SIDAAN U CIIDNAY & CAMBAABUR JABUUTI OO MUNIRA NOO SAMEYSAY

  Рет қаралды 28,075

BUSKUT & MAHIR FAMILY

BUSKUT & MAHIR FAMILY

Ай бұрын

Пікірлер: 75
@buskutmuniirafamily9518
@buskutmuniirafamily9518 Ай бұрын
Ciid wanagsan wadankee ayaa naga daawaneysaa? Like saar & subscribe welcome thanks
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q Ай бұрын
Waxan idinka dawanaa finland
@fardosasiraat792
@fardosasiraat792 24 күн бұрын
Subxan xanalh buskud wll inta mediyaha kujirta ayad u akhlaqbadantahay kada wiilka yar een edada uahay sida
@user-cd1yu3vv7q
@user-cd1yu3vv7q Ай бұрын
Ciidmubaarak Maxamed iyo munira iyo maahir. Samo ku ciida. ❤❤❤
@mustaqiim1893
@mustaqiim1893 Ай бұрын
Muniiro walagula qaba taas Allah noo dhoore oolaadee. dhib maleh hdii lacafimad qabo alx
@qadromuxudiin4951
@qadromuxudiin4951 Ай бұрын
Muniiray abayo wilka timaha si is le eg ugu jar NNKH wuu diiday in madaxa qaar la jaro qaarna la daayo
@user-dw4bv9hz8w
@user-dw4bv9hz8w 28 күн бұрын
Nnnkh watalo fcn
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Barakumu Allah jamiican
@shamsoadenhussien2566
@shamsoadenhussien2566 27 күн бұрын
Masha Allah farxadda kuwara
@gamer5Real
@gamer5Real Ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤
@maxamedcqaadir8787
@maxamedcqaadir8787 29 күн бұрын
Masha allaah bismila shiro ku afar oo shar kumalaha isha alla isku faraxsanaada inbadan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 28 күн бұрын
Masha allaah wllo ❤❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 Ай бұрын
Happy Eid❤❤❤
@aliyamustafa8466
@aliyamustafa8466 29 күн бұрын
Eid Mubarak ❤❤❤❤❤
@user-sp2nj6pq9i
@user-sp2nj6pq9i Ай бұрын
Ilmaha yar sicadiya ugu xira tinta dad wawayn oo madhan baa tihiin ee
@qanciyeboi
@qanciyeboi Ай бұрын
M.a abaayo mcn allah kuxafido ❤❤❤❤❤❤
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 24 күн бұрын
Mashallah ❤️💕💕💕
@felsanbuti4290
@felsanbuti4290 25 күн бұрын
Maasha allha❤❤❤
@haboonjiil682
@haboonjiil682 Ай бұрын
Mashallah prenez soi de vs
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Ай бұрын
Manshalah ciid mubarak all family buskud 🎉❤🎉
@suleekhacismaan5662
@suleekhacismaan5662 Ай бұрын
❤❤❤❤
@deeqaaxmed9633
@deeqaaxmed9633 Ай бұрын
Eid wanaagsn my family waaidin jecylhy 🎉🎉❤❤❤❤❤❤
@SahraCali-gk4pc
@SahraCali-gk4pc 28 күн бұрын
Masha alaah ciid wanaagsan aniga mahir lef ayaan isku argnay iyo muniiro waa famil quruxbadan❤❤🎉
@hawaartanhusein7618
@hawaartanhusein7618 24 күн бұрын
❤ماشاء الله تبارك الله الله يحفظكم يارب عيدكم مبارك وكل عام وانتم بخير وصحه وعافيه يارب ❤
@JamilaaAli-zl5mh
@JamilaaAli-zl5mh 29 күн бұрын
❤❤❤
@Rayanchannel-l8p
@Rayanchannel-l8p Ай бұрын
Masha allah nixafido
@soumeyaaganeh
@soumeyaaganeh Ай бұрын
Djibouti jano 🇩🇯
@qanciyeboi
@qanciyeboi Ай бұрын
Maxamed caboor maxawaye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nacimagulled
@nacimagulled 9 күн бұрын
Family aan jeclahay illaahow kala qabooji dagaalkooda illaa hada waa kanaxsanahay dagaalkooda
@hafsamaandeeq5375
@hafsamaandeeq5375 Ай бұрын
Ciid mubaarik wlala ilmaha markaa wax cunysaan o isku soo dhawaysan isagana khudaaryar udhiib stroperry ama mus iyo wax udhiib allh haydin xifdiyo
@rosemarie6347
@rosemarie6347 5 күн бұрын
Gabadha baahi zaaid ah baa ka muuqata, qof xaamilo ah waxaas qalalan cunto uma noqonayso, sido kale qof la haystaa ayay u egtahay oo baqaysa.
@CaaishaCabdi-vd9dc
@CaaishaCabdi-vd9dc Ай бұрын
Kkk. Ala amiira aniga xitaa guriga kuqaadanay alx Manta waa malinka nilibka
@samaronchenal7198
@samaronchenal7198 29 күн бұрын
Cunuga tinta saas kuma qurxoono kabadala 😂 door usameeseen
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Ай бұрын
Ciidwangsan
@AhmadMuhammad-lo6ih
@AhmadMuhammad-lo6ih Ай бұрын
Wa antum bi qeer wasaxa wa sa lama minal caayidiin
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 9 күн бұрын
Aniga markan aya shakiyaay markii biyo iyo canheero qaleel ah mesha la so fadhisatay malin ciid iin hilip laga dhaargo aheed
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j 2 күн бұрын
Waletagay kulaha
@SadiaHusein-uh7kj
@SadiaHusein-uh7kj 28 күн бұрын
Asc ciid Mubarak saliida tinta kasoo hadal munira wall
@NimcoJamaal-ft5ig
@NimcoJamaal-ft5ig Ай бұрын
Naaa ilmaha seed dhahdy
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali 26 күн бұрын
Please ilmaha yar timaha uhagaaji oo aidaas kadaaya iyo dhaqamada gaalada ee aad kubarbaarineysaan 😢
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb 23 күн бұрын
CUNUGA MAASHAA'ALAAH CUNUGA DHOORKU WAA MAXAY MA GABAR BAA? MOHAMADOOW ILAAHAAY KA BAQ QOF NABIGA SALAAHU CALAYHI WASALAM IN LAGU DAYDO WAAYE . ADUUN WAA LAGA TEGAA.
@user-mr9wq4dt1u
@user-mr9wq4dt1u Күн бұрын
Ilmahayar wx uu cuno ama cabo lama siinayo 😂
@HodaMohamed-mc3cp
@HodaMohamed-mc3cp 5 күн бұрын
Bismilah gaajaday sheegaysay waa muuqmuuqataaa, canbaabur yar sanbuse yar xaytahay
@doubleclashestar8050
@doubleclashestar8050 4 күн бұрын
Hhh de wa subax
@Kiki-r3j
@Kiki-r3j 2 күн бұрын
Waxan layabay Marko madax gabsarka kajidayo tinbo kama muqato
@suweydajama5738
@suweydajama5738 5 күн бұрын
Ninku control miidhan weeye toban jeer bu hadalkeeda saxayaa sidaa loma baahna qofku waa xor Siduu u sheekaynayo faraha in laga qaada wanaagsan
@sadyamahmoud8456
@sadyamahmoud8456 Ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🤣🤣🤣
@MoudanPrincesse
@MoudanPrincesse 28 күн бұрын
Mounira nous aussi à Djibouti ont mange les beignet et les saboussa pourquoi tu n'a pas dit à tn Marie 😅
@fatimasulayman4095
@fatimasulayman4095 Ай бұрын
Cunuga madax saa ugu jaraysaan kadyaa zxbyaal
@user-xr2qb7jm1v
@user-xr2qb7jm1v 28 күн бұрын
Masha Allah ♥️
@sumayoahmed9475
@sumayoahmed9475 Ай бұрын
War cunuga cuntada wax kasiiya maxa idinka şu😂😂
@aminahassan4566
@aminahassan4566 24 күн бұрын
Waar wiilka yar sowdigan dhoorkii eelayda u sameeyey 😂😂😂😂
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Ай бұрын
Waxan ahy dumaashiga xagee idinkalasooxariiraaa
@user-cm1ms8nf9n
@user-cm1ms8nf9n 25 күн бұрын
Asc.walaaley.wiilka.timaha.ka.xiir.yaraantiisa.hadaad.barto.timo.dheer.markuu.weynaado.ma.ka.gareysid.iska.dhaaf
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms 8 күн бұрын
Aaway baahida
@hoodoaadan1163
@hoodoaadan1163 5 күн бұрын
Qos qurxonba ahyden alle idinzahlo
@suusaanclcasiis
@suusaanclcasiis 24 күн бұрын
War ilamaha dhaqanka islaamka ku barbaasha fadlan maxadana u hagaajiyo
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 20 күн бұрын
Cunga wayn waxa afka ugu jiro maxa waye
@umusumaya-mq5ms
@umusumaya-mq5ms 8 күн бұрын
Sowtii aad laheyd baahiyow igu dilay
@qadiijoaxmed2513
@qadiijoaxmed2513 Ай бұрын
Ilmah tinta u sima
@AbubakarMohamed-ro1qv
@AbubakarMohamed-ro1qv Ай бұрын
Dumashi
@qqaran9846
@qqaran9846 26 күн бұрын
War buskudo wilka maxa waye gabadha lamodo subxanalah kajar tinta
@Halal013lolol
@Halal013lolol 26 күн бұрын
😅😅😅 nin ku caayaya oo ku dilaya kkk , esh cala jaceyl kkk, noloshaada dhabta ah la wadag umada ku daawata , ciilbad ku dhameysan nolosha kk , jaahilad waxna qorin waxna aqrin , 😅😅😅 ,
@zahraibrahim2871
@zahraibrahim2871 23 күн бұрын
Na wl miyuu dila qofta mise wad ku camiraneysa Oo waxaan la jilayo ma been ba
@faadumozahra94
@faadumozahra94 9 күн бұрын
​@@zahraibrahim2871 waxa hada socda waaaye 😂😂😂😂😂😂😂
@zahraibrahim2871
@zahraibrahim2871 9 күн бұрын
@@faadumozahra94 😁😁😁😁😁 wale waxbay ogayd
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 6 күн бұрын
😂😂😂😂😂waxa shegeso mar hore ogeed miya maskinta lama aaminsano wa wax jiro sheekadan wad ogeed xariif guriga xiran 2 qof Ku nool yihiin hdaba ogaatey wixi Ka dhex dhacayo legend tahay behind the doors 🚪 darkness secrets ogtahay
@user-uc5mn5oh1w
@user-uc5mn5oh1w 7 күн бұрын
Sidan ayaad u qurux badnerdeene maxaa idiin baxay
@Munishaabdi
@Munishaabdi Ай бұрын
Famaliy faniya weye usheke ana wa cunay kulah anyway allah haidin xafido munir iyo maxamed mahir yare
@Halal013lolol
@Halal013lolol 26 күн бұрын
😅😅😅😅 maxakamada daahir calasow taga oo dacwadiiina ka furta kkk halkaasa reer sociale media loogu garqadaaye , abdi adaawe ayaa isoo waramaye kkkk Stockholm , 😅😅
@Aniga-qn9iv
@Aniga-qn9iv 9 күн бұрын
Bisinka samaad furnayd 😢
@yusramaalim4865
@yusramaalim4865 9 күн бұрын
Hadey socota .ilma Allah isiye nin baniadam ogasocarari wa walni jecel wax ladoho majiro .
@hiboxasan4264
@hiboxasan4264 5 күн бұрын
reerka adaa isku diray😂
@anaayaqurux1361
@anaayaqurux1361 3 күн бұрын
Naa naagta ya waxaas si tusay iyada bisinka
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 50 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 101 МЛН
MAAHIR AYAA DHAKHTARKA U KEXEEYAY MARKI UGU HOREYSAY KALIGEEY ( SINGLE FATHER)
9:33
MUNIIRA & BUSKUT OO ISKU DUL OOYAY AIRPORT KA DHEXDIISA
8:25
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 35 М.
FAMILKA DHAMAAN AYAA NASOOO BOOQDAY  BUSKUT HOOYADIS OO BABY GA HADIYADO U KEENAY
10:53
Sida Timirta Loogu Hagaajiyo Caruurta
10:55
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 82 М.
MAAHIR BUSKUT SIDAAN UGU SAMEEYO CUNTADIISA CASARIYE DAAWO (Single Father)
11:19
MUNIRA OOHIN AFKA FURATAY KALIGEEY AYAA MUQDISHO U DHOOFAYA AAN DHAHAY
11:48
BUSKUT & MAHIR FAMILY
Рет қаралды 36 М.
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 50 МЛН