Cabdinaasir Macalin iyo Sahra Axmed ┇Waxay sabi ilmaha ┇Somali Music 2020 (Official Audio)

  Рет қаралды 236,912

Naima Afrah chanel

Naima Afrah chanel

4 жыл бұрын

FADLAN SUBSCRIBE WAXA AY II TAHAY FARXAD IN AAD NAGU SOO BIIRTID MAHADSANID.
HEESIHI HORE KUWI DHEXE IYO WALIBA KU DAMBE AYAGO Dhageesi ah Dhamaan Fanaaniita Soomaaliyee .
Baari Music
baari music
Dayax Dalnuurshe Hees cusub Kala Kacsan (Cirib Tir) offecial Video 2017 Dayax Dalnuurshe Hees Cusub (Kaska Cad ) official Music Video 20171 DAYAX DALNUURSHE STYLE CUSUB IYO INDHO BLUE AH HEES CUSUB MUUQAAL XIISO BADAN HEESHA CUSUB SOMALI SONGS LYRICS SOMALI LYRICS SOMALI MUSIC HEES QAARAAMI AH KABAN HEESAHA FARXIYA FISKA LYRICS FARXIYA KABAYARE LYRICS YURUB GEENYA HEES CUSUB LYRICS NIMCO DAREEN HEES CUSUB XALIIMO GOBAAD HEES CUSUB KIIN JAAMAC HEES
BAARI
Baarimusic
CUSUB 2017 AHMED ZAKI HEES CUSUB IDIL BARKHAD 2017 CALI DHAANTO DALMAR YARE HODAN ABDIRAHMAAN ISKALAAJI MAXAMED TAWANLE
baari BAARI
MAXAMED BK LYRICS IIDLE YARE IQRA YAREEY XIDIGA GEESKA MAXAMED CIRO NIMCAN HILAAC HEESO CUSUB QAARAMI AH KABAN Asad Qarni iyo Xamdi Bilan Hees
baari lyrics BAARI LYRICS
Baarilyrics BAARILYRICS
Cusub ! Ma is Jeclaanaa ! Lyrics
2000 2001 2002 2003 2004 2005
2005 2006 2007 2008 2009 2010
2011 2012 2013 2014 2015 2016
2017 2018 2019 2020 2021 2023
Day song latest
Top songs
Top artists
all songs

Пікірлер: 44
@yusufsaid2730
@yusufsaid2730 2 жыл бұрын
Caawa waxaa dib noo jaleecisay 1977-78 iyo ha waalaado caashaqu aan weerarka aadno iyo AUN abwaankii jacaylka Maxamed Cali Kaariye laxankii Xasan Sabriye Afrax Great iyo AUN codadkii halaasiga ahaa ee Cabdinaasir Macalin Siciid iyo AUN Sahra Axmed Jaamac. Allaha janadiisa ha geeyo dhamaan, waa ku mahadsan tahay inaad naga waraabiso sugaantii suubanayd ee Soomaaliyeed. Mahadsanid jaale
@saiddirie2399
@saiddirie2399 Жыл бұрын
Waajo joog ba tahay niyohow taariikhdaas hadda jootay
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 Жыл бұрын
Nin waaayo arag aha baa tahay yuusuf said annaguna waanu kaa FAA,iidnay mahadsanid my brother
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 ай бұрын
Ha waalnaado Jacaylkuye aynu weererka aadno weeye ee caashaqa maaha sxb.
@mustafeali617
@mustafeali617 3 ай бұрын
One of my favourite Somali songs. 15.4.2024 Nairobi kenya.
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 3 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto dhamaantoodba sahra axmed jaamac iyo cabdinaasir macalin siciid iyo abwaan maxamed cali kaariye waxaanay ka mid ahayd riwaayadii ha waalnaado jacaylkuye aynu weerarka Aadno ee curatay sanadkii 1978kii oo haatan laga joogo 43 sanadood
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Khaatumo State Of Soomaalia Guulwacan Iidoor wadaashe waa Soomaali Diid edeb U yeela
@usaamemaxamuud599
@usaamemaxamuud599 2 ай бұрын
Waxaa sabana badan geelo seentu u ruxaa classic song 👏🇸🇴😍🥰
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 13 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 alle hakuu naxariisto edo
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 4 ай бұрын
Alle how naxariisto fanaaniinta c/naasir vs sahra axmed
@aliosman1722
@aliosman1722 2 жыл бұрын
Ilaahoow unaxariiso Zahra iyo cabdinaasir macalin waa dadkii hore ee fiicnaa fankooda
@ibraahimbaa2082
@ibraahimbaa2082 3 жыл бұрын
Waxay sebi ilma ah hooyadu gosho ugu siddaa saabka loogu koriyaa Abaal laga sugaayee❤🥺💯💯💥
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 3 жыл бұрын
Sako loogu koriyaa. Abbaal laga sugaaye. Waaye.
@ibraahimbaa2082
@ibraahimbaa2082 3 жыл бұрын
Kkkk🤣🤣oky bro
@abudeqo8143
@abudeqo8143 3 жыл бұрын
Saxiib soko maaha ilmaha soko laguma koriyo e waxa lagu koriya saab sidaa ugarao la soco ee. Abdikarin adan sxb wa laga saxan yahay 💯/💯
@abdullahiali855
@abdullahiali855 3 ай бұрын
Sedks loogu koriyaa) ereygu waa sidaas ee ciyaarta kadaa meesha.
@qaaciqaraami9041
@qaaciqaraami9041 3 жыл бұрын
Axya Garnaqsi Dadkaasanu la dhaqanahay Alle ha u Naxariisto
@mohamudsamatar126
@mohamudsamatar126 3 жыл бұрын
Great-aunt Macau Comentiga looks gaabsaday Waa hees macne Ku fadhida
@axmeddhinbiil84
@axmeddhinbiil84 3 ай бұрын
Alle how naxariisto hoboladan hana u danbi dhaafo
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 9 ай бұрын
Sasabane iyo saluug labo ceel oo Caan ah dhagaxbuur ayay u dhow yihiin
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Shacabka Sscoow war Is Not Over Yet
@omarfaruk4735
@omarfaruk4735 Жыл бұрын
Maalin Jimco ah Sanadkuna yahay 1996dii bishu ma xusuusan karo waxaan AU Salaad qudbo la soo tukaday Aabahey kadibna wuxuu shitay Raadiyowga si uu Bbc uga dhageesto 2da Duhurnimo Mowjada SW ayaa laga dhageysan jiray oo FM ma jirin haduu jirana Soomaaliya lagama isticmaali jirin kadib markii uu dhageestay ayuu yara hurdooday aniga ayaana halkii ay ka soo gashay BBC ka dhaqaajiyay waxaana geestay Ideecada Codka Soomaalida Itoobiya oo ay heestaan ka shidantahay runtii aad baan ugu xasilay dhageysigeedana ugu raaxeestay hayeeshee waxaa mar qura iridka noo soo garaacay wiil aan daris aheyn kaas oo aabahey u soo sheegay in wadaad saaxibkiis ahaa lagu dilay suuqa markaas buu orod is taabtay anigana halkaas baan ku soo gaabiyay dhageysiga heesta, marka heestu waa mid macaan waana mid xusuus murugo iyo dareenba ii xambaarsan oo Duni kala ceyn ah bey dib ii xusuusisaa, Aabaheyna waan ku soo xusuustaa kolka aan dhageysanaayo Allaha u naxariistee maadaama markii iigu horeysay heestaan ee aan maqlo uu dacalkeyga hurdoonayay.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Waa xasuus Qurux badan wan ka helay Qoralkada wll❤🙏
@Saynababoqran
@Saynababoqran Жыл бұрын
Sasabane iyo sulul waa laba ceel oo caan ka ogadeniya dhagax buur Ayay dhowyihiin
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Viva Soomaaliweyn
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 8 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeyoow Harjecloow Nabab
@abdullahimohamed4006
@abdullahimohamed4006 2 жыл бұрын
Naima Afrah well done. I have subscribed to your channel because it makes me feel so happy 😊.
@abdiqanianash-nj9jc
@abdiqanianash-nj9jc Жыл бұрын
alle Ha u naxariztee waxad Cawa Na xazuuzizeY 1978 Lapdana Fankoodu uu FiicNa
@garissagreattube9446
@garissagreattube9446 Жыл бұрын
Allah ya rahma
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Waxaa sabana geelu Santa u gurmo abaarta qaxootiga iyo barakacayaasha reer gelinsoor worldwide
@SahraMaxamed-tc1fp
@SahraMaxamed-tc1fp 6 ай бұрын
Khadro dahir
@HasanMahamuud-ge8dk
@HasanMahamuud-ge8dk 7 ай бұрын
❤ hasan bife
@muumincumar7417
@muumincumar7417 Жыл бұрын
Heestaan jaceylkeenii saldhigay iyo heestii saylo labadaa hees waa S bal isku eega siday suaalo iyo jawaabo isugu yihiin oo murtidu isgu siman yihiin 4page ee sahra iyo 4page ee samatar iyo cabdinasir m.a. aun dhamaantoodba waa waayo waayo xusuus leh
@adams9307
@adams9307 2 жыл бұрын
Waxaa subaga iyo heenka sange loogu shubayaa. heenku waa subaga ka dhasha hilibka baruurta marka la kariyo ama lafaha Senguhuna waa faraska lab
@abdiwahababdi723
@abdiwahababdi723 Жыл бұрын
Mahadsanid sxb
@nuuradiinmohamuud3364
@nuuradiinmohamuud3364 Жыл бұрын
Senge ama sange waa nafleey la dhufaanay xataa orgiga waa la'oranka sange
@AbdirahmanMohamoud-nf1dy
@AbdirahmanMohamoud-nf1dy 4 ай бұрын
Cabdi.nasiir.macalin.siicid..iyo.sahra.axmed.jaamac
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Aamiin
@axmedsaleebanxasan3793
@axmedsaleebanxasan3793 4 жыл бұрын
Hi
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 9 ай бұрын
❤❤❤ 1:29
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey 9 ай бұрын
Islaam weddings anniversary celebration party Monday Mohammed ali Bashi abdi fanag iyo marwo sagal adan cawale abtidoon isku waara oo ubad kheyre ❤❤❤
@MuulidabdiMuulidabdi
@MuulidabdiMuulidabdi Жыл бұрын
1243😊
@HasanMahamuud-ge8dk
@HasanMahamuud-ge8dk 7 ай бұрын
❤ 5:56
@sudayskabawayne1321
@sudayskabawayne1321 Жыл бұрын
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 373 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 23 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,1 МЛН
CABDINAASIR MACALIN SACIID A.U.N QARAAMI HEESTII DAWADI NAFTEDAAY
9:04
GorGor Media Production
Рет қаралды 57 М.
Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"
9:03
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 675 М.
C/Naasir Macalim Siciid Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "HA LAALIN"
9:48
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 295 М.
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 336 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 63 МЛН