HEES | Aragaagu Waa Ii Abshir | Aamina Sahra Iyo Maxamed Yuusuf | Original + lyrics

  Рет қаралды 63,285

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Mirihii iyo laxankii : Siciid maxamed xarawo
Codsigii : Khabiir harnandez
Video : www.pexels.com...
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com
lyrics
---------‐---
Aragaagu waa ii abshir
Adna iimaankaad deeqdaa
Waan adkaysan waayoo
Ifkoon seegaan u dhawee
Amba uurkayga waad kutaalaa
Bal eeg afkaygaan aamusayn ayaan qudha
Bal eeg amba indhahayga ilmaynaya
Ma og tahay abaar biyo la'aan
Lama oon abaar baxee
Aan is aaminoo onkod iyo hillaac
Waa agteena ee
Ma ogtahay arrin meel maraa
Irid kuu furee
Lanadii is ogole axdi yeelata
Aan ahaano ee
....................................
Aragaagu waa ii abshir
Adna iimaankaad deeqdaa
Wadnaha meel agtiisaa
eebo iiga taalaa
Olol naaraa amba la iga oogaa
Bal eeg afkaygaan aamusayn ayaan qudha
Bal eeg amba indhahayga ilmaynaya
Ma og tahay abaar biyo la'aan
Lama oon abaar baxee
Aan is aaminoo onkod iyo hillaac
Waa agteena ee
Ma ogtahay arrin meel maraa
Irid kuu furee
Lanadii is ogole axdi yeelata
Aan ahaano ee
.........................................
Aragaagu waa ii abshir
Adna iimaankaad deeqdaa
Ubax sidiisii udgoonow
Aragtidaadaa i deeqdee
Qoraxdii arooryaad u egtahee
Bal eeg afkaygaan aamusayn ayaan qudha
Bal eeg amba indhahayga ilmaynaya
Ma og tahay abaar biyo la'aan
Lama oon abaar baxee
Aan is aaminoo onkod iyo hillaac
Waa agteena ee
Ma ogtahay arrin meel maraa
Irid kuu furee
Lanadii is ogole axdi yeelata
Aan ahaano ee
::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

Пікірлер: 59
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
Waa ereyadii iyo laxankii aderkey saciid xarawo❤❤😊
@kayseismail6935
@kayseismail6935 3 жыл бұрын
Mr juge heesaha sidaa maadays ayaa loo daayaa ileyn heesaha adigu malihide balaayadan aad ku dhexduubayso juge inyar kadib juge hadana juge kkkkk yaab waan iskadaayey janalkaaga tnks maadays halkaa iyo sidaa uwad
@ZaraAbdale
@ZaraAbdale Жыл бұрын
Maqal kaaga abshir Wadnaha meel agtiisaa Baad ku taalaaa Ubax sidii udgoonow aragtidaa i deeqde❤❤
@mohammedh1120
@mohammedh1120 4 жыл бұрын
Erayadii iyo Laxankii Abwaan Siciid Xarawo❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Abwan sacid harawo iyo amina sahra waxey ku nol yihin muqdisho dadkaa tarikhda le malasoo wareesto away cumar serbiya Baba maxamed yusuf cabdi ALLH u naxaristo
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Maxamed yusuf Allh yarxam Amina sahra waxey ku noshahy Magalada muqdisho xafada xamar bille Allh ku xafido maamo
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 4 жыл бұрын
Maadeys waar waa yaabe heesahan aan waayey ee meel kasta ka raadiyey illeen adiga hayey subscribed ayaan kuu saaray You tube 👍
@aadanabdi292
@aadanabdi292 3 жыл бұрын
Somaaliweyn diid ma isaaq baa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 Жыл бұрын
@@aadanabdi292 😂😂😂
@AliHussein-vf6ru
@AliHussein-vf6ru 2 жыл бұрын
woooow, hees xasuus meelmar ah, aad ayaad ugu mahadsantihiin mareegta heestan noo dhitaysay. dhagaystayaasha sharafta leh iyana salaan gacaltooyo iga guddooma!!!!
@ahmedsheikhabdirahmaan1421
@ahmedsheikhabdirahmaan1421 Жыл бұрын
Maashaa allah dumar kii hore cod yaab leh ayey lahaayeen. Aamino wehliye barqadle( aamino sahro) iyo maxamed yuusuf. Mirihii abwaan siciid xarawo.
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Mahadsanid maadeys tube waa kaa hayaa codsigaygii hormar wacan sxb
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
adaa mudan sxb qaaliya
@maanka1095
@maanka1095 Жыл бұрын
23/2/2023 Maalin khamiis ah 🥰daawanayaa
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waaw waa heesihii dadka waa weyn ee aan caadiga ahayn. Thanks Maadeys
@xasnofaaraxmaxamed1880
@xasnofaaraxmaxamed1880 3 жыл бұрын
Saciid xarawo miraha iyo laxnkaba maadeys wixii idinka horeeyay oo dhan banaankaad ku dhigteene halkiina ka sii wada gaar ahaan fanaaniinta aan dad badani aqoonin sida aamina zahra
@abdirashid4648
@abdirashid4648 3 жыл бұрын
Yaasalaam yasalaam waayo waayo heeso qarami Thankyou mades
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq 4 жыл бұрын
saaxib waxaan kaa codsanaa in aad noo soo sii dayso hees ey wada qaadaan maxamed yousuf iyo seynab xaji cali baxsan oo layiraahdo WAAYEEL eraydana waxaa kamida nin weni waa ogyay wadkii dilayee inaad weecataan warkaadi heloo thanks madeys
@husseinali4174
@husseinali4174 4 жыл бұрын
Abwan siciid maxamed xarawo
@abdirahmanmohamed5334
@abdirahmanmohamed5334 4 жыл бұрын
Erayo jira iyo codsogii khabiir harnendes
@ridwaanabdi6752
@ridwaanabdi6752 3 жыл бұрын
Adeer naga daa qaladka heesta waxaa leh abwaan xuseen jaamac rooble xaaji gujis
@abdirahmanmukhtar5710
@abdirahmanmukhtar5710 4 жыл бұрын
Waa igu cusub tahay heestaan , balse si weyn ayaan uga helay .
@axmedfantastic7383
@axmedfantastic7383 4 жыл бұрын
Aragaagu wa I abshir adna imaanka deqda wadnaha mel aktisa ebe I igatalaa olol nara anba la iga oga bal eg afkeyga museyn ayaan qura bal indhaheygu ilmeynayaa amina sahra iyo maxam yusuf hees waa kuwi hore dadna waa dadki hore cajaib
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii siciid m.xarawo codka m.yuusuf iyo aamina sahra
@JugeQaaraamiMusic
@JugeQaaraamiMusic 4 жыл бұрын
War xageed ka dhacday sxb Laba maalin ayaan ku la'aa Waan yara naxay Waa Illaah mahadii mar haddaan dib kuu arkay 👍👍😀😀
@Hiiraan_boy
@Hiiraan_boy 4 жыл бұрын
Hees mcn waaye
@cabdiqadircabdiguundhe6198
@cabdiqadircabdiguundhe6198 4 жыл бұрын
Axsan hees thanks yaaqey maadeys
@alimacalin6748
@alimacalin6748 4 жыл бұрын
Waan kuwataa sxb walhi
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
Waa mirihii Saciid Xarawo.
@abdiyare5863
@abdiyare5863 4 жыл бұрын
Heestan waligey mamaqlin waad mahadsantihiin
@mkhadarmuhumed3452
@mkhadarmuhumed3452 3 жыл бұрын
Mashaaa aaalh kala dhaqaaq hees macaan
@alimohamud1814
@alimohamud1814 4 жыл бұрын
Shalay iyo Doraad Channelka waxba ka qaldanaa oo waa yaabanaaa no videos uu ilahaa soo noqod wanaagsan sxb halkeeda ka sii wad horayna u soco❣
@afgobeedle
@afgobeedle 3 жыл бұрын
War xitaa live ayaan uqaadi karaa heestan
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 6 ай бұрын
Erayadi iyo laxankii siciid Maxamed cali xarawo
@lagahelofficial5531
@lagahelofficial5531 4 жыл бұрын
Maadeys wxaan ku ahy tgeera buuxa wll wxan ku lyhy mow qif kga hakadalin keep going🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
waad mahadasan tahay bro
@lagahelofficial5531
@lagahelofficial5531 4 жыл бұрын
@@maadeys sdo kle pro 🙏🏻 cisan ku hyaa
@afgobeedle
@afgobeedle 3 жыл бұрын
War caawa heeso iigu danbaysay anoo yar maqalkooda ayaan helay
@abdirazhiidahmed5724
@abdirazhiidahmed5724 4 жыл бұрын
FAN NOOLEEYE HIREY USOCO PRO
@HassanMohamed-gv1ft
@HassanMohamed-gv1ft 4 жыл бұрын
Late mahamed Yusuf iyo maryan mural back 1968
@osmankulane1525
@osmankulane1525 4 жыл бұрын
Maryañ mursal maahan wll, waa Aamina Sahro Barkhadle
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 4 жыл бұрын
Mahadsanid kaabe
@araphath123k9
@araphath123k9 4 жыл бұрын
Taageerayaasha maadays igu qor anigana
@foosiyacali2158
@foosiyacali2158 4 жыл бұрын
ooof calyk wlhi hees mcn
@AhmedSalah-vg7zz
@AhmedSalah-vg7zz 4 жыл бұрын
Xasuus qaaliya qaraami
@MohamedAli-cq5wh
@MohamedAli-cq5wh 4 жыл бұрын
Amina Zahra iyo maxamed yuusuf
@cumarislaw
@cumarislaw 2 жыл бұрын
Miraha iyo laxankaba saciid maxamed cali Waa wax aan dib loo helin
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Maryan mursal u cod ekaa gabadha
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
abshir carab maaha Maryan mursal waa Waa Aamina Sahra fanaanad ladhaho
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
@@umulkhairahmed168 waan ogahay lkn isku cod dhaw yihiin
@kheyrtv1
@kheyrtv1 4 жыл бұрын
mr aan xly soo booqday channelka hees dhan waan daaran waayay cilad miyaa dhacday sxb
@liibaancuunsheeye1377
@liibaancuunsheeye1377 4 жыл бұрын
Woow dadculus aamina sahra iyo m yuusuf cabdi erayadii maxamed c laahi gujis
@nuurhubane
@nuurhubane 7 ай бұрын
Sxb ereyadu waa saciid xarawo
@bayareosmaan6321
@bayareosmaan6321 4 жыл бұрын
Sas ayaankaarabaa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
Likes
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Heesta ereyada waxaa leh Xusen Jamac Rooble Gujis halkaa ku noqo.
@maadeys
@maadeys 4 жыл бұрын
Sxb tan ku noqosho maleh ereyada iyo laxankaba waxaa is dul saaray siciid maxamed xarawo. Waxaan kasoo xigtay keydka radio muqdisho
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.a
Maxamed Yusuf Ahun & Sahra Axmed Ahun | Heesta Nabsi Waa Jiraa
9:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 6 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,1 МЛН
Sayid Khaliifa Barariyaaq With Lyrics Kaban
11:55
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 22 М.
Heestii|✓Ima Ogide Waxan Ahay |Salad Darbi
4:30
WaaYaha Films
Рет қаралды 889
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,6 МЛН
Heedhe Gabadhyay Heedhe|Faysal cumar mushteeg|
6:10
Mulaax Media
Рет қаралды 77 М.
The selfish The Joker was taught a lesson by Officer Rabbit. #funny #supersiblings
00:12
Funny superhero siblings
Рет қаралды 11 МЛН