MA OGTAHAY Pakistaan Tahay waddankii Ugu Horeeyay ee Muslim samaysta Nugliyeer !

  Рет қаралды 116,346

idaacadda buuloxuubeey

idaacadda buuloxuubeey

Күн бұрын

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa E-mailkaan
Idaacaddablx@Gmail.com

Пікірлер: 632
@DHIIRIGELIYE
@DHIIRIGELIYE 4 жыл бұрын
Hhhh Hassanow goormad luuqada sidan ubaratey?
@cadaweyare8969
@cadaweyare8969 4 жыл бұрын
DHIIRIGELIYE ani xitaaa wlh macalin xasaan waala yaaway ilahay hau koordiyo wlh shaactiro 🤣🤣🤣🤣
@kanaalkadunida1062
@kanaalkadunida1062 4 жыл бұрын
Dhiirigaliye Sxp Google translate wax badan Buu inaga caawiyey 😂😂 Hassan cismaan macalinka
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 4 жыл бұрын
DHIIRIGELIYE Flimada Hindiga ayaan waagii hore badsaday waa inta aanan Afsoomaali laga dhigin
@y4ska37
@y4ska37 4 жыл бұрын
@@buuloxuubeey aaheey anixataa waa daawan jiray
@shandhowyare5453
@shandhowyare5453 4 жыл бұрын
Talye wllhi waba layaabay odayka
@nuuradiincadami9794
@nuuradiincadami9794 4 жыл бұрын
Pakistan waa waddanka kaliya ah quwada Islamka Alle ha quweeyo Islamka 💪.
@Boi10-j5z
@Boi10-j5z 4 жыл бұрын
1.aad turkey
@xamsexikmaawi5387
@xamsexikmaawi5387 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@Gaylan-Media
@Gaylan-Media 4 жыл бұрын
Daqiiqada 5:17, Wariyuhu wuxuu ku sheegay in Soomaaliya xoriyadda qaadatay 1950-kii ma jirto taasi waa khalad 1960-kii bay ahayd.
@khaliifmahamoutt7037
@khaliifmahamoutt7037 4 жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته..... Barnaamijkan ma ogtahaY ayamahan maanan araG aad yaaan ugu xiisnaY... Aad ayaan ujeclahaY walaheen reer Pakistan ......🇵🇰 Mahadsanid walaL......
@adablearlaadimedia7006
@adablearlaadimedia7006 4 жыл бұрын
Msh
@kaafiabdiofficial8282
@kaafiabdiofficial8282 4 жыл бұрын
Masha allah idaacada boloxubey Fahamka dulsha somali❤⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@maxamedcabdinuur1053
@maxamedcabdinuur1053 4 жыл бұрын
P00 la p90l
@abdirahmanmohamed627
@abdirahmanmohamed627 4 жыл бұрын
😡😡
@sabiroabdifatah941
@sabiroabdifatah941 4 жыл бұрын
Aad ayaa ugu farax sanahay wadan Muslim oo awood leh masha allah
@nafisotahir9379
@nafisotahir9379 4 жыл бұрын
0:53 luqadahaaa isdaaa ugu hadasho layab 🇮🇹 🇵🇰 ka 🤣🤣🤣🤣🙏 shactiiro🤣🤣🤣🤣
@werizahmed3861
@werizahmed3861 4 жыл бұрын
Asc waan ku salaamay walaal Xasan Cisman Xaaji waxaan ahay qof KZbinkaaga aad ugu xidhan waxaan arkay channelo carab ah oo ka sheekaynaya in kacbadda ama xaramka barakysan ee magaalada barakaysan ee makka ku yaal in aanay shimbiraha iyo diyaaradduhu mari karin ayna tahay sida saddex xagalka Bermuda ee mawduuc nooga soo diyaari waxaana rajaynayaa inaad fariintaydan arki doontid mahadsanid ASC.
@fadxaarab6314
@fadxaarab6314 4 жыл бұрын
Mn sha allah ilhay ha ku siyaadiyo cilmi iyo diinibs waad leedahay yutuobe yada wan u jeclahay kan iyo ogaalka dunida ilhy haydin xafido
@gamestart3659
@gamestart3659 4 жыл бұрын
Jimcaha kale barnaamijka wa'ogtahay kusoo qaado dalka Yemen 🇾🇪
@sumayoilyaas8279
@sumayoilyaas8279 4 жыл бұрын
Shukriya Pakistan zidabad 😍😍🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰
@frenchmontana3413
@frenchmontana3413 4 жыл бұрын
M.a Walaaal hadaaad soo laabatay welcome back legend✌Ⓜ️😜
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
*ma ogtahay Runtii barnaamij aan xiisiyo💗 Alle cilmiga iyo aqoonta haku barakeeyo ustaad*
@kaafiabdiofficial8282
@kaafiabdiofficial8282 4 жыл бұрын
Ikucaawi subsribe🌱
@ahmedcabdi5220
@ahmedcabdi5220 4 жыл бұрын
Xasan osman codka Illahy haku Dayo ZHP ADO RALIYA WADANKA ADO RALIYA 👍
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 4 жыл бұрын
Masha allah. Thanks brother keep going ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@botaanyarechannel7488
@botaanyarechannel7488 4 жыл бұрын
Waaw wlh barnaamij soo saare cajiib ay ayaa tahay Radio buuloxube🔴🔴
@aminashire1548
@aminashire1548 4 жыл бұрын
Nin cajiiba xasan osman xaji mazha Allah 😍 codkaaga alle haku siyaadsho
@maxamedkaraama4265
@maxamedkaraama4265 4 жыл бұрын
Masha Allah Pakistan guul Ayan u rajayn WA wadan Muslim ah oo Muslim ka manta hogamiyah🙏👍
@shindonunowhussein9312
@shindonunowhussein9312 4 жыл бұрын
masha Allah 🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰🇵🇰💟💟 💟💟💟💟💟💟💟 💟💟💟 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@rahmoroza2940
@rahmoroza2940 4 жыл бұрын
بہت بہت شکریہ بھائی اور اللہ آپ کو سلامت رکھے
@abdisalanismaelmohamed4681
@abdisalanismaelmohamed4681 4 жыл бұрын
Barnaamijkaan ma ogtahay aadbaan uxiiseeyaa horay usoco Hassan osman haji
@samatarlyrics
@samatarlyrics 4 жыл бұрын
Afka hindi waaad ku fiican wllhi qosol ayaa iga dhamaaty wlhi 🥰🥰🥰
@mlhjrglbgmlcmlhjrglbgmlcml851
@mlhjrglbgmlcmlhjrglbgmlcml851 4 жыл бұрын
Allah Aniga kisto wan qoslay Masha Allah Aqal qaali Allah yaxfadak jaazakallaha kheer Allow somali nawad ii bash bash iyo barwaqo sii yaaa raabi yaaa kariim In shaa Allah qeeer
@justdoit4912
@justdoit4912 4 жыл бұрын
Masha allah
@claahicolaad6003
@claahicolaad6003 4 жыл бұрын
Macali barnaamijka waanaga daahisay wxn umaleenaa in aad mashquushay tanki you
@frontendprodesigner4299
@frontendprodesigner4299 4 жыл бұрын
Reeer farax mad madowe.. nicmadii Allah uguu deeqee kama faidesaan wlhy
@AhmedMohammed-dw1jz
@AhmedMohammed-dw1jz 4 жыл бұрын
Kkkk
@yuusuf6806
@yuusuf6806 2 жыл бұрын
Haye
@ahmedmusa3418
@ahmedmusa3418 4 жыл бұрын
Wow Hasan osman
@yusufadammohamed2358
@yusufadammohamed2358 4 жыл бұрын
5:17 wlle sedex iƴo toɓan sano aƴaa udhaxeyso somali wxƴ qaadaty xurnimada 1960
@hodanxuseen8538
@hodanxuseen8538 4 жыл бұрын
Somalia xornimadeda waxay qadatay 1950 lkn lama ictiraafin ee waxa la aqoonsaday 1960
@y4ska37
@y4ska37 4 жыл бұрын
13kaa lama ictiraafsaneen
@abdirahiimabdulahiali7299
@abdirahiimabdulahiali7299 4 жыл бұрын
Sxp 1950 waa lagu dhawaqy lkiin si fcn looma aqoonsan aqoonsigu wuxuu dhacay 1960
@OMAR-gx3yy
@OMAR-gx3yy 4 жыл бұрын
Waxay qadatay 1950 10 sano waaxa la barayay sida loo mamulo dowlad nimada macalinka barayay waa itelly
@abdiwelisiciidguray4835
@abdiwelisiciidguray4835 4 жыл бұрын
@@hodanxuseen8538 yaa Ku siiyay xoriyada hdaan Somaliland alle kasoo dirin saad manta tahaybaad ahan lahayd
@zakisuldaan9975
@zakisuldaan9975 4 жыл бұрын
Mahadsanid macalin hasan nin waxbartay barnamij kagaga ad ban uu xiseya 👍👌
@zahraweyseysane3952
@zahraweyseysane3952 4 жыл бұрын
Walee magacbaad ubixisay ku haboon reer faarax madmadoobe👏👏👏👏👍👍👍
@DahabiSahane
@DahabiSahane 3 жыл бұрын
Sxib hassan barnaamijyadaada lagama xiiso dhacayo walahi m,a
@geefaylechannel8900
@geefaylechannel8900 4 жыл бұрын
Waa nagu soo dhaahdey mr xassan
@سالمالتميمي-ت4ن
@سالمالتميمي-ت4ن 4 жыл бұрын
Mahdsanid Hasan Haaji
@mohamedosmanfg2103
@mohamedosmanfg2103 4 жыл бұрын
Xasan cismaan guul ayaan ku leyahy
@mohamedosmanfg2103
@mohamedosmanfg2103 4 жыл бұрын
Reer farah mad madoobe anigo waan dhihilaha waa rooy waxa dadka naga reebay waa qabyaal iyo qabeel aan isgacan qabano aan hor mar gaarnee illow qabeel iyo bayaalad naga madoobe hadan nahy reer farax mad madoobe
@bilicdawadanka3101
@bilicdawadanka3101 4 жыл бұрын
Maasha allh Asc asxaatayda aan jecelahah galab wanaagsan maasha allh
@mohamed137
@mohamed137 4 жыл бұрын
Thank you bro hassan haji qof an alle darti u tagero
@mahamedsaalamiin3655
@mahamedsaalamiin3655 4 жыл бұрын
Haa waan kula socaa socohee
@khaalidmumin3030
@khaalidmumin3030 4 жыл бұрын
Zhp heestan ma ogtahy aya qada
@logo7077
@logo7077 4 жыл бұрын
Ninyaw walahay waxatahay ninyaabletahay sidaad ubarata afafka badan alle hakuxifdiye
@jaahidajeelow7097
@jaahidajeelow7097 4 жыл бұрын
intan firsan barnamishka idaacada buuloxuubeey ayanba 👍like👍 taba saaraa 👍
@abdikarimsharmarke1518
@abdikarimsharmarke1518 4 жыл бұрын
Reer Lahore wa idin salamay👍
@abdisamadhaashi4935
@abdisamadhaashi4935 4 жыл бұрын
Channel qudha een si toos ah ula socda waxaad kow ka tahay dadka aan wax badan ka fa'iidaysto hore u soco bro waxaad tahay wiil aad u dadalay
@axlamaxlam3232
@axlamaxlam3232 4 жыл бұрын
Hhh reer farax madmadoobe 😂 😂 somalida dhib bdna turkey in saas loga so cayriyo ka bqi 😂
@abdirahmanbukhaari9261
@abdirahmanbukhaari9261 3 жыл бұрын
Caasimadu Islama Bad MIYEYSAN ahayn
@halimaabdulaahi3009
@halimaabdulaahi3009 4 жыл бұрын
Mahadsanid Walal xasan cusman🙂
@ismailmohamedahmed6994
@ismailmohamedahmed6994 4 жыл бұрын
Ustaad heestaan aan rabaahe linkig iisoo dhig adoo mahadsan
@mohamedabshir7716
@mohamedabshir7716 4 жыл бұрын
Mshlh alle xasanad hakasiyo my brother. Barnamijkaan waxbadan ban sugayay
@E25-e2w
@E25-e2w 4 жыл бұрын
Ar reer Faarah dhib badana😂😂
@AhmedAli-yc7sl
@AhmedAli-yc7sl 4 жыл бұрын
Heestan magaceeda ha laygu caawiyo
@obsiiyeofficial2093
@obsiiyeofficial2093 4 жыл бұрын
Thanks beother please yaa ii sheegi kara ninkan xaga u ku sugan yahay waa nin wax badan oge
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 4 жыл бұрын
Masha Allah jumca waangsn
@abdidahirhassan2710
@abdidahirhassan2710 4 жыл бұрын
Bohotbohot kee shukriya🙏👍
@abdirisaqyuusuf4753
@abdirisaqyuusuf4753 3 жыл бұрын
M. Waad kabax satay xasnow wllo Horay usco👏👏👏👍👍
@dugshorts
@dugshorts 4 жыл бұрын
Cusmaan wanku salaamay
@lipansheik1337
@lipansheik1337 4 жыл бұрын
Haaa wixii hore u ogaa like uzaar
@sahraabdirahman6601
@sahraabdirahman6601 4 жыл бұрын
Buulo xubey best channel ♥️
@_Bulldog
@_Bulldog 4 жыл бұрын
Reer Farah mad madoobaey😂✌
@zamiiramataan7125
@zamiiramataan7125 4 жыл бұрын
Ma ogtahay waa barnamuk aan xiseeyo 💙 shukran ustaad
@ankarciro4717
@ankarciro4717 4 жыл бұрын
Haa wan udhawan karnaa wanan dhafi karna wahadanu isisamaxno alle barino qulubtenan alle isuso jediyo ee sxb waxad tahay hays yasin wax kastana awooda alle ayay ku socdan waxan inahaysatna qabiil mahaa ee waa danbigena alle waxan kabaryaya inuu qulubteena mideeyo amiin inshaa allah wanu gulaysan alle mahad leh
@casircalixussen758
@casircalixussen758 4 жыл бұрын
masha allah idaacada buulaxooboy
@123mohamedh
@123mohamedh 4 жыл бұрын
hhh masha Allah walal Hassan cismaan ilaaheey ha ku barakeeyo reer farax madmaddobe ilaaheey dooladnimadeena ha noo soo celiyo insha Allah
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho 4 жыл бұрын
Mahadsnid ....walal Xasan cismaan xaaji..sida aad u ilaaliso dhawaaqa luuqadaha.... dunida kale.....mahadsnid
@aishaabukar8678
@aishaabukar8678 4 жыл бұрын
Waxan u rajeynaa Pakistan guul guulesta reer Pakistan
@mohhamettelawil9563
@mohhamettelawil9563 4 жыл бұрын
Mzha allh nio zida taariikhda usoo bandhigto
@mohamudibraahimjazari9091
@mohamudibraahimjazari9091 4 жыл бұрын
Muuqaladaada waan ka helaa pro allha ku dhowro
@ahmedabdullahijama4511
@ahmedabdullahijama4511 4 жыл бұрын
Masha allaah waan tageeraa aad baana ugu xiranahay sxpkay hormar wacan soo badi barnaamijyada
@abukatesamadon1511
@abukatesamadon1511 4 жыл бұрын
Karachi wa magalada ganacsiga Pakistan lkn casimada wa Islamabad sxb
@farhaneid2056
@farhaneid2056 4 жыл бұрын
Si wanaagsan ayaan u xiiseeyaa walal barnaamijyadaada Xasan cismaan xaaji
@yunisomar3359
@yunisomar3359 4 жыл бұрын
Qalbiga somalida ilahay ha badalo Qabyaalad baa waashay
@maxamuudmaxamedgood
@maxamuudmaxamedgood 4 жыл бұрын
Aad ayaan ugu Qanacsanahahay barnaamijyadaada
@aminaahmed8836
@aminaahmed8836 4 жыл бұрын
Waan jeclahay Pakistan iigu soo duceeya inaan tago
@MohamedIbrahim-fh3fj
@MohamedIbrahim-fh3fj 4 жыл бұрын
Reer farax mad madoobe Dulinimada aan iska dayne 🙏🙏🙏✌️
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219
@ruweydaabuukarmustafaxalii2219 4 жыл бұрын
Akiid haaaaa yaa Akhi اكيد طبعان ياخي العزيز أشكرك جزيلا 👍👌👏😊🤗
@muxiyomuuse3639
@muxiyomuuse3639 4 жыл бұрын
Maasha,Allah wariye codkiisa loo bogay
@gacalibnuabdiabdi5776
@gacalibnuabdiabdi5776 4 жыл бұрын
Qofki ugu horeeyay oo fiirsado ayan ahay Anku wada salina nabiga scw SCW SCW SCW SCW SCW
@hapiabdi7915
@hapiabdi7915 4 жыл бұрын
Wxn ku odhan laha somalida Ha niya jabiN
@cadaweyare8969
@cadaweyare8969 4 жыл бұрын
Waafaraxsanahay anigo daawanin videoga aya commentiga iska soo qoorey waayo macalinkey waa iska ogahay inu waax fiican noso guudbiya waana ku faraxsanahay MAOGTAHAY manta nolaso daayey keep going 🙏✊
@Meymaati
@Meymaati 4 жыл бұрын
Wllhi Waa channel Kaliya Aan jeclhy RunTii.❤
@calicabqaricalicabqari6598
@calicabqaricalicabqari6598 4 жыл бұрын
جزاك ألله خير
@walalaadilchannel1776
@walalaadilchannel1776 4 жыл бұрын
Macalin Casimada waa Islamabaad Ee Karachi wa magalada Ganacsiga
@sharmakeabdikadir1393
@sharmakeabdikadir1393 4 жыл бұрын
Somalia waxey xornimada qadatay 1960 ee mahan 1950
@saedibrahim3485
@saedibrahim3485 4 жыл бұрын
Sharmake Abdikadir maamul hoosaad daakhiliya ayaa lasiiyey somalia 1950 TASOO uu raysalwasaare ka ahaa cabdilahi ciise maxamuud
@AliMohamed-gs1cg
@AliMohamed-gs1cg 4 жыл бұрын
heestan barnaamijka xagee ka helyaaa sxp
@hanadmohamed4574
@hanadmohamed4574 4 жыл бұрын
Macalin xasanow xurnimada 1960 aa qaadane ee Ma qaaday 1950 mahadaanid 👏👏👏👏
@maxamedraaip5859
@maxamedraaip5859 4 жыл бұрын
Mahadsanid Wll noso gudbi tarikhda timorlinki
@khadarsomaalitv566
@khadarsomaalitv566 4 жыл бұрын
Mashaa alaah horay usoco wlalky
@tmptmp1639
@tmptmp1639 4 жыл бұрын
Alx buulo mahadsanid sxb noloshayda in aaan noolaado sxb unoqotay caawa
@kamaaljamac3737
@kamaaljamac3737 4 жыл бұрын
WLL MUSHKILADA SOMALLIA WAA MAJEERTEEN; WAA QABIILKA UGU TIRA YAR SOMALIA HADANA AYAGA GO'AMIYAAN SHARCIGA WADDANKA; WAA QABIILKA DIIDAY IN LA IS TIRA KOOBA IYO IN DISTUURKA AFTI LOO QAADA IYO IN QABILAADKA KOON FUREED BADAN KOODA AAN ABIDKOODA XUKUNKA KAALINTA AQOON TOODA GAAR SIISAN TAHAY AAN WAX LAGU SIININ IYO WAX YAALA KALA OO BADAN
@subscribelikesharecomment7843
@subscribelikesharecomment7843 4 жыл бұрын
No badetilmaameedsi soomaali waxba isma dhaanto
@abdinurhassan2872
@abdinurhassan2872 4 жыл бұрын
Waxaan ahey qofka ugu horeyey ee dawadda
@abdow4104
@abdow4104 4 жыл бұрын
Mashallaah shukran 👍💪👏✌☪️🇸🇴2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣
@axmeddalabcaliaxmeddalabca6099
@axmeddalabcaliaxmeddalabca6099 4 жыл бұрын
Zxp waad isfalashaatay ee Somalia waxay xoriyada qadatay 1960
@buuloxuubeey
@buuloxuubeey 4 жыл бұрын
1950 Sxb
@NNN915
@NNN915 4 жыл бұрын
Rer farah madmadoowe😂😂😂😂😂😂
@jamiilmedia
@jamiilmedia 4 жыл бұрын
karachi caasimadda maaha ee waa magaalada ugu ween lkn caasimada waa ISLAMABAD
@queenxafsaciise7332
@queenxafsaciise7332 4 жыл бұрын
masha allaah buula xuubey barnaamijyadaada wan jeclahay anigo like saarin maba joogi karo baarakallaah
@mahamudabdi6279
@mahamudabdi6279 4 жыл бұрын
Ilaahow noo naxariiso
@abdirahmanyusufofficial3272
@abdirahmanyusufofficial3272 4 жыл бұрын
Mashalh sxb aaad ayaaaa umahadsanthy sida wacan aaaa nooo gu sooo gudbisay ma ogthy asante sana oo ah aad ayaaa umahdsanthy 👌👌👌👌
@abdlehurwaa8079
@abdlehurwaa8079 4 жыл бұрын
Waan ku salaamay MR Xasan Osman Xaaji ♡♡♡♡♡
@hamdiahmed767
@hamdiahmed767 4 жыл бұрын
Maansha Allah wll aad bn uxiseya barnamijkan waxaaan jeclaan lahaa hadaad wakhti haysid inaad nosobadisid adoo mahadsan
@MohamedAhmed-vk8vp
@MohamedAhmed-vk8vp 4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@MEECAAD_MEDIA
@MEECAAD_MEDIA 4 жыл бұрын
Soo badi barnaamijyada ma ogtahay
MA OGTAHAY  Masabumi Hosono uu waddanka japan ka yahay doqon ?!
11:47
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 142 М.
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,4 МЛН
Inside Out 2: BABY JOY VS SHIN SONIC 3
00:19
AnythingAlexia
Рет қаралды 6 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 11 МЛН
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 217 М.
Shiicada Iyo Marin Habaabinteeda Dadka Muslimiinta Sunniyiinta ah
14:50
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 167 М.
Ma Ogtahay...?! 054.
3:34
Sahanka
Рет қаралды 53 М.
Riwaayadii Cilmi iyo Caado iyo Hoobalada Waaberi
1:55:38
Universal Somali TV
Рет қаралды 204 М.
Ma Ogtahay Nigeria in looga Hadlo 520 Luuqadood Iyo Diimo kala duwan ?
10:33
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 82 М.
MAXAA KU QARSOON CIIDA CHRISMAS-KA EE LOO DABAAL DAGO?
18:49
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 194 М.
Остановили аттракцион из-за дочки!
00:42
Victoria Portfolio
Рет қаралды 3,4 МЛН