ma ogtahay sababta ay muslimiinta u soomaan 10ka maalmood ee ugu horeeya bisha dul xija?!

  Рет қаралды 2,082

fuad amin daud

fuad amin daud

Ай бұрын

FUAD AMIN: Home of islamic studies
cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
______________________________________________________________________________________________________
fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada
#plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada
booqo channelkeyga labaad:
#horusocod_media : / @horusocod143
__________________________________________________________________________________________
daawo muuqaaladeena kale:
playlist: • qisooyinka nabiyada/ q...
1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: • qisooyinka nabiyada/ q...
2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: • qisooyinka nabiyada/ q...
3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: • 5 shey oo burinaya soo...
4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: • muxuu sheydaanku ku sa...
5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: • maxaa dhacaya habeenka...
6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: • qisooyinka nabiyada/ 4...
7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: • qisooyinka nabiyada/ m...
8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: • qisooyinka nabiyada/ q...
10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: • qisooyinka nabiyada/ n...
11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: • qisooyinka nabiyada/ 3...
12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: • qisooyinka nabiyada/ q...
13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: • qisooyinka nabiyada/ q...
15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') • qisooyinka nabiyada/ q...
17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: • qisooyinka nabiyada/ m...
18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: • qisooyinka nabiyada/ q...
20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: • qisooyinka nabiyada/ q...
21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ q...
22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: • qisooyinka nabiyada/ q...
23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: • qisooyinka nabiyada/ q...
24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: • qisooyinka nabiyada/ w...
25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: • qisooyinka nabiyada/ h...
26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: • qisooyinka nabiyada/ q...
27) qisada ushii nabi muuse CS: • qisooyinka nabiyada/ m...
________________________________________________________________________________________________

Пікірлер: 17
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 Ай бұрын
Masha Allah
@CabdulaahiMaquul-kg4uu
@CabdulaahiMaquul-kg4uu Ай бұрын
يا ذالجلال والإكرام يا حي يا قيوم برحمتك استغيث اصلحني شأني كله ولاتكلني الي نفسي طرفةعين
@user-wo2pn5nh9q
@user-wo2pn5nh9q Ай бұрын
Mansha allah ❤❤❤
@user-xj5cy2hs3r
@user-xj5cy2hs3r 28 күн бұрын
Maashaaalah alahainawaafajiyo
@Mohammedabdikariim-rx8uj
@Mohammedabdikariim-rx8uj Ай бұрын
Masha alah
@user-np6ij6gm5v
@user-np6ij6gm5v Ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤alaha naga dhigo kuwa kafas,ideysta qeerka tobanka dil xaja jasaakalahu qeer shekh fuad 👍
@AnabMohamad-wu3lf
@AnabMohamad-wu3lf Ай бұрын
Jizaaka Allah Alkhair Shiikh Fuad. ❤🎋
@ikranabib7919
@ikranabib7919 Ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah Jazaka Allahu khayr wllo ❤❤❤❤
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
Masha Allah❤
@user-db1gq8lo8v
@user-db1gq8lo8v Ай бұрын
Asc jizakala qeer
@sahra4159
@sahra4159 Ай бұрын
Jazakallah kheyr sheekh Fuad
@fuadamindaud
@fuadamindaud Ай бұрын
Aamiin yaa Allah Baarakallaahu fiik
@cabdirisaaqismaacil4622
@cabdirisaaqismaacil4622 Ай бұрын
salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam
@ismailegge3430
@ismailegge3430 Ай бұрын
Walalkey sh fuad waxan inan kuweydiyo hal-sual ee malin aniga iyo nag madow oo africab waxa nadhaxmartay ganacsi marka wll nagta waxbay iiga iibsatay markan dhamaysanay oo aniguna siitagay markasay iiyertay waxana tiri toban shilin oo sadaqo isii waam siiyay wan iska tagay markii aan dhaqaajiyay markasay itiri hadan anoo maqlayo waxay dhaheeyso tobankan adigu iidhiibtay wasaqo waxan geynayaa kanisad aniguna ilahay baa niyadauda arkaayo kanisad ahan mabixinin ee wan iska qosley wan iska tagay lkn markasto murug iyo wel wel ayaa iiga haysto iyida sadaqo isii ayay idhahday toban shilin hadan markan tagay waxay kubadashay hadalka tobankii aad iidhiibtay kaniisad ban geynayaa markaa markasto dhib iyo wel wel iyo cabsi ilahay barri siduu iyeli dona anoo is dhayo haben iyo malin sheqow bal iso jawab wll
@bashiirFarax
@bashiirFarax Ай бұрын
Mundane fuad amin daud xalay muuqaal ma soo dhigin bee intee ka baxday ustaadoow😢😢😢?
@fuadamindaud
@fuadamindaud Ай бұрын
Haa sxb waan yara mashquulay Waan idinka raalli gelinayaa
@bashiirFarax
@bashiirFarax Ай бұрын
Haye
Quraanku Sidee Aqliga U Dhisa┇► Sh Mufakir C|Rahmaan Bashiir
27:39
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
small vs big hoop #tiktok
00:12
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 34 МЛН
Жайдарман | Туған күн 2024 | Алматы
2:22:55
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 1,6 МЛН
ОДИН ДЕНЬ ИЗ ДЕТСТВА❤️ #shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 8 МЛН
Cirrada  | Mucjisada Quraanka Iyo Maanka Gaalada.
10:40
Sahanka
Рет қаралды 26 М.
Qisada: ducadii diyaaradda hawada ka soo dejisay| sheeko layaab leh!
12:52
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН