Heedhe Gabadhyay Heedhe|Faysal cumar mushteeg|

  Рет қаралды 78,071

Mulaax Media

Mulaax Media

Күн бұрын

Heesta: heedhe gabadhyay heedhe
Codka: Maxmed cumar mushteeg "Faysal"
Ereyada: Axmed saleebaan budde
Duubista: 1972
ereyada
Heedhe gabadhyahay heedhe
Heedhe gacalaay heedhe
Heedhe gabadhyahay heedhe
Inan weliba hadalkiyo
Way taqaan hanaankiyo
Huga siday u xidhatiyo
Habka ay u fidhatee
Heedhe gacalaay heedhe
Halka aad igaga taal
Hadi maysid adiguye
Way hibasho dheertee
Welli kaalamaan hadal
Heesna kaagamaan tirin
Warna maynu kala helin
Heedhe gacalaay heedhe
Hayeeshee raggii hore
Waa kii yidhi hubsiimada
Halna waa la siistaaye
Hindisahaa bal ila eeg
Heedhe gabadhyahay heedhe
Heedhe gacalaay heedhe
Heedhe gabadhyahay heedhe
Hadaan dayey hablaha kacay
Midi waa hanfade falan
Midi waa habeen dhalad
Midna waa habaar qabe
Heedhe gacalaay heedhe
mana hubo hal aad noqon
Marka hoy Lagula galo
Hawli way dambaysaa
Weli kaalamaan hadal
Heesna kaagamaan tirin
Warna maynu kala helin
Hayeeshee raggii hore
Waakii yidhi hubsiinada
Halna waa la siistaaye
Hindisa bal ila qabo

Пікірлер: 15
Faysal Cumar Mushteeg [ Laxanka Subcis ] Lyrics
12:58
MUDUG BOY
Рет қаралды 259 М.
Maxamuud Cali (Burco) | Heestii Sidirigam | Garami Original |
10:29
Mahuran Media Production
Рет қаралды 17 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 13 МЛН
How it feels when u walk through first class
00:52
Adam W
Рет қаралды 20 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,4 МЛН
Heesta Liilalaw ee uu qaado Axmed Dararamle
8:09
Noor Ali Farah
Рет қаралды 266 М.
RIFTOOR | MUSHTEEG | XUDAYDI | LYRICS
12:39
Qaraamyahan
Рет қаралды 57 М.
Waraysi Xiiso badan Faysal Cumar Mushteeg|| Qaybta 2aad || Balwo
33:01
Axmed Cali cigaal | Ma Waagoo Dhalaaybaa
9:19
Mulaax Media
Рет қаралды 6 М.
Cabdiqani Kaarshe , Heedhe Gabadhyahay Heedhe
7:16
Astaan
Рет қаралды 158 М.
heedhe gabadhyay (hees)bym.cali.burco
7:18
Kalafadhi Tv
Рет қаралды 36 М.
”Heedhe Gabadh yahay Heedhe”
6:07
Mohamed Shueb ahmed
Рет қаралды 26 М.