Commentiyada Carabta ?! Maxay Wax Xun uga Aaminsanyihiin Soomaalida !

  Рет қаралды 26,085

Omar Inshar

Omar Inshar

Күн бұрын

Пікірлер
@Ahmedsahane
@Ahmedsahane Күн бұрын
Carabta waxay ixtiraamaan cida awooda leh, hadii ay kuu arkaan wadan daciif ah ama fuquro ah bilaa sabab bay ku caayayaan, runtii anigu Qaza ilaahay dartii baan utaageera cida caytamaysana maahan dadka masaakiinta ah ee ree qaza, waa carabta kale
@mohamedosmaan2458
@mohamedosmaan2458 22 сағат бұрын
Aadanaha dhan ayaa sidaas ah wlh Carabtane uguma sii jirto
@name46853
@name46853 21 сағат бұрын
Dameer dhago leh
@CaishoQisas
@CaishoQisas 19 сағат бұрын
Mid qasa joga baba ku jiro 4 wadan baba la weydiyy anaga un bu nagu dhamady
@Ismael_iscoo
@Ismael_iscoo 19 сағат бұрын
@@name46853 😂😂😂😂
@kiiabdikadir7723
@kiiabdikadir7723 19 сағат бұрын
Aad iyo aad ❤❤
@GreaterSomaliya1
@GreaterSomaliya1 20 сағат бұрын
Bishareesta Masaajidkaas Qudus Soomaali ayaa Xorayn Doonta Insha,alah .. ilaahay waa caadil
@AbdirazackKalief
@AbdirazackKalief 20 сағат бұрын
Ilaahay ha noo suurageliyo inaa kamid noqono ani iyo adina hanoo kaso
@Ismael_iscoo
@Ismael_iscoo 19 сағат бұрын
@@GreaterSomaliya1 inshallah wiilkayga wiilkiisa ayaan rajaynayaa inuu xorayn doono
@GreaterSomaliya1
@GreaterSomaliya1 19 сағат бұрын
@ ma cilmu qaybkaad ogtahay , ilaahay narimahiisa ha go,aamin walal.. Guushu way dhawdahay inshalah
@CaashaFaarax-kw1kh
@CaashaFaarax-kw1kh 7 сағат бұрын
Uuuu xalkaa maxaa ula gaadhi adaaba adaa ka mid noqon kuwa xireeeyeee insha Allah 😊​@@Ismael_iscoo
@abdullahimoahmedsh1772
@abdullahimoahmedsh1772 7 сағат бұрын
Ethiopian ka gado kasaar horta adiga amisom ku waardiyeesa ee is xoree​@@GreaterSomaliya1
@Zubairkhalief11
@Zubairkhalief11 21 сағат бұрын
لوجه الله لا نريد منكم جزاء ولا شكورا❤️‍🩹
@MastarA.x
@MastarA.x Күн бұрын
Cumar xalada kawaran magaceygu waa aadan xasan 😊😊
@abu-ff8ws
@abu-ff8ws 20 сағат бұрын
Mxaa kaaqaldan adi 😂😂
@Khaamani-bl6gu
@Khaamani-bl6gu 20 сағат бұрын
😂😂😂waan yaabanhy​@@abu-ff8ws
@koofichannel
@koofichannel 19 сағат бұрын
Maxaa ka qalda naan laha 😂😂😂​@@abu-ff8ws
@Ismael_iscoo
@Ismael_iscoo 19 сағат бұрын
@@abu-ff8ws 😂😂
@Kaleelosaid
@Kaleelosaid 18 сағат бұрын
somalia cid walba oo geeysay heerka maanta ay joogto maalin uu ilaahey balanqaadaqay ayey abaalkooda arki donan insha Allah heerkii ugu xumaa iyo waqtigii ugu xumaa ayaan ku jirnaa marka la eego dowlad , madax , aqoon diimeed ,iyo kaladanbayn lakiin wuxu ilaahey noogu badalay in aan nahay kuwa qaraabada xiriiriyah waayo hadii dadka maanta isku dhow ayasan is caawin laheen somalia ma jirteen waana qodabka kaliyah aan ilaa hada u noolnahay (qaraabo xiriirinta iyo iskawarhaynta midba midka kale )lakiin maalmahan sida soomalida ay ugu badatay aadista wadamada galmeedka wuu sii dhamaanayaa qodabkaas ilaahey aduun iyo aakhiraba naxariistiisa nagama qadiyo Amiin Ya Allah
@AbdiwaliAbdullahi-u1w
@AbdiwaliAbdullahi-u1w Күн бұрын
Falastiin uma Tagereen inaan Falcelin wanaagsan ka helo Ee waxaan u Taageerayey Sida inaan nahay Kal Jasadil waaxid Waligeyna kama Gorgortamidoono Qadiyada Walaheen Falastiin
@ahdjdjdj3663
@ahdjdjdj3663 Күн бұрын
hoyada io wallba was ,wallnimda ka hdlysid wa mxy adoon bayba kulahayeene
@0name530
@0name530 23 сағат бұрын
Wacalaalka iyo carab caabudnimada lagala kor tag maangaab yahow
@daauud77
@daauud77 23 сағат бұрын
Zxb ninka hooyadii ha caayin taageradeena waxba kagama badalanayno inagu ilaahay baynu ajar kaga sugaynaaye ma iyagaan wanaag ka sugaysay miyaadan quraanka ku arag dadka mu'muniinta ah oo leh waxaan idiin quudinayna ilaahay dartii kaamana rabno wax abaalgud ah iyo xataa inaa ii mahad celisi shp diinta dhuux wll mar kale abu bakar fitnadii been abuurka ee la dhahay caasho way zinaysatay markaa munaafiqiinta sii buunbuuniyay warkii dad mulmiin ah baa ku fitnoobay oo sii faafiyay kadib waxaa kamid ah dadka faafinayay warkaas mid uu abu bakar qaraabo ahaayeen oo uu biili jiray isaga iyo hooyadiiba kadibna abu bakar wuu xanaaqay ninkii uu biili jiray ee gabadhiisii been ka sheegaya kadibna wuxuu dhahay wax biiila kuma siinayo kadibna quraan ayaa soo dagay ku socda abu bakar oo leh miyaydaan jeclayn in ilaahay idiin danbi dhaafo hadii aad cafisaan kuwa inigu khaldamay kadibna abu bakar wuu iska cafiyay ninkii wuuna usoo celiyay biilkii​@@ahdjdjdj3663
@daauud77
@daauud77 23 сағат бұрын
​@@0name530 sxb reply da aan wiilka kale ugalay yara akhri si aad noola fahanti saan u fakarayno intaadan nagu xukmin carab jacayl
@ZachiAhmed
@ZachiAhmed 23 сағат бұрын
Dulinimadada Lee sobandhigtay war tagero cid kaga bahan maleh duli madow folxun oo gajo iyo jahilnimo iskugu darsan batahay
@AishaUgaas-v7e
@AishaUgaas-v7e Күн бұрын
Waxaa laga yabaa inay yihiin, yahuuda carabta iska dhigto oo rabo inay isku diraan umadaan muslimka ah.
@buunkahasancade-fe3yr
@buunkahasancade-fe3yr Күн бұрын
Bakh bakh 😂 gorma ka weynaneysa 😂
@AhmedsiedfarahAbufadimo
@AhmedsiedfarahAbufadimo 10 сағат бұрын
Waa sida qaar badan oo yuhuuda ayaa kamida kuma commentiga qoraya
@aarkaTech
@aarkaTech Күн бұрын
Waxan sugayne inaad muqalkan so sameyso !! Comment waxa soqoraya Maha falastiniyin ? 💯
@0name530
@0name530 Күн бұрын
Maxaa cadayn ah oo aad u haysaa inaysan ahayn
@ugaasqablan3564
@ugaasqablan3564 23 сағат бұрын
Qoraal keliya ha eeginee iyagoo hadlaya Soo daawo o leh xitaa saabuunta lagu meydho laguma gado dalkaas waxba carab haysku dhejin nio
@galayrcade736
@galayrcade736 23 сағат бұрын
War wllhi asoo video ayaan kuu haaya, mid falastiin oo qaza joogo oo daruufeysan hadana somalida caynaayo, hadaa rabtid waa kuu soo dira
@HassanDool-i3z
@HassanDool-i3z 22 сағат бұрын
​@@ugaasqablan3564 zxp xagee kasoo daaada inaa arkaa rabaaye ila wadaag
@pilotpsp999
@pilotpsp999 15 сағат бұрын
dadka fiican kamid thy
@mansamusa5923
@mansamusa5923 Күн бұрын
Soomaliya aduunka waxa laga faafiyey dad burcad ah oo hadana gaajo ah oo hadana bilaa dowlad ah
@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@cabdiraxmaanmaxamuud7813 10 сағат бұрын
Intaba waa run wll. Mid aynan ahayn bal sheeg adigu?
@janojecelxusen
@janojecelxusen 9 сағат бұрын
jaago iyo dawlad la'aan musuq isxaqiraad dad dabada dhulka ju wada haya o bilal loso diro wadoyin qashin iuo uskag buxan maxaa lagugu ixtiraami runta marka laga hadlo dad cunsiriyiin ah carab waaka buxan iyo dadko dhan lkin inaka ayaa halkan is dhignay maanta khayradka dhulkena hadan laso bixi lahayn cidwalba waa ku riyon lahaud dhulkena🤷‍♂️​@@cabdiraxmaanmaxamuud7813
@abdulfatah4359
@abdulfatah4359 5 сағат бұрын
Madaxda somalida ayaa dawarsiga jecel
@NasirAhmed-nh3en
@NasirAhmed-nh3en 16 сағат бұрын
Walahi aduunka ilahay wuxuu abuuray carab ayaan ugu necbahay nacdal haku dhacdo waa dadka aduunka ugu liita waa jaahilin cawaana dhici mayso inan carab u naxariisto
@Leylaa583
@Leylaa583 Күн бұрын
Mashllah anaa lahaa xalay waa dad somaali oo burbursan ku garaadsadey. Lkn taarikhdeena hore mayaqaanin thanks wllkeen☘️☘️❤️
@somalia2730
@somalia2730 14 сағат бұрын
Allaha uu naxariisto siyaad abdulahi xasan baa hore uu sheegaya arabta ma aha ummadda loo hiiliyo dhaqankooda waxa yaqaan mareykanka Iyo reer galbeed dhamaantooda uu foorsadan
@cmalyuunabdinasir
@cmalyuunabdinasir Күн бұрын
sababto ah carabta cabudan ayaguna way idin neceb yihin😃😃😃😃😃😃😃
@mahadabdirashid7783
@mahadabdirashid7783 Күн бұрын
warkaba wa so koobtay😂😂😂
@Hanigaraad-c1e
@Hanigaraad-c1e Күн бұрын
Iyagoo dhan ma neceba hadaan na jeceleen anagu waan jecelnahay
@SalkaCade-j9v
@SalkaCade-j9v Күн бұрын
Aniga muslim ayaan ahe qoof walba oo lalailaha dahayna wawalalkeyga qoof ke qoof belacadam waxkasheega waxaa laxesabtamaya allah swtc😊
@Randa17
@Randa17 23 сағат бұрын
@@Hanigaraad-c1e hush baa lagu dhahay. Waligee Cid ha idba qorin inga qadiyad baynu ku tagernaa ee jinsiyadooda ma ahan.
@axmadcumar708
@axmadcumar708 21 сағат бұрын
Fahamka sidaa ha u leexin Somali ayagaa is neceb hadii lagu naco ha xanaqin anagana carab ahaan uma jclin sidaas ayaa qof kasto oo Muslim ah u jclnahay
@muscabmohamed9665
@muscabmohamed9665 Күн бұрын
Ya salaam omar inshaar mowduuc aan wada sugeenay 😂❤
@jabriilwadani457
@jabriilwadani457 8 сағат бұрын
Omar inshaar Shp waan ku Salamay Wad ku Mahadsanthy sida Quruxda badan Ee Ad dhacdoyinka Nogu so Gudbiso Hal Fikir ayan kugu Darsana MARKA aad Muqalada nocan oo kale Aad isticmaaleyso ISTICMAAL muqalada DALKEENA🇸🇴 si Ay u ogaadan inay somali Ka horeyso wadamo badan Waa mahadaanthy markale shp👍
@IkranAhmed-m5g
@IkranAhmed-m5g Күн бұрын
M a mhadsanid ustaad inshaar waxan jeclaanlahaa inaad bostigaan ogaansho so dhigto madama ay dad badan ku xiranyihiin ❤🎉
@Juwairia27
@Juwairia27 21 сағат бұрын
Ustaad Waa mahadsantahay Sidaa codsigeyga utixgalisay Jazakallah ustaad cumar.
@Waxbarasho-i5c
@Waxbarasho-i5c Күн бұрын
[Omar inshaar] THE BEST KZbinR OF SOMALIAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Raazi-o7q
@Raazi-o7q 23 сағат бұрын
Not somalian ,somali
@Sulthan_mohamed
@Sulthan_mohamed 16 сағат бұрын
NO.
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 16 сағат бұрын
Really
@mohametdaani7601
@mohametdaani7601 23 сағат бұрын
Sheikh cabdi rashiid sheikh cali sufi waa yaqanaan
@Mr-kaape
@Mr-kaape 23 сағат бұрын
Adeer aniga iyaga way noo kale dhamaatay ani iyo carab
@SayidSiciid-q2k
@SayidSiciid-q2k 23 сағат бұрын
Aad iyo aad😂
@Abdurhmano0o
@Abdurhmano0o 22 сағат бұрын
Sido kale
@AhmedRoble-ix5lh
@AhmedRoble-ix5lh 19 сағат бұрын
🇸🇴😒🫸🏽Carabta oo dhan badankooda waa cunsuriin
@AbdirahmanBinAbdullahi
@AbdirahmanBinAbdullahi 19 сағат бұрын
Man-shaAllah ustaadh Omar inshar❤🎉
@abdiwalihalane1
@abdiwalihalane1 22 сағат бұрын
Wlhi arintaas anaa goob joog u ah waxaaan lashaqeeyaa Ugandhes, Kenyati iyo indho yar iyo carab maalin illhey keeno wxaa la iwaydiiyaa sidee unooshihiin hadii aad somali tihiin waayo waxaa tihiin dad aan dawladnimo aqoon oo wada hubaysan aqoona aan lahayn 😭💔🇸🇴 kuwaas waaba lagartay Suuriyaan ayaa sidaas idhaha ayadoo aa ognahay inaa ka passport fiicanahay amni ahaana aan hada ka ficnahay
@HudeyfeAbdisalan
@HudeyfeAbdisalan 22 сағат бұрын
Waa wax lagaxumaado wllhi sxb 😢 Eebe quluubteena hamiideeyo
@Qisooyin_podcast
@Qisooyin_podcast 20 сағат бұрын
​@@HudeyfeAbdisalanwarada quluubta ceshta rag ma ooyee waa uu qoslaa aan wax barano anaga wadanka wax u qabano😳
@mustafefitness11
@mustafefitness11 14 сағат бұрын
Maxa la oyne Iska celi Una sheeg in somaliya wadamo badan o iyaga ah Ka dowlad fiicantahy o ay nabadgalyo uyimaadan wadamo Badan o carab ah
@Moha7993
@Moha7993 5 сағат бұрын
Nin raga tahay iskadhici unasheeg xaqiiqda kajirta dalkaga iyo inad kaficantahay maalmo wanagzan ood iyaga caawisayna ad somartay.
@mohajacelowchanell4931
@mohajacelowchanell4931 18 сағат бұрын
أفضل يوتيوبر في الصومال، بارك الله فيك أخي العزيز.
@AadamAbdullahi-e9z
@AadamAbdullahi-e9z 19 сағат бұрын
Allahayow ugargaar dalkenu iyo dadkenu xaqana waafaji
@Nourdaahir-j9k
@Nourdaahir-j9k Күн бұрын
🇵🇸♥️🇸🇴 Walaalaha cadow yaan lagaaga dhigin
@brownyare9909
@brownyare9909 Күн бұрын
😁👎👎👎
@ANYPODCASTS
@ANYPODCASTS Күн бұрын
waa la wasaa
@Abdurhmano0o
@Abdurhmano0o 21 сағат бұрын
😂😂😂
@Ahlammushti
@Ahlammushti 18 сағат бұрын
Aad iyo aad qofku qofkii ka sareeyuu ixtiraama Lkn hadaan soomaali nahay qofkii ina caaya uunbaan eegnaa Bal waxa laydinku caayayo iska hagaajiya ma jirto Qabiilba qabiilbuu utaaganyey ilaahay amarkii Ak 47 baa lagu xaragoonayaa 2025 Subxaanallah
@ramlaabdi8796
@ramlaabdi8796 7 сағат бұрын
Inad uu gargarto qof ku ixtirami wayay wa doqonimo
@Ahlammushti
@Ahlammushti 6 сағат бұрын
@@ramlaabdi8796 maxaad ka halaysa markaa cidaan u gar gaaray waayo dee doqonta naga maad dhigin aduguye Soomaaigaa kugu adag malaha si wacan u akhri waxaan qoray Umad hubsiimada laga dhaariyaa tihiin Bal fahan waxaan idhi intaanad i i jawaabin🤔
@MdFahad-u4j
@MdFahad-u4j 3 сағат бұрын
Asc ader macaan anigu wiil somaliyeed waxan ahayn kuuma garanayo laakiin arinka aad ka hadashey iyo xaqiiqadiisa iyo sida uu , uyahay arin jira waa run adiga marka hal ayaan ku laayahay ( allaha wayn ee waaxidka ah aduunkaaga iyo aakhiradaada hakuu barakeeyo somali waxan leeyahay wixii wanaagooda ka talinaya alle ha barakeeyo wixii lugoynayana alle haynaga qabto mahadsanid w/tawfiq
@roro-rx
@roro-rx 21 сағат бұрын
Soomalida intey iyaga is jeclaan lahaayen is hormarin lahaayen bay umada kle maxey sheegen maxey dhaheen ku mashquul san yihiin marka annaga aan isku mashquulno wadankeena dhisano
@AbdirahmaanArabow
@AbdirahmaanArabow 19 сағат бұрын
Sax wye wlhi🙌
@CRisaakApdilaahi
@CRisaakApdilaahi Күн бұрын
Mahadsanid ustaad ❤
@Kaleelosaid
@Kaleelosaid 18 сағат бұрын
ilaahayow ha noo qaban danbiyada iyo dulmiga ay samenayaan kuwa calooshood u shaqaystayaasha nagana dhig kuwa ka hadla oo runta u sheega amiin ya Allah dhibaatada kowaad ee na haysatah waxay tahay in aan ka hadlin xumaanta iyo danbiyada ay samenayaan kuwa calooshood u shaqaytayaashah bal iskaba dhaafe anagaba ku taagernah oo ilaashanah marka hadaan sidaas u dhaqmaynoh sidee karaamo iyo sharaf uga sugnaa umadaha kale
@kamata850
@kamata850 23 сағат бұрын
MAR MAR WAXAAN IS IRAAHDAA DADKA CARABIGA YAQAAN AMA WAX KUBARTAY AYA HAGRADAY OO AN USAMAYN KANAALO LAHADLO CARABTA 3:51
@ShariifAadan-t6x
@ShariifAadan-t6x 19 сағат бұрын
Kan Soomaali ahaan markaan runta isu sheegno qiimaha aan aduunka kuleenahay yaa iisheegi kara ? 1) Waxaa nahy dad 24sc qabiil kasheekeya , sidii casrul jaahiligii 2) waxaa nahay dad 4.5 kudhaqma 4) waxa nahay dad wada qaxooto ah . 5) waxaa nahay dad heshiin waayay 34sano 6) waxaa nahay dad ciidamo shisheeye ilaaliyaan wiliba african ah 7) waxaa nahay dad siyaasiyiintoda caalamka kasoo tuugsada Intaan aan soo sheegey haday run yihiin waa maxay sharafta aan leenahy Maxaa solution ah inaan dib isugu laabano
@AbdirahmaanArabow
@AbdirahmaanArabow 19 сағат бұрын
Sax wye wlhi🙌
@ahmedahmedabdullemaow1217
@ahmedahmedabdullemaow1217 18 сағат бұрын
Sax waa dhamaantood walaal markaa laga reebo qaxoti baa nahay
@MaxamedJaamac-s5b
@MaxamedJaamac-s5b 6 сағат бұрын
Sababtu waa inngoo xaduuddii aadanaha ka baxnay, haddana isla quman.
@Randa17
@Randa17 Күн бұрын
Cumaroo wllo fadlan marka mowduc ananan Ethiopia quseen ka hadlayso plzz hasoo dhaxgalin. dhiig unbaa ikarisaa waxna kama qaban karo😭
@hana8824
@hana8824 Күн бұрын
Itoobiyaanka aad baan unecbaaday waayahan inaan kuqarwo ayaan maraya hada sababtuna waa inaan dareemay inay iiladhaqman markay arkaan inan Somali ah sida wax liita ayagoo 100/100 aan kaga saamayn badanahay dhinackasta maraykan wali ayagoo aad nooga badan awal sidaa umanecbayn lakin sanadahan dambe waxa iisoobaxday inay aad uxunyihiin
@Randa17
@Randa17 23 сағат бұрын
@hana8824 hada naar ku muteesan laheen . Ethiopian kasta qunka goon lahaa sidii Awoowgen Axmed Gureee.
@Mohamed-r7t8u
@Mohamed-r7t8u 20 сағат бұрын
Omarinshaar aad iyo aad ayaad u mahadsantahey saaxiib ad ayaan u xiiseeyaa podcast gaaga❤❤❤
@shaaficiismailaadam738
@shaaficiismailaadam738 21 сағат бұрын
Alla runbadanidaa m.a ustaad alle hakuxifdiyo
@Ladanabdii
@Ladanabdii Күн бұрын
Umad karamesan lakarameyaa wxa wxa aminsanahy 2mid * In dad muslim isku jabiya dhaheso isku direso * In negatively arkan only oo ay aminsanyhn dad Zero ah
@samawademedia8845
@samawademedia8845 7 сағат бұрын
Cumar wuxuu buunbuuniyaa xumaanta soomaalida iyo dhamaan islaamka wuxuuna taageeraa Yuhuuda
@OGAALMEDIA-y4h
@OGAALMEDIA-y4h Күн бұрын
والله انا مثللك يا عمر تمنيت ألا يرى امم اخرين لصفحات المشروح الدولة الصومال والفدرالية والله من هرجيسا تحية لشعبنا الصومال عريقه 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Shaydanwase
@Shaydanwase 23 сағат бұрын
Afsomali ku hadal waxba ha is carbeyne
@EsmaElmi088
@EsmaElmi088 21 сағат бұрын
lagayabaa iminka in aad mid caraba u fududaynaysin in uu arko luqadaada adeegso pls
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 50 минут бұрын
Mahadsanid wll cumar
@Mehmett_mehmutt
@Mehmett_mehmutt 39 минут бұрын
Waxaanba layaabay dadkaan soomaalida Tooska ugu dhamaanya, midkii sooqoray waxaa uugu darnaa "Faqri kaguu kadibna faqri uguur". Layaab wllhi.
@user-msn77
@user-msn77 9 сағат бұрын
Ilaahey hana siiyo dowlad danteena fahmeysa oo sharafkeena ilaalineysa
@Ider-bu6sg
@Ider-bu6sg 20 сағат бұрын
Somalia 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿
@FoosiJaamac-e9e
@FoosiJaamac-e9e 16 минут бұрын
Cumar weligaa mowduuca haka bixin,had iyo jeer waad iloowdaa mowduucii aad ka hadleyso
@AbdifatahHusein-mx1vx
@AbdifatahHusein-mx1vx Күн бұрын
Bani aadamka sidiisuba wuxuu maqlo ayuu aaminaa ama aragti ahaan u haystaa Carabtuna waxay inaga aamineen waa wax la inaga gudbiyey
@MssQurux-t7x
@MssQurux-t7x 21 сағат бұрын
Carabta ma ixtiraaman cidaan ka sareyn sida reer galbeedka
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 22 сағат бұрын
Carabtu waa xaasidiin waxa ay ka xunyihiin meesha aynu aduunka kaga naalo hadaynu soomaaliya nahay Iyo in wadankeenu yahay wadan qani ah qaarbadan oo inaga ah ma oga in wadankeenu ka qanisan yahay wadamada carabta dhamaantood Haday tahay shidaalka,macdanta kala duwan, xoolaha iyo dhulka beeraha ku haboon ee aynu haysano iyo halka aynu kaga naalo adduunka oo ah cidhif istaraatiijiya oo cidkale haysanin
@Abuud-r8j
@Abuud-r8j Күн бұрын
Waxa ay naga sheegeen qeybna wey ku saxanyihiin qeybna waa ku qaldan yihiin 😅 laakin anu awalba carab amaan kama sugeyn innagaa halkaa is dhignay oo aduunka iska reebnay heer carab uu innagu maadsado war aan wax isku falno oo aan wax qabsano waa runtooda umaddeenu waa jaahiliin inta badan.
@yaqubyusuf4293
@yaqubyusuf4293 18 сағат бұрын
Soodigii u niikinayay carabta aduuu 😅
@MaxaadhacayRunsheeg
@MaxaadhacayRunsheeg 21 сағат бұрын
Love isaar Hadii aad tahay Somali❤
@sayidka.6122
@sayidka.6122 22 сағат бұрын
Sidii ugu saxsaneyd ayaad uga hadashay, jahligu wuxu kagaaray heer ay aamini waayaan inaan arkeyno waxay qorayaan oo aan Internet leenahay😂.
@RidwaMohamed
@RidwaMohamed 23 сағат бұрын
Mahadsanid walalkeen omar ❤
@Amira_Abdalla
@Amira_Abdalla 16 сағат бұрын
Dad baa modaa in falastiin u tageren oo kaliya in la aamano awalbo dadkas dacad kama aheyn ee waxay raben amaan lakin ilahay baa ka shifay waxay yihiin. حسبي الله ونعم الوكيل
@SundusibrahimSi-iy6te
@SundusibrahimSi-iy6te Күн бұрын
Mar walba waan is waydiyaa su aashn mhdsanid wll omar
@abdifidow3870
@abdifidow3870 22 сағат бұрын
Al akh Omar Arabtu Somalida aad ayet noo necebyahiin dhamaantood. Yemen,Suuriyaan,Masasri,iyo xitaa Oman oo leh waan gumeysan jirnay
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 16 сағат бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@ANYPODCASTS
@ANYPODCASTS Күн бұрын
qadiyada suuriya waa qadiyad carab waxba nagama galin
@Motiva647
@Motiva647 5 сағат бұрын
Wa qadyad Muslim nabegena صل الله عليه وسلم wuxuu yiri المسلم اخ المسلم
@JonathanCkay
@JonathanCkay 21 сағат бұрын
Carabta Ana Dubeeya😂😂😂
@AhmedHassan-f9w2b
@AhmedHassan-f9w2b 6 сағат бұрын
Horufadi media Ayaa ugu wacan oo cay la daba taagan dalka iyo madaxda,
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 19 сағат бұрын
Waa taa carabta aad maalin walba sanka naga galinayso ninkaan carabta la nool 😅😅😅
@umams2905
@umams2905 9 сағат бұрын
Iminka yeman fiiri shiico ladegtay wadankodi wey baabisay hadana lama caayo suuriya fiiri baaba a gaadhay wadankoda liibiya burburka lama caayo kuwa ugu liita ugu shar badan carabta waarunta
@ahdjdjdj3663
@ahdjdjdj3663 Күн бұрын
waa sbbta carabta aan unecbhy waa doqomo badankood
@KingShorts-ly8ty
@KingShorts-ly8ty 3 сағат бұрын
Anyway Falastiin waan baranay waxay yihiin! Israa’iil markii ay lahaayeen bahalaa la dagaalaynaa waa runtoood!
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 22 сағат бұрын
War waxaan waxaa lsoo ogadi in yahuud ay taxay oo computer bots istacmalaya. Kac dulmi deed sodawatha.
@S.USAwg6ux
@S.USAwg6ux 22 сағат бұрын
Okay Video ma kombiyutar ba soo duubay 😂
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE
@ALLAHISENOUGHFORPALASTINE 21 сағат бұрын
@S.USAwg6ux maya video cathiwaya, somalia ayaa loona wadaa lee ayuu dahay kabacdi comments ayeey yahuuda soqoreen. Ciwanatha waxaas soqori intoda bathan waa kuwa mardaw lasameey.
@yesserahmed
@yesserahmed 53 минут бұрын
Aduunka haddi aad xoog leedahay waa lagu ixtiramaa waana lagu qiimaynaa lkn haddi aad tahay daciif wax karaama laguuma hayo saasna annahaa iska dhignay haddi aan nahay soomaali🇸🇴🇸🇴
@suleimanDauud
@suleimanDauud Күн бұрын
Carabta hadeey Na cayaan waa liiska dhicinaa beer jileec iyo muslim mesha kala Tag ilkayarta ku dhashay was
@Mujaahid098
@Mujaahid098 23 сағат бұрын
Kulaabo hdlkn
@zabenlucky2749
@zabenlucky2749 23 сағат бұрын
Dadka ha caayin
@HudeyfeAbdisalan
@HudeyfeAbdisalan 22 сағат бұрын
Shakhsi raqiis eh ayd tahay runtii
@suleimanDauud
@suleimanDauud 22 сағат бұрын
@@HudeyfeAbdisalan siilka Hoyadaa baa raqiis ha
@suleimanDauud
@suleimanDauud 22 сағат бұрын
@@Mujaahid098 siil Hoyadaa baa ku labaneeso
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h 5 сағат бұрын
Cumar adiga iskuday in aad لغه العربيه wax ugu sheegtid bulshooyinka aad kasheekayneysid si ay u bartaan soomalida
@SafiaJama-s4c
@SafiaJama-s4c 3 сағат бұрын
NAAGAHA SOOMAALIDA 5NIN BAY GUURSADAAN WAA CAWAAN BAY SOO QORAYEEN CARABTU
@naftadaahir
@naftadaahir 22 сағат бұрын
Waaadhiba ruuunta hadda somalinahy 😊
@mohamedgurmad2749
@mohamedgurmad2749 7 сағат бұрын
Omar inshaar warbixintaan af carabi ha loo badalo Inta iku raacsan like saara
@ladanelooyan777
@ladanelooyan777 19 сағат бұрын
Masaaridu waxa ay kufaanayaan ee taarikh ah asalkooda ayaa somalida uu galayaan sidaa darteed ayay taarikh saqiirkeena ubunbuniyan caalamkana ayn noo tusinayan dad eber ah
@salmanosman3966
@salmanosman3966 19 сағат бұрын
Carabtu waxba inooma dhimin. Maxaa yeelay somalidu waa dad dalkoodu burburay, ninkii dalkiisu burburo oo cidlo taagana waa lagu maadaysanayaa.
@mustafefitness11
@mustafefitness11 14 сағат бұрын
Haa Lkn is waydii cida Kugu maadaysanaysa 100% Adiga ka Nolol fcn kana dowlad fcn Marka Maxa sababay Inay maadaystan ?
@khadar917
@khadar917 Күн бұрын
Walaalkan Carab is moodka ah waxaan qoora salaax carab ahayn laga sugi mayee bal aan 3daqiiqo dhageysto
@HudeyfeAbdisalan
@HudeyfeAbdisalan 22 сағат бұрын
Sideed kuogaatay in uu yahay carab ismood hadii aad kuqanacsaneen fadlan get out of this channel
@khadar917
@khadar917 17 сағат бұрын
@HudeyfeAbdisalan ninkan gumaysiga maskaxeed lagu haysto gartaye adiga yaa Reply ga kaa casumay
@GreaterSomaliya1
@GreaterSomaliya1 20 сағат бұрын
14:51 Been baad sheegtay khaliijiyiintu waa kuwa ugu daran , niyhow bariiskaga ayaad ilaashan qadiyad Soomalinimo umaad hadal..shame on you
@ahmedasherif9378
@ahmedasherif9378 23 сағат бұрын
ustaad mahadsanid, waxaad ka soo hadashaa soomaalida caadaysatay hadaad afcarabi wax ku qorto ama aad wax ku soo gudbiso, amase arimaha qadiyada dunida islaamka aad fikir ka dhiibato soo qoraayo carab caabud ayaad ku jirtaa iwm.mida kale afka carabiga ka umad muslim ahaan ahmiyad miyuu noo leeyahay.
@NewsFusion24
@NewsFusion24 23 сағат бұрын
Carab caabud
@missdeka
@missdeka Күн бұрын
Anaga wax badali karno ama sidaasaan ahaanena lifetime inta dowlada dowlada qaramada midobe ku heyno wax ma is badalayaan.
@mursalcismaan7692
@mursalcismaan7692 9 сағат бұрын
Cumaroow umaddaan soomaaliyeed ayagaa dad xun ah inta badan baraha bulshada ayey isku caayaan
@yonisman2089
@yonisman2089 4 сағат бұрын
Thank you. Waanaadaada iyo canaanta waa wax loobaahnaa. Palestine shaqsi maloocaayikaro. Masaari hakucaydo waa sheeko kale 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 boowe ma anaa islahaa carab baa somali caydoonto.
@CabdulaahiAhmed-e7t
@CabdulaahiAhmed-e7t Күн бұрын
Ustaad waan kusoosalamay❤🎉
@13ffdddfghhgggjn
@13ffdddfghhgggjn 11 сағат бұрын
SOMALIYA DHIBKA HEYSTA IYADA KA MASUUL AH. INTA AAN KU JIRNO MAMULADA QABIILKA KU DHISAN EE FADALKA LOGU YEERO IYO CIIDAMADA SHISHEYE IYO DOWLADA DAFICDA AH EE MUSUQ MASUQA DILOWDAY IYO BEESHA CALAMKA
@Quraan103
@Quraan103 19 сағат бұрын
Suriyaanka aya ugu Xun Carab Carabta kalena Dhamantod WA isku Wada mid , Carab WA carabti höre EE Nabiga scw Wakhtigiisi. Imika WA wada munaafiqin Miidhan , in Yar mooye
@NajmaMuhumed-p3v
@NajmaMuhumed-p3v 19 сағат бұрын
Carabta waxay jecel yihiin ree galbeedka in la bahdilo bey jecelyihiin
@Ismael_iscoo
@Ismael_iscoo 22 сағат бұрын
Qof cadayn uhayaa majiraa in dadka commentska qoray aysan falaatiiniyiin ahay.
@MssQurux-t7x
@MssQurux-t7x 21 сағат бұрын
Maskiin carabta runti waa kuwa ugu xun aduunka cidaan ka sareyn ma ixtiraaman sida reer galbeedka
@Inahashi-r2c
@Inahashi-r2c 20 сағат бұрын
Lahjadaa laga fahmaaa
@Ismael_iscoo
@Ismael_iscoo 19 сағат бұрын
@@MssQurux-t7x exactly zxb anigu ma taageersani, ee qaarba ku marmarsiyoonaya inay carab kale qoreen commentska, kuwaasan kulaha cadayn ma haysaan
@umxababa3545
@umxababa3545 23 сағат бұрын
Waa yahuud afcarabi dadka isku direyso ha ku qaldamina
@Abdurhmano0o
@Abdurhmano0o 22 сағат бұрын
Marmarsiyo
@butterflyha1889
@butterflyha1889 5 сағат бұрын
Waxa laga yaba inay qadiyad iyo cadifad ay ina hyso lkin wa runtoda sababto ah somalia dadki ku nola aya ku gajaysan oo ku dhibatysan ,teda kalena waxan nahay dad dalkodaba lagu dul mamulo ,any way intan dadka qabqabsan lahayn wa inan xaladena hoos u fiirina on dhaqalehena ,siyasadena iyo wax walba oo inagu sabsan an iska hagajino ,hadal badan iyo dood waxba ma taryso
@MULLA19
@MULLA19 Күн бұрын
MAHAD SANID cumar ishaar
@GuuleedMubaarig
@GuuleedMubaarig 22 сағат бұрын
Xaqiiqaran Carabtoodhan way neceb yihiin Somalia wayku jesjeesan dad xun oo doqomo ah ayey inagu tilmaamaan. Dawladaha khaliijka siday utaageeran falastiin walahy waxa dhasnta Sida qofka Somaliga ah uu utaageero. Carabtu dad maaha Waa dadleh maxaaan cunaa maxaan caba
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z Күн бұрын
Malaha kulayl badnaa meeshaad socodo Carab anagaa hooyadad wasna
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 22 сағат бұрын
Wllhy carab dhinacooda la igama maro sbbtuna waa in ay ka dhasheen khayru khalqillaah iyo asxbtii suubanaheena lajeclowgeena muxammad csw
@Icarenothing123
@Icarenothing123 21 сағат бұрын
Nabigu waa kii alle doortay oo carab kama dhigayso inay dadka ka fcn yihiin wxaa tusaale kuugu filan imisa nabi baa yahuud ka dhashay?! Caqligu ha shaqeeeyo!
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 21 сағат бұрын
😂😂😂abuu jahal abuu lahab wekadhshen ogow jclow mrka
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 21 сағат бұрын
@cibadoibrahim7247 xoolo Abu jahal maa soo barbardhigee khayru khalqillaah
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 21 сағат бұрын
@@Icarenothing123 adu caqligagu ha shaqeeyo oo ujeedada fahan
@cibadoibrahim7247
@cibadoibrahim7247 21 сағат бұрын
@khadarmohamed2530 isku meel magalan EE doqonimdada kutusayaa xitaa kii kitabka gubayay carab ayuu kadhashy mrka haidhihin kama kaftmo carab😂
@Gucumaale
@Gucumaale 15 сағат бұрын
Ethiopian iyo kenya waxay dhimandoonaan marka ciidamadoida somalia laga waayo🇸🇴 waayo waxay ogaandoonaan inaysan kusoo laaban karin waxkasta oo ay sameeyaan
@Inahashi-r2c
@Inahashi-r2c 20 сағат бұрын
Tan ka fakareyso I nin somali ah rbi doono riyadeeda iigu dara😂 Carab qofkii wax k dhigto lee warkooda ha xanuujiyo.
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 16 сағат бұрын
Yuhuud iyo nasaaro ayaa taariikhda wadamada carabta Muslim ka ee bariga waa la baabiyey dhaqan ahaa iyo taariikh a haan ilaa 1918 ,,markii ay burburtay dawlada Muslim ka ahayd ee khalaafada osman empire
@tahliilqable9461
@tahliilqable9461 8 сағат бұрын
Somalia Sumcadeedinl aduunka ayaa dhimatay cid walba waxey ka aamintay dad bahalo ah oo ayaga is cuna marka waxaa la rabaa madax sumcadeeni soo celiso
@moallim1000
@moallim1000 17 сағат бұрын
Dadka ugu xun waa Khaliijiyiinta. ""Yaa Sool, Yaa Aswad"" iyagaa kuugu yeera yaa Cumar iishaar. Wanaag ma leh Khaliijiyiintu. Waa Axmaqyo dhargay. Waana neceb yihiin Madowga iyo Soomaalida. Diintaa noo dhaxaysa. Waa cadowgeenna 1-aad Carabtaan maanta nool. Khayrna leh.
@sharmarkegiite6180
@sharmarkegiite6180 Күн бұрын
Kuwii lacagta u ururinjiray qacba ka yeertay😂😂😂
@Qisooyin_podcast
@Qisooyin_podcast 19 сағат бұрын
Soma aha😂
@AbdirahmaanArabow
@AbdirahmaanArabow 19 сағат бұрын
😂😂😂
@Moha7993
@Moha7993 5 сағат бұрын
Walaalahooda abaal uga hayn laha may siiyan lacagtay kula ordayan ajaanibta
@Fadxi-p5h
@Fadxi-p5h 2 сағат бұрын
Jahil ayad thy qadayada islaamka soo baro wan tagaarsan gase ❤ janada ku galayaan waa wajibsaran qof walba islaamka sida yaman wan ladagaala yuhuuda Allaha ha jibiyo 🇵🇸
@ABK2463
@ABK2463 7 сағат бұрын
Asc Hadii aan fikiradeyda aan kula wadaago omer ishar. Waxaan anigu kasoo jeedaa somaliland gaar ahaan beesha sheekh isxaakh. Hadii aad tixraac ku sameeso sheekh isaxaaq awoowgiisa 31aad waa cabdul mudalab waa nabi muxamed scw adeerkii halkaa hadii aad baadhitaan ku sameeso waxaad ogaan kartaa sababta dhabtaa ee ay sucuudigu nacayabka intaa leeg inoogu bereen carab oo dhan.
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 16 сағат бұрын
Maansha allaah omar inshar
@shukriabdullahi8440
@shukriabdullahi8440 8 сағат бұрын
Soomaaliya TVyadacaalamka waxa laga tusinaya ayaa lagu cabirayaa.
@KalidYasin-pu8zh
@KalidYasin-pu8zh 13 сағат бұрын
Masha Allah Waa xqiqi hadlakasi Salan sare
@Zekikaka
@Zekikaka 17 сағат бұрын
Haday i caayaan maxay iga dhibayaan 😂iyaga iyo gaalada isku mid ayay agtayda kayihiine 😂😂😂
Ma ka Deeqtoomi Kartaa | Fandhaal Podcast | Dhimo Adigoo Nool
21:41
Malinle tik tok buqisawata Guri barwaaqo
14:24
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 4 М.
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
SH.UMAL OO SU.AAL WAYDIIYAY SH.MUSTAFE
4:12
JOOKAR PODCAST
Рет қаралды 5
Waligaa Hasheegan , Sheegashada waa dulli | Fandhaal Podcast .
25:58
胖东来和东北人联手就可以救中国
21:16
崔永元
Рет қаралды 386 М.
Shayga Ugu xun Iloobida Wixii Aad Baratay Sababtuna Mobaylka |
22:47
My scorpion was taken away from me 😢
00:55
TyphoonFast 5
Рет қаралды 2,7 МЛН