FIRCOON MA SOOMAALI BUU AHAA?

  Рет қаралды 30,088

Abi Shuceyb

Abi Shuceyb

3 жыл бұрын

Maanta DUNIDU waxay gaartay warsame cariif ah ee wax WALIBA guntooda LAGU Ogaan karo.

Пікірлер: 127
@ishowspace1
@ishowspace1 2 жыл бұрын
Adeer wixii Cilmi aad heeso nooga tag ' si ee dhalinyarada ka danbeeso u barato taariikhdooda .. mahadsanid
@ademzh
@ademzh 2 жыл бұрын
Masha Allah. We need to learn the true history
@ibrahimhassan4433
@ibrahimhassan4433 2 жыл бұрын
I believe in somaliya ay tahay dadka aduunka ugu horeeyey horay ayaan u sheegay taariikhda somaliya waxaa ba,biyay yahuuda oo kaashaneysa carab ingriiska mareykanka wilaag raali kaa noqon maayaan iney ku tirtaan ayey ku howlayihiin laakiin ma ogo tii illahey ayay ilaawsanyihiin deb inaan ugumeysan doono yahuuda iyo carabta ayaan agahay ayaguna wey og yihiin taas ayey ka hortegayaan ma ku guuleesanayaa waa gumesandoontaa
@user-jm5sx4tm1w
@user-jm5sx4tm1w Ай бұрын
Professor. Thanks for your time and for your in formations that we need and we need atlas 100 people like you ❤❤❤❤❤
@fartunjama4040
@fartunjama4040 2 жыл бұрын
masha Allah adeer cimri dheer allaha kusiiyo hadaad dhimatay jano Allaha kugeeyo
@beproud5447
@beproud5447 3 жыл бұрын
adeer, ku jecliyaa Masha Allah💖💖💖
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 ай бұрын
Mahadsanid Professor Maxammad Shuceeb 🫡🫡🫡 Anigaaba marhore kashakiye in soomaalida ay leeyihiin dhiiga Farcoon waayo intoodabadan waxay leeyihiin dabeecadah farcaoon sidaa: xagga (cayda, XANTA, caajisnimo, qaylada, qabyaalada, xaasidnimo ee dhexdooda, faankabadan aan loojoogin, gudniinka, qarxinta iyo dagaalobadan ee dhexdooda ah 😎 Mahadsanidiin
@Gurey12
@Gurey12 2 ай бұрын
Kibirka ku sii dheer lkn isku fikrd nahayee 😂😅
@busyybeautyy
@busyybeautyy 2 жыл бұрын
My sociology class ayaan ku qaatey in biniaamku ka bilowdey East Africa Meel khaas ah nalaka tuusin vedio Ha sida provisorku noo sheegey laakin somalia ethiopia iyo Ertria dhexdooda aan ku qiyaasey
@abdiaziizabdiraxmaan5544
@abdiaziizabdiraxmaan5544 2 жыл бұрын
MashaAllah nolasheyna waxbaad ka badashey hadaan nahaye dhalinyarada soomaaliyeed
@burhanhassan524
@burhanhassan524 2 жыл бұрын
mansha ALLAH gulayso adeer adiga iyo Somaliwayn 👍❤️💪
@amanAkarim3191
@amanAkarim3191 2 жыл бұрын
Xoolaha soomaalidu xitaa way ka duwanyihiin kuwa caalamka.
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl Жыл бұрын
Somalida lafigooda xoola hoodu wa kala duwan yihiin
@Hariir212
@Hariir212 Жыл бұрын
Masha allah aqoon ayaa ku dhan ee ustaadkan magaciis!
@ibrahimali250
@ibrahimali250 3 жыл бұрын
Mashaa allah aad ayaan kaaga faaiiday qeer alaha kusiiyo
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Fiiriya qofka waxa fiican sheegaya like iyo subscribe u saari messaan laakiin cada wasaqda waa saartiin siina gudbisaan.Soomaalidu ma awalaad jibaa maxay xumaata u faafiyaan.Waxa wanaagsana uga jaabiyaan jawaab keena
@khadarali9655
@khadarali9655 4 ай бұрын
Jawabtu waa simple somalidu waa dad juhula ah intii danbe xumaantay ka helaan
@user-jm5sx4tm1w
@user-jm5sx4tm1w Ай бұрын
Ilahy khayr badn ha ku siiyoo❤❤❤
@odini161
@odini161 3 жыл бұрын
Adeer waku salamay waxan ku waydina yaa somalidu heligii hore cilmiga fagalaga miyay jiray iisheeg adeer Marna macalinkena ilahay haku hafido amiin
@queenaaliya2891
@queenaaliya2891 2 жыл бұрын
Cilmi falag wuu jiray wllo
@xasanxede6782
@xasanxede6782 2 жыл бұрын
Taariiq aasara ayaan xeebaha somalia ka helay oo faraaciyiina war bixinana kalana waan ogahay barafasoor ila soo xariira fadlan si aan wax u aroorino
@yonisxidiga
@yonisxidiga Жыл бұрын
Bro xageen.kaaga so xiriira
@micraajjaamac3425
@micraajjaamac3425 5 ай бұрын
Sxp manoo sheegi kartaa
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt Ай бұрын
Sxp xage kaala so xiriira
@kushartofficial9612
@kushartofficial9612 3 жыл бұрын
Waa run faraaxiinti waxay aheyd Soomali
@shukrishacni5313
@shukrishacni5313 Жыл бұрын
mansha Allah Ustaad
@cabdirashiidmaxamed4079
@cabdirashiidmaxamed4079 Жыл бұрын
Maashaa allaah allaha ku xafido
@queenaaliya2891
@queenaaliya2891 2 жыл бұрын
Adeer ilaah haku barakeeyo
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Waa sheer gareeyey
@CalmadoowCismaan
@CalmadoowCismaan 10 ай бұрын
Masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha masha Allaaha
@RAMMADT
@RAMMADT 2 жыл бұрын
Xageen kala soo xidhiidhaa adeero adigo mahadsan
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
PROF. MAXAMED SHUCEEYB WAA SALAAMANTAHAY
@svgcrtns444
@svgcrtns444 Жыл бұрын
Qofkii Akhristay, buuga la magac baxay, " Maahruuca la dagaalanka nuur ka", iyo profosserka hadalkiisa wee is rumeynayaan, fadlan buugaas you tube ka raadi
@Khalidyare2
@Khalidyare2 Жыл бұрын
M.a awoowe Allah ku barakeyo
@mohamednairobi8000
@mohamednairobi8000 2 жыл бұрын
Masha allah camo shuceyb aad ban ku taagerna
@rayanabdulrahman7486
@rayanabdulrahman7486 3 жыл бұрын
الله يحفظك ويسعدك ويوفقك .
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
AAMIIN YAA RABI Adiguna sidoo KALE ALLAHA KU XAFIDO.
@hantehadya4956
@hantehadya4956 2 жыл бұрын
الله يحفظك ويسعدك ويوفقك
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 ай бұрын
Adeer Shucayb, maad laxariirtid barnaamijka HANOOLAATO ama ayaga hakula soo xariiraan, waayo hadaladaada waa wax muhiim oo buugag laga qorkara. Fadlan Wax buugag ah majiraan ee aad sooqortey ?
@ilyesRajaa-cb4ne
@ilyesRajaa-cb4ne Жыл бұрын
❤walayabay walahi
@taho-e2m
@taho-e2m Жыл бұрын
Adeer mashallah , boogaag maad qortay oo cilmiga aad taqaano ku sahabsan? oo halkeen ka heli karnaa.
@somsessl1310
@somsessl1310 2 жыл бұрын
Asc wr wb waxaad kanhadlaysaa wax yaabo xaqiiq ah in mudo ahna dad badan isku fahmi waynay waxan ku.leeyahay alle haku xifdiyo
@inasamaale2852
@inasamaale2852 2 жыл бұрын
DNA mgcis wuxu aha E1b1b originkis hadii ad firisit waa somalia ilaa manta 85% ayaa lagu hela somaalia
@svgcrtns444
@svgcrtns444 Жыл бұрын
Prof. Karood Haku dilee waa la isku habaaraa, sidee nagu soo gaaraty
@2packsofsugar378
@2packsofsugar378 3 жыл бұрын
Nice
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Good
@saidabdirahman6707
@saidabdirahman6707 3 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad❤🙏
@Abdirisakfaisal
@Abdirisakfaisal 2 жыл бұрын
Adeer waan ku salaamay waxaan rabaa inaan kulasoo xidhiidho halkee ayaan kaala soo xidhiidhaa
@yusufismail9860
@yusufismail9860 3 жыл бұрын
MACALINKEEN SHUCEEB WAA KU SALAAMAY.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Salaan la mid ah Yusuf.
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Heye reer xaasadiin. Waxaad ka heshiin qalaf jalf baa dagaalo dhamareen like baad ku boobi laheedeen. ay ay waxaan iloobey gabar baa ayadoo qaawen kkk waad jeceshiin. Laakiin wanaagu aad buu inii dhibayaa.
@mahadxaashi9746
@mahadxaashi9746 2 жыл бұрын
qabiilada faraha ka qaad maxaa qalaf iyo jalaf labadaas oday waa hore dhintay ka rabtaa hhh
@hindai1680
@hindai1680 2 жыл бұрын
Luqada maygu uguma horeyn. Marka la eego luqadii faraaciyiinta. Iska hubso
@thereds7223
@thereds7223 Жыл бұрын
Adeer buugaag badn noo reeb plz 😢❤❤
@kadraelmi9766
@kadraelmi9766 Жыл бұрын
Raas caseed dheh dee waa maxay loyacaday
@raaliya177
@raaliya177 Жыл бұрын
Abti ilaa hda kaama haayo fircoon somali wu yahy Ana maha marka ciwaanka qaab daran naga dhaaf
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Firaun was either majarteen or habar gidir.no doubt about that. See the behavior of these two clan
@user-bw4ir5rn1z
@user-bw4ir5rn1z Жыл бұрын
I think most of the somalis are
@1faaizamohamed495
@1faaizamohamed495 2 жыл бұрын
cashirada noobadi macalin wlhi quf loobahna ayaad tahay👑
@qaasimi21
@qaasimi21 3 жыл бұрын
Wax badan ayaa faaiiday
@thisguy2372
@thisguy2372 Жыл бұрын
Yahua jahua ilaa hada way isticmaalan yahuuda
@ABDULAAHIABUUKARHASSAN
@ABDULAAHIABUUKARHASSAN Жыл бұрын
M.a
@caliyashuceyb4493
@caliyashuceyb4493 3 жыл бұрын
maasha allah
@abdiqaniabdalla1505
@abdiqaniabdalla1505 3 жыл бұрын
Wll macalinka ma kuu sheegay boqortooyoonikii soomaalidu laheed
@abdiqaniabdalla1505
@abdiqaniabdalla1505 3 жыл бұрын
Wax makaaga sheegay macalinka
@husseencagta7448
@husseencagta7448 2 жыл бұрын
SOOYAALKA .SOMALIDA WA MID HODAN AH ,
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
@Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb Жыл бұрын
Maxaa cadeyma ah aad heysaa waqtgaa ka hadkeysaa waa 1400 waxaa jurey boqortoyadii ajuraanka
@buraaletaajirweyd486
@buraaletaajirweyd486 Жыл бұрын
Haddaad dadka ugu horraysay, hadda waa ugu dambaysaa. Amxaar iyo sawaaxili ayaa askar kuu ah. Faan wax ma Taro.
@xamdiwarfa6216
@xamdiwarfa6216 2 жыл бұрын
Kud iyo karood shurug waxaas waa cudurro dadka qaar isticmaalaan ayagoo ku habaaraayo qofkeey dhibsadaan
@SayidAbdirahman
@SayidAbdirahman 2 жыл бұрын
Daawo sharaxaad ku saabsan buugga Af Soomaaliga Quraanka ku jira. kzbin.info/www/bejne/eGLdlY1ud9t2hrc
@1faaizamohamed495
@1faaizamohamed495 2 жыл бұрын
illaah cimrigaada hakuu dheereyo
@somsessl1310
@somsessl1310 2 жыл бұрын
Tolow xageed ku nooshay booqashaad istaahishaa laguu yimaado
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 ай бұрын
Ama u laxariiro barnaamijka Hanoolaato oo dadka soomaaliyeed wax wareesta.
@cmcchannel488
@cmcchannel488 3 жыл бұрын
Msha allh
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
Thanks Maanka
@mrcoronamedicinereerbaadiy764
@mrcoronamedicinereerbaadiy764 3 жыл бұрын
Ggg
@NuurXuseen-rt4of
@NuurXuseen-rt4of 27 күн бұрын
Aabe.run.sheeg.ah.waa.kan.aaba.yaasheena.kale.been.bay.noosheegeen.bal.maxaa.nagagalay.carab
@saraaxuseen7740
@saraaxuseen7740 Жыл бұрын
Somliya waa giisiyaal
@anigaadiga8394
@anigaadiga8394 3 жыл бұрын
cadeeyn sax ah oo la rumeysan karo majirtaa? ina adeeroow.
@mohamednoor5837
@mohamednoor5837 3 жыл бұрын
Haa sxb. Cadeeynta ugu weyn oo runta lagu raad qaadi karo waa intii firki fircoon noogu reebeen qoraalada, iyo astaamaha iyo xariiqooyinka darbiyada dhismooyinkooda ku yaal. Eegida astaamahan ku yall the pyrimids waa kuwo jooro ah oo sharaxayo midabki dadka iyo dhaqankoodi. Dhaqamada ku sawiran darbiyadan waa kuwo wali badbaaday oo dadka qaar kushites ah wali kaidiyaan. Tusaalo ahaan, qaabka somalidi hore u habeeysan jireen timaha, mantana cafar iyo oromo qaar wali u habeeystan, waa hab aan la waadagney dadki fircoon. Qaar ciyaaraha somalida iyo kushites waa ku dadki fircoon ciyaari jireen sida joorooyinkooda tusaan. Marka dhaqan ahaan, fircoon wuxuu haystay dhaqaan aad kushites ka maanta u dhow. Waxaa kaloo cadayn ah, sida luuqadaha caalamka loo kooxiyo hal qoysna layskugu aruuriyo (siday iskugu dhow yihiin oo kale) yaan anaga iyo afki fircoon hal qoys luuqadeed u hoos imaana. Qoyskaas oo ah afro asiatic oo waliba afki fircoon ahaa af kushite ahaa sidaas oo yeeshay in maanta ereyo afki fircoon lagu qoray nabi ciise ka hore manta isla macno ku yeeshaan afka somali sida ereyga aar oo kale kaas oo labada af ku leh isla macno. Ereyo farabadan oo ann iskaga midnahay ayya jiro, taas oo cadayneeyso in afkeeno isku dhawaa. Xaga genetics hadii la eego, fircoon marki labaarey his DNA, waxaa lagu cadeeeyey inuu somali isku isir (dhanka abbe) ahaayeen. Marka cadeeyn badan ayya jirto sxb
@anigaadiga8394
@anigaadiga8394 3 жыл бұрын
@@mohamednoor5837 mahasanid MAXAMED,warbixin iyo qoraal wanaagsan oo lagu qanci karo ayaad isiisay,laakiin waan sii raadin, waayo waxaa ii muuqata inaan ahaan jirney ummad taariikh fog leh.🇸🇴
@xasanxede2985
@xasanxede2985 Жыл бұрын
Wadaadoo intaan kaala soo xariirnaa Waxaan heynaa dukumoonti yaal cadeynaya jiritaanka somaliga
@NadarDahir
@NadarDahir Жыл бұрын
Wallo taarikhdaa ilaali waa la duugay taariikhdeena
@user-fn9ot6ux4z
@user-fn9ot6ux4z 3 ай бұрын
Walal tiktok kala hadal abi shuceyb ku qor
@sbofficial3140
@sbofficial3140 3 жыл бұрын
Mässhallarna mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla mashalla.😇
@hooyohooyo5489
@hooyohooyo5489 Жыл бұрын
DNA gaaga ha baarin hada waxaa lagu samaynaya cudur ku dila
@frxbdi5065
@frxbdi5065 2 жыл бұрын
Odaygu caqli xumida Somalida ayuu ka yaabay kulahaa fircoon ayee ka soo jeedaan fircoon soow ma ahayn kii yiri ilaah yar baan ahay hadaba Somalida maanta way ka suurta gashaa inay yiraahdaan Boqor yar baan ahay odaygaan waa xariif
@cabdiraxmaanmaxamed8124
@cabdiraxmaanmaxamed8124 2 жыл бұрын
Horta adigon wxba hubsan hayska hadlin fircown hal qof ma ahan wa 100 iyo wx ka badan weye
@Som-Hanoolaato
@Som-Hanoolaato 2 ай бұрын
@@cabdiraxmaanmaxamed8124 Midkamid ah ayaa malaha soomaali dhaley, waayo soomaalidii hore waxay ahaayeen kuwa diinlahayn……
@leadershafi-od6wt
@leadershafi-od6wt Ай бұрын
Nio SaaS maha shekadu faraaciinta iyo kuwa hada nool Egyptian ka ah baa somali kaso faraway ee somalidu kama farcamin iyaga
@rishahmed6891
@rishahmed6891 Жыл бұрын
Somali hadyba rer miyi tahye xilgii fircoon say u ekaayeen
@user-bw4ir5rn1z
@user-bw4ir5rn1z Жыл бұрын
😂😂😂 markaas ilbax bee ahaayeen
@caamirsakeeti1806
@caamirsakeeti1806 Жыл бұрын
Haa zoomaliland baan ahay walllow
@sundusabdirahman8769
@sundusabdirahman8769 Жыл бұрын
Waxaan filayaa in dadka ogu qadiimsan nahay geesi nimo hadii lashegana dadka ogu gesisan baan ahyn
@maxamedmaxamuud3544
@maxamedmaxamuud3544 11 ай бұрын
Inaa nahy dadka ugu bahalsan😢😢
@robertboulale1319
@robertboulale1319 3 жыл бұрын
Somalidu maxay waalatay
@user-lz8xz2wt4w
@user-lz8xz2wt4w 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@topmali2458
@topmali2458 3 жыл бұрын
Kkk intaad Magac gaal ah la baxday ayaad ka xuntahay in tariikhda runta ah somalida la baro xabashiyadi ku dhashay wase🖕🏿
@jaluburhaan1128
@jaluburhaan1128 2 жыл бұрын
@@topmali2458 😂😂😂❤❤❤love ❤ you walahay
@cr7thegod660
@cr7thegod660 Жыл бұрын
@@topmali2458 𓂀 Dadka isku dhadhaji dhakhyey ..xaarka kala bax meesha xaaraanyhy 𓂀
@waaqorneetofficial7701
@waaqorneetofficial7701 2 жыл бұрын
Nin walana tahay fircoon iyo somali maxa iska galay
@somalilandnew
@somalilandnew 2 жыл бұрын
anaba fircoon ahh, qadadweyntu hangu qabsato titelkas manta
@Durwaa
@Durwaa 3 жыл бұрын
Kan taariikhda soomaalida ayuu wareeriyanayaa wuxuu sheegayo waxbadan waa qalad asnaab ma caabudi jirin land of the god (waaq) ilaah kor buu jiraa weeye wax dhagax ahna lama caabudi jirin hada hanoo sameyn taariikh khaldan taariikhda soomaalida wadamada yurub ayaa laga helayaa intooda badan ileen iyagaa wa qori jiray socona jiray xitaa waxuu sheegayaa magacyo cudur iyo cay loo isticmaalo kanoo kale in la soo galiyo maahan KZbin ka.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 3 жыл бұрын
CLIP-kani aad ka dooday waxaan kaa codsanayaa in aad la wadaagtid CID KALE oo KAAGA waayo argsan AQOONTA TAARIIKHDA. Arrinka labaad waxaan KAA CODSANAYAA HA IGU SHEEGIN EREYO AANAN ODHAN. MAHADSANID
@salmahersi4210
@salmahersi4210 2 жыл бұрын
@@abishuceyb7067 Adeer waa Salaaman tahay waa ka xumahay inuu noo xayeeysiiyo Gaalo waxeey qortay, Kan camal waa ka shakiyaa inuu Itoobiyaan af Somali bartay yahay, Adeer Barbara kuwa Makhribka ladhaho ama Berbers ma u maleey neesaa magaca meeshaas ayee ka keeyneen oo Heesto DNA Somalida camal maxaa isku nahnay?
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
@@salmahersi4210 Barbara-ka Morocco dega halka la yidhaahdo Saxaraha galbeed,waa Soomaaali weli weystaan abtirsiimadii KAMA aysan lumin,waxay heystaa abtirsiimo lagu qoray harag ama maqaar xoolaad. 1979ki baan ku arkay Rabad,aad bay ii soo dhoweeyeen kolkaan idhi Somali baan ahay,dhawr qoys baa I casuuntay.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
@@salmahersi4210 Adeer ma geology-gaad baratay? Haddii aad baratay geologiga Macdan kaloo ka qualisan baa dalkeenna laga helaa. Waxaad carabowday DAHAB,1985 waxaan arkay meel la yidhaahdo CIR SHIIDA,90km Bay Cerigaabo u jirtaa,berigaa baan arkaydahab dhagxaanta ku dheggan,balse YUFLE weeyaan halka loo baahanyahay idinkoo geologists ah in aad times Daan. YUFLE Cerigaabo bay 20km u jirtaa galkaas Mandan aan Dunidaba laga Helen iyo sir weyn baa taala balse waxay ila tahay in imika ay quwado shisheeye u kala harddamayaan... QARDHO keliya ma aha goobaha Jinka looga baqo,xitaa BOOSAASO meel u dhow kolka laga yimaado LAAS QOREY ee waddada xeebta,waxaa ku taalo magaalo oo magaalo kale ku hoos aasan,magaaladaas yari Jin baa looga guuray,waxaaku aasan Haiti aad u fara baday oo ay lahaayeey Boqortooyo hore. Iyo dhulyow KALE oo BARI KU YAALA.
@abishuceyb7067
@abishuceyb7067 2 жыл бұрын
Adeer geology ga ma baran balse fikrad fiican waan ka heystaa,sida midabada dhulka iyo macdanta...iwm.
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 2 жыл бұрын
fircoon duli buu ahaa Somalina ma ahayn ciwaanka waa qalad "fircoon ma Somali buu ahaa" kamana aadan hadlin anaakuu shegaayo muusan ahayn Somali iyo wax udhow
@tomandjerry6262
@tomandjerry6262 2 жыл бұрын
Adeer qurash oo nabi muhamed صلى الله عليه وسلم kuu ka dhashyba miyany caabudi jirin sanamaan????
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 Жыл бұрын
Fircoon maha ka allah sheegtay uun wll faraciiin.aya ladhaha waana.boqoradi masar.soo maray masarna waxa la dhaha hoyodi.dunida . Dadkuba halkasay.kaso.tafsiir meen. Umatu.duniya ladhaha
@jaamacdagaale5145
@jaamacdagaale5145 Жыл бұрын
@@um.sumeya1377 waxbo adoo ogayn ha isaga hadlin wixii laguu sheegay, addunkaan aadam kadib markii dadka biyaha lagu qarqiyay Nuux ayaa laga dadkii kawada farcamay reer Nuux na Cadan Yemen ayay magalaadii biyaha kadib ka dhiseen ilaa dhulka Somalida iyi buuraha Ethiopiya Masar taarikhda hore kuma jirin mar bamde ayay gadaal ta timid adaa laguugu sheekeye hooyada addunka maahan
@alto4989
@alto4989 Жыл бұрын
@@um.sumeya1377 yaa beentaas kuu shegay hoyada dunida waa somali ama awoowyasha aduunka waa somali faraacinta wxay ka soo jeedan land of god ama buun waa boqortodii hore somali xiligii faraacinta waa mesha lagu caaleemo saari jiray boqorwalba oo faraacinta ah madaxda ayaa caano loogu shubi jiray ilaa iyo hada way isticmaalaan somali dhaqangaas sanabyada faraacinta wxay u soo jediyeen jidaha somali darbiyda ama ahmaarta masar wxaa ku qoran awoodii ay laheed somali xiligii faraacinta Faraacinta way ku faani jireen somali darbiyada masar wxaa ku qoran afsomali saxda ah DNA faraacinta iyo somali waa isku mid waa e1b1b qisadii dhulkii quruxda badnaay uu soo aday nabi muse waa somali labii gabdhood waa somali hajira waa gabar faraacin ah waa somali wxaa la siiyey nabi ibrahim balqisa waa reer saba waa somali wxaana guursday nabi suleemaan xiligsaa boqortooyadii balqisii somali iyo yamen bad uma dhaxeen qisadii nabi nuux wxay ka bilaabatay somali toontii nabi nuux wxaa saarna somali iyo nabi nuux iyo familgiisa somali wxay toos ugu soo jeeda nabi adam waa ilmihii nabi adam nabi idriis wxuu ka talinjiray somali nabi adam wxuu tagnaa somali nabi nuux dagnaa somali hud hudkii nabi suleeman wxuu ku tugan yahay buurta daalo waqoyga somali risaaladii ugu horesay nabi maxamed wxuu u soo diray somali wadankii ugu horeyey aqbalay islaamka waa somali qarnii kii 7aad miilaadiga masjidkii ugu horeyey la dhiso waa qiblateen sanadkii 609 hijrada markii somali baratay qabiil wxaa ka faaidaysay cadowgooda tariikhda somali wxaa burburiyey burtaqiiska iyo romaanka arabta xabshada iyo yahuuda dhaamtood wxay soo werereen somali
@cr7thegod660
@cr7thegod660 Жыл бұрын
@@alto4989 𓂀 Iska kala yaree 💀𓂀
Q.1aad.NEBI DA'UUD CS MA SOMALI BAA?
19:25
Abi Shuceyb
Рет қаралды 7 М.
SOOMAALIDU ASAL AHAAN XAGEE KA YIMAADEEN AMA KA SOO JEEDAAN?
12:07
Farhan Jimale
Рет қаралды 88 М.
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 6 МЛН
ISIRKA SOOMAALIDA - PROF. Maxamed Cabdi Gaandi 22 08 2014
58:44
Somali Channel TV
Рет қаралды 334 М.
MA OGTAHAY MACDANTA SOOMAALIYA KU JIRTA?
6:06
Dalsoor
Рет қаралды 78 М.
YAHUUDDA IYO SOMALIA
19:25
Abi Shuceyb
Рет қаралды 1,8 М.
3 KUN oo Sano iyo ka hor Taariikhda Soomaalida (Saciid Shidaad)
32:08