Ma taqana Forex ! | Best A-Z forex docseries

  Рет қаралды 2,634

Koriye Academy

Koriye Academy

Күн бұрын

Пікірлер: 53
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
✅iska diwangali shirkada u horeysa propfirmska fundednext.com?fpr=elitetrader ✅Dooro 95% payout waa shirkada u faa'idada badan 2024 ✅Dooro stellar swap free account ✅Isticmaal coupon code-kan : elitetrader waxaad helaysa 8% qiimo-dhimis aanan kaa dhamaanayn 📞+252907690928 🔗Kusoo biir Telegramka akademiyadda t.me/KoriyeAcademy 🔗Kubiir Discordka teamka discord.gg/Kd7TYybNp7
@hudayfikeyze1372
@hudayfikeyze1372 Ай бұрын
Wlhi vidoegan ninki daawada waxyaabo badan oo guushisa ka qayb qaadan karta ayuu cawinaya thank u ustaad
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
walaalaha qaaliga falanqaymo free ah kulamo free ah hadii aad jeceshihiin nala wadaaga si aan suuqaan waxbadan oo kamida aan idinkugu faa'ideyno ogaada inaan kooras iibino kama dhigna inaan nahay dad xun oo lacagta kaliya eeganaya dhamaantiin waan idinla jeclahay Guusha waana sababta keentay inaan maanta waxbadan idin faa'iideeyo
@CawilcaliMuuse-hq8kg
@CawilcaliMuuse-hq8kg Ай бұрын
@@KoriyeAcademy falaqayn ustaad
@suberstar8911
@suberstar8911 Ай бұрын
Masha allah waxyabaha ugu Weyn ee akademiga kabaxay wa isku Xirka Suuqa Wejiga Weyn iyo Wejiga Yar Taso Qofka Tuseysa inu qatar kudhexjiro ama inu fursad Muhiima heysto Waxa Aminsanahay Qofwalbo Sojabay ee Waxyabo bdn laga qariye Muuqalkan wa midku Ciilka kaga bixilaha Koriye Academy ❤👌
@MowlidYasinAli
@MowlidYasinAli Ай бұрын
Wllhi waa sida sxb ❤ inaa ooya waax yar iga dhiman
@sayidalinuur5997
@sayidalinuur5997 Ай бұрын
Allh ku barakeyo ustaad qaali wa mhdsanthy wax bdn ba ka faiday☝️🤝alx
@CawilcaliMuuse-hq8kg
@CawilcaliMuuse-hq8kg Ай бұрын
Hia timrframe Correlation News 3baan inta badan is ticmaalaa MARKET STRUCTURE
@husseinabdi540
@husseinabdi540 Ай бұрын
Ustaad ICT waa the best for me
@mohamuudjaamacsaid7524
@mohamuudjaamacsaid7524 Ай бұрын
Legend best teacher forex
@CabaasosmaanCabaasosmaan
@CabaasosmaanCabaasosmaan Ай бұрын
Ustaad mahadsanid ustaad sida qurxbdan aad wax noogu soo duubtay iyo sida aan wax noo fahansiiyay
@GreaterSomaliya
@GreaterSomaliya Ай бұрын
Muuqaalkiii ugu Fiicna ee aan Daawado Sanadkaan 2024, Qof Walboo Trader Soomaliyed ah wuu u Baahanyahay Muuqalkaan Runtii , adiga ilaaahay hakaa abaalmariyo walal
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 Ай бұрын
Wannkugu racsanahay sxp
@dauorad
@dauorad Ай бұрын
Wax badan ayaaan fahamay oo sando igu qaadan lahayd inaan fahami guulayso powe 💐
@ahmetCazka-np9wf
@ahmetCazka-np9wf Ай бұрын
Muuqal soo koobya xogta suuqa dhan allaha ki barakeyo ustad
@MowlidYasinAli
@MowlidYasinAli Ай бұрын
Please hada muqalka hal mar ka fahmi weyda ilaa toban mar ku cesho inaa fahantay ku rajeyna i. A❤ guuleyso qof waliba oo farintan arkay❤
@SaaidOmaar
@SaaidOmaar Ай бұрын
Mahadsanid ustaad, sida wanaagsan aad noogu sharaxday.
@hanadahmed4149
@hanadahmed4149 Ай бұрын
best video o waadax ah oo suqan looga hadlo zxb/ustaad guulayso inbadan
@TV-vu7kb
@TV-vu7kb Ай бұрын
thanks alta
@carays.
@carays. Ай бұрын
Thanks amiir.
@yaxyeyoonis1340
@yaxyeyoonis1340 Ай бұрын
Maasha allah mahad sanid ustaad magacay-gu waa Abdihakiin mustaphe wllhi 4 strategy Aad soo bandhigtay 2 kamida ayaan soo maray trendline strategy&Elliot wave strategy ciladahaas aad kusheegtay dhamaan wayjiraan wllhi alx maanta marhii dhalin badani ay fahmeen luuqadda suuqa sababtaasna aad adigu leedahay alle haku xafido ustaad
@CawilcaliMuuse-hq8kg
@CawilcaliMuuse-hq8kg Ай бұрын
M,a mahadsanid sxb
@ahmedhassenaadle4941
@ahmedhassenaadle4941 Ай бұрын
Ustaad alle haku xifdiyo intaas oo aad free naga bartay xitaa macalin jaamcada miyuusan ibarine mahadsanid
@ahmedshaah1627
@ahmedshaah1627 Ай бұрын
Thanks libaax
@Mopiin143
@Mopiin143 Ай бұрын
masha allah ustad
@bilanmohamedsamatar9945
@bilanmohamedsamatar9945 Ай бұрын
Masha Allah ustaad
@ApdifitaahCabdulahicabdi
@ApdifitaahCabdulahicabdi Ай бұрын
M.a ustad alaha ku sharfo
@mohamedsaadi8463
@mohamedsaadi8463 Ай бұрын
Sxb koriye wlh waxaa tahay nin suqaan aad ufahansan runtii aad iyo aad Aya umahadsantahay fahanka guud aad nagasisay suqaan
@Ilyasabdi25
@Ilyasabdi25 Ай бұрын
M.a Uztad
@meditative99
@meditative99 Ай бұрын
Suuqaan sifiican ayan ubartay dabeecadaha suuqa ayan bartay xata strategieska kale wn fahma markan daawanayo lkn suuqa chat-ka markan hor fadhiisto wn kuwareera inta badan
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
khibrad khibrad wl ! isku day samee akoomo furo wax hakaa xumaadaan 70% suuqaan qofku marku fahmo waa isbarasho iyo dadaal horleh istiraajiyada u wanaagsan baan aqaana kaama dhigayso trader guulaystay
@warsameadan-c7l
@warsameadan-c7l Ай бұрын
Mahad sanid ustaad dagananshaha iyo wareer ka halka anu kaga baxnay waa koriye doqona la qancin kari mayo ila waagu ku baryo ee Alle abalkaga jano haka dhigo anagu alle na garansiye.
@ahmedyare9268
@ahmedyare9268 24 күн бұрын
amiir, falcon three touch hada ma isticmaalo qaabkaad u trade garaysaan buu u trade gareeyaa 31:42
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy 21 күн бұрын
weli wl waxbadan oo uusan fahansanayn baa jira
@CIIRALEOfficial
@CIIRALEOfficial Ай бұрын
Guuleso lipah.
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
ustaad waqtigii lagasheekayna jiray wuu dhamaday wax waliba waasida live ka ah umuda soohor fadhiiso oo si live ah u tarde garee sida ustaad moalimuu ama hagarlaawe waa kalsooni halkii ugu danbaysay qalad iyo saxba laakiin hadal forex waalaga daalay
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
kkkkkkkkk si live ah iyo recording maxay ku kala duwanyihiin doqon aanan Forex aqoon baa kuyiri aniga geesi ah oo dadka kale waa fulayo sorry
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
Kkk 2019 Ayaan forex bilaabay falcon strategy 5taa sano 3 sano mooyee 2dii sano ee ugudanbaysay ilaahay mooyee bili aadan wax igaga xidhan Ayaa yar mida kale aqoontu waqtigii dadka lacag laga samyn jiray wuudhamaaday aqoontu iyadoo free ah Ayaan meel walba taalaa qofkii raba inuu wax barto mida kale live ka waxaan uga jeedaa live trading
@nuursalaad9223
@nuursalaad9223 Ай бұрын
Muqaalkan wax badan ayu iga badalay xqqdi
@yanlozmhd
@yanlozmhd Ай бұрын
Ustaad sharaf iyo karamoo ayn ku hayaa Waxnd ii iftiimisay wx yaabo badn oo mad madow igaga jiray 📊🙏...... Basle ustad wxa igu adag sida news-ka loo fahmo ama looga faa'idaysto plz iiga so jwb su'ashyda dmbe ✋️
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
marbaan wl muuqaal kasoo samayn insha alaah
@harithturab
@harithturab Ай бұрын
ICT miyaa 2022 soo baxay😂
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
qaabkan aad leedahay waan isticmaalaa waa smart mony con ama SMC oo adiga laftaada ayaa diidan oo magac kale ula baxaya waayo SMC waxay kudhisanatahy buyer iyo sellerisk inay kala awood bataan kadibna laguu soonoqo halakaa entry aad karaadsato tusaale ahaan iuu choch kuudhaco kala wareeg dhaqaaqi hore ladaba maro ama laga awood bato
@KoriyeAcademy
@KoriyeAcademy Ай бұрын
smc wa luuqad shaqaysa lkn khaladaad badan oo ay leedahay baa jirta habkaan u trade gareeno smc hadii lala barbardhigo 30% bay ka noqonaysa
@CawaaleWarfaa
@CawaaleWarfaa Ай бұрын
Wax waliba banaankay yaalaan
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 39 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 23 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 106 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 11 МЛН
【郭Sir 快答 即時為你解答】2024-10-09 郭思治 楊善玲
32:11
Falanqayn | Aqoon-kororsi
21:13
Koriye Academy
Рет қаралды 1 М.
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 159 М.
3000 دلار سود - طلات رو درست مدیریت کن!!!
24:13
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 23 МЛН