HEES | Daandaansi Caashaq | Maxamed Mooge Liibaan | Lyrics

  Рет қаралды 677,687

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер
@waalidadeec2752
@waalidadeec2752 Жыл бұрын
Alle qabriga haw nuuro. Waxa uu ahaa halgamaa, fanaan, mu'alif, mulaxan iyo macallin qiimi badan. Kelmadda "fan" haddii aan maqlo judhaba waxa maskaxdayda ku soo dhaca Muxammed Mooge. Heesihiisa dhammaan wada jecelahay.
@abdallahjama1277
@abdallahjama1277 3 жыл бұрын
Cali saleeban maxamed aleh ha u naxariste wuxu curiyay heeso badan uu qaado ina mooge baban waxana ka mida heesta halkuu ila galay jacaylku iyo doqonow jacaylow dumarkaba malayside ma ragaa laguu diray iyo kuwo ay qaado khadra daahir heesta labadi isdoortee baakamida iyo xasan aada heesta balanbaalis qalimaleh waaa abwaan aad loo xiseeyo sugaantisa
@amiiramaxamed1218
@amiiramaxamed1218 2 жыл бұрын
Iskahubi
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Ilayn dani xishood maleh!! AUN Maxamed mooge liiban boqorkii Codka ❤
@safiyamahamud6021
@safiyamahamud6021 2 жыл бұрын
Eryadii AUN cali saleeban bidde Kabankii cajiibka ahaa Jiim sheikh muumin Codkii legdana ee luxdanaa ee mohamed mooge AUN
@alliessa6419
@alliessa6419 Ай бұрын
Sayid Maxammed.👑
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 ай бұрын
Qofkasta dhegeystoow wallaal ha ilaabin inaad u ducayso Maxamad Mooge waayo isaguba wuu inoo ducayn lahaa hadduu ina ka nolol danbeeyo !
@nooryusfu6476
@nooryusfu6476 Ай бұрын
😮
@nooryusfu6476
@nooryusfu6476 Ай бұрын
😮ui
@cabdallahillaac9201
@cabdallahillaac9201 3 жыл бұрын
Yaa salaam 🔥 boqorka Codka Maxamed mooge Liibaan 👏
@MaaneeyMaanka-lx1qw
@MaaneeyMaanka-lx1qw Жыл бұрын
Allah hakuunaxariisto ax yaaa fanaan Maxamed mooge liiban 😢🥺💔 dad waaa dadkii hore walee iyo bileee 😢
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 3 жыл бұрын
Kalgacayl duug maleh Marka daacad laga yahay Maxay xaqiiq tahay🥰
@moremath3378
@moremath3378 2 жыл бұрын
A gift that keeps giving...RIP to ML Mooge the greatest
@hodanali6106
@hodanali6106 Жыл бұрын
Sixid. Halka aad. Qortay Hadid uu ku daarayn. Dawr laguugu halaynayn. An. Kuu saxo e. Waa / waatuu ku daaree duhur lagu haleelee ana uu I danqaabeen baaxaa dedgaayee
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 8 ай бұрын
Kabankani wuxuu u eg yahay Jiim Shiikh Muumin. Intii aanu Maxamed kabanka baranin waxaa cajladihiisa hore tumay Cumar Dhuille; Jiim iyo Xudeydi. Alle haw naxariisto dhammaantood
@maxamedcusmaan4713
@maxamedcusmaan4713 3 жыл бұрын
Cod halaasi ah iyo kaban cajiib ah M.mooge lagent weyn
@ahmedwarsame5028
@ahmedwarsame5028 7 ай бұрын
Doqontaad gargaartee Denbiga ugelaysaa Iyana kuu dudaysaa Naftan aan Ku daynayn. Saas weeye kaabbe
@CabdiSandhere
@CabdiSandhere 2 ай бұрын
Ahun MAXAMED MOOGE LIPAN ❤😢 204/11/1
@somtelsl3906
@somtelsl3906 2 жыл бұрын
Maadeys tube halkaa iska sax, waxay sax ku tahay " waa tii uu ku daaree Dura lagu haleelee Anna la i danqaabeen Baaxaadagaayee
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Heesta : Ileen dani xishood maleh Erayada : Cali Saleebaan Bide Aun Laxanka : Ustaad Jiim Shiikh Aun Kabanka : Ustaad Jiim Shiikh Aun Luuqda : Maxamed Mooge Aun
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Khabiir qaraam halkeed ka soo xigatay in jim sh.Murmin LAXANKA saaray????
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 huuno waa Macruuf Xogtan In Laxanka uu sameeyay Jiim Shiikh Aun
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 gartay thanks wllo qof kale laxankiisii bay I ila ekaatay.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 adigaa mudan wllo
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Cajiib Cajiib Saaxib Heesta Waxaan U Haystay Inuu Maxamed Mooge Liiban Aun Tumaye Warkaa Mala Hubaa Inuu Jiim Tumaayo?
@RadioQaraami
@RadioQaraami 3 жыл бұрын
Wow! Cajiib cod mcn iyo hees mcn 🔥
@muscabaxmed2100
@muscabaxmed2100 2 жыл бұрын
Mar ba hees cusub ayaan ka bartaa. Macalinka fanaaniinta. Boqor faneed.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
4:35 Waa dhawaaqa kabanka ee aan markaan maqlo xaada I dhaqaaqdo wlh.
@abdirisaaqmuuse3491
@abdirisaaqmuuse3491 Жыл бұрын
Maxamed mooge dar illay baan isga jeclahy
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
kabanku wa jiim sheekh mumin sidan jeclahay
@amiiramaxamed1218
@amiiramaxamed1218 2 жыл бұрын
Cumar dhuule cali
@JimmyAbdi
@JimmyAbdi Жыл бұрын
Kabanku waa macalinkii JIIM SH MUUMIN AHUN ISAGA IYO M.MOOGEBA
@mohawaayeel4866
@mohawaayeel4866 5 ай бұрын
Ma anigaan dadaalin Ma adigaan danteen wadin Oo nacab ku duufsaday Da,day hayaanteeeeeeee Maxaa deyrka ku dhigay Anna dabarka igu xidhay Hadal baan la dayninee😢
@bishaaraddegaming2856
@bishaaraddegaming2856 2 ай бұрын
24/10/2024Alle ha u raxmado marxumka😢
@yaasirabdi6494
@yaasirabdi6494 2 жыл бұрын
Haddii Aad Dadkii hore Tahay Cajalladdaha Dhagaysan Jiray Ama Heesaha Maxamed Mooge Jeclaa Sheeg Heestan Albamka Ama Cajalka Heesihii Maxamed Mooge ee Kula jiray??
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 2 жыл бұрын
Wayeelka jaqafsada.
@ibraahinmaxamuud3711
@ibraahinmaxamuud3711 Жыл бұрын
Waxaa ku jiray anigoo ladnaan qaba miyaan laamo doodaa lulana iga dheertoo hadba laba lagdoodaa iyo hoheey arimo aad halaysay habeen nacasnimo ku qaaday miyaan sii wadaa qoraalkaa dheeraanayee heeso xula bay ahaayeen oo simacaan loo habeeyay
@mohwacays
@mohwacays Жыл бұрын
1- Haduu hiil geesiwaayo 2bagaan gogosha laasimisey 3 ka laxiibo leeyahey sida laabta xushada 4 xulad haween 5 -Jooflaha libaaxiyo Heeskan dhan ugu horeysay canjalada dhanka kalana jooflaha libaaxiyo u horeysay
@mohwacays
@mohwacays Жыл бұрын
Ciyaalkii hore uun garanaya 😂😂
@gattuze453
@gattuze453 4 ай бұрын
Caawa oo ay goorsheegtu garaacayso 12:42 am oo ay bishuna tahay 7/9/2024 waa habeen iska dagan kubad baan kasoo baxay furaashkayvii jiifaa waxan dhagaysanayaa heesta uu qaado fanaanka anigu aan u arko kii uvu wacnaa ee soo mara fanka soomaaliyeed
@abdikiin3915
@abdikiin3915 2 жыл бұрын
alle haw naxariista sayid maxamed mooge liibaan codkiisa la yaableh iyo midhaha heesta qalbiga ayay tabanayaan , xaqiiq jirta ayuu ku heesayaa
@IsmailAbdimumin-r1h
@IsmailAbdimumin-r1h 11 ай бұрын
Kalgaceylku duug maleh Marka daacad loo 🚻 ♥️ ❤️❤❤❤❤❤❤ Wada yahy AUN Ina mooge&intii Dhimatyba 😂😂
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 3 ай бұрын
Maxaa dayrka kuu dhigay anna dabarka igu xidhay hadalbaan ladaynine intaas iga gadan ❤
@safiyamahamud6021
@safiyamahamud6021 2 жыл бұрын
Hesta eraydeeda aad baad u qaladeen tusaale ahaaan Waa tii uu ku daaraye dura lagu haleelaye waaye qoralka saxda ahi
@gmukhtaarsnapchat4578
@gmukhtaarsnapchat4578 6 ай бұрын
AAD IYO AAD
@XamdiCabdi-f6g
@XamdiCabdi-f6g Жыл бұрын
daandaasi caashaqa maraki dihaalaka alle haw naxariisto maxamed mooge
@CabdinuurMaxamedAxmed
@CabdinuurMaxamedAxmed 6 ай бұрын
Cabdi nuur maxamed
@CabdinuurMaxamedAxmed
@CabdinuurMaxamedAxmed 6 ай бұрын
5:05
@CabdinuurMaxamedAxmed
@CabdinuurMaxamedAxmed 6 ай бұрын
Cabdi nuur maxamed
@ManagerAbdikaniAliBehe-nn9gb
@ManagerAbdikaniAliBehe-nn9gb 2 ай бұрын
Abwaan Cali Saleebaan Bidde ma kala dhacaan Erayadiisu waa kuwo dareen nool leh oo qalbiga la hadlaya. Heestan "Daandaansi caashaq" iyo heesta kale ee "Han yaraa naftaydaay halkuu ila galay jacaylku" labadooda oo uu ku luuqaynayo Maxamed Mooge aaad ayeey iigu socdaan! Rag waa intii hore hadal na waa intii uu yidhi.....
@Adenjama-s2r
@Adenjama-s2r Ай бұрын
Alle unaxariiso
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Sanayba No jogtaba Nolosheenu No Qas ahba bricvy hoos bismilaah
@shficicisman9896
@shficicisman9896 3 жыл бұрын
great, lyrics of mooge voice is extremely difficult but u did well, only few sentences eg ....AYNU KALA DARNAANEE ISKU DOONI FUULNAYE, it means I am more serious but we are in same boat, DADKU WAA OGSOONYOO ILEEN DANI XISHOOD MALEH (iyo is extra) thanks more mooge
@SakariyeCabdirashiid-rk3wb
@SakariyeCabdirashiid-rk3wb Жыл бұрын
M mooge alle yaa raxma Mujahid
@AbdirizakYussuf-v7r
@AbdirizakYussuf-v7r 4 ай бұрын
Walee adunyo macnaa maleeh.waa hadaal run eeh
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 3 жыл бұрын
Ma anigaan dadaalin ma adigaan danteen wadin Oo nacab ku duufsaday daday hayaantee erayo mug leh
@hodanali6106
@hodanali6106 Жыл бұрын
Walalaal eryga ayay khaldayaane waa fadeen way hayaantee
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 2 жыл бұрын
Hdda waa 3.39am 07.04.2022, 6 Ramadan 1443. Xilli political crisis badan dalka ka jiro.
@khalidabdu6222
@khalidabdu6222 2 жыл бұрын
Hadda wa 11:34 02-09-2022 xili Somaliland political halki ugu xaraysay uu marayo
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
Xiligii wiiftada saqda dhexe miyaad dhageysaneysay kkk allow alle✋️ alxm iminka
@Khaliil123
@Khaliil123 10 ай бұрын
Xiliga mucaashiqiinta waaye ee ledi la'​@@haawodagan5472
@Khaliil123
@Khaliil123 10 ай бұрын
Hda dalku waa wada degan yhy waana 12.03.24 SL waa lagu heshyay dorashadi, konfurtana xalkedu waa degan yhy wallow dastuurki dalka la kufsaday.
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Waxa dadka qaar aanay fahmayn sida uu ugu luuqaynayo maxamed mooge
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 3 жыл бұрын
Laxanka iyo musiga jiim sh muumin HUN Codka maxamed mooge HUN Ereyada Cali saleban bide
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 3 жыл бұрын
Maxamed mooge legendkeygi
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Fadlan waxaan leeyay ninkii qoray heeskan aynu wada hadalo qaybo badan ayaad si kale u qortay ereyada heest
@ykhalid182yusuf6
@ykhalid182yusuf6 Жыл бұрын
Soo qor si lo saxo hadii aad wada xasuus satid mooge min somaliga si fiican uuba fahmi kara
@geeddeeble6650
@geeddeeble6650 3 жыл бұрын
Hees iyo badh bari hore ayaa iigu danbeysay
@SuhaybCabdi-y3m
@SuhaybCabdi-y3m Жыл бұрын
Alle hawnaxariisto💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@7june2024
@7june2024 10 ай бұрын
Xusuustii 2021
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Erayada meelo badan baad khaladday sxp oo heesta micnaheeda khaldaya waan saxay lkn mhdsnd
@capdirahman1155
@capdirahman1155 Жыл бұрын
AHN waxan dhagaysana habeen kaligay aynu kala Darraaninee isku dooni fuule😢😢 5/4/2023
@farxiyaismail4699
@farxiyaismail4699 Жыл бұрын
Brother hore u soco😢
@saruurhassen
@saruurhassen Жыл бұрын
Ale haku naxaristo
@user-abdishakor
@user-abdishakor 5 ай бұрын
Iska adkeydsta nasriga illaah soo dhowe
@khadarAbdiBuux
@khadarAbdiBuux Жыл бұрын
"maxaa dayrka kuu dhigay ana dabarka igu xidhay" legend m.moge
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
Maxaa deyrka kuu dhigay Anne dabarka igu xidhay Hadal baa la deynine 🤷‍♀️🤷‍♀️ garan maayo aniguba 🙃 30/1/2023 haben zalaaso ayey so galeyso
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Maxamed mooge liibaan ilaahay ha unaxariisto qalbiga ayuu ku taabanya gabankiisu iyo miraha heestaan
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
@@dirgaxwanaf6605 aad iyo aad wllo❤️🙏
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Aqoon yahanoow fahan allaaya raxma mxmd mooge
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Eraydii : Ahn cali saleebaan bidde Codkii: Ahn maxammed mooge Dadku waa ogsoonyahoo illeen dani xishood maleh kalagacaylna duug maleh marka daacad laga yahee waa tii uu kudaaraye dura lagu haleelaye anna lay danqaabee baaxaa dagaayee aynu kala darranaaye isku doonni fuulnee ma anigaan dadaalayn ma adigaan danteen wadin oo nacab ku duufsaday da,deennii hayaantee maxaa dayrka kuu dhigay anna dabarka igu xiray hadal baan ladaynayn. ............ Daandaansi caashaqa markii laguugu soo dagay ee aad daddaysnayd ama ruux dadaayoo dani igaga xirantahay waa taan daweeyee u digigixoodee ficillada dareemee kuuma aan dardaar warin oo kuguma dayrine soo taad ideeqdee anigoo kudoorbiday soo taan horseed diray markii aan daryeelnaa mxaa dayrka kuu dhigay anna dabarka igu xiray hadal baan ladaynayn. .... Waxay kuugu darantahay ruuxaad dagaysee mid kle udilaysaa/dagraysaa markuu kugu dareemee doqontaad gargaartee dambiga ugalaysaa iyana kuu dudaysee naftaan aan ku daynayn dibna kaaga noqonayn yaa digasho eegmada adna daawanaysaa waa caadadii dumar oo ima damqaysee doogtayda waan dhayan. Mxaa dayrka kuu dhigay anna dabarka igu xiray hadal baan la daynayn.
@AxmedKhyr
@AxmedKhyr Жыл бұрын
Barteedaad dhigtay braawo sxb.
@mohamedabdi-mi8tu
@mohamedabdi-mi8tu 4 ай бұрын
Legend sxb salaama
@MohamedAAbdi-gg2rg
@MohamedAAbdi-gg2rg 11 күн бұрын
M.M.L.B legend
@mohomedyaasiin1604
@mohomedyaasiin1604 2 жыл бұрын
Run badana😥🖐️
@maxdar11
@maxdar11 2 ай бұрын
2017 annagoo kuruuj baxnay 40 cisho ah ayuu nin aan saxibo ahayn noo shiday kkk
@abdieid1033
@abdieid1033 2 жыл бұрын
Maxamed mooge
@musaabdala307
@musaabdala307 3 жыл бұрын
asc sxb sare ragedii waxasa kaban ah
@cabdimaalikkirix3952
@cabdimaalikkirix3952 2 жыл бұрын
marnaba ilabi maayo may 5 5 2020 magaladi burco iyo hoteel isha burco
@cabdifaarax6799
@cabdifaarax6799 2 жыл бұрын
Mujaahid maxamad mooge
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Fivilo iya ficilo lakiin inti wax ku ool ah ha la aQoo muhiimad ahna ficilo iya
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 3 жыл бұрын
Wof calayk
@saydahmed3661
@saydahmed3661 2 жыл бұрын
Kuumaan dardaar warin oo kuuma dayrine.
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Maxaa dayrka kuu dhigay Anna dabarka igu xidhay Hadal baan la daynin'e..?
@IbraahiimAbdilaahi
@IbraahiimAbdilaahi Жыл бұрын
❤❤❤ 0:48
@buuxciise2167
@buuxciise2167 3 жыл бұрын
ileen dani xishod ma leh
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Sharf io krmo😎
@Wayelka1973
@Wayelka1973 3 жыл бұрын
Legend mooge rip
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Maxaa deyrka Kuu dhigay Anna dabarka igu xidhay Hadal baan la deynine
@marwodhawrsan5730
@marwodhawrsan5730 10 ай бұрын
Manigan dadalayn madigan danteen wadin o nacab ku duufsaday da deeni hayaante
@mohamedabdi-mi8tu
@mohamedabdi-mi8tu 4 ай бұрын
War talie wax si saxan usoo qoray adigaa ka jira
@abdallakaariye7169
@abdallakaariye7169 Жыл бұрын
Maxa dayrka kuu dhigay Ana dabarka igu xidhay Hadal baan la dayninee M.Mooge AHU
@nurabdi5180
@nurabdi5180 2 жыл бұрын
Hadal baan la daynine!
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
Meela badan baad ka qaladay qaafiyada heeska
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
Murwodumaroo Qiimobadan ooridumaroo iyo Sayged magacyadenana buux No Qas ah Y Familyyyyyy Familyyyyyy YalaNooc Nooc kala duwan Qatrosluuley Murwodumaroo iyo balbal jawaran Familyyyyyy jiilbajiilba
@FaatimaFaarax-un3cx
@FaatimaFaarax-un3cx Жыл бұрын
Abwaanka heestaan sanayay ma aqaano lkn wuxuu ila yahay midka sameeyay heesta nabsi😊
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
Maxayno daacad ka waada noqona
@abdieid1033
@abdieid1033 Жыл бұрын
Illhy.hownaxristi
@haaruunhaaruun6748
@haaruunhaaruun6748 7 ай бұрын
Kalgacayl duug maleh Marka daacad laga yahay
@XamdaAhmed-pb7gj
@XamdaAhmed-pb7gj 2 ай бұрын
maxa dayrka ku dhigay ana dabarka igu xidhay hadal baan la dayninee
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 11 ай бұрын
Damerkasina
@bureqaismacil947
@bureqaismacil947 8 ай бұрын
may heesta.halku.ilagalay.jacalju.waaxa.alah.cali.salban.bide.siyasad.aya.ahaad.inqilabkii.1961.xasan.kayad.hoogaminayay..kadib.ayaa.laqaday
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 2 жыл бұрын
Nice
@MaxamedCali-w6w
@MaxamedCali-w6w Ай бұрын
I can't make more intell ballons to ours' youthful compain to be seen unity Somalia a president stood up...isn't it s/th to follow up those have comperh?
@xuubsiibtaysiibte6587
@xuubsiibtaysiibte6587 2 жыл бұрын
Waxaan dadka ogaysiinayaa ereyada qayb Ayaa loo qoray si qaldan anaa aqaan saxa
@7june2024
@7june2024 2 жыл бұрын
Wixii ad usledahy waa qalad so qor
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 10 ай бұрын
Hadaba jaanbad dhashay. Ugarac tel li. Niikis. Ugarac
@jiilkacusubarooryo4474
@jiilkacusubarooryo4474 2 жыл бұрын
axmadey Beebe
@sacadbagaase1045
@sacadbagaase1045 3 жыл бұрын
Dadku wa ogsonyo ilen murqan xishod maleh marki an murqamaye adna ad badhbode
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
😅😅😅😅
@xamsecali6231
@xamsecali6231 2 жыл бұрын
HEESTA qaladka ka daa inader wixii aad fahmayso dadka usoo gudbi wax wada qalad ah oo aan heesta ku jirin ayaad iska soo qoraysaa
@ziyadmoallim8749
@ziyadmoallim8749 Жыл бұрын
"Oo ima damqaysoo doogteyda waa dhayan" weeye ee ma aha "Goorteyda waan daladan"
Maxamed Mooge iyo Hibo Nuura - Babaygii jamaame lyrics
14:28
Rageedii™
Рет қаралды 952 М.
Maxamed Mooge babaygii jamaamiyo.wmv
7:38
Kanakwamba kwetu Sunyareh
Рет қаралды 639 М.
Sigma Kid Mistake #funny #sigma
00:17
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Try this prank with your friends 😂 @karina-kola
00:18
Andrey Grechka
Рет қаралды 9 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 36 МЛН
Mudantii Haweenkay
9:58
Axmed Mooge - Topic
Рет қаралды 28 М.
Maxamed mooge | heestii | Aduunyooy
9:03
Maadeys Official
Рет қаралды 82 М.
Tolla'ay reer hargaysow || maxamed mooge || lyric's
5:21
ciiro warsame
Рет қаралды 601 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA | ISHA SACABKA MARI | QAARAMI LYRICS ||
9:39
MAHTIO CHANNEL
Рет қаралды 1,7 МЛН
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 312 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 2,4 МЛН
Maxamed_mooge AHUN  || Abidkayba waan jiray lyrics Original
7:54
CADEYSI CHANEL
Рет қаралды 33 М.
Maxamed mooge liibaan heestii Saynla libaaxoo
7:37
Qaraami tube
Рет қаралды 106 М.
QARAKESEK - “REAL” | solo
3:22
QARAKESEK 🇰🇿
Рет қаралды 767 М.
Sivchik feat. Badabum - Бадаладушки (КЛИП 2022)
2:25
FLAGMANMUSIC ® | MUSIC COMPANY
Рет қаралды 5 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Табайын жолын қалай (cover)
3:01
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 125 М.
Жандос Қаржаубай - Көзмоншағым
2:55
V $ X V PRiNCE x DE LACURE - СУ (Mood Video)
3:06
V S X V PRiNCE
Рет қаралды 1,1 МЛН
Ямахау
3:14
Ұланғасыр Қами - Topic
Рет қаралды 224 М.