HEES | Haygu Dhaafin Caashaqa | Muuse Ismaaciil Qalinle Iyo Kinsi Xaaji | Lyrics / Qoraal

  Рет қаралды 347,773

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada : Axmed Saleebaan Bidde
Laxanka : Muuse Ismaaciil Qalinle
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
Qoraalka Heesta
--------------------------
Sida geed dhilowyahan
Dhirta intuu iskaga dhagay
Oo uu ku dherersaday
Laamaha ka kala dhacay
Jaceylku iigu dheehdee
Markaad iga dhaqaaqdana
Hoo dhibaato lay yidhi
Inanyahay ma dhowyahay
Miyuu habeenku dheeryahay
Mise waan dhadhabayaa
Dhinacyo isku daalnee
Ma anigay dhiraha iyo
Dhagaha igu yaalaa
Dhowraarta caashaqa
Dabaylahaa dhagaystaa
Sida dhayda xoolaha
Ama dhibic xareedah
Ama dhuun cas malabeed
Inanyahow cishqiga dhabay
Hadalkaagu dheeraa
Kaan dhab ugu heesana
Dhabbanahays i dilyee
Markaan dhab ugu heesana
Dhabbanahays i dilyee
Inanyahow maxaa dhacay
Miyaa dumar wax dheerahay
Mise waan dhadhabayaa
Aday dhaama taladee eehe
Aday dhaama taladee
Bal inay daweeyaan
Dhakhtarada caddaadiyo
Culimada dhamaanteed
Aan dhex gayno caashaqa
.............................................
Mar haddiiba dhabanada
Dhoobiyo abooriyo
Qabri aad dhigaysaa
Dhaxalkeeda leeyihiin
Nolosha igu dhowro
Ifka dhiga abaaloo
Ha igu dhaafin caashaqa
Nabsi lama dhitaystee
Gabadhyahay ma kuu dhigay
Gar jaceyl makuu dhigay
Dhibtaan qabay makaa riday
Dhankastaba ma kuu faray
Inanyahay dharaartii
Habeenku igu dheeraan
Adigiyo dhaaxaan
Ka dhursugay ayaankee
Hadduu jaceylku kugu dhacay
Amin waayo kugu dhigay
Xididdada is dhaafiyo
Ku dhambalay halbowlaha
Waa inaan ku dhowraa
Markaad dhab u bogsootana
Aynu dhuuxno sheekada
Inanyahow ha dhaadhicin
Ha u dhimanin caashaqa
Dhulka intaanad hoos galin
Dhigay waayi maysidee
Bal inay dhameeyaan
Dhakhtarada caddaadiyo
Culimada dhamaanteed
Aan dhex gayno caashaqa

Пікірлер: 107
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 3 ай бұрын
Waaaw heestani waa hees ad umacaaan ilaaahay how naxariisto labadoodaba aammin
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 2 жыл бұрын
eesh qiyaasak fankii soomaaliyeed ee qiimaha lahaa tolow dib maloo helayaa 😔 rabbi ha u raxmado kinsi xaaji aadan iyo muuse ismaaciil qalinle waxay ahaayeen laba dahab oo inasoo maray iyo dhamaan jiilkaasiba full respect 🙏
@abdirahmanabdilahi8763
@abdirahmanabdilahi8763 2 жыл бұрын
What a suprise , bal day macaanka iyo nuxurka ku dheehan heestan . Maantana waxa heeso la inooga dhigayo waynu lasoconaa wale waynu samir badanahay😃😃
@adnanhaji7072
@adnanhaji7072 2 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto habaryartay kinsi xaaji aadan xuseen Waxay ku dhimatay dhabtayda
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Ax ale haw naxariisto
@Saamiya33
@Saamiya33 Жыл бұрын
Abayo sawirka muuse ismaaciil qalinle miyaa hadaa garaneyso
@DayaxInaxidig-th8oz
@DayaxInaxidig-th8oz 15 күн бұрын
ax ax alle haw naxariisto
@mohamedadanhassan2113
@mohamedadanhassan2113 4 жыл бұрын
Waxan ahay qofkii ugu horeyay ee comanti soo qoro waxan kaso qorayo wax 20 tilaabo ujirto isbitalka digfeer ee casimada umadda somaliyed
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Muqdisho, waxaan moogahay 4 maalin oo kaliya
@paultwocock5421
@paultwocock5421 4 жыл бұрын
Ma agtiisa ka sheehaysaa
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
🤔🤔 Ana 14 sano ayaan moogahay xamar dhaaya u roon.
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
40 sano baa mowtahay Mogadishu
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
1993 ayaa iigu dambaysay araga Caasimada Bilicda badan ee Mogadishu
@abdiyare5863
@abdiyare5863 4 жыл бұрын
Ifka dhigo abaalo ha igu dhaafin caashaqa. Allah unaxariisto Qalinle iyo Kinsi Hees iyo bar waaye
@AbdiMirre-v5g
@AbdiMirre-v5g Ай бұрын
Xasuus geeljire anoo ah baan gabadh uqaadi jiray Hdana south africa baan joogaa ❤❤😢😢
@umuraage2984
@umuraage2984 4 жыл бұрын
Qofkii 8 aad ayaan noqday balse dhib malahan waxaanse ogahay in laga wada heli doono ee aan bal aan soo dhameysto dhageesigeeda thanks adna ina adeer
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Uma waan kusalaamayaa meel aad joogtaba koow ayasd horevu ahaanjirtey
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Adiguna taa mid lamida mahadsanid
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
Wow wow wow Qalinle iyo KINSI Alloow idiin wada naxariiso. Aniga hadde meel QALINLE lagu sheegay laygama waayo
@jiboqaraamimedia4583
@jiboqaraamimedia4583 4 жыл бұрын
shiilalle zxb nin culus tahay wlee meelkasta ooqalinle lasoogaliyaba waan kugu arkaa
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
Isku mid baa nahny szp
@shiilalle
@shiilalle 4 жыл бұрын
@@jiboqaraamimedia4583 Sxb QALINLE taageere weyn ayaan u ahay marka meeshii lagu sheegaba waan joogaa ILAHEY HA U NAXARIISTEE
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
@@shiilalle magacagaagu Xusuus gaara ayuu ii leeyahay !! Adiga iyo gabadh la yidhaahdo *Hibaaq Saakin* waxaad kamid tihiin dadka aan xaga taageerada dhiiga raacday ee Qalinle aan ka simanahay Wax ayaan rabay inaan kaa waydiiyo walaal ? Muuqaal aan hada kahor daawaday adiguna aan filayo in aad daawadatay aanse hubin Oo fanaanin waabari ubadan ay ku jiran oo Dubai lagu duubay nin ku jira ayay dadka qaar waxay dheheen waa Muuse IsmaaciiL qalinle arinkaas maxad kala socota ogaaLkaa Wax muuqal ahna hore mawgu aragtay adigu Mahadsanid walaalkeen
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Walaal waan arkay muuqaalkaas, dad badan ayaan weydiiyay aniga oo og in uusan ahayn QALINLE haddana ma ahan ayay yiraahdeen. QALINLE aniga oo yar ayaan bilaabo in aan taageere u noqdo allaha u naxariistee
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
WaaH waaH dadkii Codka lagu tuhmayay *Muuse IsmaaciiL qalinle* Iyo boqoradii Codka dananka ah lahyd *KINSI Xaaji Aadan AUN*
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Eraydii Abwaan Axmed saleebaan bidde Codkii kinsi xaaji aadan iyo muuse ismaaciil qalinle Dhamaantood reer waqooyi Waliba isaaq Ka sii ah Garxajis isaaq Fan loodaa
@yaasiromar5897
@yaasiromar5897 Жыл бұрын
Raali intaad noqoto iska hubi Heeska maxamud maxamed qaaqaay ayaa leh tan iyo heesha riwaayada gar jaceeyl hala qaado
@AbshirAliYusuf
@AbshirAliYusuf 6 ай бұрын
waxaan dhagaysanayaa heestaan macaan allah ha unaxariisto qalinle iyo kinsi xaaji Aadan anigoo joogo degmada Balcad ex Taytayleey 6.8.2024
@KeydClaahi
@KeydClaahi Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto labadaba aamiin
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Laba fanaan oo aan kala dhicin waana halbowlayaashii kooxdii onkod ILaahay ha u naxariistee Muuse ismail QaLinLe iyo kinsi haji aadan hussen CaQaaRta
@raniyajama9630
@raniyajama9630 4 жыл бұрын
Miyuu habeenku dhanyahay wow waxasa heesa ah. Kinsi iyo Qalinle Allahow u naxriiso
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 2 жыл бұрын
Heeso waa heesihii hore cod waa codadkii hore laxan waa laaxanadii hore fannaan waa fannaaniintii hore.
@Abdirahman03
@Abdirahman03 2 жыл бұрын
"Mar hadiiba dhabannada Dhoobiyo abooriyo Qabri lagu dhigaayaa Dhaxalkooda leeyihiin Nolosha igu dhawroo Ifka dhigo abaaloo Haygu dhaafin caashaqa"
@faysaljarreb7499
@faysaljarreb7499 Жыл бұрын
Oh my God kinzi haji aden my Allah pless you, You were only singer specifically touches in my heart Thnk you maadeys media 100%.
@abdishakurdahirmilifyare5537
@abdishakurdahirmilifyare5537 4 жыл бұрын
Qalinle iyo kinsi alle ha unaxariisto...maadeys zxp heeska kinsi iyo saciid mire xeydar wada qaadaan ee dhabta miyaan ku saaraa inoo soo geli ...mahadsanidiin maadeys team
@ahmedbaari4938
@ahmedbaari4938 4 жыл бұрын
Malaha keydkii heesaha Soomaaliya, ayaad gacanta ku heysaa. Maadeys sidaan u bartay meel kale kama dhegeysto hees🙏
@mohamudbashiir3438
@mohamudbashiir3438 4 жыл бұрын
Meshaan waa mesha xigmada iyo caashaqa waan u mahadcelinaya madeys thank you very much
@nuur3272
@nuur3272 3 жыл бұрын
Simply the best. Everything Kinsi touches turns gold. The best female singer of all time in my opinion. Qalinle was great too. I had the privilege of seeing them in life performance both.
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 3 жыл бұрын
Its qaline who impresses me most,but here kinsi was superior
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Nasiib ayaad leedahay haddiiba aad aragtay
@faysaljarreb7499
@faysaljarreb7499 Жыл бұрын
OMG it's true and very touchable of our hearts bro
@dheelcumardhagad
@dheelcumardhagad Жыл бұрын
00.
@AwaisHussan-fm9rx
@AwaisHussan-fm9rx Жыл бұрын
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
RAADIN BADAN WAAN HELAY YOUBER KAN MARBA WXAN RADIYO MUUSE ISMACIIL QALINLE FANAN + HALYAY
@munomaxamed2843
@munomaxamed2843 Жыл бұрын
Ilaahow unaxariiso labadan fanaan
@huzenhazan8898
@huzenhazan8898 2 жыл бұрын
Gabadhyay makuu dhigay Gar jacayl makuu dhigay Dhibtaan qabo makaa riday Dhankastaba makuu faray!💥
@aasiyacabdi
@aasiyacabdi 4 ай бұрын
Dhalinyaro labadan fanan tariikhdooda iyo xagay ku geeriyodeen wanka wayey social media hadad igu dhantaan igu cawiya ???
@awaleh23
@awaleh23 8 ай бұрын
Inanyahayn dharartii🚫 Dibna yay dharaartiyo✅
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto qalinle
@osmandahir1328
@osmandahir1328 4 жыл бұрын
Wooow super hit Lbo legendary is heshy 💥💥💥💥
@falagameera5577
@falagameera5577 4 жыл бұрын
Aheey ah waxa majadihii cishqigu i qaden markay kinsi marinaysay Inanyohow maxa dhacay Miyan dumar wax dheerahy Mise wan dhadhabayaa Aday dhaama talade eehe aaha ady dhama talade ilahy ha u naxristo labdodaba
@abdrizakabdalla8884
@abdrizakabdalla8884 3 жыл бұрын
Inta marka.ay dhahaysi waa wax kale,allow.u.naxariisto
@hamz233
@hamz233 11 ай бұрын
Duriyada reer sheekh Isxaaq ala maxay duulka somali la yidhi dhinac walba hormuud u yihiin.
@sahra_muhammad
@sahra_muhammad Жыл бұрын
Qalinleee🐐🥺
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 10 ай бұрын
Sida geed dhillowyahan Gunta intuu isaga dhilay Oo uu ku dherarsaday Laama ka kla dhacay Jacaylka igu dheehdee❤. Aun fannaaniinta.
@cabdirisaaqmaxamed3145
@cabdirisaaqmaxamed3145 4 ай бұрын
Lyrics intaa wu khalday waan dareemay inu khalday lkn sikaston u dhagaystay wan fahmi waayay ereyga intu dhilay intaasan commentga ka raadinayay iyo melkasta thanks
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
​@@cabdirisaaqmaxamed3145dhillowyahan waa geed dhirta kle isku marmara mhdsnd sxb.
@huud7497
@huud7497 4 жыл бұрын
Naxaristi jano allaha idinku deeqo Qalinle iyo kinsi wad ino raxeyse
@AxmedGuray-f5l
@AxmedGuray-f5l Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 4 жыл бұрын
Wa cjiip qalinle wxa iga go.i la marko dhahayo markaad iga dhaqaaqdane hoo dhipaato lii yiri. Ane wxn u padalayna markan kaa dhaqaaqay ne ho dhipaato lii yiri
@shiilalle
@shiilalle 3 жыл бұрын
War nin yahow Soomaaliga ha innooga falaadin ee farta gurraca kaddaa
@mahamedumal7819
@mahamedumal7819 4 жыл бұрын
Caadi maha heestan laba qof oo cod macaan baa ku fara yaraystay Qalinle iyo kin xaaji adan
@KadarDirie-d4d
@KadarDirie-d4d Жыл бұрын
"Hoo dhibaato lay yidhi🫡🙃😎 21/9/23 🚬👑🤌🏾😎"!!
@haniahmed3481
@haniahmed3481 4 жыл бұрын
Riwaayadii gar jacayl hala qaado soo gali hadaad hayso wll
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hani maxaad kudooratey riwaayado kalaa jiree mahadsanid
@مروقت-ج8ذ
@مروقت-ج8ذ 3 жыл бұрын
Wax kale sxb
@HassanDalb-ep7bu
@HassanDalb-ep7bu Жыл бұрын
Mar hadiibo dhabanada dhoob iyo abooriyo qabri aad dhigysa dhaxlkeda leeye nolosha igu dhowro
@khadarcali4900
@khadarcali4900 4 жыл бұрын
Nabsi lama dhitaystee gabadhayhy ku dhigay waaaw
@galoolqudhac
@galoolqudhac Жыл бұрын
Qof vedio ka haya muuse ismaaciil ma la helayaa tolow ???????
@sharmasheikh5555
@sharmasheikh5555 9 ай бұрын
Axyaa cod muuse vs kinsi wa ina ku dhowraa
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
Eraydii abwaan Axmed saleebaan bide
@Abdirahiim
@Abdirahiim 3 жыл бұрын
Best lyrics❤❤ keep going zxb
@AxmedGuray-f5l
@AxmedGuray-f5l Ай бұрын
Asc
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 жыл бұрын
Tolow ma erayadii Axmed Saleebaan Biddaa?
@oogoaqam9479
@oogoaqam9479 3 жыл бұрын
waa erayadii awbwan bulbul cabdi madoobe
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 2 жыл бұрын
haa
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 2 ай бұрын
Masha alllah axmed saleebaan bide nolow❤
@moaarahmed9393
@moaarahmed9393 4 ай бұрын
Ahmed saleban bide
@Samiir-t3e
@Samiir-t3e 9 ай бұрын
eesh calaa hees
@axmedtarabi4948
@axmedtarabi4948 3 жыл бұрын
Ifka dhigo abaalo haygu dhaafin cashaqa
@Samiir-t3e
@Samiir-t3e Жыл бұрын
waxaasaa heesa
@ogaansho7953
@ogaansho7953 Жыл бұрын
Sixid:-- "Sida geed dhilowyahan(dhiqle) gunta intuu iskaga dhigay oo uu ku dherersada laamaha ka kala dhigay"
@farxaanmohaad
@farxaanmohaad 10 ай бұрын
Dhito armaay tahay
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Waad dedaashay aqoontaada se kugu dhaliili maayo ''dhillowyahan" waa geed dhirta kle isku mara maaha cayayaan. Gunta intuu isaga dhilay Laamaha ka kla dhacay. Isku marmaray weeye.
@AxmedGuray-f5l
@AxmedGuray-f5l Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢❤❤
@qadafinuur
@qadafinuur 3 жыл бұрын
Heestii magool iyo qalinle ee haa iga aadi meel kale soo raadi saaxb
@AxmedGuray-f5l
@AxmedGuray-f5l Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
@siciidsare4900
@siciidsare4900 4 жыл бұрын
Good editing bro halkaas ka sii wad
@hamdicadceed3700
@hamdicadceed3700 4 жыл бұрын
woow
@musaabdala307
@musaabdala307 3 жыл бұрын
Wsh wah wakaa kkkkk
@AamiinaSalim-eg2ql
@AamiinaSalim-eg2ql Жыл бұрын
Qadra dahir
@yeswecan.8379
@yeswecan.8379 4 жыл бұрын
Dhinacyays ku daalee.
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 2 жыл бұрын
Wale codka qalinle qof leh inaan laso heleynin
@xukunibrahim7624
@xukunibrahim7624 2 жыл бұрын
Bbc anigu
@MohamedNoorIbrahim-v4w
@MohamedNoorIbrahim-v4w Жыл бұрын
hada cod mixer iyo coppy xiimaa
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Dhillowyahan waa geed dhirta kle isku marmara oo ku baxa. Gunta intuu isaga dhilay oo Uu ku dherersaday Laamaha ka kala dhacay. Waa meesha laga keenay erayga Dhillo oo lamacne ah ragga ayay isku martaa.
@ZahraDiinIslam
@ZahraDiinIslam 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 3 жыл бұрын
Ciyaaro
@FaraxKhadar-y1x
@FaraxKhadar-y1x 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.h
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Muuse Qalinle Heestii Ubaxoo Dilaacay Lyrics
10:57
Ridwaan Xeebow Channel
Рет қаралды 103 М.
HEES| Mar la'arag | Muuse Ismaaciil Qalinle | Kaban+lyrics
9:44
Barisamaad
Рет қаралды 245 М.
PART 3 FINAL: HOOYO AAWAY AABAHAYGA? WAA ISKU OOYEEN
26:36
Ridhwan Issack
Рет қаралды 14 М.
Saado cali iyo Cabdi baadil Beerkaad igaga taalaa with lyrics kaban
10:49
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 118 М.
Muuse Ismaciile Qalinle Ahun | Heestii Waan Ku Waramayaa
6:28
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 276 М.