Maalintaas kadib Macmacaanka waa Joojiyay !!! Gorfeyn Podcast

  Рет қаралды 15,096

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@amalyaasin5423
@amalyaasin5423 9 ай бұрын
Nasoo badiyada podcasts noocano kale ah astaan tv mahadsanidiin 🥰
@ahmedamiin592
@ahmedamiin592 9 ай бұрын
Mahadsanid walalo. Wax badana ka faaidnay insha allh mawduucyo kale oo habitka iyo personal dev't ku sababsana isku day inaa nala wadagto. Mahadsanid.
@Abdalle1-m7h
@Abdalle1-m7h 9 ай бұрын
Ustaad faanto Bulle thank you aad ayaa lagaaga faa'idey.
@mohamudalihajiosman4245
@mohamudalihajiosman4245 9 ай бұрын
Podcast-gan MARYAN iyo Ustaad MOHAMED OTAANGA waan daawaday runtii wax badan ayaana ka faaiday oo nolosheyda iyo dadka ila midka ah saameyn wayn ku leh. MAHADSANIDIIN.
@ifraxmahad4470
@ifraxmahad4470 9 ай бұрын
Masha allah washy tala fiican aad i siisy thanks
@NasroAbdulkadir-g4u
@NasroAbdulkadir-g4u 9 ай бұрын
Mashallh cery talented lady ❤❤ i am so proud of u abyo ❤️❤️
@xubemandaad3590
@xubemandaad3590 9 ай бұрын
I aamin waa koko walasheed
@canabcismaanhappy5328
@canabcismaanhappy5328 29 күн бұрын
Kooooko so qabo ❤
@FarhanHussein-j7n
@FarhanHussein-j7n 9 ай бұрын
Biyaha diirran waa go' biyaha qabowna waa mudac, go'a habeenkii huwo mudacana isku mud subaxdii si aad u toosto.
@msssafa
@msssafa 9 ай бұрын
faanto bulle wan ku salamay😍😂
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 9 ай бұрын
Maxaa ka soconaya halkaan?
@queenikky1436
@queenikky1436 9 ай бұрын
koko miya mida tiraahda rotiin ba ku walaty 😂😂😂😂
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 9 ай бұрын
Mahad sanid maryan aniga waxaan aad ujeclahay macaanka miisaan keygane wuu siisocdaa 😂😂😂 78kg baab maraayaa waligeyna 70kg madhaafi. Jiri Alloow macaanka iga jar 😂😂 Wax yaalah aan jeclahay Xalwad Buskut Icun Mash mash Doorasho Kaakac Waxas dhan qof jecel baan ahay 😂😂
@hallad598
@hallad598 9 ай бұрын
Maalin kale ayaa suuroowda in aad ka qoomamayso waxa aad u joojin weyday cunnooyinka macaanka ka samaysan. Sokortu waa dilaa aadamaha ku keenta cudurro sida: sokorow, dhiig-kar, kalyo xanuun, caabuq, asaasaq, wadne xanuun iyo qaar kale oo badan.
@Abdiaziz-Hussein
@Abdiaziz-Hussein 9 ай бұрын
Koko. , waan ku garyay wllhi😅😅😅
@Fartuunmaxamedjeelan-nt9oj
@Fartuunmaxamedjeelan-nt9oj 9 ай бұрын
Kooko oo aan biyo is marin😂😂
@AbrahamMocalim
@AbrahamMocalim 9 ай бұрын
Koko buule 2 ama walaasheed
@maleykow3352
@maleykow3352 9 ай бұрын
@koko bulle walashed
@X10-f6e
@X10-f6e 9 ай бұрын
Magac ayeey leedahy gabadha maxaa qofkale dusha ugu saaraa
@cabdikariimxaashicabdikari5525
@cabdikariimxaashicabdikari5525 9 ай бұрын
Waryaa yaa ila arkay qofta ma u egtahay koko 😅
@queensafa3852
@queensafa3852 9 ай бұрын
Saa usugaaye waabo daalay
@alizianodelbahar594
@alizianodelbahar594 9 ай бұрын
Faanta buule😂
@sabrinhassanjimale-nq4ib
@sabrinhassanjimale-nq4ib 9 ай бұрын
Meeqo malin sukaaye
@asmaomarali1294
@asmaomarali1294 9 ай бұрын
Mhdsnd 😊
@kullanlyrics
@kullanlyrics 9 ай бұрын
Ninkan waraysiga qaadayaa aad baan ugu bogay su'alaha mawduuca wuu soo diyarasaday iskamu iman meesha sida wariyaasha kkkk sidoo kale wuu sugayaa inta au jawabayso sidoo kale out of topic maaha. Kkkk
@AbtigaAbtiga-fr5ss
@AbtigaAbtiga-fr5ss 9 ай бұрын
Faanto buule
@NasroAbdulkadir-g4u
@NasroAbdulkadir-g4u 9 ай бұрын
Mashallh very talented lady ❤❤ i am so proud of u abyo ❤️❤️
@NasroAbdulkadir-g4u
@NasroAbdulkadir-g4u 9 ай бұрын
Mashallh very talented lady ❤❤ i am so proud of u abyo ❤️❤️
Soomaalidu maxay daawadaan ? @hosowpro
57:53
Astaan
Рет қаралды 19 М.
Trick-or-Treating in a Rush. Part 2
00:37
Daniel LaBelle
Рет қаралды 45 МЛН
Disrespect or Respect 💔❤️
00:27
Thiago Productions
Рет қаралды 38 МЛН
PART 2: ANO 17 JIR AH 35 JIRKI UHAJIRAY LAKIN NOLOSHA IGU CADABAY
47:56
WAAN KASOO LAABANAY LANKGAWI...
14:55
ArimaHeena
Рет қаралды 165 М.
Dumar ku dayasho mudan | Xalqadda 1aad.
19:49
Astaan
Рет қаралды 54 М.
3 BILOOD XABSIGA KU JIRNAY IYO WAXAN KALA KULANAY ~NASHAD
45:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 161 М.