No video

MA OGTAHAY MACDANTA SOOMAALIYA KU JIRTA?

  Рет қаралды 79,908

Dalsoor

Dalsoor

Күн бұрын

Barafasoor Shuceeb: "Ceelka afkiisa waxaa ku qoran 710, oo far waaweyn ah... marka dhanka kale lagasoo akhriyo waxay noqonaysaa eray Ingiriis ah." Ma garanaysaa macanaha?

Пікірлер: 179
@HayatInspiration
@HayatInspiration 6 жыл бұрын
Masha'Allah Alla waa macalinkeeygii Schoolka Historyga ayuu noo dhigi jiray macalin Shuceyb cimri dheer & caafimad baan kuu rajeenayaa Insha'Allah 👍
@ifraxabdi6253
@ifraxabdi6253 7 ай бұрын
Wll xageebu jooga ma heli kartaa waan u bahanahee wll fadlan meel iigu sheeg
@user-pm8st7un6p
@user-pm8st7un6p 4 ай бұрын
Hada xagu joga zxb
@spotluxe1885
@spotluxe1885 6 жыл бұрын
This guy is professional and intelligent man. He should be lecturing for london people.
@nucmanahmet7401
@nucmanahmet7401 6 жыл бұрын
Hantideena inaga uun Ayaa leh Soomaliyeey🇸🇴
@Maxamedsciid
@Maxamedsciid 6 жыл бұрын
Allow inoo keen madax wadanka gacan qabta oon boobka ka qeyb qaadan inoo keen
@rakbah.c
@rakbah.c 4 жыл бұрын
@ war wa ayo madaxda aad sugaysaa een adiga ahyn ? yaa umaqan dalka hadii aanaad adigu ukicin ? Hayna odhan maxaan qabankaraa
@farahmohamed7452
@farahmohamed7452 4 жыл бұрын
@@rakbah.c wlhi pillhi beentaa maahan wayo doorasho kasta waxaa nagusoo laabto kuwii shalay xilka ka dagay ayaga lee ku noq noqdo talada dalka illahey waxnka baryaa inuu dhalinteena kasoo saaro mid caadil ah
@saimo2498
@saimo2498 6 жыл бұрын
Cimriga alle haku barakeeyo adeer
@sahraa7750
@sahraa7750 6 жыл бұрын
Adaadkani cimrigiisa allaah haw barakeeyee waa nin weyn marka intuu nool yahay dhalin yatu haka faa,iideeyaan maabka iyo meelahaas oo dhan hala ogaado markii umadani waalida ka dawoobaan
@faraxfanto
@faraxfanto 6 жыл бұрын
Ethopia iyo UAE iyo dadlkaas shisheeye ayaa ka faidaysanaya dadkeena somaliyeed na qabiil reer reer abaar tahriib gaajo colaad iyo wlm baan ku dhamanaynaa dhaxal ficana wadamas waan uga tagayna. gormaynu dantena garanayna oo kala oganayna shisheeyaha iyo sokeeyaha ?
@abdiaziizshaamow6185
@abdiaziizshaamow6185 5 жыл бұрын
runtii ani waan arkay dhagaxyadaas soonaha sablaale iyo inta u shaxayao baraawe
@maxamedcabdinuur8475
@maxamedcabdinuur8475 3 жыл бұрын
😢 anagiibaa daarood hawiye iyo dir isku laynay oo is nacnay
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Yufle waa meesha aan u dhashay Cerigabo iyo Ceelafweyn bay u dhaxaysa, xagga Ceerigaabo bay xigtaa, waa meeshii heesta Kinsi Xaaji Aadan Qaado ee Abwaan Aadan Tarabi sameeyey lagu sameeyey " Yufle Qabow Dhaxan Yalaxle baan ku yaboohiyaa, waan yaabanee, sidii iigu yimid , yax ma idhi jacel yarow aragtidaa,
@mohametdacar6568
@mohametdacar6568 4 ай бұрын
Barasho wanaagsan anaa reer yufle ah saaxiibe
@Daily___Reddit
@Daily___Reddit 4 жыл бұрын
Adeer allah ku barakeeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅
@hassansalad9259
@hassansalad9259 6 жыл бұрын
Alla yaraxma Taarikhdan Aabahay baa iga sheekeyn jiray ceelashana way jiraan illa iyo xarardheere sidas ayay u lambareysan yihin
@Qisadaallaylkii
@Qisadaallaylkii 3 жыл бұрын
Alla odaygu caqli badanaa 710 marka xaga danbe laga soo akhriyo waa oil{saliig} cajiib 😱😱😱😱😱 barnaamijyo kale noogasoo qabta kana waad ku mahadsan tihiin
@lastday3305
@lastday3305 3 жыл бұрын
Ceelkaa magiiciisa waxa layidhaa ceel-lahelay hada wuu burbursan yahay waxaan miino ku burburiyay ciidamadii soomaaliya.
@maxamedmuumin2637
@maxamedmuumin2637 6 жыл бұрын
Somalida Waxay noqdeen dad Wabi ag Mara haddana ka oomin allow xal
@liibaanwardheere1303
@liibaanwardheere1303 6 жыл бұрын
Thanks dalsoor boos fcn ayad noo hesaaan 💖😍🇸🇴😍
@cubaydulahishxasanxuseen5308
@cubaydulahishxasanxuseen5308 6 жыл бұрын
#710 #LIO #710 #OIL
@safiaomer4732
@safiaomer4732 4 жыл бұрын
Waayeel wax gard ah aqoonbaa ku duugane halaga qoro soomaalida markuu oday dhintaba maktabadbaa ka gubatee wax haga qore cimriga alhaw barakeeyee
@ahmedrashaadi4263
@ahmedrashaadi4263 6 жыл бұрын
Prof Allaah ku dhowro wlhi maanta kahor kuma fikirin 710 in ay la micno tahay Oil
@hibaali6087
@hibaali6087 5 жыл бұрын
Waaaw wlhi adeerow ilahey qeer haku siiyo
@abbas26
@abbas26 6 жыл бұрын
Waa aqoonyahan allow janada hakugu waraabsho aamiin
@caddaayfxcaddaayfx9797
@caddaayfxcaddaayfx9797 3 жыл бұрын
Adeer waad mahadsantahy waxbaad noo ifisay
@majaajilotv5615
@majaajilotv5615 6 жыл бұрын
710 OIL
@ekoservices2430
@ekoservices2430 4 жыл бұрын
Walal
@ekoservices2430
@ekoservices2430 4 жыл бұрын
Hasoo qorin
@AbdulYusuf9
@AbdulYusuf9 6 жыл бұрын
masha allh allha ku xafido ader🙏😭
@user-ln5rl4df1m
@user-ln5rl4df1m 6 жыл бұрын
Gaas aan laso baxno iska daaye inaan wado dhisano xitaa iskuma waa faqsanin
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Masha Allah, Allaw Cimriga u dheeree dadka Hada Joogo Majecel nin Aqoon iyo Caqli isku darsadey
@aishaqamar1989
@aishaqamar1989 6 жыл бұрын
walaalayaal dadka soomalida waa dadka addunka u qurux badan, dalkana waa dalka ugu qanisan, taarikh aad u qoto sheerna waa leenahay. laakin jeelkan dambe waa marin habaabiyey. Waayeelkii wax hagaajin lahaana waa la mashquuliyey.
@sportschannel6987
@sportschannel6987 5 жыл бұрын
Cimrigaaga ilahay ha dheereyo
@talentmediatv5679
@talentmediatv5679 5 жыл бұрын
Insha Allah in aan kafaa ideysano rajeyna
@faebalina7786
@faebalina7786 5 жыл бұрын
Can we see photos pls
@SNUFFED2ROLLs
@SNUFFED2ROLLs 6 жыл бұрын
Salid lama soo saari kaaro waayo dadka aqoon umalahan dadka diyaar uma ahaan, dalka inu daago weeye daadka ineey aqoon leyihin oo eey laa socon karan waxaa dalkoodha kaa socdho
@reallynice8998
@reallynice8998 6 жыл бұрын
walee wadan wan hesanaa lkn dad majiro lkn walaga baxa silicaan insha Allah
@samimohamed979
@samimohamed979 4 жыл бұрын
710 #oil 710 #Oil
@jallam
@jallam 6 жыл бұрын
mesha laga hadlayo iyo hada waxay qoraal ahaan dhalintu u soo qorayaan isma lahan waayo war dalkiina khayraad baa ku jiraa ogaado oo iskala sooco daayo hadii kle wiilal idin laa le eg oo dalal shisheeye ka yimid baa guranaya """" wd mhdsan adeer xogtaa na siisay
@rakbah.c
@rakbah.c 4 жыл бұрын
At least waa inaan kafaa, Idaysanaa mayga hubtaa in uu dhagxaa yahay waxa sida u anfacay dunida .
@aroneyare8792
@aroneyare8792 4 жыл бұрын
Siden uga faidna qabiil aya namadax maray
@vitahuddacapsules6894
@vitahuddacapsules6894 6 жыл бұрын
haa waan oga ahay
@nasseromar4986
@nasseromar4986 4 жыл бұрын
Dhagaxa waa radioactive, hadii aa taabatid dhiigaagu si dhaqsi ayuu maal isubadalayaa, hilibkaaga daadan, daawada radiationka waa 'iodine' keliya. Alle hanagabadbaadiyee qalab lugugura aa jiro!
@abdifatahqurbawih4033
@abdifatahqurbawih4033 6 жыл бұрын
Waa Foolxumo haddii dhalintii dalka Usoo kacaYsaY waxna Ka faaidaYsan waaYan kheYraad alle Ku maneesto dhulka DHULKIINA WAX U BARTA QAByalaadi waxba ma tarto
@mohammedahmmed6517
@mohammedahmmed6517 6 жыл бұрын
Geologi anaa baran rabo insha alah anaa qodi doonto
@somalieducation2658
@somalieducation2658 2 жыл бұрын
mabarta hadda lpx
@zuhuurm2479
@zuhuurm2479 5 жыл бұрын
Dal weeynu leenahay dadbuusan laheeyne waryaa is aruursadoo nabad diid meel uga soojeesta qalbigaa na qarxee yaa dawo inoo noqda dalaalo allaa lehe alloow doowlad caadila dadkeedu isku duubanyahay noodhali
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 6 жыл бұрын
codsi xayesiinta hore kasoo dhiga video dhexdiisa kuma fiicno
@saciid.252
@saciid.252 6 жыл бұрын
Haa waa sax
@turxanbixismedia6534
@turxanbixismedia6534 6 жыл бұрын
man sha allah alli mas kaxdaa haa ku daaiyo muwaa din aayatahaye
@ahmedmahmed6824
@ahmedmahmed6824 6 жыл бұрын
Nimcadaa dhulkeena fadhida waxaa wax laga xumaado ah in dadkeedii gaajo uga dhimanayaan Illahayow Dowlad wanaaagsan nasii Amiin
@ISMAACIILMUUSE-db6xd
@ISMAACIILMUUSE-db6xd 7 ай бұрын
Dhalinyarada dalka waxa ka badalileheed waa anga❤
@wadanichanal5318
@wadanichanal5318 6 жыл бұрын
Masha alaah mahadsanid axsanta jasakalaah.
@madaxwaynahamustaqbalkasla405
@madaxwaynahamustaqbalkasla405 6 жыл бұрын
waaru waan arkay waana lay sheegay laakiin waxa laygu yidhi waa shiidal se dadkii lahaa waan la sugaynaa cidii hanan lahayd
@suldanelmisuldan3376
@suldanelmisuldan3376 3 жыл бұрын
710 waxa looga jeedaa OIL
@abdirashidismail5939
@abdirashidismail5939 3 жыл бұрын
Wll wn ku salamay waxan raba Inan sicadiya isu barano wanan Kaga mahad celinaya sirta iyo Dhiiri gelinta aad dhiiri galisey dhalinteena
@maxamedcaliyuusuf6152
@maxamedcaliyuusuf6152 2 жыл бұрын
mashallah ustaad waxaad noo iftiimisay wax muhiim ah.
@maqalbooks
@maqalbooks 6 жыл бұрын
Sxb subtitles Ka daaya
@mrayeh1
@mrayeh1 6 жыл бұрын
Interesting. Alaaw ino badbaadi dhulkeena hooyo
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 3 жыл бұрын
710 means oil 🛢
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 6 жыл бұрын
Maashallah
@ebrahimchannel8283
@ebrahimchannel8283 5 жыл бұрын
Mash allH Allow dowlad fiicn noo dhali
@drjabircumar1324
@drjabircumar1324 6 жыл бұрын
masha allah
@faahiyeidaar7122
@faahiyeidaar7122 6 жыл бұрын
Mcha All mass noolaa baarakalaaah
@Shamuure.officially979
@Shamuure.officially979 4 жыл бұрын
710 OIL Cilmigaada dadban buu anfacayaa
@nucmanahmet7401
@nucmanahmet7401 6 жыл бұрын
First1
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl Жыл бұрын
M.a macalin jabal ma waxaad kawadaa buur
@user-bg5fq3eb7q
@user-bg5fq3eb7q 9 ай бұрын
Man ku baara dhemanta 😊
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
Qof soomali ah oo saan u wax u bartay professor ah hadana dalki tuuLo tuulo ukala garanaya ma araG... Xaalada yufle uu ka sheegay waa runtii...
@Honjannogale123
@Honjannogale123 5 жыл бұрын
Mashallah ilahow nodaa dadka wawayn ee cilmiga leh
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 6 жыл бұрын
Sax sax adeer
@Mamar6310
@Mamar6310 4 жыл бұрын
Waar yaahe oo waa shucayb candi shucayb waaaw professor shucayb
@abshirmohmed8218
@abshirmohmed8218 5 жыл бұрын
waa wx lala ybo sidey kaalo wx wllba noo hoos mrnyaan 710 means oil waa wx aan cdna fhmi krin
@wanaagmedia9592
@wanaagmedia9592 2 жыл бұрын
Waxay kale Noqon kartaa 710 ton gold ah
@Honjannogale123
@Honjannogale123 5 жыл бұрын
Waa sidii xisbigii SYL kana waxa layiraahdaa DKM oo laga sooqatey xarfaha ugu horeeya dhalintakacdoonka midnimo
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 6 жыл бұрын
#afmadoow Wa halkii aan kudhashay anigaana radinaa #710 I. A
@jnrhassan4629
@jnrhassan4629 3 жыл бұрын
Kindly ask him aplace that has the mark 666 on top what does it mean ?
@abdirashidismail5939
@abdirashidismail5939 3 жыл бұрын
Wxn raba no.kaga cadiga ah micnaha WhatsApp kaga adoo kaliya
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 6 жыл бұрын
maaxaalooguudhiidi inay uumadaha kaale oo aaqoonta iyo aasluubtah leeh iinaay qaatan our resouces since we are uneducated clan lover that is only our concernt not a resources and better lives so let other people use our wealth life is too short
@ahmedrashaadi4263
@ahmedrashaadi4263 6 жыл бұрын
Dalsoor Iftiimiya Mugdiyaha heysta jiilka cusub oo aan anga kamid ahay
@leobijam6794
@leobijam6794 3 жыл бұрын
710 means oil
@maafaraxnaa5665
@maafaraxnaa5665 6 жыл бұрын
allow dalkeena nabad nooga dhig oo natusi waxan heysano
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 4 жыл бұрын
meel kastoo labaaro waa lacalaamadiyaa waa geological methods macnaheedi maaha waxbaa kujira
@zubayrjama1823
@zubayrjama1823 6 жыл бұрын
War mar iiga bixinaay gaajaada iyo qabyalada ilahy mar labad dad dalkooda jecel nagadig naceebkana saaar
@Honjannogale123
@Honjannogale123 5 жыл бұрын
War waxaa intad iskadaysiin hadad rabataan bashabash it's birwaaqo daaim ah waxad dawataa chanalka DHAlINTA KACDOONK MIDNIMO waxan hubaa hadad sifacan u dhuuxdan inadad geeska afrika xumaysaan sidoo kale afrikoo dhan walahi waaninka kaleya ee runta sheega oo tafah(caqlibadan) inshallah was ninkii midaynalahaa Shanta somaliyeed inshallah
@arahman3655
@arahman3655 2 жыл бұрын
tarikh yadaas oo kle halkee ka heli kraa
@xanafivlogs8943
@xanafivlogs8943 6 жыл бұрын
oday wax badan og walahi, waa runtiis
@yuuyu114
@yuuyu114 6 жыл бұрын
Chine aya qaatay dhagaxa wax yarbaa ka haray
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 6 жыл бұрын
Waddani Dahsoon Waa waxaan kayaabey Waxay China ay Africa ujoogaan iyago mashruuc aa dhiseena dadka loogu sheekeeya (inkasto wax yar yar Africa udhisaan) laakiin dan weeyn ugujiraan. Soomaalidana dhexdooda ismadayaan cay/qarxin/madax adeeg iyo qabiil qurunka waqti kudhameyeen, qaybsanaanta, calamo iyo Madaxweene tirada dhaafey, iyo heeso/gabey qabiilnimo laisku faano . Dadna wadanka utashadeen marhore.
@aarboy2305
@aarboy2305 2 жыл бұрын
Dhagaxas waa mercury
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 6 жыл бұрын
Kenya needs our untouched resouces and Ethiopia also needs oursersouces so that they can better themselves since we as Somali only conceran how to distroyed ourselve let other people take an adventage and put to use why it has to site under the ground to be a Somali is to be shame we have small brains cannot think well only concern qaabil
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 29 күн бұрын
710 dhinaca kale hada uqorno waa OIL
@khalidahmed8483
@khalidahmed8483 2 ай бұрын
Ninkan ya numbar ka haya
@zahrabaar7414
@zahrabaar7414 6 жыл бұрын
Waa.mahad.san.yahay.ninka.soomalinida.ku.weyn.tahsy.oo.inaga.inga.mid.ah..kana.naxayo.jiilka soo.socda.iyo.kuwa.hada.joogaa.waase.naga.soo.daahdey.waxtagay.tiigsimaad.malahan.intaaf.noo.sheegtaa.wax.ku.ool.ah
@XamseXashi-ht6wh
@XamseXashi-ht6wh 5 ай бұрын
Dhulka aad shegaysaa waa dhul somaliland ka hadha
@zakicabdi951
@zakicabdi951 6 жыл бұрын
710=OIL waa oday rugcadaa ah wax badan buu nookordhiyay jiilka soo koraya hadaan nahay....thanks adeer iyo Dalsoorba.good job Dalsoor
@dayibmohamed6205
@dayibmohamed6205 5 жыл бұрын
waxan codsanaya in ninkan Aqon yahanka ah magicisa nalala wadaago
@abdirisakomar7569
@abdirisakomar7569 5 жыл бұрын
Dr. shuceeb
@carabaceeyni5350
@carabaceeyni5350 4 жыл бұрын
Waxaan nahay dameer Malab ama ztaajir ka laawe.
@mubid11dadafatima10
@mubid11dadafatima10 5 жыл бұрын
#710
@drjabircumar1324
@drjabircumar1324 6 жыл бұрын
abkow shabeelahadhaxi mukutaalo miyaa
@ekoservices2430
@ekoservices2430 4 жыл бұрын
Awoowe adigoo badan
@mahadomar3089
@mahadomar3089 6 жыл бұрын
War aqoon yahan aan daryeelno toloow xage buu jooga ilaahow cimri dheer ku sii
@AliMadoobe
@AliMadoobe 6 жыл бұрын
Had to believe someone you don’t know his background. It will be nice if you could provide some background. I did’nt hear him say anything about biggest oil site in Baardheere. What is name of the element? He doesn’t look like an expert in this field and I will take what he says with grain and salt.
@snow4ever100
@snow4ever100 6 жыл бұрын
Hahim Shariff the element is called iridium. Very rare and used as he says.
@snow4ever100
@snow4ever100 6 жыл бұрын
And his name i Shuceeyb apparently.
@stohlengegestohlen168
@stohlengegestohlen168 6 жыл бұрын
WAA KU BEENTAAS SHIDAAL AYAA QABAA GAS AYAA QABAA MACDAN AYAA QABAA MEEYI WAX KEEL AAN LAHAAN JIRI WAXAA KA QIIMO FICAN HADAA DIIQ LEEYAHAY
@mrhanuuniyechannel474
@mrhanuuniyechannel474 6 жыл бұрын
Yaa ka faa ideysan doona ma aqaan walhi dadkaan ayagu is diyaaya allow noo danbi dhaaf dhamn waa inaan ka faa ideysanaa faa idoyinka dalkeena
@Mowlidarchitect
@Mowlidarchitect 3 жыл бұрын
710
@mkchanal4586
@mkchanal4586 4 жыл бұрын
Yaadha halkaa
@abdirahmanmohamud686
@abdirahmanmohamud686 4 жыл бұрын
This code 710 means oil in federal law in the USA100% sure
@user-bg5fq3eb7q
@user-bg5fq3eb7q 9 ай бұрын
Ma
@haweyorashid9419
@haweyorashid9419 6 жыл бұрын
the commercial is fucking annoying !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Maxaa lagu doortaa Jaamacadda iyo waxaad baranayso? | Dr. Afyare Cilmi
37:07
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
This Dumbbell Is Impossible To Lift!
01:00
Stokes Twins
Рет қаралды 42 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
SHIDAALKA SOOMAALIYA IYO XOG XASAASI AH   (SPC)
32:34
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 49 М.
WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
26:28
HBN Online TV
Рет қаралды 62 М.
FIRCOON MA SOOMAALI BUU AHAA?
11:12
Abi Shuceyb
Рет қаралды 31 М.
Noocyada Dhagaxaanta - [ Types of Rocks ]
8:00
GeoSahan
Рет қаралды 69 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН