Asc Eeboow Munasar ma Xasan Madharge ayaa wax hambeeyo mise dhargo Nin kii Timir wax ka raadin Jiray ayaa wax Somali ka helee mise Jid dhisaa Dowladii Dalka ee Madax Weenye Shariif Max,ed Siyaad Bare Maxaa loo riday hanti Boob ar Qalbi jilicsanidaa eeboow Alloow Sahal Amuuraha
@farxiyadaahirmaxamed48837 сағат бұрын
illaahay aa la xisaabtamaayo
@MohamedAlifow8 сағат бұрын
Guul
@lajecelibrahim737820 сағат бұрын
Tuugo uruuutay ayaa Dalwlad boo ah dhalinyaradana waa iska hurdaan tik tok ayey mashquul ku yihiin waa a la dhaxal wareejiyey.
@somaliano99kingkonghimself7521 сағат бұрын
Munsar. Nin rag ahh runta baad hada ushegtay shacbka waa muhim shacab aan fahansaneen xuquuqdoda shacabka mugdisho hala kacooo
@husseinaden75608 сағат бұрын
Somalida waxaa ka maqan wadaniyad naguma jiro nin u naxayo wadanka,siyaasadii iyo dawladnimadiiba waxaan u qaadanay boob iyo dhac hantida qaranka iyo dadwaynaha, maba la fahamsanaba dawladnimada somali oo idil,maxaad ka qabsatay dawlada waa su,aasha ugu badan ee ay is waydiiyaan madaxda,somali ilaahay baa u maqan insha allah khayr
@AliHassan10-220 сағат бұрын
Adaaa mooge somaaliya waa mashruuc
@KINGABDI.019 сағат бұрын
Soomaaliyeey . Macadan baa laga heesayaa mise anaa waalan , Hal arin iga fahma. Raga xilalka noo haya anaga ma aanan dooran... lacagtooda ayay ku yimaadeen .... lacag taada waa inay shaqaysaa faaiida keentaa... xilalka waa lamaal gashtay yaan lala yaabin .. Mahadsanidiin
@SomalianTime19 сағат бұрын
Dadka iswada qiyaaanaaa ayaa ku dhax noolnahay
@SomalianTime19 сағат бұрын
Munasrow allaw ku dhoor
@KhadarMaxamed-dq4rq20 сағат бұрын
Yaab waye
@mohacade87732 сағат бұрын
Wlh maalinta qiyaamaha war wa jiraa naar na buuxis ayay rabtaa walciyaadu bilaah walciyaadu bilaah walciyaadu bilaah From spain 🇪🇸 MADRID
@MohamedSharif-bn3rr21 сағат бұрын
Xassan tuug waa raggeeda soomaalida yaqaana!!
@BaldLana69020 сағат бұрын
Nasiib daro walaahi 😢
@TehBraveKnight7 сағат бұрын
Dadkeena ikar ku dacey madax ficaan oh sheikh ah ma raban qof adunka jeceyl bees ayaan raba
@AaminoAbdirahman-ly9no20 сағат бұрын
Wadad daalo &mida bar ubax xareed meqa sano sas yihiin wado waxa kaga darnbo masakinta xolawda ku juro xta lama cafiyo agonta aay ka.midyihiin allow kuwas wax hanogu drin
@AbwaanDaacad-s5z21 сағат бұрын
ASC munasar
@abdulqadirmohamed442921 сағат бұрын
Waa musuq iyo wax daba marin waxa socdaa
@faafinta717521 сағат бұрын
War wadanka inoo dhisa aan imaane
@abdijibaarabdirixmaan-877820 сағат бұрын
Haysku iman yaan adi lagu dhuuqine zxp 😂
@nayruusomar43797 сағат бұрын
Plz tag this video in the World Bank
@husseinaden75608 сағат бұрын
Somaliya waxay musuqa kaga bixi kartaa weji cusub iyo dad wax bartay oo aan ahayn kuwaan hore u naqaanay,sida,Hassan, farmajo,sharif,iyo kuwa kaleba aan tijaabino dad cusub oo lkn aqoon diini iyo maadiba leh ,kuwaan kuligood waa calooshood u shaqaystayaal,Hassan ba ha ugu darnaadee lkn waa isma dhaanto iyo dhasheed
waxaba khalad ah in puntalnd iyo somlialnd waxa losomariyo koonfurta tuugadu ku ururtay een waxba soodhaafayn taasi waxay mujinaysaa hayadaha fulinya mashaariicdani in ay musuqa qaybkayihin waayo waxa xamar lagasodiray sidee somaliland iyo puntland wado logudhisayaa waayaabe sheekaa meesha lagu hayaaye waa in somali kalatashataa oo koonfur mmesha logatagaa ummadii somaliyeed xaqeedii waxa ay sodhafiladahay dowlad kusheega mooryaanta ee xamar xitaa maamulin ee isbaaroyinka meelwalbadhitay sida iyaga iyo walalahood shababka ooy wada shaqeeyaan
@SafiaJama-s4c32 минут бұрын
TUUGO DOQONA WEEYE OO BILAA DAMIIRA NIN DALKIISA IYO DADKIISA BAA BI INAYA KOLAY KUWAAN ISLAM LAGUMA SHEEGI KARO WAAYO ISLAMKU NOOMA OGOLA IN MAS UULKU UU XADO GURTO LUNSADO WAXA UU DADKA UU U HAYO
@shukrigalandiid70446 сағат бұрын
Ninkaan waa Nin jirran, waayo, mar walba wax Niyad jebiya Shacabka oo keliya ayuu ku hadlaa, yuu u Shaqeeyaa Munasar?, waa qaa'inul waddan sida ka muuqata hadalladiisa, kan Ummadda halaga qabto.
@abanuuromar417216 сағат бұрын
Waa xaq in Soomaali sidaan lagu sameeyo iyo weliba dalkooda oo dhan burburo amaba lakala qeebsado waayo ma astaahilaan iney lahaadaan waddan oo ayaga ay leeyhiin , dad waddani ah halkaas ma joogaan lamana heli karo 100 sano hadda ka dib dad waddaniiyiin ah oo is ka leh dhul iyo dowlad la yiraahdo Somalia .........
@ifrahabdi34138 сағат бұрын
Xasan sh tuug bye 😂
@Wanagjecel-w2m8 сағат бұрын
Oromo thy
@KhalidIsmail-yq1om10 сағат бұрын
Wadamada asaageena waxay haystaan dowlad runa xukumad runa balse anaka waaa wada fake sawabtana waa 70 jiradaan alle iyo rasuulkoogiii la furtay ciil badanaaa ooo dalkeega naziip xumaaaa 😢