Ma Ogtahay Dantaydiyo by Axmed Mooge AUN

  Рет қаралды 252,833

Duul Media

Duul Media

Күн бұрын

#MaOgtahayDantaydiyo by #AxmedMooge Liibaan iyo #CabdinaasirMacalin Heesti macaan qaraami iyo kaban qaacii duulnews. This is what makes him the best.

Пікірлер: 102
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 4 жыл бұрын
Xaalad kala miiran ah baan ku jiraa oo mar dhawayd baan majliskaygii ka imi. Iyadu way seexatay anna waxa aan usoo jeedaa iyada darteed daruufaha aan u bartay. Allahayow nin wax jecel ha cadaabin. Boqortooyo
@jimcaaleismaciil7619
@jimcaaleismaciil7619 6 жыл бұрын
Yaa daawanayaa 5.10.2018. Inta illadaawanysa ama iga danbeysa like ta hayla dhaafina ilove fankii hor👩❤😍💞💜❤👩❤😍💞💜❤
@zuldaanegalle4805
@zuldaanegalle4805 5 жыл бұрын
Iga wale aniga 26/11/2018
@daudabdirahman571
@daudabdirahman571 5 жыл бұрын
5/27/2019 daawanayaa
@seaditeyib9070
@seaditeyib9070 5 жыл бұрын
@@daudabdirahman571 2019/23/6 👆
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
19/12/2020
@jamaabdi6109
@jamaabdi6109 2 жыл бұрын
Waa heesihii. Wayo waayo markii dhalinyarad lahaa
@asmarshow2400
@asmarshow2400 5 жыл бұрын
Watching 2019 August 26 still inta iga danbaysa wan zlmzyaaa like dhac ku zii
@ahmedyasin7838
@ahmedyasin7838 2 жыл бұрын
watching Augst 25 . 2022
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
11.april 2021 wakhti habeen ah baan dhagaysanayaa heestan waxan ku xasuusta cabdi aadan aw maxamud alle ha unaxariistee badanka heestan ayuu ku luuqayn jiray
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 жыл бұрын
Ax ax ahn waa hees macaan november 9 2020 baan daawanayaa heestaan waa jeclahay
@engmohammedalielmi1689
@engmohammedalielmi1689 7 жыл бұрын
Axyaa hees waa heesihii murtida iyo miisaanka lahaa Alle ha naxariisto Axmed moogr liibaan
@siciidcawale4215
@siciidcawale4215 5 жыл бұрын
uuyy
@sahardidmohamed3104
@sahardidmohamed3104 5 жыл бұрын
Waa hees qaaliya waa heesaha aan ugu jecelahay Ahmed mooge aun
@xaqudirir9789
@xaqudirir9789 5 жыл бұрын
Yaaa Muqan Arkaya 11/04/2019 Ama Daaawanaya
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo Waayo allow u naxariiso axmed mooge liibaan
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 жыл бұрын
Yaa daawanaya 15-8-2019 Socotada iga dambaysooy Suulka like-ta ku adkee 😂
@hassano
@hassano 4 жыл бұрын
Waa intii garanaysa Allahayow kuu naxariiso
@hamdahassanomer3529
@hamdahassanomer3529 3 жыл бұрын
Adaaa doog jacyliyo kalgacyl ku daarinee miyaan dunida jooga ❤❤ AHUN axmed mooge
@urdabesteva3210
@urdabesteva3210 2 жыл бұрын
Best Somali song ever ever ever
@maxamedaadan8082
@maxamedaadan8082 7 жыл бұрын
wooooooooow waa heez macaaan badan waan ka helay
@keewaayevlogs22
@keewaayevlogs22 4 жыл бұрын
1:08AM habeen saqdhexe ah baan ku cawaynaaya Alla yarxamak boqoroow😭🖤
@hindicusub8996
@hindicusub8996 3 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2021👍
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Adiga doog jaceyliyo yaa daawanaya 8/10/2019
@hamze5225
@hamze5225 5 жыл бұрын
Isaaaq Reerka ugu fananiinta badnaa wakhtigii hore yay ahaayen
@abdyrahmnahmed5232
@abdyrahmnahmed5232 5 жыл бұрын
Zwmaaha
@abdyrahmnahmed5232
@abdyrahmnahmed5232 5 жыл бұрын
Yaa
@ahmedadem1829
@ahmedadem1829 5 жыл бұрын
Garxajis ❤
@mohamedhamse1061
@mohamedhamse1061 4 жыл бұрын
Garxajisku fan imanka iyo wakhtigii horeba fankaba iyaga iska leh
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
@@mohamedhamse1061 hhhh yaynaan inagii isku faanin dee Garxajusow waanu idiin ognahay inaad fanaano badnaydeen anaguna waanu ugu abwaan badnayn somali hadanu HaberAwal nahay heesaha anaga idiin dhiibi jirnay XassanGanay, Cabdiqays, Gaariye, SaxardiidJabiye, Timacade waa wakhtigi casriga uun.
@anisayasin4991
@anisayasin4991 4 жыл бұрын
Dumarki hore daacad baa loo amaani.jiray
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Hhhh kuwa hadda meesha way ku jabeen
@munirabdul7545
@munirabdul7545 3 жыл бұрын
Legend AUN allah ha ku naxariisto
@saadoomer1735
@saadoomer1735 Жыл бұрын
codki mar la araga ahaa ee axmed mooge liban AHUN listening 10 2022 hargaysa
@abdillahinuux7583
@abdillahinuux7583 5 жыл бұрын
Fanaan Qaaliah buu ahaa Run ahaantii
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 3 жыл бұрын
*ManTa aniga iYo My Classmate baa Qaaci iyo Cuud ku Qabsanaana Magaalada Dusheeda (Hargeisa) Heestan Baan jeclaYstay inan Ka Qaado Cawa. 29/01/2021 Malin Jimce ah/ 2:23 PM*
@shukrisheikh
@shukrisheikh 4 жыл бұрын
1january2020 ayan dawnaya hda iga dnbeso like dhac igusii jalayal
@akarboy5697
@akarboy5697 4 жыл бұрын
Heestan maxan radiyay Ax Axmed moge AUN🤲
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201
@mustafecabdiqaadirmaxamud4201 3 жыл бұрын
Alle ha unxristo fanana buu ah
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 4 жыл бұрын
2020 September 19 keedii malin sabtida waxaan Idin leeyahy kalgacaylka hala wayneeyo❤❤❤
@abdallaahmed3034
@abdallaahmed3034 6 жыл бұрын
Fan waa kii hore ciyaal minaakh warkooda daaa
@mohamedabdulahiabdi2081
@mohamedabdulahiabdi2081 6 жыл бұрын
Fanaana aan aadka utaagero Axsan hees Soo kuma dunuunicin
@Maxamed-gk3sf
@Maxamed-gk3sf Жыл бұрын
❤❤❤❤
@mohamed-farhanalicheik2580
@mohamed-farhanalicheik2580 3 жыл бұрын
End of 2020 who is still listenning ???
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 6 жыл бұрын
Yaaa ila dawaday 2018 like plz
@samaalenuur6717
@samaalenuur6717 3 жыл бұрын
AHN ahmed moge Waxa ku DhagaYaysanaya Hargaisa
@fahadcademasulsare2022
@fahadcademasulsare2022 5 жыл бұрын
yaa jaceel dartiis unagaeysanayo oo hurtadi ukabisay
@abdikarimbosco1688
@abdikarimbosco1688 5 жыл бұрын
1 isku curud anahy xaqiq🤦‍♂️🤦‍♂️
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
isku mid nahay
@abdiraufahmed7561
@abdiraufahmed7561 6 жыл бұрын
mashaaa alah
@muwahipmoh3702
@muwahipmoh3702 5 жыл бұрын
30/June/2019🥰
@lulaaabdobaset3797
@lulaaabdobaset3797 2 жыл бұрын
mashaalalh 😘
@gureymohamed679
@gureymohamed679 3 жыл бұрын
Hoobal Aan dib loo arkayn isagoo kale
@iamsomali3328
@iamsomali3328 4 жыл бұрын
2019 24 12 December 7:45 subaxnimo
@waqandheyassin
@waqandheyassin 8 жыл бұрын
nice
@ahmedkader3045
@ahmedkader3045 Жыл бұрын
SBBTA GARAN WAYAY ANIGU MAXAAN JIDHKAA IJABAAXA MARKAAN HEESTAAN DHAGAYSANAYO
@aamiinloveofficall5022
@aamiinloveofficall5022 3 жыл бұрын
2021 april 20 yaa ila dawanaya
@mahdiubaxside7340
@mahdiubaxside7340 7 жыл бұрын
ma og thy daraadeed iyo riyaan ku daaaloo aan bad wayn dabaasho ka baaafiyey daruuuraha
@siciidcawale4215
@siciidcawale4215 5 жыл бұрын
wapaay
@sackstudio4837
@sackstudio4837 6 жыл бұрын
Allaw unaxariiso
@ukbaadabdirahman2064
@ukbaadabdirahman2064 3 жыл бұрын
2021😥✌
@cabdikhadar9744
@cabdikhadar9744 3 жыл бұрын
Inatadaawanaysan2021 ismuijiya
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 Жыл бұрын
Ninka cuudka tumayo Yaa igu caawin karo Cabdinaasir m siciid ama Cabdinaasir m caydiid Midkuu yahay
@TalaaboDheer
@TalaaboDheer 3 ай бұрын
Cabdinaasir m caydiid
@ladnaansmart574
@ladnaansmart574 4 жыл бұрын
2020
@mahdiubaxside7340
@mahdiubaxside7340 7 жыл бұрын
axsan heees wlhi
@anishebonoolikulant6899
@anishebonoolikulant6899 6 жыл бұрын
daymada jaleecada sida geel dar loo horay saw kumaan gunuunicin
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 6 жыл бұрын
Anishebo nooli kulant sow umaan dunuunucin weeyaan
@quenahlaanmohamud5351
@quenahlaanmohamud5351 3 жыл бұрын
10:58 December 15kediii subxnimo😭😥
@AbdirashidDCaabi
@AbdirashidDCaabi 3 жыл бұрын
what happened?
@mahdiubaxside7340
@mahdiubaxside7340 7 жыл бұрын
jcyl kaygiiiii hore u qaaaadi jiray
@Cabdirixiin4373
@Cabdirixiin4373 8 жыл бұрын
222
@maguled
@maguled 3 жыл бұрын
This is criminal, it is not complete
@iftiinkacaafimaadka4648
@iftiinkacaafimaadka4648 3 жыл бұрын
03/12/2020😘
@Cabdirixiin4373
@Cabdirixiin4373 8 жыл бұрын
222
@Kaabe418
@Kaabe418 7 жыл бұрын
heestan xasuus gaara ayay igu leedahay 2009 ayaan dhagaysan jirin anoo sudan sanadkaa jaamacad ka bilaabay
Axmed mooge Heestii Nabadeey
5:33
Arag Channel
Рет қаралды 157 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 42 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 41 МЛН
Saranseer
9:40
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 4,4 М.
Ahmed Mooge - Dad Hadaad Isqabataan
5:31
Shabakada Dhanka Bari
Рет қаралды 344 М.
Aun Axmed Mooge & Miiraale Lyrics
8:01
somali media
Рет қаралды 53 М.
Dhulka waan socdaa by Axmed Mooge, Libaax libaax dhalay
4:47
Duul Media
Рет қаралды 917 М.
Axmed Mooge Liibaan |Dhibta Caasha|Original
6:38
Laalays Lyrics
Рет қаралды 6 М.
Gaasira - Axmed Mooge
4:06
RevoUnity
Рет қаралды 148 М.
HEESTII. MUXUU soowataa  ahmed mooge iyo dararamle.
9:23
five stars tv
Рет қаралды 12 М.
Maxamed Mooge Liibaan | Shiilka Caashaqa -  (Kaban)
8:58
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 103 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 42 МЛН