Cirrada | Mucjisada Quraanka Iyo Maanka Gaalada.

  Рет қаралды 26,590

Sahanka

Sahanka

4 жыл бұрын

Mar kasta quraanka waxa ka soo baxa mucjiso aan hore looga warhayn oo markaas uun la ogaaday, balse dhegihii Ilaahay waaniyo ayuun baa waansan, ku wax qaadasho iyo ku waaya aragna leh.

Пікірлер: 150
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 4 жыл бұрын
#sahanka xogaha Walalo yar yarka mulxidiinta gaaladu inaga duufsadeen ee qurbaha ku sugani canelkaagan aad ayay u daawadaane casharada noocan ah u soo badi insha allah inuu weedhaada Alle ku soo hadeeyo ayaa rajaynayaaye
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 4 жыл бұрын
Sahanka xogaha channel waad kumahadsantahay sida aad no-go so gudbisid barnamijyada quruxda badan waad ku mahadsantahy
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
Somaalaay sahanka xogaha waa sahanka aqoon siyaad sasho
@studiobayinah5254
@studiobayinah5254 4 жыл бұрын
Walayal sh tafsiirinayo ayadaha magcicis plz
@studiobayinah5254
@studiobayinah5254 4 жыл бұрын
Walayal sh tafsiirinayo ayadaha magacis
@Xaliye2024
@Xaliye2024 4 жыл бұрын
@@studiobayinah5254 sheekh dirir
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 4 жыл бұрын
mahadsanid bro malin kaste wax cusub ban kaa faaiida
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 4 жыл бұрын
sxb aad ayaad ugu mahadsantahay dhamaan barnaamijyada wanaagsan ee aad nala wadaagto allaha khaykiisu ku siiyo
@caaficlinic
@caaficlinic 4 жыл бұрын
Waa xaqiiq naga Dahsooneyd oo ad noo soo bandhigtey wll illaah ha ku barakeeyo cilmigaaga
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 4 жыл бұрын
Waxd si caqliyan ah ula dagalamysa cilmiyiinta iyo allekodka , Ku wad bro kor Alle haka dhige
@ilyaasmohamed4325
@ilyaasmohamed4325 4 жыл бұрын
MSha allah ilahay hana fahansiiyo qur.aanka kariimka
@khalidabdi9958
@khalidabdi9958 4 жыл бұрын
Masha allah wll allah haku barakeeyo wa muuqaal cilmi kusalaysan allah hakula garabgalo cimiga aad nalawadaagayso
@nuradinaliyusuf4825
@nuradinaliyusuf4825 4 жыл бұрын
#عبدالداءم الكحيل Sxb channelkas in bdn oo mucjisooyinka qur'anka ah ayuu aad usharaxaa, umadana faaiido uyeelan kara, hadii ay hesho cid ufasirta, mrka wlal qaali channelkaas umada oga faaidee, hadad horay ugu taxneydna wa arin wngsn, mhdsnd
@momo-389
@momo-389 4 жыл бұрын
Yaa ku faanaya inuu madow yahay🤴🏾
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan subscribe
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan isaar subscribe
@shukriahmed9914
@shukriahmed9914 4 жыл бұрын
Soomaali ayaan gufaanaa
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
@@shukriahmed9914 ihanks
@momo-389
@momo-389 4 жыл бұрын
Shukri Ahmed somali cagaar miyarka madow mahoo
@abdurahmanbaxsane6709
@abdurahmanbaxsane6709 4 жыл бұрын
aadan khadar ali rooble #adan sahan
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 4 жыл бұрын
Allahu Akbar Mclin Aadan Allaah ku xfdo
@muniiryare3605
@muniiryare3605 4 жыл бұрын
Mncha alllah walal alle haku barakeeyo ilahay dartii bn kuu jeclehee
@maxkoinanuuraani34
@maxkoinanuuraani34 4 жыл бұрын
waa mahandsanty ustaad adan sahn
@imanyare5776
@imanyare5776 4 жыл бұрын
Wcs wr wb mclin Aden thanks
@kaltuunali7597
@kaltuunali7597 4 жыл бұрын
Baratyda sahanka xogaha rabi haydin xifdiyo.
@shaaficimustafe8095
@shaaficimustafe8095 4 жыл бұрын
Waanu Kugu Dhiiri-gelinaynaa Inaad Dadaalka Halkaa Ka Sii Wado, Caqliga Iyo Cimriga-ba Guulle Ha Kuu Barakeeyo "Khadar Sahan"❤
@Gangaman09
@Gangaman09 4 жыл бұрын
Allah bless you doing good job keep doing u wat u doing thanks 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍😀
@HAWADAFILMSVLOGS
@HAWADAFILMSVLOGS 4 жыл бұрын
Quranka karimka alle waa halka daawo oo la isgo daaweyo isko daaweeya umada islaamka ahoow aqriya
@justtt.4nx_p7
@justtt.4nx_p7 Жыл бұрын
Sheikha tafsiirka aqrinaayo magaciis wllo
@siciidlaydh9691
@siciidlaydh9691 Жыл бұрын
Sheikh dirir
@somaliking07
@somaliking07 4 жыл бұрын
Jazakallah walaal Rabi khayrkeeda haku siiyo
@islamabdi3793
@islamabdi3793 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal, kheir badan Allah hku siiyo.
@abdurahmanbaxsane6709
@abdurahmanbaxsane6709 4 жыл бұрын
mansha allh ala yacizka
@a.shakuursaed9125
@a.shakuursaed9125 4 жыл бұрын
Maahmaahda ha khaldin waa = dhagihii alle waanshay ayey waanadu deeqdaa
@leylaahmed4161
@leylaahmed4161 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll musikadii waad nagadeysay 🥰
@gadafmedia230
@gadafmedia230 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad allah haku xafido
@Istahil1
@Istahil1 4 жыл бұрын
Assalamu calaikum wll . Wll adoo raaliya siiradii rasuulka scw inaad soo diyaariso si taxane ah ilaahay haka raali ahaado mahdsanid.🙏
@cabdiladiifcali1990
@cabdiladiifcali1990 4 жыл бұрын
MashaAllh wllo Aadn waad mahdsntaay
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan isaar subscribe
@m.c.cgraphicdesigner7241
@m.c.cgraphicdesigner7241 4 жыл бұрын
Yaaaaaaaaa
@maazinibraahim5714
@maazinibraahim5714 4 жыл бұрын
Masha allah jazaaka allah qeeyra
@muhsinabdirachid3087
@muhsinabdirachid3087 4 жыл бұрын
Shukran sxp aadan
@minauhmeth1091
@minauhmeth1091 4 жыл бұрын
Shukran wll
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 4 жыл бұрын
Thanks bro aadan
@nuurahmediidow7907
@nuurahmediidow7907 4 жыл бұрын
Waa ku tagerta sxb masha allh
@najimamohamudhassan1224
@najimamohamudhassan1224 3 жыл бұрын
Wll codkaga yara hoseya wad mahdsantahy ilahay cilmiga hakuu barakeyo
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 4 жыл бұрын
Thnks zxb barayahn dhalinyaro maanfur la baxday baa soo baxday ee mawduuc kasoo diyaari
@azlmcl198
@azlmcl198 4 жыл бұрын
allahayow adaa weynoo waaxidaaye xaqa nagu hanuuni aamiin.
@nagibaliibrahim1990
@nagibaliibrahim1990 4 жыл бұрын
amin
@saahajamac9274
@saahajamac9274 4 жыл бұрын
Amin
@najmamustafe6555
@najmamustafe6555 4 жыл бұрын
Msha allah
@colfmoment2604
@colfmoment2604 4 жыл бұрын
Walee waad mahadsantahay
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 4 жыл бұрын
alle ha noo kaa daayo aqoonyahanka kaliya ee aan ku faani karro
@khadarcaysane6625
@khadarcaysane6625 3 жыл бұрын
Waxan ilahay kaaga baryayaa inuu khyrkeeda ku siiyo aqoontaada
@updirzakbazhir1280
@updirzakbazhir1280 3 жыл бұрын
Mn cHa allh aden khader
@nasramohamed6338
@nasramohamed6338 3 жыл бұрын
Masha allah
@fuadabdi2137
@fuadabdi2137 4 жыл бұрын
Fikirka caadiga ahi miyuu soo saaraa
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan isaar subscribe
@alteso10
@alteso10 4 жыл бұрын
doqomoda gaalo waxay damcayaan inay soo saaraan aqoon casri ah oo xaqiiqo ah si ay uga saaraan meesha kitaabkan alle ee ay muslimiintu mar walba ku tookhayaan lkn aqoontii ay sosaarayeen ayaa markhaati u noqonaysa qur,aankii maxaayelay wax xaqiiqa ah hiil mawaayaan allaah awood badanaa s w t
@khadarcaysane6625
@khadarcaysane6625 3 жыл бұрын
Sahanka xogaha aadan sahan waan ku wataaa sxp waxa iyo wax ka badan ba waan kaa sugaynaaa waa wax aqoon kuu kordhinaya
@mohamedabdilahiali968
@mohamedabdilahiali968 4 жыл бұрын
Ciradu aniga Macmiil Ayy iga dhiga tay 😅😅😅🤣🤣🤣
@yaasirAbdiqani
@yaasirAbdiqani 4 жыл бұрын
Shkrn zxp aadan
@mukhtarcabdi7271
@mukhtarcabdi7271 4 жыл бұрын
Shugran wll
@sakiofficial4289
@sakiofficial4289 4 жыл бұрын
wcs waraxmatulaahi wabarakaatu wll kqy qaaliya ale ha ku dhawro
@cadowcali5878
@cadowcali5878 2 жыл бұрын
Macalinkeena physickiska wuxuu dhahay ciraada waxaa muujineysaa in uu qofka caqligiisa dhameestir may kalar cad ee tinta waxey ka dhigantahay in uu joojiyay koreynshaha caqliga iyo jidhaka , Sidaas darteed reflection of white color
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 4 жыл бұрын
Waxn Asxb nahay will rer syria ah dadisuna waa 20 jiir hadana Ciroo ayu leyahy runti waa wiil aad uu aqon badan oo Maths ka iyo Chimistery ku ficn
@ismaaciilcade8621
@ismaaciilcade8621 4 жыл бұрын
m a
@sagalmohamed7112
@sagalmohamed7112 4 жыл бұрын
allaha cimriga caqliga cilmigaba hakuu barakeeeyo mahadsanid
@shukriahmed9914
@shukriahmed9914 4 жыл бұрын
Adne sidoo gale aammin
@ahmedabdikadir5799
@ahmedabdikadir5799 2 жыл бұрын
Walaal timaha lama dhobeysaa ka soo hadal, fadlan
@rashiidgaballaax.777
@rashiidgaballaax.777 4 жыл бұрын
Tnkz Zhp Like iizaara zhbY
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 жыл бұрын
Aar inta fartataqaanay ha igala bakhaylin subscriber
@rakkoalyusfi7465
@rakkoalyusfi7465 4 жыл бұрын
Mahad sanid
@somaliawardtube6878
@somaliawardtube6878 4 жыл бұрын
wll waxaan kaa codsan lahaa inaad codkaaga sare uyara qaado adiga raali ah mahadsanid
@moustaphabawaar94
@moustaphabawaar94 3 жыл бұрын
No so wad tarikhaha wan kugu xidhannhye adam
@ahmedyusuf6608
@ahmedyusuf6608 4 жыл бұрын
Sxb aadan sahan aad ayaad u mahadsantahay dar ilaaahay ayaaana kuu jeclahay wllo Baryahan danbe waxaad moodaa codku inuu aad u gaabanyahay wllo bal naga tijaaaabi adoo mahadsan
@shuushuu7495
@shuushuu7495 4 жыл бұрын
Lkn sxbow anigoo 10 jir aha ayay Ciro iga soobaxdey iminkoon 25 jir ahayna tin madow malihi Waxaana lakulmaa su,aalo aan tiro laheyn oo aha waa maxey ciradu iwm Inkastoon hida uleenahey hadana Ana mararka qaar waxaan dadka ugu jawaabaa maskaxdey daa over ahoo sidiina ushaqeyniin KADIBNA WEY KARTEY KARKA MASKAXDA IGU JIRTA AYAYNA TIMIHII U CADAADEEN MALAHA waa waaba sidaan sheegayoo weyba ikartey ILLAAHEY AMARKII Sxb koley waxyaalo badanoon Ku Hadley/idhi iyo waxaan Ku fikiray/dareemey ayaan hadana gadaal ama mardanbe uun aan arkey isladii/islawixii aan dareensanaa/kufikirayey Waaadna mahadsan tahey sxb
@awilisse7870
@awilisse7870 4 жыл бұрын
Thanks sxb adaa syniska ka mudan
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan isaar subscribe
@awilisse7870
@awilisse7870 4 жыл бұрын
Ok
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan isaar subscribe
@IbrahimIbrahim-pf7bh
@IbrahimIbrahim-pf7bh 4 жыл бұрын
asc walal ado mahasan codaka kora uqada
@toxobofficial3986
@toxobofficial3986 4 жыл бұрын
Wlalal ilah dartis subscribe igu sara codsi wye
@hamsemuse7673
@hamsemuse7673 4 жыл бұрын
Sxb bidaartana noga so diyaari barnaamij wad Mahad Sn thy
@Joseph_abukar
@Joseph_abukar 2 жыл бұрын
Barnaamijkii maaweelada caruur ee aad kasoo Deen jirtay Hon cabbe TV ma iska deysay ?
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
Anigu waxaan jira 19 sano ciro ayaana leeyahay inkastoo aan dawada lagu babi iyo helay.......
@hamdiahmed2222
@hamdiahmed2222 4 жыл бұрын
Walal nooga faa iidee dawadaas
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
@@hamdiahmed2222 waan kaaga faidaynaH lkn ciro miyaad leedahy walaL.......
@yusufadan4757
@yusufadan4757 4 жыл бұрын
Waxba laguweydiiyey maad usheegtit ee maxaad ubaarbaareysaa
@zalmiita5623
@zalmiita5623 4 жыл бұрын
@@yusufadan4757 adnaH ma maxada ku cad wadigan qaylinayee..........
@abdiwahabahmed4575
@abdiwahabahmed4575 4 жыл бұрын
Khaliif Mahamutt 🤣🤣🤣
@samaaraaahmed5375
@samaaraaahmed5375 4 жыл бұрын
M.a mi pro wax badan kaa faidey walalkiiz
@hamdiahmed2222
@hamdiahmed2222 4 жыл бұрын
Wallal codka naga ti jaabi aadow u gaabanyahay
@yusufadan4757
@yusufadan4757 4 жыл бұрын
Idinka dhagoola tihiin dhabtii
@gangamo4734
@gangamo4734 4 жыл бұрын
Idinkan waxba maqlyn waa caadi codkisu
@abshirdajiye8571
@abshirdajiye8571 4 жыл бұрын
Wuu hooseya lkn waa la maqli kara
@yaxyecumar1759
@yaxyecumar1759 4 жыл бұрын
Abaalkada Alle uunbaa Gudi Kara Sida Aad Noogu Dadaashid Allaha Kaa Abaal Mariyo
@goodhealthofficial488
@goodhealthofficial488 4 жыл бұрын
Fadlan isaar subscribe
@robtv9634
@robtv9634 4 жыл бұрын
Sxb sheikha Quranka fasirayo iisheg
@majhoul9370
@majhoul9370 4 жыл бұрын
Sheekh dirir
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 жыл бұрын
@@majhoul9370 Ilhay danbigaaga hadhaafee subscriber wll
@hamsemuse7673
@hamsemuse7673 4 жыл бұрын
Rob TV sh dirir
@mmniyusha9203
@mmniyusha9203 4 жыл бұрын
Waa Sheekh dirir wllo
@xasanturky1935
@xasanturky1935 2 жыл бұрын
Keep going zxpqali
@somaliancientegyptian
@somaliancientegyptian 4 жыл бұрын
quraanka waa hadal sheydaan, maxamed-ne shayaadiinta ayuu xariir la`lahaa
@watchman9794
@watchman9794 4 жыл бұрын
Prince Ina la xawla walla quwata ilaa bilah
@watchman9794
@watchman9794 4 жыл бұрын
hadan ku arkilahi nolosha ayn kugu ciri laha galyahow galka kalajirin
@aadandhayib3085
@aadandhayib3085 4 жыл бұрын
Shey dhaan waa adi doofaaf doofarka dhalay ma hadalkii ilaahay ayaad shey dhaan tulimaami naarta af-af allaha kugu ridee
@mohamedmnk7604
@mohamedmnk7604 4 жыл бұрын
sxb dil kaliya waxkuma hagagan waan arka qofkan wuxuu soo qoray
@haarinaarilyrics6817
@haarinaarilyrics6817 4 жыл бұрын
Subxanallah hdaan ku arki lahaa tollhi wn kgu jahaadi lahaaa
@sheikhabdirahman6433
@sheikhabdirahman6433 4 жыл бұрын
Shukran wll
@shaaficimustafe8095
@shaaficimustafe8095 4 жыл бұрын
Waanu Kugu Dhiiri-gelinaynaa Inaad Dadaalka Halkaa Ka Sii Wado, Caqliga Iyo Cimriga-ba Guulle Ha Kuu Barakeeyo "Khadar Sahan"❤
@dajiyedalmar9553
@dajiyedalmar9553 3 жыл бұрын
Mahad sanid
Dagaalku Adiga Ayuu Kugu Socdaa...! Islaamka & Liddigiisa.
12:55
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 77 МЛН
Roobka Iyo Quraanka | Mucjiso
12:39
Sahanka
Рет қаралды 44 М.
Markii Ay Muslimiintu Maraykan Jisyada Ka Qaadi Jireen...!
10:35
Daawo Mucjisada Tiro ee Quraanka (Ereyga Onkod iyo Quraanka)!!
9:24
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 9 М.
Meeraha Mercury | Meeraha ugu dhow Qorraxda | Dusaa |
6:07
OGAANSHO
Рет қаралды 164 М.
Mucjisada Quraanka iyo Buuraha u socda sida Daruuraha!!👍
10:24
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 62 М.
Muusaa Ibnu Nusayr | Halyeygii Yurub Islaamka Geeyay.
10:31
Xikmadaha Buhluul Murtiile.
11:07
Sahanka
Рет қаралды 154 М.
Incredible magic 🤯✨
00:53
America's Got Talent
Рет қаралды 77 МЛН