HEES | Rucubta Naasaha | Bashiir Ibraahim Iyo Xaliimo Muuse Milaano| lyrics

  Рет қаралды 392,694

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Hambalyadii : Mr. Hami-Zare
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 120
@guledjama9007
@guledjama9007 3 жыл бұрын
Alllah ha u raxmado wlaaa sheen xalmiimo muuse milaano iyo bashiirba ereyadii abwaankii waynaa abdulqaadir abdi shube
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 4 жыл бұрын
Bashiir Ibraahim Cabdi& Xaliimo Muuuse Milaano ASHQARAAR!♥️ Milaano heesaheeda Waxaan ugu jeclahay Heesta (MUHASHO) Cunta Waxaa ugu macaan badan taad ku muustaa Nabad, Muslim wuxuu ku dhaarata magacii ilaah baa, Ma’ogtahay ugu wayn
@abshircarab18
@abshircarab18 4 жыл бұрын
Aniga xitaa sxb iyo nibi amaanka
@xabiibocabdulahi5431
@xabiibocabdulahi5431 Жыл бұрын
Waxan ugu jeclahy hesti sow adigi maaha
@mohamedhusseinfarah7517
@mohamedhusseinfarah7517 10 ай бұрын
Yaa erayada alifay iyo laxanka waliba kularay musiga
@abshircarab18
@abshircarab18 4 ай бұрын
​@@mohamedhusseinfarah7517abwaan shube
@xasanburcohamsheri6995
@xasanburcohamsheri6995 4 жыл бұрын
Barta maadeeys iyo akhyaarta ku xidhanba waan salaamaya. Heestan midhaheeda SHUBE ma laha. Waxa lahaa BASHIIR SALAAD ASHKIR (CIRRO) laxanka ama luuqda waxa raaciyay BASHIIR IBRAAHIN ilaahay haw naxariistee. Mahadsanidin...... Xasanburco hamsheri
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ King 👑❤️👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤️💯💯💯💯💯👑👑👑👑👑👑 my only concern would like My Gedo 1975
@moudanemandek8226
@moudanemandek8226 9 ай бұрын
@@xuseenibrahim4070 Bro xuseein fananinta mise abwanka ayaa ah reer gedo Mahadsanid wll xuseein
@abukarbadal415
@abukarbadal415 4 жыл бұрын
msha alah AUN Xalimo iyo Bashiir ibrahim waxaan ku xasuustaa 2008 anigow joogo itopia meel la dhahayo Nazareet inow xanuunsaday Bashiir kadib yari waxaan so booqana Qabriga mama xaliimo asagane meesha ku dhintay hadane kuwada doogan yiheen magalada ay aheed hada ma xasuusan karo inay tahay meesha ay ku doogan yiheen dolow ama luuq 2dooda allah yahma
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Haa waan idiin salaamay bahaada soomaaliyeed
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@xuseenibrahim4070 adigu ma wllkiis baad tahay abwaanka wll
@dalfuredeckowkhalif8436
@dalfuredeckowkhalif8436 4 жыл бұрын
Waaaaa heeees aaan raadinaaye ,,,,like igu boooooooooowa dadkeyga
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 3 жыл бұрын
May Allah rest in peace both Sister Halimo and Bashir and grant them highest Jannah. Loved this song as an early teen and used to fantasise my secret crush class mate singing it to me every day. I still do. Luuleey xagaad ku danbaysay?
@cuukesaciidabdullaahi573
@cuukesaciidabdullaahi573 Жыл бұрын
😊
@xaajicabdiofficialchannel590
@xaajicabdiofficialchannel590 Жыл бұрын
❤❤❤❤👑a
@XaajiSalaad-jy6cc
@XaajiSalaad-jy6cc 11 ай бұрын
​@@xaajicabdiofficialchannel5902:28 2:29
@BarlinabukarBarlinabukar
@BarlinabukarBarlinabukar 8 күн бұрын
In somalia my enemy
@hewho7993
@hewho7993 4 жыл бұрын
OMG Finest Classic Somali hees ❤💕❤ Many thanks for uploading
@A.A.E93
@A.A.E93 Жыл бұрын
01/01/2024 Alle hanooga dhigo mid xasiloon, alle haka dhigo midkii ay Soomaaliya midoobi laheyd oo illaahay xasadka ka dhexsaari lahaa in sha allah Soomaaliwayn o mida 2025🇸🇴
@mowliidsuldaan4370
@mowliidsuldaan4370 4 жыл бұрын
hees iga dheh heeso san cml dara doori ah noo soo badi wll
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Heesaha faladegan ka waran kkkkkk
@abdallaali3582
@abdallaali3582 4 жыл бұрын
2021 allaha nooga dhigo mid barwaaqo iyo bash bash leh. Heestan saaka baan idaacad ka dhageystey markaas baa is idhi codkaan waa xaliimo milano saas darteed aan cawada youtube ka uga baarey. Best song.
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
Top hees cod iyo musik macan darandori u dhacaya erayada roobdoonta cashaqa wow
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
Ayyy Caadi maaha Mise rucubta nasaha Rucubtaa Nasaaahaa hadba soo ruxayo qosol kugu rakadaa qosol kugu rakadaa
@abdihaji7617
@abdihaji7617 Жыл бұрын
Eish cala jaceel❤❤
@xuseenibrahim4070
@xuseenibrahim4070 Жыл бұрын
Somalia ❤❤ban ahay ❤ King 👑👑❤️👑👑❤️💯💯💯💯👑👑👑👑👑👑
@abdirisakadeys458
@abdirisakadeys458 4 жыл бұрын
Lamaane fanka miisaan ku leh milaano iyo bashiir Aun labadoodaba.
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Mashallah madeys
@mardhaachennel450
@mardhaachennel450 4 жыл бұрын
Allah u naxaristo Al-fanan bashiir ibrahim cabdi waxa uu dhintay sanadki marku ahaa 2009 magalada dolow ee gobalka gedo 😭😭
@XaajiSalaad-jy6cc
@XaajiSalaad-jy6cc 11 ай бұрын
Aasc
@Haleeleelin
@Haleeleelin 13 күн бұрын
Ma mareexaan buu ahaa
@gacalmuudemedia
@gacalmuudemedia 4 жыл бұрын
Wow waa hees xiligeedi iyo maasada is raaceen
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Big respect abwaanadii isku dubariday
@umarhasan1931
@umarhasan1931 Жыл бұрын
Allaha unaxariisto labadaba xaliimo iyo bashiir
@ahmedilkacase944
@ahmedilkacase944 22 күн бұрын
One of my favorite song milano
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 3 жыл бұрын
Heestan waxaan islahaa waxaaa qaaday saynab labo dhagax lkn Milano iyo bashir ayaa Leh!!! best qaranmi
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
Laba Dhagax Beri Danbe Canada Ku Qaday Heeska Waxa Leh AHUN Xaliimo Muuse Milano
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 4 жыл бұрын
Waxaad raadineysiyo Waxaan aniga kula rabo Mid kuu roon Rabbaa oge! 😍😍😍😋😋😋😘😘😘🤩🥰 Erayo miisaan culus oo heesta laga dhigay halkii ay ku haboonaayeen. Mu'allifka rug-caddaaga ah; Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube jir oo joog Ilaah cimri, cibaado iyo caafimaad kugu sii waarri adeer
@mohamedbasbaas8847
@mohamedbasbaas8847 Жыл бұрын
Best song ❤
@hanadibraahim5877
@hanadibraahim5877 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Abwaan darood ah iga dheh
@mceeri7238
@mceeri7238 Жыл бұрын
Fanku Qabyalad Maleh Iska Raaxayso
@moudanemandek8226
@moudanemandek8226 9 ай бұрын
Fananintu yey ahayeen
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 Ай бұрын
Inkastoon riddamadu ruux wax jecel u darantay Raxmad li'ida hadalkuna rubad LA gooyo ay tahay ..😢
@kulmiyecadde
@kulmiyecadde 3 жыл бұрын
Raran: kuleyl Rilla: kalimad carabi ah oo la micno ah raali ahaansho Ragaadiyo: dheeraatay macnaha talo ragaaday oo ula jeedo talo dheeraatay radaan ridin: leysku soo ridin Reertanbeedka? raagis: daahis wax daaho . Kala raagisteeni oo ula jeedo kala daaheena Rabbadayoon? Waran laba riddaalaa: waran laba afle ah. Ramiy: erery carabi ah oo la micno ah tuuris. Ramad: bacaad Raysliyo: qoyan oo roobku qooyay Ruun: geed geedaha ka mid ah. Rucub: Rafiiq: eray carabi ah oo la macno ah saaxiib. Riiq dagaale: dagaal ba’an
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 2 жыл бұрын
Rimey yacni ilmo calosha u galen riman uur leh Rammad geel markas dhalay Rucub miro Ragaad qodaxda geela muda
@shakra22media65
@shakra22media65 Жыл бұрын
Meshas wanagacawisey tnx
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
@@somalimediaproduction143 Rucub miro maaha ee waa aasaaska (qaybta danbe). Wuxuu ka hadlayaa naaska qaybta ku haysa shafka. Rucubka midhuhu waa qaybta ku haysa geedka ee marka la soo jaro soo raacda
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 Жыл бұрын
@@ahmedashour8177 asalkeda wa miro bisladay lkn heesta naas Bay ugu jirta
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
@@somalimediaproduction143 Miraha maaha rucubku ee waa waxa isku haya miraha. Waa halka englishku ka yidhaahdo cluster. Rucubku waa mudhaha isugu baxa xidhmada. Sida canabka ama timirta. Rucub midho ah, midho midho ah ma samaynayso micne.
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 4 жыл бұрын
Heestaan miraheeda armuu lahaa Isla bashiir cabdi indha buur
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 2 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa Bashiir Salaad Xirsi Ashkir oo Cirro kumac dheera katirsanaa kooxdii Horseed saas waaye AUN Bashiir Cabdi Indhobuur ma lahayn Bashiir waxuu katirsanaa kooxdii Police ka ee Heegan. Mahadsanid Jaale
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Miraheed Waxa leh ABWAN SHUBE wana nool yahay
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Xitaa qifkii garacayo kabnka xitaa Waa in aad noo soo radisaa zho Fadlan wll mahad sanid
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 Жыл бұрын
Still2023/06/07 time 03:08 hddi aad igadambyso likeyta🎉🎉 Hweenimo arbco ah🎵🙋‍♂️🤌🤌
@xasanxasan4510
@xasanxasan4510 Жыл бұрын
Sxb ruun maha ee waa rug caleelenle loodhigay
@cawaalekulmiye9883
@cawaalekulmiye9883 Жыл бұрын
Waa Ruun oo ah : Meel degaan ku habboon Ruunbax : Cagaar badan oo ku yaal meel la degi jiray
@liibanmaxamednalka4052
@liibanmaxamednalka4052 4 жыл бұрын
Abidkay ma dhagaysan miilaano heeseheed
@kolyeedh1
@kolyeedh1 5 ай бұрын
Aun Labada fanaan lamaane Nolosha wadaagay bay ahaayeen Hadana laba fanaan oo aad u cod macaan bay ahaayeen
@jirdeaadan2105
@jirdeaadan2105 4 жыл бұрын
Wa hees quruxdeeda leh oo halkeedi la dhigay
@faysalhassanmahamud4551
@faysalhassanmahamud4551 4 жыл бұрын
Hell of song well done abwaan shube
@IfraaxCabdullahi-x7s
@IfraaxCabdullahi-x7s 4 ай бұрын
Wllhi adi ma ahan
@abdurahmanmohamad2300
@abdurahmanmohamad2300 4 жыл бұрын
Waa hees laxan adag Lagu soo qaaday walalahi copy qofkii kusoo qaado waaa ku adkaaneee
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 жыл бұрын
Abwan shube iyo ilma shube deris nahay ilaa iminka nolow adeer shube
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 2 жыл бұрын
WAXAAD raadinaysiyo WAXAAN raadinaayo SIDII roon rabbaa oge
@dadaalconstartioncompany5206
@dadaalconstartioncompany5206 2 жыл бұрын
2005 waa dawan jiray xasuus iga dheh
@mosesdirik7172
@mosesdirik7172 2 жыл бұрын
Very touching and creativeness
@ahmedmumin6689
@ahmedmumin6689 4 жыл бұрын
Aad umahad santahay #maadeystube sidaa wanaagsan aad kaga jawaabtay codsikeegii "Waxaa raadineeysiyo waxaan aniga kula rabo mid kuu roon rabaa ogee"🤔 Markle mahasanidiin 🤗
@fawziaahmad9159
@fawziaahmad9159 4 жыл бұрын
Ilayoow u naxaristo
@ayanleabdullhi2890
@ayanleabdullhi2890 3 жыл бұрын
Cajab waaye heestani. dhageysigeeda kama daalo runtii
@abdikiin3915
@abdikiin3915 8 ай бұрын
Labaa faanan xaliimo milaano iyo bashir qaaliya ayaa qaadayaa heestan cajiibka waxaa xusid mudan in la xuso abwaankaa cabdi shube iyo mulaxamka codka saaray
@ShallaaliWiilQaran
@ShallaaliWiilQaran Жыл бұрын
Mahadaay ❤❤ali goldhow❤
@CaydrauusMaxamuud
@CaydrauusMaxamuud 11 ай бұрын
Waxaad Raadinaysiyo Waxaan Anigu Kula Rabo Mid Kuu Roon Rabaa Oge! 2024 hadaa soo booqtay like dhac kusii wanaag bn kuu rajynayaa.
@xasancabdulaahi6653
@xasancabdulaahi6653 Жыл бұрын
Wooooow❤❤❤❤
@liibanmaxamad2286
@liibanmaxamad2286 4 ай бұрын
Erayada heesta yaa lahaa
@xabiibocabdulahi5431
@xabiibocabdulahi5431 Жыл бұрын
Aniga tagero ahan fananinti hore waxaan ujeclahy kinsi xaaji io Cabdala yuusuf hanuuniye io xaliimo muuse milaano
@wllatam
@wllatam Жыл бұрын
Top my song aan ku raaxesto
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Riwaayadii kooxda Horseed sidey ee Laba la isla Waa ayey heestani ku jirtay waxaa hal Abuuray Bashiir Salaad Cirro laxankase waxaa Saaray Axmed nur Jaango.
@xadiyojamac5736
@xadiyojamac5736 Жыл бұрын
Maya erayada Awbaan Shube baa leh sxb
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
@@xadiyojamac5736Anigu ma Odhan Abwaan Shube Ee Riwaayadaa waxaa lahaa Bashiir Salaad Cirro kooxdii Xooga ayaana Dhigaysay SideetameeyadiiSxp.
@jirdeaadan2105
@jirdeaadan2105 4 жыл бұрын
Walee wa heestii heesaha
@abdiomarnuur4055
@abdiomarnuur4055 2 жыл бұрын
Asc axaabta sherta Nogu qabata waxna ku dhimeso ane waxbe ii three wllky ama wllshy
@AliMohamed-id7um
@AliMohamed-id7um 3 ай бұрын
Yaa alifey heeskan caadi maaha ereyada ku jira ? Cajiib ereyadan waa ku adag yihiin reer magaalka kkk
@FardowsaCudoon
@FardowsaCudoon 8 ай бұрын
Waxad adigu raadinisio waxan anigu kula rabo kii ron rappaa oge😢
@MaxamedAxmedYuusuf-i8i
@MaxamedAxmedYuusuf-i8i 5 ай бұрын
Xaliimo milanya heestii sida geel ruun caleenliyo
@axmedaadan2933
@axmedaadan2933 10 ай бұрын
Waxaan rabaa erayada qaar yara adag cid jiilkan danbe u macnaysa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Kaliya waxa ceeb ku leedahay Laxanka qofkii la aha Iyo errayad Noo soo sheeg hesaha
@ahmedcaalim3147
@ahmedcaalim3147 2 жыл бұрын
Erayadii Cabdillahi Abdi Shube. Laxankii Bashir Ibraahim
@CabdicasiisSiciid-e2j
@CabdicasiisSiciid-e2j 5 ай бұрын
Hestan habenki laqadyay titarkan fdhiyay 1976
@CabdicasiisSiciid-e2j
@CabdicasiisSiciid-e2j 4 ай бұрын
@fittboi390
@fittboi390 4 жыл бұрын
Laxanka heestaan salax qaasim miya leh yaa war ka hya?
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Bashir odeygiidi aun
@hassan-zn7zz
@hassan-zn7zz Жыл бұрын
Xaaskisa ahayd
@yaasincisman9213
@yaasincisman9213 4 жыл бұрын
eraygu ashkir ma aha ee waa ishkin
@abdulahiholand4022
@abdulahiholand4022 3 жыл бұрын
Heestaan dadkii loo qaaday waa anaga iyo 200 boqol ee sano ee danbe ..
@JibrilAfrah
@JibrilAfrah Жыл бұрын
❤❤❤
@aminad764
@aminad764 3 жыл бұрын
😻😻😻
@CismaanBirjeeb
@CismaanBirjeeb 8 ай бұрын
Milan maqashaye maxad xasusataa
@BashirBashir-d3j
@BashirBashir-d3j Жыл бұрын
Of.bashiir.ibrahin.xaliimo.muuse.milano
@xiisstar
@xiisstar 3 жыл бұрын
Balayo so rux🤣🤣🤣
@ismailhji
@ismailhji 10 күн бұрын
Jacayl Lee lamaraa😂😂
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii bashiir salaad laxanka bashiir ibraahim codka milaano iyo bashiir ibraahim
@FC_7MAN
@FC_7MAN 3 жыл бұрын
Madhales laba kabadan kasoo qado guri shaqo badari
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Miyaan kugu rantaa yoo hadba kugu dulreemaa
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Rucubta naasaha somalidii hore wada sex education bayba ahayd
@GeediDahir
@GeediDahir 9 ай бұрын
Artis.geedi.dhola.yare
@xamsemawliid9528
@xamsemawliid9528 3 жыл бұрын
Channel
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 3 жыл бұрын
Miyaan kugu rantaayoo, hadba kugu dul reemaa? Mise rucubka naasahaan, hadba soo ruxaayoon, qosol kugu rakaadaa Rabtaa/reemaa (qayliyaa) *groan Rakaad (ku cel celis) *repeat This is free minded Somali before fake mullah’s from Taliban got hold of the country.
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 3 жыл бұрын
*rantaa
@Happy-go-l
@Happy-go-l Жыл бұрын
Subxannallah meesha aan joognaa ka wanaagsan meshaaad Nala rabto
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
😂
@ahmedashour8177
@ahmedashour8177 Жыл бұрын
@@Happy-go-l Adeer qofku waa inuu xir ahaadaa kii masjid galaya, tii xijaab xiranaysa, iyo kueii kale. Diintu waa ta adigaa iyo ilaahay (swt) idiin dhaxayso. Iminka waxaynu ku jirnaa ‘yaan dadku kula yaabin’ waana sababta masaajidaduna u buuxaan, loona wada asturan yahay hadana dhiigu qubanayo, fidnaduna inoogu badan tahay.
@wakaasports5255
@wakaasports5255 3 жыл бұрын
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
HEES | Kala Dooro Waayaha | Saynab Cige |▪︎Original | lyrics
9:02
Xaliimo Muuse Milaano Heesta | Muhasho | Astaan Music Lyrics 2020
6:55
PART 3 FINAL: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? WAA ISKU OOYEEN
26:36
Ridhwan Issack
Рет қаралды 13 М.
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 295 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Xasuustii Aweys Qamiis iyo Amina Camari   hestii war ficana
7:17
HEES| Cabdi Xasan Dige| Basra| Original + lyrics
6:29
MAADEYS
Рет қаралды 600 М.