No video

MAAHIR AYAA DHAKHTARKA U KEXEEYAY MARKI UGU HOREYSAY KALIGEEY ( SINGLE FATHER)

  Рет қаралды 12,883

BUSKUT & MAHIR FAMILY

BUSKUT & MAHIR FAMILY

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Ай бұрын
Mahir ayaa dhakharka geeyay sidii la rabay waaye masha Allah like saar pls subscribe
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Ай бұрын
Adeero soobarbaaar
@zamzam5255
@zamzam5255 Ай бұрын
A S C wll CUNUGA KA JOOJII MEESHAN IRSAQADA ILLAAHEEY BAKU HAAYO
@waberihassan7867
@waberihassan7867 Ай бұрын
Machaallah guri nadafad badan ilmihi yara oo labiisan loso adeegay il xun idin ma aragto
@raxmomohamud8170
@raxmomohamud8170 Ай бұрын
Soomali buskut ayaa ka raayey shidanaaba shidan ha qayliyaan ha caayaan howshiisa ayuu iska wadaa no buuq horey u soco walalkeey halkaas kaga haay soomali maryooleey
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial Ай бұрын
😂😂😂
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Wa nin farid ah 😂
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Afdaboolani wa dahab ba layiri Wallhi wa fariid afkusu ka xirtay Asaga iyo wiilkisa Allaha ilaaliyo Xaasidiintana haka qabto
@NasraXirsi-xw8wg
@NasraXirsi-xw8wg Ай бұрын
Nin rageed aya tahay waku qiray wiilkaga allaha kula koriyo ❤❤❤❤❤
@fardusfardus4152
@fardusfardus4152 Ай бұрын
Ilmaha ha duubine kada brother Allah ha ku xafide❤😢
@jhussain1507
@jhussain1507 Ай бұрын
Masha Allah Buskud shalay Muniro markii aay ka cabaneeysay waan ku xanaaqay lakiin hada waxaan arka inaad tahay aabe ladulmiiye larabo in la ajafeeyo allaha ku xafiido ❤
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Ай бұрын
You are a good father
@11naa44
@11naa44 Ай бұрын
MashAllah Alle ha idin xifdiyo
@sabrinaborrows1728
@sabrinaborrows1728 Ай бұрын
Masha Allah isku tasho waaye kabaxa abe fiicana batahaye ❤❤❤❤hora usoco ✅
@wafaa9410
@wafaa9410 Ай бұрын
Mashaa allh wan kugu amanayaa in adtahy Abe ficn cunagisa korsankara an dayacin sida abayaasha somalida hadey nagta kala tagan ilmahiisa ma haysankaraan you are the best father ❤
@suadhussein1669
@suadhussein1669 Ай бұрын
Ilaaheey cebaha ha asturo nin dhan oo shaqo ka digtey KZbin asaga oo shaqeeysan kara
@Ayaan8912
@Ayaan8912 Ай бұрын
Masha Allah mahir yare sobar baar kor oo kaalin gal ❤
@maryambishar1913
@maryambishar1913 Ай бұрын
Masha allah wllo allah kudeysto
@Hada23234
@Hada23234 Ай бұрын
Manshll mahir guuleyso
@inaibrahim2878
@inaibrahim2878 Ай бұрын
MashaAllah abe wanagsan tahay ee dadka hadaldooda xun dhag ha dhiigin.
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Ай бұрын
❤❤❤❤ maashaa Allah aabe fiican dhaqaaleeyso wiilkaada 🎉🎉❤❤❤ maahir iyo aabihiis guul iyo gobonimo munitions hoodoos aad is jecleedeena dhinaca fiican ha la fiiriyo ❤❤
@SaraAden-nl6vh
@SaraAden-nl6vh Ай бұрын
masha allah abo fican geesinmdu waa inyaro cagaha dhulka lagu hayo wax kasta waa adkeeysi sidasan kaa raba🎉🎉🎉🎉
@abdaleabdi790
@abdaleabdi790 Ай бұрын
Masha allah abowe cugaga hayso
@user-cx5hv5bd6f
@user-cx5hv5bd6f Ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Ай бұрын
Gasligthing iska ilaali ay kugu samaynayso heblaayo ha u bixin saan kuwad ❤❤❤❤waa dhow cuntada caruurtaad soo saaraysiin adiga iyo wiilkaga
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Walahi buskoot wa Aqli socdo. Somali caay aflagaado asaga naa bashaal ayuu kujira 😂😂😂
@haidaroali8201
@haidaroali8201 Ай бұрын
Mashallah bro keep it going Insha’Allah may Allah bless you and all your kids 🙂🙂
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Ай бұрын
Aabo fiican ku soco. Waxyaabo badan kuguma taageero laakiin.
@aminoabdi2137
@aminoabdi2137 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ShukriHussein-fe9bx
@ShukriHussein-fe9bx Ай бұрын
M.a abee karti leh korso wilkaga waku an faca bari aboowe m.a
@hibo6578
@hibo6578 Ай бұрын
Masha allh alla hakuu xidiyo cunuga
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Ай бұрын
Ilmo hooyadii la joogin waa xanuun. Hadii somali la yahay furiinkii ayaa caadi laga dhigtay. Ilmah niyad jabka iyo xanuunka kasoo gaaraya ayaa ugu daran. Ibiliis shaydhaanka kasoo shaqeeya labo qof ineey kala tagaan ayuu taash u saaraa.
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
Nio ninkan wa cawlilow wxu raba wiilka hoyadis iney naxariis dareento kadi na usoo laabato😮😮😮😮😮😮😮
@afnancumer8907
@afnancumer8907 Ай бұрын
Mansha allah mansha allah soo kor habo
@FartunYusuf-ll8tg
@FartunYusuf-ll8tg Ай бұрын
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar ilaahay ha idinxafido Allhu ma aamiin aamiin yaa Rabbi aamiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️♥️♥️♥️❤️❤️❤️❤❤🌺🌺🌺🌺🌺🌺
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 Ай бұрын
Allaha kuu dhaafo baarina hakaaga dhigo
@NimoAbdi-ti5wp
@NimoAbdi-ti5wp Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉🔥👍👍👍👍👍🫶🏼🫶🏼🫶🏼💯
@mandeeqahmed9225
@mandeeqahmed9225 Ай бұрын
Mashallah good father ❤
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Masha Allah walal.
@qabulafrax4785
@qabulafrax4785 Ай бұрын
Ilmahan aad hunguriga ku radsane hoyadis uceli illahow nuucan ka magangalnay xta qof an kanaxayo ha uso dhawayn single father kuyeh wad hbarantahy igatag
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
War nio adiga iyo maahir waa rafaaden mama soo celi plz waxan nolol ma ahane
@dekaahmed6738
@dekaahmed6738 Ай бұрын
Oohada nagoo rabaa 😂😂 sumarow coradiina edeb uleela hadiikalana iska cabaada
@rahadeyadam9642
@rahadeyadam9642 Ай бұрын
Asc cunuga yar YouTubka daa e. Niyahow shaqo radso o cunuga hoyadiis wax u dhamo malahane sii ⁉️
@aishamohamed173
@aishamohamed173 Ай бұрын
Mohamed Filter😂
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Ай бұрын
Asc wall ilmaha yar kadaa camarada plz
@nacimagulled
@nacimagulled Ай бұрын
Masha allaah
@anisoaxmed9501
@anisoaxmed9501 Ай бұрын
Mashallah ❤❤❤❤❤
@haniqueen1213
@haniqueen1213 Ай бұрын
Ilmaha youtub irsaqa ugu raad sane inta hooya ka buuriisaay Ilmaha yaar bahi ka muuqato Ilmaha gajaada hooya ku diishaay ha ku diliine wax si kamiira youtub wa lagu dhaama maxamed filtar uf niin jiira ma tahiid niin fican iska dhiiga aba ficaan ha laagu dhaaha is leedahaay hooyadiiy silciisa mobaalka ka xareen jiirtaay muniira wa maskiin Asia xuun Ila famil kiina walalka kowsar maskiin nerobi joogta ka oysiiya war fiir ma lahiidn
@NawaalAhmed-kj8gr
@NawaalAhmed-kj8gr Ай бұрын
Msh allah ❤❤❤
@nmi2672
@nmi2672 Ай бұрын
Wiilkan ka kamirooyinka waa iga nasiixo masha alaah ilahay ha xafido
@user-hl7mh2pu2j
@user-hl7mh2pu2j Ай бұрын
Maashaa alaah
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u Ай бұрын
Waxaa jirta oppet fritid aa ilmahaaga kula ciyaari kartid waxay kaa caawinayan beri hadii wax kugu furman marqaati bay kuunoqonayaan lacala waydii biblioteke meeshu kuyaal kiina
@farhiyaabdullahi6681
@farhiyaabdullahi6681 Ай бұрын
Waa gaajo dhar loo galiyey subxanallah waxakasto waxuu ka raadina irsaqda xaata ilmah yar walee kan naagtii waxa u dhashey a ku dhib qabto waa cudur KZbin la dhaho a ku dhacey 🤔
@seynabcabdiwahab1335
@seynabcabdiwahab1335 Ай бұрын
Mash Allah abo fican Aya tahy❤
@farduusdahirwarsame-dx1zm
@farduusdahirwarsame-dx1zm Ай бұрын
Views radis batehee canuga yar qari
@seynabfarah3212
@seynabfarah3212 Ай бұрын
Huuno wiilka kamarada kadaa
@aminasaid7006
@aminasaid7006 Ай бұрын
KZbin aduunka dhan hadey ilmo leyahiin ilmahooda waa soo sartan waana wataan somalida maxaa ka qaldan cunuga kadaa dadka ka qari cajiib haduu cunugiisa video ka doobo wax dhibaa malahan
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Ай бұрын
🎉🎉
@fatimaabdi6128
@fatimaabdi6128 Ай бұрын
Wiika hooyadiis u soo celi ilmo hooyo la aan koreen mafiicnee hadaa wiilkaaga jeceshay hooyadiis u soo celi buskudow waa iga talo walaal wixii dhacay ilmahaaga mustaqbalkooda ku ilow dumarku markay uurka leeyihiin dhibkooda waa loo dulqaataa waayo ayadaa dhinac walba u dhiban. Waxaan jeclahay wada jirkiina anigoon idin aqoon insha Allah waxaan rajaynayaa inaan arko idinkoo wada sida.
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
Maxamed buskut mama da market katagte wuu caatoobe miskiin cashadiii macaned ayu waye
@NimcoAhmed-b2c
@NimcoAhmed-b2c Ай бұрын
😅😅😅
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
Nimco mxa qosolkan abayo waa shakiye
@iqbal98
@iqbal98 Ай бұрын
Walaalo haduubine iska daa waxaas waa iska show of
@farxiyodaahir-k7q
@farxiyodaahir-k7q Ай бұрын
Yhuu
@nmi2672
@nmi2672 Ай бұрын
Ka daa
@tocakitty1726
@tocakitty1726 Ай бұрын
Salan sare abowe Waxa rajeynaa inaa isku soo labtan waxii dhac way dhaceyn iyada manta uur inu sabab u tahay aa maqul marka Adiga u sabir ilamha hooyo ogkey
@bluerain3282
@bluerain3282 Ай бұрын
Ma naagta meel walba caay aflagadoo latagan? Taas hadu kunoqdo walahi good ayuu galay. Subxanallah naag Taas oo kale wa laga duceeysta. Anigoo dumar ah aya layaabay
@samiraahmed838
@samiraahmed838 Ай бұрын
Durba wu dhuubtay hooyo macan allaw no xifdi awladana allaw no xifdi bucbucbu aha maalmihi hoyadi jogtay
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 Ай бұрын
aaway ilmihii hore oo ay dhashay jooji benta naagtaan ilmo ma jeclo wuu dhubtaykkkkk😢
@user-qi9qi6xe7m
@user-qi9qi6xe7m Ай бұрын
Qoftan wey dhashaa un ciyaalka hore xitaa abahooda korsaday marka kan asne uu koraa
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
​@@fowziamulaha9638alla ilahow usoo celi maahir iyo maxamed buskut wey rafadeen
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed Ай бұрын
Mashaalaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriaydiid1575
@shukriaydiid1575 Ай бұрын
Marka maxad nogo sheegysa hadad uu kaxaysay saw adigu mad dhaalin
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Ай бұрын
Shukri wuxu tusayaa wiilka hooyadiis iney so labato ayu rabaaa😮😮😮😮
AMIIRA OO BUSKUT DAGAAL KUSOO QAADAY & AABO DAHIR & KHADIIJO LIVE ISKU DAGAALAY
11:47
FARXAD ASAD HAGIO OO 45-KUN DOLLARS BEESHA HABAR GIDIR SIISAY
10:56
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 28 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,8 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 18 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
SIDAAN U CIIDNAY & CAMBAABUR JABUUTI OO MUNIRA NOO SAMEYSAY
10:35
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 35 М.
SUMAYA DAGAN OOHIN AFKA FURATAY SIHAAM TAHLIIL ANIGOO UUR LEH AYEEY IDISHAY
44:43
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 2,5 М.
GABADH BISLE HEES MACAAN U QAADAY DEREEN SOO JEEDASHO LEH
26:42
BISLE IYO FARTA XAAJI
Рет қаралды 3 М.
MANTA ARIF CUNTO UU BILBAY IYO ROUTINEKENA
8:22
Rayaan Bajaaj Production
Рет қаралды 121 М.
DEG DEG MUNIRO OO WERARTAY MAXAMED BUSKUD IYO QAABKA SIXIRKA YAAB
18:00
LAAKAHA MEDIA PRO
Рет қаралды 25 М.
ASHO MARKII UHORESAY NIN CADAN AN REER KEEGA UKEENAY IYO WAXAN KALA
15:12
Salma oo Buskut iyo Muniira runta ka sheektay
9:28
Salma Hared
Рет қаралды 28 М.
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,8 МЛН