HEES | Hinqasho | Maxamed Suleebaan Tubeec | Original + Lyrics

  Рет қаралды 146,096

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 69
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 2 ай бұрын
Mansha Allah waa malinkii iigu horaysa heeska HINQAD walow aan maxamed saleeban tubees lanbar 1 ii yahay fanka somali lkn heeskan waa igu cusubyahay Wxn layaabay Heeska muqalka qiimaha badan eed u samayseen mhd sanidiin maaday Ustaadkana ALLAH hawnaxariisto Dhaxal wanaagsan oon waayaha aduun ee dhibka badan Nala qaybsada ayuu nooga tahay Jigjiga xamse cabdi maxamud Xusus ayay ii ahaan doonta insha Allah
@Kornelsaid
@Kornelsaid Жыл бұрын
Heesaha somalida heestan ugu jeclahay M.s. tubeec golden voice❤ Sida geesi hanadoo Hootadi iyo warankiyo Hubkii uu lahan jiray Hoostisa yaalaan Intuu cadow haleelay Lagu xidhay hogan adag Nafta hoobinaayo
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Wax ila mid ah adaan kaa arkey 10sano kadib
@dahircabdi8058
@dahircabdi8058 10 ай бұрын
Qqqq
@cabdisalaan-ceeryaamo7408
@cabdisalaan-ceeryaamo7408 2 жыл бұрын
yaa salaam! sida heesaagu codkiisa ugu xarragoonayo ayaan wax loo dhigaa jirin.
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Adduun! Heestaan oo faseex ah wax badan ayaan raadinaayey wallee. Mahadsanid saaxib.
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan xuseen ow faarax iyo laxankii alaha unaxariistee macalin Jiim sh muumin
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Walaal mahubtaa heeskan weligey wan jeclaa cid sida usharaxdana adaa igu horeeyee
@BatranAli-d9y
@BatranAli-d9y 10 ай бұрын
Yaa salaam sida geesi hanadoo hootadii iyo warankiyo hub waxuu lahaan jiray hoostiisa yaalaa intuu cadaw haleelay lagu xidha hogaan adag nafta hoorinaa yoo from burco long long time ago hjeclo 🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨
@mohamedfarah2210
@mohamedfarah2210 2 жыл бұрын
Waxaan xasuustaa anigoo aaad u yar 1998 inaan aabahay ku dhihi jirey aabo waaa codsi ii geeey maxamed Sulaiman tubeec Heesas waxaa ka mid ahaaa Hadmaan ilaawe Waaan daaaley Degan Aun tubeec qof badali karta ayaanba jirin booskiiaa
@mohamoodhassan9068
@mohamoodhassan9068 Жыл бұрын
Ilaahay haw naxriisto Abwaan xuseen Faarax Dubad Iyo Alfanaan maxamed saleebaan Tubeec
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 2 жыл бұрын
Made in somaliland erayada xuseen aw faarax dubad tubeec reer berbera
@yamyam585
@yamyam585 Жыл бұрын
mmm mahakado halyeygu AUN moxamed s. Tubeec heestii hinqasho wlhi wayo wayo
@footballorsoccer2903
@footballorsoccer2903 2 жыл бұрын
*Halkaan kaala soo xidhiidhaa anaa kuuu haya hees qaraamiya oo cajiba oo aanay cid hore lyrics u samayne*
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Jeclaayaa Heeskan Inkastoo cajaladan ay nadiif ahayn!
@MohamedOsman-my1rb
@MohamedOsman-my1rb Жыл бұрын
heestan wax badan ayaan raadiyay 2011 ayan mar radio mugadisho ka dhegeystay
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 2 жыл бұрын
Sixiid Hogobkoo Celeen liyo Kayn Hiile Waayo Hiishu waa geed Xooluhu Cunaan
@Qallaaf
@Qallaaf Жыл бұрын
Iyo Intuu Habaqle Soo Maray
@mohamedabdijama2618
@mohamedabdijama2618 6 ай бұрын
WAXAAD I XASUUSISAY WAKHTI FIICNAA OO LA SOO DHAAFTAY , MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC WUXUU AHAA FANAAN AAN DUUGOOBI DOONIN OON LA ILOOBI DOONIN ILAAHAY WAXAAN U BARYAYAA INUU JANADII FARDAWSA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN
@MohamudWarsameFarah
@MohamudWarsameFarah 6 ай бұрын
Hohobtiyo madheedhkiyo, Guranaaya himirtoo, Hoobaanti uu cunay, Inta uu hadhaaciyey, Oo hugunka kibirkii, (Miiddu) haaribaysoo, Hareeraha da'aysoo. Hadba yaan hinqanayaa.
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 2 ай бұрын
Cajiib maxaad haysaa heeska nio
@madarmohamed6747
@madarmohamed6747 Ай бұрын
MST allah ya raxmu
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 Жыл бұрын
Yaa sidan u heesi kara oon isaga ahayn❤ boqor
@abdirizakmd9711
@abdirizakmd9711 2 жыл бұрын
I can't stop watching 4 Last 3 yrs
@yasinhirsi
@yasinhirsi 10 ай бұрын
Intuu soo haraaciyey. Fiintu haaribeysoo. Af-soomaliga siduu yahay ha loo sheego. Waayo erayda heesta wax badan baa khaldan.
@cabdilaahicumar5902
@cabdilaahicumar5902 Жыл бұрын
kayn hiille waayoo
@kuulman9240
@kuulman9240 2 жыл бұрын
Saxiib Heeskan Waxa alifay AHN Abwaan Maxmed Cali Muuse Abwaan Sabeeye
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Mahubta?
@cabdilaahicumar5902
@cabdilaahicumar5902 Жыл бұрын
waa kayn hiile waayoo
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
وانك انك انك انك انك انك وانك وانك وانك
@abdiwalisiyad7804
@abdiwalisiyad7804 2 жыл бұрын
Hees iyo badh tubeec allow kuunaxariiso
@bishaaro21
@bishaaro21 2 жыл бұрын
Macquul ma tahay maadays inaad soo geliso heesihii hore ee lafoole fadlan iga codsi mahadsanid ♥️
@faraxcabdixasan7533
@faraxcabdixasan7533 2 жыл бұрын
Maadeys.heesahad.sogaliso.maka.la.dhacan.sxb.horey.usoco
@YasiinAxmed-z4o
@YasiinAxmed-z4o Жыл бұрын
M.s.t.boqorkii.codka.ayuu.ahaa.allahhaunaxariisto.a.a.a
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 Жыл бұрын
Ilahey janadisa has iyo.maxamed saleban
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka 11 күн бұрын
"Sida geesi hanadoo Hootadii iyo warankiyo Hubkii uu lahaan jiray Hoostiisa yaalaan Intuu caddow haleelay Lagu xidhay hogaan adag Nafta hoobinaayoo Inuu howl yaraan baxo Aan hubanti filanayn Hadba ayaan hinqanayaa" erayadii Hussein Aw faarax AHUN.- Maxamed saleeban tubeec.
@Cabdiburale
@Cabdiburale 11 ай бұрын
Waa erreyadii sangub iyo laxankii mee aad miigane
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 Ай бұрын
Abwaan dubad baa leh sxb
@YasiinAxmed-z4o
@YasiinAxmed-z4o Жыл бұрын
Most.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdiwali252
@Abdiwali252 Жыл бұрын
Sxb lyrics waa kaa qaldanya iska sax waa sidaan, sidaa geel horwaynoo baryaa hawdka jirayoo, hogobkoo calenliyo kaymihi la waayoo, hanfiyo iyo kuleel iyo jid habaqle soo marey, lasoo taagey haradoo heesuu maqlayiyo loo qaadey hoobeey cabbayaa cabbayaan hinqanaya naga sax
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Hadba yaan hinqanayaa
@Qallaaf
@Qallaaf Жыл бұрын
Waa Hirqanayaan,,, biyaha ka Hirqanaya ,,, aad u cabbaya.
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
@@Qallaaf hinqanayaa weeye wll Hinqasho Ayuu ujeedaa
@Qallaaf
@Qallaaf Жыл бұрын
​@@Cabdalllah Mahadsanid sxb, dhegahaygaa sidaa malah u maqlay👂👂
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
@@Qallaaf Bayd kasta Dhamaadkiisa ayay udambaysaa wll.
@ismaacilcalixashi157
@ismaacilcalixashi157 2 жыл бұрын
Naa hooy marbuu Ku heli donaa
@ilaarag4758
@ilaarag4758 2 жыл бұрын
Hees uu maqlaayiyo loo qaaday hoobay cabayaan cabayaan hinqanayaa midhihii abwaankeenii waynaa ee mxmed warsme Hadraawi
@istahilhusein4476
@istahilhusein4476 Ай бұрын
Hhhhhhh heesta markii lacuriyay hadraawi abwaan ma ahayn sxb waxaa curiyay abwaan xusen ow farax dubad AUN ALL
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Erayada heesta yaa iska leh?
@mohmudjama121
@mohmudjama121 2 жыл бұрын
Xusen awfarax dubad
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 8 ай бұрын
Mahadsanid​@@mohmudjama121
@yasinyasin4520
@yasinyasin4520 2 ай бұрын
Not hayntii= kaymihii la waayoo intuu habaqle soo maray
@mohamedcumar542
@mohamedcumar542 2 жыл бұрын
heestaan see Ku dhacday, Inay Comments la'aan noqotay
@yaxyec4972
@yaxyec4972 2 жыл бұрын
War sxb maadeys iyadoo fasiixa ayaan ka sugaynay tan xoogaa waan yara saluugnay.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Haddaa la soo geliyey ha degdegin
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
@@yaxyec4972 sxb ninka waad kaliftay is xilqaan bay ka tahay
@mahadtanade803
@mahadtanade803 Жыл бұрын
Dad badan ma yaqaniin Anna u yar dadkii intii ka hartay kkkkk waqti badan baa raadinayey heestan
@hassanmohamednuh4870
@hassanmohamednuh4870 6 ай бұрын
Sixid, hogobkoo caleenliyo kaymihi lawaayo
@qoobka1
@qoobka1 3 ай бұрын
Waa Kayn hiil leh. Hiishu waa geed xooluhu cunaan ooy jecelyihiin
@axmeddhageey9013
@axmeddhageey9013 Жыл бұрын
Abwanke sameyay erayada heeskaan
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 8 ай бұрын
Abwaan Hussain Aw Faarah Dubad AUN
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ما ما ما ما
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl Жыл бұрын
M A.
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 Жыл бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed).
@Waxkasta
@Waxkasta 9 ай бұрын
Sharax
HEES | Ruun | Maxamed Suleebaan Tubeec | Lyrics
6:47
MAADEYS
Рет қаралды 527 М.
The evil clown plays a prank on the angel
00:39
超人夫妇
Рет қаралды 53 МЛН
Maxamed Saleebaan Tubeec |Wakhti |Original
8:04
Laalays Lyrics
Рет қаралды 40 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4 МЛН
AUN Maxamed S.Tubeec  Heestii Waqti With Lyrics
9:36
Cadaala Lyrics
Рет қаралды 1,8 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 390 М.
Jabaq - Maxamed Saleebaan Tubeec - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:11
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 680 М.
Mohamed Saleebaan Tubeec Bilowgeeni Hore
9:15
Royal Media Pro
Рет қаралды 95 М.
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 555 М.