadiray.subxannaah waa kalmad qalada oo waliba danbiya
@quenaisha3928
@quenaisha3928 Жыл бұрын
Aamina dhip xppti umac🥰🥰🥰
@hahahhako9911
@hahahhako9911 Жыл бұрын
Waxa badan ban ka maqna dawashada video wllshy qali amina cabdiqadir manta 6 video dawaday manshalh hore usoco wll qali qalbi dhayay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@medidil563
@medidil563 Жыл бұрын
Machallah
@nimcoabdi4266
@nimcoabdi4266 Жыл бұрын
manshAllah walhi waa qoslay
@khadarmohamed9930
@khadarmohamed9930 Жыл бұрын
Waar inanta nooda saasodhan ha ulahadalin hore usoco inbt aamina cabdiqadir dayib sh muxumed
@faadumodahir2883
@faadumodahir2883 Жыл бұрын
Waa qofku jacel
@calialdai6426
@calialdai6426 Жыл бұрын
Wllhi this Guy love u
@ayaanaliosmaan6118
@ayaanaliosmaan6118 Жыл бұрын
Mash allah
@farxiyoqayari4414
@farxiyoqayari4414 Жыл бұрын
walahi wan ku jecelahay Amina Wana 😢🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nacimaaden7376
@nacimaaden7376 Жыл бұрын
Kanaa kuu qalma gabarey😌💁‍♀️
@shugrishugri8266
@shugrishugri8266 Жыл бұрын
Walahi waa iga qoslisisey
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 Жыл бұрын
Aminayy wiilka ciyartaa kadaa
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Жыл бұрын
Waa dab iyo masiin amina iyo wiilkan maseyr kaa idinku badan ha is dilinina bal kkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤ waana isla kiin jeclahay
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Aamina balaayo lagu dhigay maanta😂😂😂🤣🤣
@abdiasisyusuff787
@abdiasisyusuff787 Жыл бұрын
This guy he’s legend. Aamina ana kuheli laha sister wlhy KZbin danbe laguguma arkeen cirka dhulka ayan kaqarin lahaa So wiilka ciyaar kadaa nin ragg ah laguma ciyaro
@mohamedslowchennel1111
@mohamedslowchennel1111 Жыл бұрын
Legend waaye walaahi ilaasho xabadaada kkkkkkkkkk
@inantaSomalilandkufanta7766
@inantaSomalilandkufanta7766 Жыл бұрын
ninkan wa rageedi koley wa reer wuqoyi gobalke ayu ka so jeda♥️
@khadanadan5196
@khadanadan5196 Жыл бұрын
Aminaay maxamuud so qabo wallhi wuu ku qalmayaa
@Layla6793
@Layla6793 Жыл бұрын
Mahamud Iyo Amina Walle way isku qalmaan. They both funny and look good together Please soo badiya just two of you
@daacad7403
@daacad7403 Жыл бұрын
BACBAC😁😁😁Aamina waa dhibadan tahey
@raliaabdikontoma9783
@raliaabdikontoma9783 Жыл бұрын
MashaaAllah ❣️ ❣️ ❣️
@user-gq5qm4cm2v
@user-gq5qm4cm2v 4 ай бұрын
Ninkan iso qabta en jeclahye ❤
@Raqiya29
@Raqiya29 Жыл бұрын
Ayy hadalkisa adayg ❤️😭
@aniisaanuush9722
@aniisaanuush9722 Жыл бұрын
Wiilka day amiinay
@KhadroAlif-ru9zx
@KhadroAlif-ru9zx Жыл бұрын
My brother and sister ❤️ 💙 💕 ♥️
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
Aaminooy Walee Kani Waa Kii Ku Dili Lahaaa Waaba Jaajuur Kakanoos Ah
@nasrabintumohamed5513
@nasrabintumohamed5513 Жыл бұрын
Laba maseerlow markay is helaan talow maxaa ka dhalankara any way maxamuud ciyaarta ka dhaaf 😘
@xmdamursal523
@xmdamursal523 Жыл бұрын
Hhhh aamina waa nag walan wad iga qoslisay walahay wallo
@nasragaabo5142
@nasragaabo5142 Жыл бұрын
Wan ku jeclhay aamina qurxeeeeey
@rahmoahmed7180
@rahmoahmed7180 Жыл бұрын
Aamina waa ka waashay wiilka🤣🤣🤣🤣
@farhiyaabdi2541
@farhiyaabdi2541 Жыл бұрын
Yaah
@zahrafaisal9544
@zahrafaisal9544 Жыл бұрын
waw kuwata Wll
@mohaa593
@mohaa593 Жыл бұрын
Nin maseer badan ani camal
@halimomohamedkaali6172
@halimomohamedkaali6172 Жыл бұрын
Amino walaal ilkaha iska xer Malesiya waa raqiis xabiibti ❤❤
@barwaaqo_channel
@barwaaqo_channel Жыл бұрын
Asc wllo qali KZbin channelkayga iso boqo ❤
@kadra7743
@kadra7743 Жыл бұрын
Kkkkk Kan waa kii kudili lahaa maser ma aha saan
@nacimaabokor4126
@nacimaabokor4126 Жыл бұрын
Iminkan KZbin kaga cadi udawankara wxi shalmadraca aha wn kareysaney wllshayeyyy inankena cadi noogu ilali wd iskuso baxaysane busharo ❤
@nuuradaahir5174
@nuuradaahir5174 Жыл бұрын
Kkkkkkkj amuna dhiblay wllo ku jecliya
@raxmacabdirahman8728
@raxmacabdirahman8728 Жыл бұрын
Wale haduunbad legend heshay hhh
@khayriyacali2837
@khayriyacali2837 Жыл бұрын
Bayo macaney maxamud wanu kula jecelnahy ee gurso bls wa codsi walhy wnku jeclhy kal iyo lab amina quruxy
@nawalabdi9608
@nawalabdi9608 Жыл бұрын
Wan suuxey bisardan aan hilib ka qaadey kulaa ar aminaa🤣♥️
@inahooyoqaali4119
@inahooyoqaali4119 Жыл бұрын
Illahay ka taxadaray sax miyaa alle waxbaba kama khaldamaan quruxey ha danbaabin
@ruuneyruun7996
@ruuneyruun7996 Жыл бұрын
Anna funny 😆😄🤣
@canabmuxumed2723
@canabmuxumed2723 Жыл бұрын
aamina Updiqaadir Funny😂❤️🙌
@fathimaabdikatir7789
@fathimaabdikatir7789 Жыл бұрын
Jah Jah maseerkisa ka hely inamada duriyda noo ilali sis 😂
@abuudiabdi6493
@abuudiabdi6493 Жыл бұрын
Aaminay inanka ha dhaafsanaan e bal arag horta hhhh wiilkaan wllhi waa isku so baxaysaan
@handle737
@handle737 Жыл бұрын
Ka yar kamaad xishoon sxp
@haashimyare1466
@haashimyare1466 Жыл бұрын
Part ❤ 2
@handle737
@handle737 Жыл бұрын
Ka yar kamaad xishoon sxp😅
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 Жыл бұрын
hhhh alla amina.dhib badnidaa sxbeey maxaa wiilka.ugu ciyaaraysaa
@najmoyussuf9983
@najmoyussuf9983 Жыл бұрын
Imaan😭😭😭😂
@Faarax2002
@Faarax2002 Жыл бұрын
This relationship waa 'Cabsi' 'Cabsi' no chemistry between them 😬
@abdullaahigmail9088
@abdullaahigmail9088 Жыл бұрын
Xishoo
@nasteexomaxamuud
@nasteexomaxamuud Жыл бұрын
Waxaan maxuu ahaa aaway enjoy asigaa kusoo brxeeysay jan dareen jaceyl xitaa malahan
@ladanladan
@ladanladan Жыл бұрын
Wamasayroow
@raxmomohamed2296
@raxmomohamed2296 Жыл бұрын
Wllo.wilka.wuu.ku.jeclayhy.fahan
@deganiitaabaadir8133
@deganiitaabaadir8133 Жыл бұрын
𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐰𝐥𝐡𝐢𝐞 𝐮𝐮 𝐤𝐮 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐥𝐚𝐡𝐲
@umumucaad6196
@umumucaad6196 Жыл бұрын
M.a
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 Жыл бұрын
Wcs
@nimcomaxamad3814
@nimcomaxamad3814 Жыл бұрын
😃😃😃😃😃
LABADOODA YAA SI FIICAN IGARANAAYA | who knows me better❤️‍🔥🔥
15:29
КАКОЙ ВАШ ЛЮБИМЫЙ ЦВЕТ?😍 #game #shorts
00:17
Poopigirl
Рет қаралды 10 МЛН
Countries Treat the Heart of Palestine #countryballs
00:13
CountryZ
Рет қаралды 10 МЛН
Super gymnastics 😍🫣
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 21 МЛН
They RUINED Everything! 😢
00:31
Carter Sharer
Рет қаралды 16 МЛН
AL-FANAAN AXMED CALI CIGAAL IYO WARAYSI XIISA BADAN.
30:25
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 57 М.
RAMADAAN ROUTINE DAY  2  AFUR WANAAGSAN
11:36
Fouza Channel
Рет қаралды 9 М.
PRANK TIMAHAA LAYSKA RIFAY MASEER DARTIIS OMG😳| waxan prank mahin🫣
10:36
Gudoomiyihii Maxkamada Siid Cali Xukumay oo Sir Culus Kashifay
13:15
HOOYO IYO AABO MID U CARAR MUSCAB 00 U TAGAY.....2
8:06
Atarisho badiyo official
Рет қаралды 81 М.
IIDLE YARE OO SHEEGAY IN DAAHIR CALASOW UU YAHAY NIN FANAANIIN BADAN UU
43:40
AMINA IYO ENJOY OO ISKU KAAYA TAGAY KADIB MARKII…😱😡
21:17
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 31 М.
КАКОЙ ВАШ ЛЮБИМЫЙ ЦВЕТ?😍 #game #shorts
00:17
Poopigirl
Рет қаралды 10 МЛН