HEES | Ruuxa Gala Bad Weyn | Maxamed Yuusuf Iyo Sahra Axmed | Original |Lyrics

  Рет қаралды 66,235

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada : Miicaad Miigane
Laxanka : Ismaaciil yare
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 41
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 2 жыл бұрын
Meecaad Miigane iyo Boon Xirsi. Riwaayaddii Ninba Tima Xamar oo haddana xiir.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 2 жыл бұрын
Dadka sidaas muusigga u tumaya intee bay qaadatay in xirfad ay yeeshaan? Waad garan kartaa waqtiga galay. Boongaga yar baaba ugu daran!
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 3 ай бұрын
Hoboladii waaberi qaybtii hargeisa ,miisagan waxaa 1:01 tumaya 10 musishin oo uu hogaaminayo aun Aweys abokor nuur Goobe iyo Cabdi axmed aamito iyo Andera ,axmed tifow qamiis ,ismaacil cabdi ismaaciil yare dhamaantood inta heesaysa iyo raga tumayaba ilaahay ha u naxariisto.
@AbdulahiNour
@AbdulahiNour 10 күн бұрын
Dadku aabo iyo hooyo daayin hakaaga dhigo , waa erayada, itaabtey
@SuhaybIsmaaciil-r2s
@SuhaybIsmaaciil-r2s 5 ай бұрын
Ruuxa gala bad wayn Bariguna ka dheeryaha Hawlo jacayl
@Cartan7
@Cartan7 2 жыл бұрын
Waqoyi, Northern Somalia Music
@faisalhaji8670
@faisalhaji8670 3 ай бұрын
This is Legendary tune
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 3 ай бұрын
illshow u naxariiso labadaba.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 3 ай бұрын
ilahow u naxariiso.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 3 ай бұрын
labadaba ilhahayow u naxariiso.
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 ай бұрын
AUN labadabfanaan weyn geeriyoodeen
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii meecad miigane laxankii ismaacil yare codka m.yuusuf iyo sahra axmed jaamac
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 8 ай бұрын
10 qof ba garcaay wan dawaday
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
*Heestan waxay ku jirtay riywaayadii : Ninba tima Xamar oo Hadana Xiir oo ay wada lahaayen BOON XIRSI IYO MIICAAD MIIGANE markaas way adag tahay qofka erayada leh in la xaqiijiyo*
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 8 ай бұрын
meecada ba laha heestan waa la huba
@ismailimanismogeo2896
@ismailimanismogeo2896 Жыл бұрын
Miraha waa meecaad miigane Laxanka ismaaciil cabdi gari ismaaciil yare Kabanka madaalihii hobalada waaberi Cumar shooli Codka Maxamed yusuf iyo sahra axmed
@dekomohamed5868
@dekomohamed5868 Жыл бұрын
Quran saa ubaro walal waanlayaabay sidaad usharaxday
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 5 ай бұрын
​@@dekomohamed5868deeqo maxamed mahadsanid.
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 5 ай бұрын
Haye quraanka thanks deeqo.
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 5 ай бұрын
Nombarka igu caawi oo qalaf ha u arkin deeqa.
@CabdiraxmaancawilCabdilaahi
@CabdiraxmaancawilCabdilaahi 7 ай бұрын
Axyaa hees
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
Aqoon OO dhan. Idalked abuur ba kasareya
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Axsan hes
@abdillahiAli-db9yb
@abdillahiAli-db9yb 4 ай бұрын
0:43
@gurxankooshin9614
@gurxankooshin9614 2 жыл бұрын
Ereyadii Meecaad Miigane, Laxankii Ismaaciil Cabdi Geri, Talantaali, Maxammed iyo sahro Axmed jaamac.
@Abdinasirabdulle-to8of
@Abdinasirabdulle-to8of 5 ай бұрын
Hà gacanlooow aya naaaanwweeyystiiisa ah deeqa mahadsanid.
@ubahosman3916
@ubahosman3916 2 жыл бұрын
Biyo dhacaaga isheeg Maxa laga wada haley sheego asxabey
@abdullahin2861
@abdullahin2861 2 жыл бұрын
Ujeedkaga iisheeg cml
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
@@abdullahin2861 yes.
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Dantaada rasmiga ah si cad iigu sheeg adoon wax iga qarinayn!
@sayidmohed
@sayidmohed 2 жыл бұрын
Biyo-dhac= macnaha erayga, halka biyuhu isugu tagaan. Ujeedka erayguna waa= Dantaada ama muraadkaga ii sheeg....
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
@@sayidmohed intan so wadayba ada yidhi jaale. 🙏🙏🙏
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
SABCATA. ABXORIIN
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 7 ай бұрын
ABXORII
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 2 жыл бұрын
""Caashaqu ma boodayeey Ma hilaaca bilig la yeey..."" is moodsiis cadi ah weyan. Wale sir dumar ban laga sal gaadhin hhhhh
@mohamedfarax7400
@mohamedfarax7400 2 жыл бұрын
Heestan,waxay,qusaysaa,rooble,you,become,bullsheit,soyou,throùghtout
@anisasalax624
@anisasalax624 2 жыл бұрын
wwwwwwww
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 39 МЛН
Cool Parenting Gadget Against Mosquitos! 🦟👶
00:21
TheSoul Music Family
Рет қаралды 11 МЛН
Maxamed Yuusuf Cabdi AHUN  Qaraam (Madiix)
15:01
Goray Haldhaa
Рет қаралды 74 М.
Badweyn - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:41
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 345 М.
SAHRA AXMAD IYO ABU RAAS//SIDDIQABAX
10:23
SUPER EAGLE
Рет қаралды 162 М.
Maxamed Yusuf Ahun & Sahra Axmed Ahun | Heesta Nabsi Waa Jiraa
9:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 6 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН