Ma Ogtahay Macluumaad Cajiiba oo ku saabsan Masaajidka Qudus?

  Рет қаралды 148,648

Abdulaziz Oogle

Abdulaziz Oogle

Күн бұрын

Halkan ka akhriso Macluumaadka oo Qoraalka ah: gaaldiid.com/se...
Masaajidka Qudus waa mid kamid ah Masaajidada ugu weyn Caalamka, waana masaajidka sadexaad ee ugu muqadsaysan Islaamka, waa qibladii koowaad ee muslimiinta, waana gobtii laga dheelmiyey nabiga xabiibka Muxamed (scw) habeenkii Israa’ walmicraaj. Masaajidkuna wuxuu ku yaala xaafada qadiimiga ah ee Magaalada Qudus...... Sii Akhriso: gaaldiid.com/se...

Пікірлер: 222
@mustaphaabdulahi722
@mustaphaabdulahi722 5 жыл бұрын
In shal aalh wxan rajyneya in lc islaamku ugurmda an wllaha dhibataysan
@niciimacisman7669
@niciimacisman7669 3 жыл бұрын
Maasha allaha in shaallaah waynu furanaynaa koortay ahaataba
@m4ysv1be33
@m4ysv1be33 4 жыл бұрын
Allaahu akbar illaahow xoreey masaajidul al akhsaa
@mohamedHassanGanay
@mohamedHassanGanay 4 жыл бұрын
Insha Allah gaalo waan ka badin donaa
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
الله اكبر........ IlahaY aya sharafi usugnataY dhulka barakaYsan ale ayaa ilaashanaya..... Insha alaH yuhuudu sii haysan maYso....
@laylafaarax652
@laylafaarax652 4 жыл бұрын
Ilaahey ha inab geeyo masjidu qudus oo gacanta Muslim ka ku jira oo aan ku cibaadaysto
@miskicrisaq
@miskicrisaq 7 жыл бұрын
masha Allah ilahay ha kuxifdiyo walal
@ladanaxmed2582
@ladanaxmed2582 5 жыл бұрын
Maasha allaah tabaarakallaaah allaah ayaa ilaalinaya waxana xorayndoona markale insha allaah muslimiinta dhiigooda udaadsha alle dartii waxaana dhowaatay insha allaah waqtigii yuhuudu waayi lahayd xataa geed qariya insha allaah iyo nasrigii muslimiinta iyo gacan kudhigida masjidka aqsaa ee barakaysan insha allaah
@abumasaakiin7946
@abumasaakiin7946 6 жыл бұрын
JazakAllah Khayr Allow Raxmaanow nagayeel kuwii dib u furta MASJIDUL AQSAA Raboow nasiib noosii aamiin
@xasanshiine2724
@xasanshiine2724 6 жыл бұрын
Allah ha daayo masaajidkeeena inshallllah guuul islamka meel kaste oo ay joogaaan
@bashirabdi8259
@bashirabdi8259 6 жыл бұрын
Masha Allah jazakumu Laah Khyr wllo qli Alle ha ku sharfo
@omarserbiya2007
@omarserbiya2007 5 жыл бұрын
Mansha allh sheekh wad mahad santay jisaa kala khayr
@ahmadkaysaani9544
@ahmadkaysaani9544 4 жыл бұрын
insha allaah waa laga xoreen yuhuuda iyo cumalada da ba qoodhiga u ah insha allaah
@layaaworld6554
@layaaworld6554 4 жыл бұрын
Wacalekum wasalaam warax matulaahi wa barakaa tuhu
@haddiagritech
@haddiagritech 3 жыл бұрын
Ilahay ha dhawro wlheena ku Dugan iyo dhulkeenaa barakaysanba
@gabarsomaliyed7846
@gabarsomaliyed7846 6 жыл бұрын
Jazaakallaah khyrn allaha cadawga nooga qabto
@tiisocototiisocoto4471
@tiisocototiisocoto4471 6 жыл бұрын
Masha alllah wixii shar allah ka qabto Masjidul maqdas
@adoontiaallefadumoaadenisl4256
@adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 жыл бұрын
aallaahu Akbar maansha aallaah tabarkaallaah jazakallaah qaayr Sheikh barakuullaahi fiikuum iillaahay haaku xafiido aankaanah kuuwii waanaada teeda wanaagsaan qaatah aalle haanaga dhigo yaraabi
@abshiromahamed7190
@abshiromahamed7190 7 жыл бұрын
isha alaaah alaha kusoceleyo gacanta muslimita betka barakesen
@Inanhaaji
@Inanhaaji 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdullahimustafa2197
@cabdullahimustafa2197 6 жыл бұрын
Alx gaaaldiid Sxb Allaha kubarakeeyo Sxb wax badan ayaad noo iftiimisay amiin ya rabbi
@sodaomar1205
@sodaomar1205 6 жыл бұрын
Manshaaalh ilahy ha KU xafido inshaalh
@ayaanqaliif3299
@ayaanqaliif3299 6 жыл бұрын
allaha badbaadiyo masjidka barakesan ee qudus iyo musliminta Mel kasta ee joogan
@abdifatahismail2505
@abdifatahismail2505 7 жыл бұрын
Mansha allah tabarakallaah alle halkaa ajersiiyo brother
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
jazaakallaahu khayr yaa sheykh
@wadaniwil.somaliyeed8035
@wadaniwil.somaliyeed8035 7 жыл бұрын
mansha Allah insha Allah falastin iyo masajtul qudus way xorobaysa xili anfogayn insha allah
@nasrodagan7293
@nasrodagan7293 3 жыл бұрын
Insha Allaah
@anisaahmedabdalla8539
@anisaahmedabdalla8539 6 жыл бұрын
M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah M.sha allaaah
@nazirgomezjr7983
@nazirgomezjr7983 6 жыл бұрын
Jazakallah khayr akhi
@yuusufcismaan9255
@yuusufcismaan9255 7 жыл бұрын
masha allaah ilaahay hku xifdiyo
@abdullahiabdi2863
@abdullahiabdi2863 7 жыл бұрын
In sha allah amiin ya rabi
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 7 жыл бұрын
Masha Allah kheyr Allaha kaa siiyo Akhi,
@TheHouseofGaren
@TheHouseofGaren 7 жыл бұрын
Saabir Bunka d
@fatimaali2856
@fatimaali2856 7 жыл бұрын
Mashalaha
@filsancali1364
@filsancali1364 6 жыл бұрын
Allah gacanta islamka haku soo celiyo
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 5 жыл бұрын
Jazakalah.khayr
@salimibnusadie1714
@salimibnusadie1714 6 жыл бұрын
Ilaha ha cadabo yuhud iyo ku w dhiibaya musliminta yuhuda wax uyala ilahay agtiisa ma jirto ilhayo riyadu jadna kuwad geeliso naga dhig amin cadabtana ga nabadgeli amin
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
Allow ha,idilin anigoo falastiin furanin oo dagaaalkaas kaqeyb galin iyo qof walbo oo rabo insha,allah
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 5 жыл бұрын
Waan kuugu raacsanahay zxp
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 5 жыл бұрын
aamiin
@ismahanbiintufarah2067
@ismahanbiintufarah2067 5 жыл бұрын
Inaasha aallah wn ka gayb qadanii Qudus
@gufaacoiyoroobchannel9454
@gufaacoiyoroobchannel9454 5 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay anna
@faisalsharefapdyrahman3226
@faisalsharefapdyrahman3226 4 жыл бұрын
Waan kugu raaacsanhy
@saeedosman7212
@saeedosman7212 7 жыл бұрын
masha Allah. Jaza Akallah khayr akhi
@qalidega5055
@qalidega5055 3 жыл бұрын
Masha Allah 🌹🌹🌹🌹🌹
@abdullaahiahmedahmed1033
@abdullaahiahmedahmed1033 6 жыл бұрын
Manshaallaah illaahow qayr ku sii
@fardowsahassan541
@fardowsahassan541 7 жыл бұрын
nacalat haku dhacdo yahuuda inshallha wa ka guuleysaneyana wana ku ciibadeysan dodna masjiidka inshallha
@fatxieapdihakin210
@fatxieapdihakin210 6 жыл бұрын
Masha Allah Jasakumullah qayr sheeq
@hanimohamed9775
@hanimohamed9775 7 жыл бұрын
inshaallh qariban Amiin jazkallhu khyrn
@mahamudmahamed1328
@mahamudmahamed1328 7 жыл бұрын
masha allah walaalkeeyga qeeyr allaha ka siiyo
@rahmaosman2626
@rahmaosman2626 6 жыл бұрын
mahamud maham
@zubeiradam1692
@zubeiradam1692 6 жыл бұрын
mahamud mahamed maa
@khaalidmaxamed8798
@khaalidmaxamed8798 6 жыл бұрын
Allahu Akbar alle ha Ka jasaimariyo sheekh
@adangeydh7387
@adangeydh7387 3 жыл бұрын
Mash alah qudus
@fartuunabdiqadir4335
@fartuunabdiqadir4335 7 жыл бұрын
Masha Allah wan so cishan donaa insha Allah
@aminodiriye1565
@aminodiriye1565 7 жыл бұрын
Masha allah my brother jazakaalahu kheyr
@AxmedJaamcAxmedJaamac
@AxmedJaamcAxmedJaamac 6 жыл бұрын
Alllow masaajidkaan yahuuda ka qaad
@fadumomaxamed4355
@fadumomaxamed4355 6 жыл бұрын
masha allaah tabarakallaah walaal allaha ha ku barakeeyo
@safiyayuusufkaahin2361
@safiyayuusufkaahin2361 6 жыл бұрын
Jazaakum alaah shiikh
@bulshokaabmedia2658
@bulshokaabmedia2658 7 жыл бұрын
Mshlh jazakalah sheikh Shugran
@shankaroonali7354
@shankaroonali7354 7 жыл бұрын
amiin jazakallahu qeyr
@HalimaHalima-fq4zo
@HalimaHalima-fq4zo 7 жыл бұрын
ALLAAH ha ku xafido yaa gaaladiid
@farhanhussaindirshe7658
@farhanhussaindirshe7658 5 жыл бұрын
Masha allha illahow nage
@farhanhussaindirshe7658
@farhanhussaindirshe7658 5 жыл бұрын
Illahow xore bedtul makhdas
@mamasomalia4013
@mamasomalia4013 6 жыл бұрын
Allahu akbar ilaheyow adiga awood badan rabiyow yahuuda shulka lagooy rabiyow ilaheyow adoomadada ugargar ya rabi ma jirto awood an ahyn awooda allah musliminti wa eber rabiyo ugargar masajidkaga
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 7 жыл бұрын
nacaladii Alle haku dhacdo yahuud iyo nasaaro jazakalaaah gaaldiid
@yoonisjeele3528
@yoonisjeele3528 7 жыл бұрын
Jazakaalhu kheyraa walaal
@sagalwarsame7342
@sagalwarsame7342 6 жыл бұрын
jassakallaah khairen jaza sheikh
@maafaraxnaa5665
@maafaraxnaa5665 6 жыл бұрын
masha allah jazaka llahu kheyr
@filsanbby6431
@filsanbby6431 6 жыл бұрын
ManshaAllah jazakaAllahu kher
@ashahassan2635
@ashahassan2635 6 жыл бұрын
Mashaa ALLAAHA Jassaakallaa khair
@ibrahimabdishuuriye7382
@ibrahimabdishuuriye7382 7 жыл бұрын
allah ku barakeeyaa
@malyuunsh3218
@malyuunsh3218 7 жыл бұрын
Masha Allah Sheikh jazakallahqeer
@yousufabdirashiid9899
@yousufabdirashiid9899 6 жыл бұрын
Masha Allah Jazaaka Allah Kheyr
@huddayousuf368
@huddayousuf368 6 жыл бұрын
Mnshlh wllky qaali jasakalaah khayr
@xasanomar9616
@xasanomar9616 3 жыл бұрын
Illaahaw xifdi adaa awood badane islaankana xifdi
@skadu8377
@skadu8377 7 жыл бұрын
Mnsha Allah Sheik sidad walal dhalinyaradeena somaliyeed noogu faideyso mnsha Allah in kastoo jeclan lahaa inad noogu soo boqtato sweden
@xamsecimaroonmedia2014
@xamsecimaroonmedia2014 3 жыл бұрын
Allahyow badbaadi
@husseinrabi3294
@husseinrabi3294 6 жыл бұрын
mansha allah jazakalah
@adangeydh7387
@adangeydh7387 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@xaliimoali1962
@xaliimoali1962 6 жыл бұрын
Masha Allh jasakallh kheer akhii
@khaalidxaaji2965
@khaalidxaaji2965 7 жыл бұрын
Maansha Allah laakiin suaal faraacinada kadib muuna muuse kala wareegin
@abdulazizoogle
@abdulazizoogle 7 жыл бұрын
Asc, nabi Muuse (csw) waligii muu galin dhulka Falasdiin. Yahuudi ayaa diiday inay dagaalamaan, waxayna ku dhaheen Muusow adiga iyo Ilaahaagu taga oo dagaalama!!! Sidaasbaanu ku geeriyooday nabi Muuse isagoo u cadhaysan Yahuuda.
@mohamedhassanjibril2535
@mohamedhassanjibril2535 5 жыл бұрын
khaalid xaaji riwayd
@asiawarsame6714
@asiawarsame6714 7 жыл бұрын
ALLAHA ku soo cesho gacanta islaamka
@lakilove2401
@lakilove2401 6 жыл бұрын
masha allha
@hindaofficialchanel8893
@hindaofficialchanel8893 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah
@Kmuhyadin
@Kmuhyadin 7 жыл бұрын
Masha Allah wall allah ka ajar siyo
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 7 жыл бұрын
shukran sheakh ilahay haku xafido
@shakurmohamed8326
@shakurmohamed8326 7 жыл бұрын
masha Allah walal qeyr alaha kusiya
@zaadoyuusufmohamed5029
@zaadoyuusufmohamed5029 6 жыл бұрын
Ilaahayoow noogu ilaali awoodaada aad markii horeba noogu ilaalin jirtay
@Ahmed-3-Abdi-
@Ahmed-3-Abdi- 6 жыл бұрын
Ilahay haku barakeeyo
@nacimocarabow971
@nacimocarabow971 6 жыл бұрын
Mash allah mash alla Allahu akibar Allahu akibar
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 7 жыл бұрын
Caku ciil badanaa yaa isiiyo awood aanyahuuda halmalin kaga dhigo Allahu akbar Allow adaa Awood leh
@ismailbile6713
@ismailbile6713 7 жыл бұрын
Samirah Samir wa run walahi Omaha.Allah mar uun islaamka wa heli doonan
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
insha,allah wlshy aniga xattaa waan rajeenayaa lkiin ilaahay nama dilo illaaa aan nabi ciise n.n.k.h garabkiisa midig isrmtaagi doonno oo yuhuuda eber kadhigi doonno waana calaamdaha qiyaama ugu waa weyn allaha nagaarsiiyo aamiin dheh wll fitnada weyna oo masiixu dajjaal allaha naga badbaadiyo aamiin
@isdajidaganaan2048
@isdajidaganaan2048 7 жыл бұрын
Cabdalla Yuusuf hhhhhhhhhhh hada maa lajihadid yuhuda maxaa xiligaas iskugu dibdhigee ? hada lajihaad hadaa Runshegeso . hhhhhh
@samirahsamir6930
@samirahsamir6930 6 жыл бұрын
isdaji daganaan Nugleer bay haystaan haday igusoo gamaaan hada 😂😂 so cimri dagdag igu dhici mayo talabaad hada jihaad dhab ahi maba jiro insha Allah markuu caadi usoo baxo ayan galaa Jihaadka
@mustafecarab4681
@mustafecarab4681 5 жыл бұрын
Aduni ka ilaasho
@abdirahmanmohamedadamow9239
@abdirahmanmohamedadamow9239 7 жыл бұрын
aamin yaa rabbi ilaahow inoo aqbal ducadaas
@fardosmahamedcismaan2854
@fardosmahamedcismaan2854 6 жыл бұрын
Allaha barakeeyo
@Ahmed-3-Abdi-
@Ahmed-3-Abdi- 6 жыл бұрын
Mshaa alhaa wllo Qaliy
@saprinakhalif9611
@saprinakhalif9611 6 жыл бұрын
Mashaallah Alahabarakeyo
@cabdallayuusuf9922
@cabdallayuusuf9922 7 жыл бұрын
Aamiin
@sadionuur5040
@sadionuur5040 6 жыл бұрын
جزاك الله وبارك الله لك أخونا
@maryanomar4126
@maryanomar4126 7 жыл бұрын
masha alah ajar alah kasiyo inta No faideysay insha alah wn so ceshan dona
@libananjalo6186
@libananjalo6186 4 жыл бұрын
Masha allaaah
@geesigaasidhalay1146
@geesigaasidhalay1146 5 жыл бұрын
Mashalah
@fadumoabdi2694
@fadumoabdi2694 6 жыл бұрын
Masha Allaah Jazakallah shehk
@khadroukash983
@khadroukash983 6 жыл бұрын
Manshallah manshallah
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893
@aragsanhooyomacaanjanokuwa7893 7 жыл бұрын
jasaakallaaah gaLdiiid
@qamarabdirahman3621
@qamarabdirahman3621 7 жыл бұрын
Scw
@hamseromance9039
@hamseromance9039 6 жыл бұрын
mchllha
@hanaadheman414
@hanaadheman414 7 жыл бұрын
masha alaah ilahey ajar hakaa siiyo
@cabdiqanimaxamed2184
@cabdiqanimaxamed2184 5 жыл бұрын
SHeekh ilaahay Haku Geeyo Janada Xisaab La,aan
@B.11ss
@B.11ss 3 жыл бұрын
Wxaan dawanya 29/ramadan/1442 masjidku alqasa yahuuudu ayaa burburineysa aad ban uga xjmahy qalpigeyguna ugubanaya in yuhuudu dad muslimiin ah laynayaan halka muslimiintii kle dawanyaso yaa rabiiiii xoree falstiiin yaa rabiii yaaa alllaaaah🤲🥺
@khadrasaleebanabdi5021
@khadrasaleebanabdi5021 3 жыл бұрын
Msha alhaa ale inuu hay hlelsiyo tagitankiisa dhamnteen ale hayna siiyo nasiibkaaa yaaa raaabi mulki
@amiindada2823
@amiindada2823 5 жыл бұрын
Insha Allah
@fatumometan6428
@fatumometan6428 6 жыл бұрын
man.shaa.alaah
@fardosmahamedcismaan2854
@fardosmahamedcismaan2854 6 жыл бұрын
Msha allh
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 107 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Diinta Budhiska oo laga helay nabinimada nabi Muxamed (ﷺ) !!!
40:08
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 82 М.
Qisadii Saxaabigii Milyaneerka ahaa [Cabdiraxmaan ibnu Cawf]
44:14
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 77 М.
Ma Ogtahay Wadamo nabigu ku bishaareeyey islaamkooda [Somalia]?
25:44
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 206 М.
Qisooyin badan oo aad u cajiiba oo dhiigu ku dhaqaaqayo!!
31:58
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 61 М.
Daawo Mucjisdii la tusay Sixiroolihii Toobada Keenay [Abdulaziz Oogle]
27:48
Qisadii cajiibka ahayd ee Nabi Khadar
19:57
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 184 М.
Jawaabta Su'aashii la waydiiyay Sh Barbaraawi
20:01
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 14 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН