Hadaan been kadhowrsado dhamaan tood hapeenka way udhagrontahay kuyeh cjiip m.a
@umatulislam27703 жыл бұрын
Dhudi waxaad kugarataa hadal dhiranante🥰✌🏻
@Abdullaahi_Ali_Abdi3 жыл бұрын
Anba waan ka dheeroo Ruux dhowrayaan ahay Tii malabka dhamideed Dhabankiyo wajiga iyo Dhax ilaa tin iyo cirib Loogu dhoobay kaligeed Dhaxal sugi waan ahay Jacayloow ku dhaatiyo Dhamacdiisa caashaqa Midaan dheeli uba rabin Dhursugaaya waligiiis #maadays saraan sare mudane
@hassanabdirahman2171 Жыл бұрын
Waw heestan, qiyaastii 22 sano ka hor baan dhagaystay... manan gararanaynin Fanaanka qaadaya, si kidis baan caawa iiga soo horbaxday...
@abshircarab183 жыл бұрын
Wow caadi ma ahan
@qasinomar40712 жыл бұрын
Asc qofka heestan keydka radio Muqdisho ka soo saarey mahad aan lasoo koobikarin ayuu leeyahay haduu awoodo midkale oo layiraahdo Baabuur oo isla fanaankan qaado ayaa jirta please ku soo dar