Alle Sw naxariistii Jano hawgu deeqo🤲 Geesiga dhulkiisa Guusha u horseeda Geerida dishaay Geedkaa ha Ba’o😢 One and only legend Mahamed Suleiman tubeec 🙏❤️
@mohamedabdullahi46524 жыл бұрын
Jiim shiiq muumin moxow kaban ka hadashiiyay hadaad aragto cuud sidan umac waaa gacantiii ustaad jiim
@sayidcabdalla36803 жыл бұрын
Aad iyo aad kula arkay sxb
@abdifatahabdi54193 жыл бұрын
Yaa zalaam jiim waa mucjisada kabanka xaqiiq
@abshircarab18 Жыл бұрын
Xassan diiriye markoo qaadaayo tob ah
@MohamedMohamed-zp6re4 жыл бұрын
Wow! Illaahayoow u naxariiso boqorkii codka Soomaaliyeed Maxamed Saleebaan Tubeec. Isaga oo kale dib inoo soo mari-maayo. Axyaa fanaan!
@banadirchannel81874 жыл бұрын
Mahadsanidiin Heestaan waa sida heesaha heelooyinkoo kale fanaaniin badan ayaa ku luuqeeyay sida MAGOOL Maxamed Mooge intooda badana waaa kaban aad ayay u laxan mcn tahay 🎤🎤🎤🎤🎤
@M0eDahir4 жыл бұрын
Xasan diriye AU ku dar asagana wu qaaday dhamaantood rabi ha u naxariistee
Abwaanka erayada SAMEEYAY EE maskaxda shiilay SAXARDIID JABIYE DHAWAAN AYUU HARGAYSA KU DHINTAY ISAGAN ALE HAWNAXARIUSTO WAA ABWAANKII LAHAA AAN MAALNO HASHEENA MAANDEEQ IYO SOMALAAY KULIGIIN KULMIYAA LA SUDHEE KADABAA DHAHA WAY FARABADANYIHII ILLAHAY ISAGA IYO MXD SALEEBAN TUBEEC HAW NAXARIISTO
@M0eDahir4 жыл бұрын
@@faysaliman3213 aamin ya rabi. Mahadsanid wll
@haaji992 жыл бұрын
@@faysaliman3213 ilahay how naxariisto abwaanka adna aad iyo aad bad u mahadsantahay walaal hadi ad noo sheegtay abwaanki heesta iska laha.
@abdullahiali13943 жыл бұрын
Aaniin dumar ma yeesho munisoo aqoonlaaa sheydaan afuufee cajiib waa cod aad umacaan tubeec rabi ha unaxariisto waa fanaan heesa dhaxal gala nooga tega ✌✌
@abdirahmanhaydar94818 ай бұрын
Allla muxu jiim farshaxan la dhintay iyo tubeec Waxa jiran heeso badan uu jiim utumay tubeec taana waxa sahashsy Studio maxamed saleban ee muqdisho ku yiilay Allh unaxaristo dhamantood
@axmed_deeq4 жыл бұрын
Waaw aun Maxamed Saleebaan heestan macaan wuxuu ku muujinayaa codka aan caadiga ahayn ee Alle weyne siiyey. Bal u fiirso halka hoose ee heesta uu ka qaadayo markuu bayj walba bilabayo iyo sida uu u dheereynayo cajiib. U maleynmaayo halkaa hoose fanaan sidiisoo kale ka heesi kara oo hadana codkiisu soo baxayo. Waa hees aan aad jeclahay . Mahadsanid Madeeys
@axmadkayse54063 жыл бұрын
Sxb waa sababta uu boqorka codka ku noqday laba codlayntaasi heeso badan ayuu codka marna dajiyaa marna dalacaa cid samayn kartaa majirto
@cabdallahillaac92014 жыл бұрын
Yaa Sallaam🎸♥️👏 Jaalle War Heestu macaana Inaad ila dhageesataan Heesta Muniso: Asxaabta MADEYS sharaf bay ii tahay jaallayaal & Joowharooyin 👏 Maxamde Saleebaan Tubeec Alloow kuu naxariiso, Jannada qur-quri♥️🙏
@osmankulane15254 жыл бұрын
Aaamiin Aamiin Mudane
@IlwaadAbdurashiid46312 жыл бұрын
Allow u naxariiso boqorka codka tubeec🤲🤲
@mustafeMS3 жыл бұрын
Kaban ama cuudka waa Jiim Sh. Muumin baan filayaa
@qaraamyahan3 жыл бұрын
Waar niyoow waanigan yaaban. Heeskii kalena ee Dhibaatada Jaceylku wayku dhalan-rogtaa ee Tubeecna wxn is idhi isagaa u tumayay. Gacantan waxaynu aragnay maaha. Allaha cimriga ha u siyaadiyo. Heeskan erayada Saxardiid Jebiye ayaa leh AHUN. Tubeec isna waxaan ku tilmaamo garan maayo wlhi AHUN.
MAADAYS ad baan u jeclhy mxamd saleeban fadlan noosoo raadi heeso badan fadlan
@luulhassan71544 жыл бұрын
ILLAHOW u naxariso Walee boqor waad ahyd 😍
@Ehel_Caashaq13 жыл бұрын
Ameen ya Allah
@Ayoub_Qarxis4 жыл бұрын
Boqorkii Codka Maxamed saleeman tubeec allaha hku naxaristo
@sharifabdi72042 жыл бұрын
Caleek caleek boqorka codka alaha haku naxarito
@aragsaninagacalowgacalow51543 жыл бұрын
Ax wlh meel baaa i damqatay xabiibkeyga a i qaadi jiray inkastoo ilaahey 4 wiil nagu israaqay hadana Germany iyo nerobi ayaan ku kala nool nahay mahadsanid wllo dib baad i cisay xusuus dheer ❤❤❤❤❤
@WALAALAHAHARGEYSA4 жыл бұрын
Xasan diiriye iyo magoolna waan ku dhegeystay Aun dhamaantood legeniskaas.
AUN M. Saleebaan Tubeec waa nin Rabbi u sakhiray sida codka loo kala bed-bedelo bilaa dhib waa ruuxa kaliya ee ku dheel dheeli kara heesta kor iyo hoos ba.
@haaji992 жыл бұрын
ilahay how naxaristo tubeec wuuxu aha mar la arag fanaan ah o an is leeyahay way adaagtay in u dib soomalida ugaso baxo qoof heesaha sida u macaneeya waa sabaabaha hees iska caadi ah u ka dhiigo wax kale allow ku naxariiso
@hassanibrahim3003 жыл бұрын
Allaaya cisag salayman Iyo jiim shiikh muumin.
@maxamaddaahir10434 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka
@hackerhacker80174 жыл бұрын
Waaaya waaayo waleee waaa hees aaan aad u jeclahy
@hackerhacker80174 жыл бұрын
Maadeys play list giina tubeeec kuma arko eee see cml
My favorite KZbin channel Duleedka ceel waqooyi 🎻🎧
@Newheesocusub4 жыл бұрын
Aun boqorka Codka Tubeec
@foosiyacali21584 жыл бұрын
iga wle nin karamo baddan badthe wan u bogay dhabti boqrki somaliyed maxamed suleban tubeec iyo inta baddan Ee kale isku howshe wan kaga mahad naqya Inta iyo inkabadan Laga filan madeys kunjer mahd san
@ibrahimhassan44332 жыл бұрын
Sheydaanka waa ingriiska family
@Mohaiman1110 ай бұрын
Boqorkii codka AHUN ma jiro fanan sida oo kle cod hoose iyo dheerba ku heeso kara, waa sbbta oo boqorka logu cimaamaday.!
Maba qorsoomi karto ilaahay amarkii waa jiim wallaal
@maankachannel60034 жыл бұрын
Amar Illaaheey weeye umalka aan la luudo axsan hees boqorka codka 👌👌👌
@islow_____72574 жыл бұрын
hurda laan an 4 hbn masexan hawl ba laybadayoo laygu hilmamay iso duceya plz
@Cabdalllah Жыл бұрын
Inta dib u milicsatey 2023
@alool15693 жыл бұрын
Bal ufiirso heestan sida ay u tahay saafiga u tahay. Kuwan imika joogaa iyaga oo nool wakhti uu technology meeshii ugu sareey marayso ayay duubaan wax wada sanqadh miidhan hadddii ay is idhaahdaan bal cusboonaysiiya hees hore
@mohamedhashi16432 жыл бұрын
Simply a masterpiece 👌
@alimousa6754 жыл бұрын
Still crying 😭 i remember my ex girl for this song 2020👈🏿
@AhmedMohamed-tn5yg4 жыл бұрын
Mahadsanid Maadays studio
@jalbisgeelqaad9843 жыл бұрын
Kamankii jim shekh mumin
@caydaruusshekhahmed6864 жыл бұрын
Ereyada heestan wax leh hadraawi
@maadeys4 жыл бұрын
War nio caawa hawl ayaad ii dirtay heestan oon hubay inuu lahaa saxardiid maxamed jabiye ayaa markaad dhahday waxaa leh hadraawi ayaan lasoo kala baxay labada buug ee hal karaan iyo hal ka haleel oo ah buugaag lagu keydiyay suugaanta abwaan hadraawi waana ka waayay dad fanka yaqaana aan waydiiyayna waxay dheheen saxardiid ayaa leh keydkana waxaa ku qoran cajalkan saxardiid marka sxb adigu halkee ka keentay hadraawi ayaa leh ma iska dhahday un.
@hazzan4 жыл бұрын
@@maadeys anba waxaan maalay Saxardiid lakin waxaa iga qaldan oo aanan garanayn osman galanlow iyo tubeec kee ku horeeyay walal ila wadaag hadaad wax dheeraad ah ka hayso Mahadsanid tubeec heesihiisa waad soo noolaysay sxb
Sida aan filayo muunisoo waa xilmadleey qof xikmad badan
@abdullahiali9899 Жыл бұрын
4:58
@Nayruus103 жыл бұрын
Maxay Muuniso been ka sheegeen !,?
@AhmedadanAli4 жыл бұрын
Heestan magoolban ku barty
@ibrahimhassan44332 жыл бұрын
Ik ben hassan Ibrahim ik niemade verteuwbaar ik heb nog meer selfde neme Ibrahim hassan on ver trouwbaar
@ibrahimhassan44332 жыл бұрын
Evils country ingriiska mareykanka khaliijka kulugood sheydaanka ayey caabudaan
@WaayoArag.4 жыл бұрын
Dhalinyartan hadba baraha bulshada like-ta ii saarada iyo waxa aan ahay qofkii koowaad ee komanti gareeyad uun hayaa maxaa ay ka helaan horta? Mise waa xanuun ka mid ah xanuunada ay dawlad la'aantu inoo keentay!
@larsmartin33144 жыл бұрын
Like marka qofka loo saaro, maskaxda qofka ayaa soo daynaysaa maadada la yidhaah ”dopamin”. Markaas qofku wuxu dareemayaa farxad iyo rayn-rayn muddo koobaan. Waa sababtaas awgeed waxa like-taba loo iqtiraacay. Faahfaahin dheerada haddaad u baahan tahay baadh, waxa hubaal ah in aad hesho xogo ka yaabiya .