Maalin xanuun badan ayay u ahayd Qasa maanta, Dhimashada Isr|l ayaa korortay & Heshiis cusub Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.
Пікірлер: 46
@Fadxi-p5h15 сағат бұрын
Allah ha jibiyo yuhuuda iyo maraykanka iyo madaxda carabta munifiqiinta dhulka Allaha la gooyo kuwe kudawaday waalaha falastin insha Allah guul gasa xor ah Allaha ha soo dadajiyo guul hamaas iyo xutiyiinta iyo Iran 🇮🇷 guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@XalanesuldaanAli12 сағат бұрын
Aamiin ya Rabbi 😭😭😭😭🤲🤲🤲
@seed396614 сағат бұрын
انّا لله وانّا اليه راجعون اللهم ارحمهم اللهم اغفر لهم اللهم انصر فى فلسطين اللهم دمّر اعدائهم يا الله يا قوى يا متين 🤲🤲🤲🤲🤲
@XalanesuldaanAli12 сағат бұрын
Allaah haunaxariisto intakudhimaty Gaza😢😢
@mohanhamud611015 сағат бұрын
Allahyow Rabiyaw, allahyow Qaadiraw, Allahyow Maalikaw, Allahyow Awood badanaw, Allahyow Raxiimaw, Allahyow Khaaliqaw, Allahyow Nuuraw wxn magcyadaada wngsn iyo Sifooyinkga wngsn kugu waydiisanaa inaad masaakiinta ree Qaza aad dhibka yuhuud iyo nasaaro ku hayaan aad ka Dul Qaado, Allahyow midh ha ka reebin yahuud iyo Nasaaro ba, Allahyow ku sallid wxn dhagna maqal, basharna aanu Hore u arag, allaahuma amiin
@user-cabdirasaqwadani15 сағат бұрын
Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi
@Fadxi-p5h15 сағат бұрын
Amiin yaa rabi ❤
@HalimaIssack-fv6cb14 сағат бұрын
Amiin Amiin Amiin ya rabi
@XalanesuldaanAli12 сағат бұрын
Aamiin ya Rabbi 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
@AbdrisaaqSaacidmohanuur13 сағат бұрын
Àllaha unaxariisto dhamantod waa shuhadaain
@Abdirisak114 сағат бұрын
Allah ha u gargaaaro
@fiidowmrk15 сағат бұрын
Walalyal an ku wada salino xabiibkena muxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar ❤❤❤❤❤ wa dhamaadkii yahuuda inshaa allaah
@AbdirabiAbdi-u2o15 сағат бұрын
Falistiin Allow u gargaar
@Fadxi-p5h15 сағат бұрын
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul islaamka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yusufahmed698714 сағат бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
@dahirsmohamed500213 сағат бұрын
Allaha weyn ayaa qadaray in kuwa Cadowga uu beegsado matida Umaladooxa ah,Gumeystaha 70 sano ayaa eey matida Falsstine eey soo waday balse Gerida Rabiga ayaa xukmiya Yuhdda Maanta waa Quus Fashilmay isaga kuwa gudan waayay wajibaadkooda ah Mid darasnimo mid Darasnimo iyo mid ah Cadowgii Carapta oo dhan lagu cabsi galin jiray in eey maanta noqdeyn kuwa wilasha muqawamada eey Cashar eey kuu leedeyn eey noqatay xaad dhaaf.
@Abdiwahab-Ismail6314 сағат бұрын
10:14 waayo😂😂😂
@axmedcali688515 сағат бұрын
Waar geylan media sxb sida diiran eed wararka hore u akhrido u akri habeenkii siqabaw baad warka u akhridaa mahadsanid
@Dfurehutvuye123413 сағат бұрын
Haa waa runtaa wanku qancaa gaylan mahadsanin
@GuuleedIdiris-ly3rw15 сағат бұрын
Wll qali horay usoco
@qaranujoog177915 сағат бұрын
Meeqo daqiiqo waa
@abdullahialirenidol202015 сағат бұрын
😂
@husseinahmedali843612 сағат бұрын
Mahadsanid Saaxiib
@Decoration123416 сағат бұрын
🎉
@AbdiAgood14 сағат бұрын
❤😂Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan ❤😂 Ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤❤❤❤❤
@asheekh1515 сағат бұрын
Caasimada azarba jaan waa Baakuu
@africanstar704914 сағат бұрын
10 daqiiqo waaye 😂😂😂😊
@MohamedHassan-bu3zm14 сағат бұрын
8daqiiqa waaya
@abdullahialirenidol202015 сағат бұрын
10 daqiiqo waaye 😂
@YacinAlahwakil-us9xo14 сағат бұрын
Marar badan ayaan arke sidaas
@DrGaadaa14 сағат бұрын
❤wcs ❤
@axmedsixteen850914 сағат бұрын
Ilaa 40,000 ayeey rabaan ineey dilaan inta uu tramp ka imaanayo Falastiin allaha u gargaarp ilaaheey mooyee cid kale oo ay garabsafaan ma jirtee
@salmaanloveysn304114 сағат бұрын
Waa 10 minute 😂
@CabdixassanMaxamuud15 сағат бұрын
😢
@cabdicabdulle-n5f10 сағат бұрын
nacallad ha ku dhacdo yahuuda
@YacinAlahwakil-us9xo14 сағат бұрын
Warkan imika ayuu soo dhacay gudaha markaan u galenah 1saaca ka hor ayu sheegaya
@KaltunAbdille14 сағат бұрын
xasuuqa gasa ee reer falastiin wuu dhamaandoonaa mar dhaw saan ale ka rajaynayno subxanahu watacaala dagaalka gasa waxa uu ku dhamaan yuhuud oo la jabiyo iyo gasa iyo alaqsa oo xorooba taasna waxaa inooga waramay rabigeena sareeya tabaraku wa tacaala mida xisbiga iyo lubnaan dawlada lubnaan ay adu waa mid aan jirin oo magac u yaala wax ay tahay ma jirto xisbulaah waxaan ognahay in waraaqdii loo dhiibay ee munafaqa maraykanku wadwaday ay diideen guud ahaanba ayna shegen in uu dagaalku guul ku dhamaan yuhuudna ay jabinayaan goaankaasna aysan marnaba aqbali doonin uuna yahay mid dhinac ka raran oo aan la yeeli karin war cad ayaan ka haynaa mida beegsiga masuulka xisbiga waa jawaasiis wali jirta oo beegsi ah waxaana wali jaajuus wada dawlada tabarta daran ee lubnaan xisbiga waxaan leenahay hoos u eega lubnaan iyo jawaasiisteeda midkii lubnaan ah ee jawaasiisnimo uga shakidaan isagoo nool dab ku dhax rida si ay u samraan mida kale goobo milatari ay beegsanayaan oo kaliya madaafiicda aad ku ridaysaan yuhuud waa in ay dumiyaan magaalooyin guryaha burburiya shacabka yuhuudana xasuuqa siday iyaduba yeelayso wabilaahi tawfiiq