PART 2: ANO 17 JIR AH 35 JIRKI UHAJIRAY LAKIN NOLOSHA IGU CADABAY

  Рет қаралды 450,302

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 2 600
@yaasircade51
@yaasircade51 7 ай бұрын
inta quraanka jecel is muujiya like saara❤❤🎉
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
M.a❤🙂🥰 wn jecelhy Quruak💋💚📖
@mawliid9949
@mawliid9949 7 ай бұрын
Adi like miyaa rabtaa quraanka cidaan jeclayn ma jirtee
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
@@mawliid9949🤣😅 myya wlaal saas ha dhihin Aboowe🥰😘
@NajaxAbdrishid
@NajaxAbdrishid 7 ай бұрын
Plz parti to
@DeqaHassan-x4m
@DeqaHassan-x4m 7 ай бұрын
Q​@@mawliid9949
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
Miskiina😫😭 ilahow wixii gabar ah oo dhiban ama la dulmay kasaar oo faraj noo fur Yaa Rabi Axx😥😢🥺!!!!!
@fadumacali3145
@fadumacali3145 7 ай бұрын
Qisadan waxey anfaceysaa gabdho badan oo nimankadaba cararilahaa illahey kuwa kuwano qato Allaha kadhigo
@lakiUpdirahmanYuzuf
@lakiUpdirahmanYuzuf 7 ай бұрын
Amiin amiin😢
@amina8353
@amina8353 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@aminamohamed3387
@aminamohamed3387 7 ай бұрын
Aniga wadawan wayay qayba qalinka kanaxay
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
@@fadumacali3145 inshallah walshy😘😫😭
@cawalecasri143
@cawalecasri143 7 ай бұрын
Family badan oo aan hadli karin ayaa jiraa ninow qofka aad masuul ka noqotay ilaali alle ha idin sharfee 😥❤
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 7 ай бұрын
Miskiin waa gabaryar oo la ciilay reer gun ah baa helay strong women sistereey nolol farxad badan alle hakuu danbaysiiyo❤
@ciisejamjam392
@ciisejamjam392 29 күн бұрын
Itopiyana helay miskinta 😢
@Rahmamahamett897
@Rahmamahamett897 7 ай бұрын
illlahay jidkiiis hadii aad hayso lagama yaabo in aad waxa kugu dhacan allah ha inaga yelo kuwii xadhigii illahay iyo rasuulkenn suubanaa mahamett scw ❤️haysta insha alllah ❤️
@Rasaan-oi3dw
@Rasaan-oi3dw 7 ай бұрын
Scw❤
@MotasDalmar
@MotasDalmar 7 ай бұрын
Saa hadhihin walal Alle Qof uu jecelyay ayaa la imtixama
@iphonexihone9136
@iphonexihone9136 7 ай бұрын
Qof walba wuxu gaystay saw laga jari maayo, maxkamadda Allah saw la soo istaagi maayo la isna waydiin maayo somaliyay Allah han u laabano si dambiyadeena u dhaafo
@shukri5071
@shukri5071 7 ай бұрын
Haa wlhi wa yaabay dad sidas u xasida iney jiran uma maley jirin
@Buubshe
@Buubshe 7 ай бұрын
Taas waa mid sugeyso in maalin sidaas si kadaran loo fali doono
@XaaliAbdilaahi-d3l
@XaaliAbdilaahi-d3l 7 ай бұрын
Farad aduunyo wad soo martay abayo alle haka adal mariyo iskana cafi alle aya laka xisabtamiue😢
@susumohamed7293
@susumohamed7293 7 ай бұрын
ABSOLUTELY 😢😢😢
@susumohamed7293
@susumohamed7293 7 ай бұрын
She's daacad❤❤
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 7 ай бұрын
Laaxowla Walaa Quwata Illaa Billaah 😢😢😢 Wlhi jirkaa i dubaaxiyey anoo wiil ah 😢😢markee dhahdy ano qalan baan guri hagaajiyey hadana ilmo la taagnaay intaaso oo habeen ayado dhaawac ah Nacalad rabbi hakugu dhacdo kaas aaqiro iyo aduun Isma dhaanto iyo dhasheed baa helay ayadana waa yareyd hdana qof daacad ah waaye . Wxaan kuu rajeynayaa noloshii hore mid ka fcn gabar yar oo quruxley ah tahay asey dhahayaan wey waalantahy . War reerkaas hanala tuso oo aduunka halagu ceebeeyo ilaahey midba kama reebee subxaanalah waa yahuud😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AminaJele
@AminaJele 7 ай бұрын
Waxanku weydiyay qoraalkan soo qoray miyaad nacalad igu tilmamtay ilaah ayaan dacwo kaaga ahay kuma cafinayo ciduu yahay xata weli gabadha kama maqlin
@mafahminytchannel4218
@mafahminytchannel4218 7 ай бұрын
@@AminaJele 9 nacalad na hakugu dhacdo waayo qoraalka aad soo qortay isma ogid wxaa tiri ina dhaaf qashinyahy damiirka la
@najmonajmo9217
@najmonajmo9217 7 ай бұрын
ALLE WAX NOGOMA DARO FAMILY NOCAS AH ABYO NA BADAL QER QABA ALLE HASIYO
@nimcoismaacil7033
@nimcoismaacil7033 7 ай бұрын
Aaaaaaamin Alle ninkaas cimrigiisa ha dhaafiyo
@Jaamaccali-q7k
@Jaamaccali-q7k 7 ай бұрын
Walhi dadka qaar qalpi maleh😢😢😢
@NuurYare-v5f
@NuurYare-v5f 7 ай бұрын
Ankusalino rasuulkeena Muhammad 🎉❤
@IkranNur-u4r
@IkranNur-u4r 7 ай бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalama ❤️❤️❤️
@JackCaddnan
@JackCaddnan 7 ай бұрын
صلی اللہ علیہ وسلم 📿
@farhiamahamad8938
@farhiamahamad8938 7 ай бұрын
Scw Scw Scw
@NasriBarqadle
@NasriBarqadle 7 ай бұрын
Csw
@AbdihussienAli
@AbdihussienAli 7 ай бұрын
Scw
@cabdinaasirbootaan
@cabdinaasirbootaan 7 ай бұрын
Waxaan la hadlayaa Wiilkasta iyo Aabbe walba, ogow gabadhaada ama walaashaa, haku eegan nin hadduu guursado, sababtoo ah marnaba gabadhu kaama maaranto inaad garab istaagtid❤. Gabar wlba yeysan nafteda halis u galin
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 9 күн бұрын
Waa sax dumarada kale aabahod iyo wlaladod baa u hiiliya oo ninka la xisaabtama sida Carabta, dalalka kalena maxkamadaa ka shaqeeya... Nin Somali yarad buu qaataa halkaas buuna kaga haraa tuu dhaly iyo wlashiisba.😢
@fartunhaji2577
@fartunhaji2577 5 ай бұрын
Gabar yar oo qurux badan❤Reerka guursaday waa daalimiin,Gabarta waxay soo guursadeen BOOYEESO inay ka dhigtaan,dulmiga ay ku sameeyeen Alle ayaa ka aaraayo insha Allah 😢
@HawwaMoalin-qb8jv
@HawwaMoalin-qb8jv 5 ай бұрын
In shaa ALLAAH ❤
@sahraali8379
@sahraali8379 7 ай бұрын
Tusaalo bey u tahay gabdhaha ka baxsanaya reerkooda, gabadhana waa fariid balse qaldantay.very interesting story
@deeqacali_23
@deeqacali_23 7 ай бұрын
Ciyaal nima qaday lkn gurigooda wax udhama male gabdhaha lkn ayagu cirir Bay uqabaan wale wan jogaya ila xad😂😂
@mahizey22
@mahizey22 7 ай бұрын
gabdha gurigeeda kama baxsane ninba guursaday oo mehersaday familkoda kaso doontay ee asiga mel kle ku maqnaay meshu joogay udhuumatay marki lagu nikaaxay kadib
@dahabal
@dahabal 7 ай бұрын
Maxuma waayoo ninkeeda hadalkiisa ayee qaadaty waaba raaliyo m.a😢
@sahromohmmedhersi3269
@sahromohmmedhersi3269 7 ай бұрын
Alla gabadhan miskin weeye walhi dhibaato io xanuun badan bay soo bartay😢😢😢😢😢😢
@mohamedabdulla6674
@mohamedabdulla6674 7 ай бұрын
Lkn jileecna meesha waa ku jiraaa ma dhimnee haday diido
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 7 ай бұрын
AGA BAY KU DHIHI JIREEN 😂😂😂😂
@Duqabto
@Duqabto 7 ай бұрын
Dulmi family isku racaan somali baa laga helaa Subxanallah
@AymanAxmed-wx1pi
@AymanAxmed-wx1pi 7 ай бұрын
Wlhi ilmo ban ceshan wayay😭😭🥺 alla hadaba ka noshahay intaas faraxd ku noloow abyo❤️‍🔥araxn laweyaal ba ku helaye😢
@faatimahenna8377
@faatimahenna8377 7 ай бұрын
Qisadayda iyo gabadhan qisadeeda waa isku mid kaliya ninka reerkeyga ayuu iga soo doonay lkn inta ay shegeyso wey isoo mareen😢hadase allah aya iga saaray
@Kawsr-b2c
@Kawsr-b2c 7 ай бұрын
Aayad xiit waa la soo doney😢
@farhiomoalimmohamuud
@farhiomoalimmohamuud 7 ай бұрын
Macnaha ma anan la baxsan ninka bey ka wata sidey ilathy😢
@Khayzu
@Khayzu 4 ай бұрын
Wa waxan u nebcebnahay aniga io hablo badno ila ra’ayi ahi. Guri_qoys in gabdhaha la geyo, haduna karayn guri kaliga in lagu dajio ha gursan🚫 Inti gabdho kuso rafaad mudatyy “GURYAHA_EHELKA” ilhy khayr haydin ku badalo io nabsi bax❤️‍🔥😭
@KhadraAli-pe4bg
@KhadraAli-pe4bg 7 ай бұрын
Caawa waa jimec nabiga ku salaay
@LaylaMuse-d3h
@LaylaMuse-d3h 7 ай бұрын
Scw
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm
@MaryanabdikadirMaryan-tm1rm 7 ай бұрын
Scw
@Khadijashaaban-x7j
@Khadijashaaban-x7j 7 ай бұрын
SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw SCw scw
@HodanHussen-qw9ur
@HodanHussen-qw9ur 7 ай бұрын
Zcw❤😊
@amaalxusen7796
@amaalxusen7796 7 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam ❤
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 7 ай бұрын
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga 🌹
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
Aaaamin waalid oo dhan🥰🥰😘
@iqracabdilaahi8559
@iqracabdilaahi8559 7 ай бұрын
Aamin amin
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 7 ай бұрын
Hooyoda marka ka tagtay aaba qaladka ugu wen gashay abyo 😢anyway nolol farxd Leh ku rajeehaaa🙌🥺
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Aad io aad waliga walidka wax ku dhama heli maysid hdaba ka dhumato kaba si darn😢
@RamlaMuzamil
@RamlaMuzamil 7 ай бұрын
@@maryanelmi-cw9jy somha ilaahey hana asturo hada gabdho nahay abyo😭🥰
@halimaahmed719
@halimaahmed719 7 ай бұрын
Abyoy mcny noloshaada inta kuu hartay farxad ku noolow gabar qurux badan dagan wanaag ka muuqdaa tahay alle haku xifdiyo qali🤲❤️
@هديهمحمد-ذ1ه
@هديهمحمد-ذ1ه 7 ай бұрын
الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله الله
@hamdawali
@hamdawali 7 ай бұрын
Dadkas bahalo bey ahayeen abayo aduunka inta kudhiman farxad warta kurajenaya ilah wxn kaga baryey in u dhibato kle kutusin abayo 😭🤲
@fadumacali3145
@fadumacali3145 7 ай бұрын
Waxaa ficnanlehed sawirkiisa in lasodhigo asiga iyo rerkisaba leskaga illaliyo walahi hada gabdhakale ayey ben ushegayaan ee silcinayan
@sheymaaaadam4077
@sheymaaaadam4077 7 ай бұрын
​@@fadumacali3145wlh walaso qarxin dona firi lee somali wa FBA aqona kaga dhimam😮
@fa9875
@fa9875 7 ай бұрын
Ethopia dadka jooga oo dhan baa saas u dhaqma
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 7 ай бұрын
Axmaro bay ahayeen😢
@hassanabdi9511
@hassanabdi9511 7 ай бұрын
Subxaanallah sidani islaamnimo maaha isma lahayn dad sidan ah baa jiro.
@atariishomarkoofficial7483
@atariishomarkoofficial7483 7 ай бұрын
Haaa wlhi abyo family meesh ka dhowon waa lagu gala weli wey ku dilaya
@mohamednimco7314
@mohamednimco7314 7 ай бұрын
Mar hadii meel dadkaagu ka fogyiin lagu geeyo saasad silcaysaaa waliga meel shisheeya lama aado looma ooyaan baad noqonysaa😢
@simanaragsan7396
@simanaragsan7396 7 ай бұрын
Wey jiraan abowe anibo kuwo aad ii dhaw aan ka cad goosan karin baa si ilhey ogyhy iisoo galen Alx 😢
@hassanabdi9511
@hassanabdi9511 7 ай бұрын
@@simanaragsan7396 sorry wllo Alle ayaa kaga xaqsoori doono
@NasriinGeedi-f1y
@NasriinGeedi-f1y 7 ай бұрын
Waaa gabadh ixtiraam leh dadkii sidaa uxumeeyey waxay leedahay maamada dumaashidey walahi qof qalbi fiican
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 7 ай бұрын
Waa Dad bilaa naxaris ah balayo Allh ha ku rido😢😢
@rumanmohamed837
@rumanmohamed837 7 ай бұрын
Wali alla ilahay habarakeeyee way qalbi wanagsanthy ilahay dad qalbi iyo ficilba wanagsan hanaga wadayeelo
@NasriinGeedi-f1y
@NasriinGeedi-f1y 7 ай бұрын
@@rumanmohamed837 waa run noloshey ku silciyeen n Maskiinta
@ayaanniita-v3l
@ayaanniita-v3l 7 ай бұрын
Sorry 😭😭😭
@SacdaYazin
@SacdaYazin 7 ай бұрын
Lkn maxa qaldan hooyada inanta dhashay maxy u so arki waydy meeshay inantedu joogto oo ay uga daba tagi waydy
@SacadMohamett
@SacadMohamett 7 ай бұрын
Qoftani silic iyo dhibaato bay soo martay😢 marka gabdho qofka aad nolosha la wadaagaysaan haku deg degina, the motivation boy yeah😊😮
@nagmainaapdirahmaan4933
@nagmainaapdirahmaan4933 7 ай бұрын
Haa nolosha wa in ad iska hubsataa qofka la wadaagaysiD😢
@HoodaMahdi-el2jv
@HoodaMahdi-el2jv 7 ай бұрын
ikaar bay qabaan 😢 ragu
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 7 ай бұрын
Wixii qoran lama celin karee Allaha xifdiyo addoomadiisa.
@hannanosman1768
@hannanosman1768 7 ай бұрын
I pray that Allah grants her a successful and peaceful life, forgetting her painful past. I believe that if you upset you're parents who provided for you and supported you throughout your whole life. Other people will teach you hard lessons. You are respected when you're parents stand by your side. But this young lady was brainwashed, manipulated and was very narrow minded.
@AsmaHussien-o4j
@AsmaHussien-o4j 7 ай бұрын
0😊☠︎︎☠︎︎☠︎︎
@Hungry-lion
@Hungry-lion 7 ай бұрын
True she was so naive
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 7 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@NastysaidAhmed
@NastysaidAhmed 7 ай бұрын
Salalahu caleyhi wa salam ❤️
@Mudhalibboy
@Mudhalibboy 7 ай бұрын
Scw scw scw❤❤❤
@MaymunIbrahim-s1x
@MaymunIbrahim-s1x 7 ай бұрын
Scw
@u.j4515
@u.j4515 7 ай бұрын
SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@yussufabdille671
@yussufabdille671 7 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
@ahlamadan556
@ahlamadan556 6 ай бұрын
Gabar kasta o nin esen isku magalo ahen iska ilaliya hadu ku fogesto nin wa nucan sidan ayey ku dhaqmayan gabar kasta o nin ka daba cararatana haku wano qadato wa isku wada mid nimanka somalida 👍
@SAMEHABDI-v8m
@SAMEHABDI-v8m 28 күн бұрын
Les homme ne sont pas pareille ma sœur...
@Hajar24787
@Hajar24787 7 ай бұрын
Teamka cafimadka bartay fahmaya Anemia in pregnancy+Antepartum depression+pre eclampsia iskugu darsamay😢
@shamsaabdirahman6298
@shamsaabdirahman6298 5 ай бұрын
Doc
@abshirabdi3371
@abshirabdi3371 7 ай бұрын
Ridwanow nio aniga wnku tageera balse hal talo iga qaado mrki aad raptid qof in aad wareysi ka qadid biyo iyo tissue u si diyari thnk u
@NadomohamedAli
@NadomohamedAli 7 ай бұрын
Waarun ee ku caawi
@arfahdaud5329
@arfahdaud5329 7 ай бұрын
Wlh waxatahy qof arigta Dheer masha allaha
@AxmedroobleTaar
@AxmedroobleTaar 2 ай бұрын
Saas waayo szb❤
@hoodo6989
@hoodo6989 7 ай бұрын
😭😭😭😭subaxan allah dad saan u xun adunka miyey jogan yarabii carurnima qaday mahane dadka isbitalka u shegi lahayda nolol adag inay ku jirto wa iska oyey wlhi😭😭😭🥺🥺🥺
@FaatushAlii-ih8vl
@FaatushAlii-ih8vl 7 ай бұрын
Naxariis daranaaaa😢😢
@cafiifodagan4852
@cafiifodagan4852 7 ай бұрын
Wlhy gabadhaan wa qof adag masha allah waxaas inay koso kabataan filayaa
@husseingabile
@husseingabile 4 ай бұрын
Allaha gabdheenu wacanaaa❤ allow noodaa , doqon baa xumeeya😢
@Ruqiya-d6n
@Ruqiya-d6n 6 ай бұрын
Tolow miyey sixreen subxaanalaah maad iskaga tagdid way bahdileen❤😂🎉😢😮😅😊
@idmanxaji4227
@idmanxaji4227 7 ай бұрын
Allha waxaa kuweydiina noloshaa somartay iyo xanuunk faraha badnaa aad uso samartay inuu kugu Abal gudo nolol qurux bdn adunka Aqirada neh jano kuwaas iyaga dhiban manta Horteda alle kasiin donaa gabdhahoda ka jarantahy wax walbo lakugu samiyay
@AmusedAbyssinianCat-dn1or
@AmusedAbyssinianCat-dn1or 7 ай бұрын
Ku sali nebiga scw❤
@Ibrahimdooyow
@Ibrahimdooyow 7 ай бұрын
Gabadhan qisadeda cawa bila hurdo ayey iga dhigtey ilahey isku naxarista ayu yiri wa idan naxarisanaya
@AnfacShugri-il6qq
@AnfacShugri-il6qq 7 ай бұрын
Cajiib😢
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Somaha Abwe dadkn mr hore way ku qoslyn isku ka qurxnyn nxrs ku tusuyan Lkn hdhw mrka ugacan gsho bahalo by kugu nqnyn alla nloshana allw clfka no tosi😢🤲
@deeqacali_23
@deeqacali_23 7 ай бұрын
Haa walhi 😢😢😢alow qof wanagsan wax nogu dar
@cabdalecabdiqani
@cabdalecabdiqani 7 ай бұрын
Kula midbaan ahay
@dr_safa512
@dr_safa512 7 ай бұрын
Naxdin badana la ilaha ilalahu maxamed rasululahi scw scw scw scw scw scw
@DegganMohamed
@DegganMohamed 6 ай бұрын
Midgo midgo dhaleen oo gaajo ku kor ah ayaa allah kuu gacan galiyay Alx dheh Allah haddii uu kaa nabad kexeeyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 wasakhda
@SAMEHABDI-v8m
@SAMEHABDI-v8m 28 күн бұрын
C'était une famille mal traité entré eux même
@AmalxasanMaxamed-m5j
@AmalxasanMaxamed-m5j 7 ай бұрын
Hoyo waliba halyeey qoor dher dhashay walee wey usodhibtotay walahi allow wal8dkeen danbigodii cafi amiin yarabii😢😢😢😢
@SaabiriinAbdinaasir-u9l
@SaabiriinAbdinaasir-u9l 7 ай бұрын
Ninka gabdha San yeelay dunida geeskeda hduu jogo xitaa halakeno dofarka gbdha sas ugalay miskinta😢😢
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Wu raxysana waxa laga yaba inu midkle qabo hada adunyo sas waye 😢
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
She is very strong wallahi waa gobtii somaliyeeeeed alla nacallaa guneey kugu taal yaa somali ka dhameeyo gunta! Bal eeeg ilmahan yar iyo caqliga iyo gobanimada
@RaniAli-h2o
@RaniAli-h2o 7 ай бұрын
Dhulbhnte iyo gobnimo way wad socta ❤
@justforidea1282
@justforidea1282 7 ай бұрын
Wa maskiin . 😢 kolay dadku mawada xuma . Reero dhaqankan leh way jiraan . O wiilasha lagu dhaho guriga gabadh u so guurso . Haka shaqaysee.
@ftshmh4761
@ftshmh4761 7 ай бұрын
@@justforidea1282 walal waa run lakin gunnimo ka wayn ma jirto in ilma intaa la eg laguu keeno oo aad saa u baabi,iso waa wax shaydaanimo ah! Ninyow somali horto waa balo loo baahanyahay! Waxan mar horay ka hadleen ! Gun bay u bixiyeen iyo waxaan gayaan ahayn! Ciilkoodaa i hayo waxan
@somcana
@somcana 7 ай бұрын
Waxaa la yiri waxaad taqaan guurso waxaad taqaan dhashee. Waxysan aqoon oo gunay u guri gashay.
@FartunFartun-fu4el
@FartunFartun-fu4el 6 ай бұрын
Sorry 😢😢😢
@HarryPotter-dv8xx
@HarryPotter-dv8xx 25 күн бұрын
Wll ninxunbaa kuhelay ragow dumarka unaxarista apayo guulayso
@caaqilproduction3
@caaqilproduction3 7 ай бұрын
Ax calosha ayaan xoqay iyagana joog bay idhaheen waa caadi alla xaasid sanaa kuwaa waa bahalo. Anaa is mooday markay tiro wax culus baan qaaday anoo qalan😢😢
@raxmiishchenal
@raxmiishchenal 7 ай бұрын
😢😢😢😢 wllhi waa runtaaa
@maryanshire9423
@maryanshire9423 7 ай бұрын
😢😢😢ax walhi calosha ifuranty anaa ismody
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 7 ай бұрын
Allah calool xumo badanaa eedo mcn❤❤❤ weey kusoo silciyeen reerihii Naxariis daranaa reeruhu Subxanallah waan ooyey 😭😭😭 Tolow reerahas ma daawan doonaan gabadhey soo silciyeen gun weeye kuwaa reero dhan oo gabar yar sidaa u silciyey Allow gabadha yar yar oo somaliyeed wax dhibo hanaga tusin Allahuma aamiin🤲🤲🤲
@SamiiroFarxaan-gc7vz
@SamiiroFarxaan-gc7vz 7 ай бұрын
😢😢😢
@laylomaxamed1279
@laylomaxamed1279 7 ай бұрын
😢😢😢😢 Haa inay daawadan unadantaha maskiinta way silciyeen
@CilitiraOmar-uu5fl
@CilitiraOmar-uu5fl 7 ай бұрын
😢😢😢😢 alle gadhan nolo xun soo bartay wlhy 😢😢
@haniisse4170
@haniisse4170 7 ай бұрын
Waxay arkee iney wax family ah heeysan maskinta oo wax ka dabo imaanaya u jiri. Wey silciyeen maskiinta
@CilitiraOmar-uu5fl
@CilitiraOmar-uu5fl 7 ай бұрын
@@haniisse4170 haa wlhy bilhy qof ka Bina admka sas dhan lolama dhqmo lknse xag alle ha kelayn
@SahalCabdala
@SahalCabdala 7 ай бұрын
Gabdha yaryarka ah ee fcbok ku walan yaala idin sirin abayaal tan ku waana qaata😢😢
@AmalShukri-v4n
@AmalShukri-v4n 7 ай бұрын
Haa walhi😢😢
@INA_MOHAMED4
@INA_MOHAMED4 7 ай бұрын
Mahadsanid abyo mcnto❤
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 7 ай бұрын
​@@INA_MOHAMED4asc gabar yar 45 ahy wan kujeclhy hhhhhh😂😂😂😂😂
@AhmedMohammed-k8n
@AhmedMohammed-k8n 7 ай бұрын
​@@AmalShukri-v4nbeen eysan idiin sheegin qof ayadu xun ama cuqdadeysan dadka waa kuwa ayagoo wada qawan ayey hadana waxwaninayaan
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Hyeh wllo mahdsnid alle mustqblka ha ino wanajiyo 🤲
@Afgaabxasa
@Afgaabxasa 7 ай бұрын
Ridwaan gabadhan codsi igusoo xidh wall plis
@naimaibraim1164
@naimaibraim1164 7 ай бұрын
Family kaas wax kaxun abad ma maqal subxanahaa wlhi wan ilmeyay😢😢
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 7 ай бұрын
Laga yaabe kuwo ka daran inay jiraan. Walciyaadu billaah
@bilanbeauty4791
@bilanbeauty4791 7 ай бұрын
So many young girls are being treated this way or worse I feel sorry for her
@MichelbastosBastos-kc5mj
@MichelbastosBastos-kc5mj 7 ай бұрын
C'est vrai bilan tout le problème il vient de l'homme parsque c'est nos qui a détruire la vie de nous cher fille mais désolé ma petite soeur hani elle est très jeune celui qui a fait du mal une fille comme ta soeur il vas regrette un des jour la
@SKk-q5h
@SKk-q5h 7 ай бұрын
Gabdhaha yaryarow Is Ilaaliya Nimanka Idin kon Aqoon Ulaheyn
@asadahmadeey7867
@asadahmadeey7867 7 ай бұрын
Ridwaan sxb dadka aad wax ka duuweysid ama aad wareesaneysid waa in aad biyo iyo wax ay cabaan waa in aad u keentid bilaa xishood ayaa tahay qufka hortiisa ayaa caffe ku cabeysaa sidan wax ka bedel
@mulkiabdullahi8367
@mulkiabdullahi8367 7 ай бұрын
sax
@shukrinuh4509
@shukrinuh4509 7 ай бұрын
Sax weeyan wl
@MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf
@MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf 7 ай бұрын
Sax Waxkard batahy wll
@IkhlaasMahamed-z5w
@IkhlaasMahamed-z5w 8 күн бұрын
Ala raga soomaliyeed arxan daranaa oo xaasidsanaa😭😭😭😭😭
@charkochasad
@charkochasad 7 ай бұрын
alla waa nasab iyo goob 😍gabadha waxay fashay iyo siday yeeshay , sidokale dulqaadkedaa waa ariin layabley cumrigaa hajiiro wllo mcnto hani 💫💯✅
@abdiwahidabdiaziiz2236
@abdiwahidabdiaziiz2236 7 ай бұрын
Wll jigjigan jogaye iisheg xaafadoda iyo qoyskooda rerkas hadan Soo Wada xidhaynaaye😢😢😢
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 7 ай бұрын
Gun ayey ahayen iska dhaf wll
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 2 ай бұрын
Please soo xir duligaas. Waxaa iigu daran Ogadeen ayuu sheegtay. In uu ceebeeyo Ogaden ayuu rabay. Samaroon dad baddan ayaan ka aqaan waa dad sharaf leh lkn waay ceebeeyeen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf Ай бұрын
Waa dad gon ah ba helay sorry 😢
@fiidowmrk
@fiidowmrk 7 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@deqaabdi346
@deqaabdi346 7 ай бұрын
Send salutations to our beloved prophet Muhammad SCW
@Nashaad452
@Nashaad452 7 ай бұрын
Samaron xafajo wa gun😂😂😂cuqubo idinku dhacdey😂
@MustafeYasin-w2b
@MustafeYasin-w2b 2 ай бұрын
wlhi ninkaasi wa doqon raaliyo ayuu helay hadana uku ciyaarey ax ax miskiin wllshy qli..😢😢😢
@AyanAli-kf8hn
@AyanAli-kf8hn 7 ай бұрын
Markaad gurigiina cadowgaga u malayso wa iska sidaan.
@u.j4515
@u.j4515 7 ай бұрын
Sh was Depressed 😢 because the way she said, she was treated by her husband and his family was shock to her expectation and she couldn't go back to her family what she put them through( running away to meet him in ethiopia, what is worse than that? Hooyonikiin iyo aabayaashiin haka raacina jacayl waligiin ka hor mari qofkasta niinkii walidkaa sharfi waayana sharaf kooma siindoono ee ogoy gabadhkastayba, your mom and dad put first Allah SWT ha u naxariisto aduun iyo aakhiraba
@NajmaCali-lu9so
@NajmaCali-lu9so 7 ай бұрын
Gabdhow waligin wax uu walidka rali ku ahyne ha samyaniina ninka Guursanaysana qof inbadan daqano ah noqto yacni dhaqankisa iyo dabeecadisa iyo family godaba gabdhan yari wle silic iyo dhib waa so martay ilahy ifka haku ciqabo kuwi saas u galay😢
@musalasalkaarday
@musalasalkaarday 7 ай бұрын
Amiin
@deeqacali_23
@deeqacali_23 7 ай бұрын
Abaayoy dadka qaar lama fahmo dabecado in ad Mel kuwada nolatan mahe ilahay nin wanagsan wax hanogu daro😢😢
@ConfusedBoat-fb1ri
@ConfusedBoat-fb1ri 7 ай бұрын
Famil dhan oo isku wada mid ah soomaali Baa lagu arkaa Dulmiga Rabbi ma jecla ilaahay Ka abaqa Ragoow Hablaha markaa Guursataan Nolosha ha ku silcinina😭
@FardowzaMahamuud
@FardowzaMahamuud 2 ай бұрын
Waa Family Bilaa Naxariisa 😭Inkaar Idinku Dhacday🥺
@garadmahamed4198
@garadmahamed4198 2 ай бұрын
Haa wllhi😢
@seed3966
@seed3966 7 ай бұрын
🎉🎉🎉 miskiiinyar aduunba waxba kala socon waa laguursadaa keliya yey maqashay waana dulmiyeyn masiibo yey ku noqdeyn subxaanallaah waa silciyeeyn runtii 🎉🎉🎉
@jamacMohamed-dt4cr
@jamacMohamed-dt4cr 7 ай бұрын
ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able the most shine all created prophet mohammed
@fardoazaabdirahman3514
@fardoazaabdirahman3514 7 ай бұрын
Ilahy wxuu yiri وبشر الصابرين 😊
@Boqoradasamirka
@Boqoradasamirka 7 ай бұрын
Waxasi Samaron mayisan Ahayine xabashibayi Ahayen ish sharaftibayi nagaga ciyaren Uf
@ahmedgurmad405
@ahmedgurmad405 7 ай бұрын
China group kii reer jigjiga qaybtii ugu liidatay ayaad faraha uga gashay
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 7 ай бұрын
Gabadhaan ninka diyadeeda halaga qaado somaliyay walahi waa Qalbi dilaac dhibka gabadhaan gaaray
@lulunor7284
@lulunor7284 7 ай бұрын
Haa wlhi 😢
@zakarieabdikasim8618
@zakarieabdikasim8618 7 ай бұрын
@@lulunor7284 waan ka xumahay wax magarato ayaa allah wax ugu daray
@koos1302
@koos1302 7 ай бұрын
Boqolaal gabdhood oo ka daran baa jira illahay ha u gargaro habaleena
@CabdirashidMacalinadan
@CabdirashidMacalinadan 7 ай бұрын
Walahi waligaeey madaawan yuutubkaan laakiin gabadhaan qisadeeda waan kahelay mcaanaka weeyigusocotaa laailha ilalalaaho muxamadarasoolululaahu kusaliya nabigeen muxamad scw scw scw
@abshirmaaxi1716
@abshirmaaxi1716 7 ай бұрын
Dhibatadey somartay iyo qisadeeda wey xanuun badan tahay qof walbo dhageystana wey sameyneysa weyna ladhibatoneysa ee halkey ka macan thy ma noshegi karta marka ledahay wey macan tahay weyna igu socota😕😕....
@sahroali2547
@sahroali2547 7 ай бұрын
Macaan maleh waa murugo soocoto
@sahroali2547
@sahroali2547 7 ай бұрын
Dadka qaar bini adam maaha xaasisanaa allow hana badin kuwaasoo kale 😭😭😭😭😭
@ahmedshiine5channel435
@ahmedshiine5channel435 7 ай бұрын
Joog maxaa laga wadaa kulahaaa
@FaadjmoMohamed
@FaadjmoMohamed 7 ай бұрын
Aniguba qisadaan ayaa ikeentay
@mohamettkeynan4795
@mohamettkeynan4795 7 ай бұрын
Si kastoo dadku u mash quul san yihiin hadana waxaa jiro qof dulqaad iyo .. naxriis leh oo fariinteyda aqrinaayo >seithy ne wll🥺
@ayanmohamed2357
@ayanmohamed2357 7 ай бұрын
Alx dhnkaga kwrn sthy
@mohamettkeynan4795
@mohamettkeynan4795 7 ай бұрын
@@ayanmohamed2357 sido kalle walaal
@maryanxasan-iw2yr
@maryanxasan-iw2yr Ай бұрын
alx hune ficnhy sethy
@Bashka-kq3tn
@Bashka-kq3tn 7 ай бұрын
Reer galbeed yaa idin xaasisadsan oo idnka cawaansan sorry baayo Wailgaa wax ha qarsan
@ZahalMoha12
@ZahalMoha12 Ай бұрын
Illaahy qalbiga Haa kuu nadiifiyo wllo😢
@yusufabdirahman5509
@yusufabdirahman5509 7 ай бұрын
Gabadhaaan sheekaa ley weeye, waa xaraabo socoto. Faraxsan ilhy ha ku barakeeyo.
@AsmaSulyman-us6lx
@AsmaSulyman-us6lx 7 ай бұрын
Reerku bahalo ayey ahayeeen allow inan danbe rerka ha ugeyn😢
@AishaOsman-uq8qc
@AishaOsman-uq8qc 7 ай бұрын
ALLAH is one ❤❤
@user-vz3ec1ki4d
@user-vz3ec1ki4d 7 ай бұрын
I'm not alone 😢! AllAH is alway With Me❤🥰😰☝️✊
@FarahBare-s9o
@FarahBare-s9o 7 ай бұрын
​@@user-vz3ec1ki4d😅
@mohamettabdi8642
@mohamettabdi8642 7 ай бұрын
Inkaar allha kugu rido dheh kaas adun io aakhiro ciqaab wu mari doonaa asiga io family gaasba.
@MuhyadinOmar-tw3vr
@MuhyadinOmar-tw3vr 7 ай бұрын
Wax laga xumaado waaye gabadh in sidas loola dhaqmo wayo tan Kula dhalaty ayy kazo bxya nabsiga mrwalba sida aad jecezhahy in walasha Lola dhaqmo haloola dhaqmo gabdhaha ragaw
@FadxiHasan-l3f
@FadxiHasan-l3f 7 ай бұрын
Aduun iyo aaqiro allha kugu cadawo jahanabo kuwaar Allah an kubaryay qoos ahlu naar ah baatihiin illah janadiisa idinma tusiyo naxariisdarnaa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@XaaliAbdilaahi-d3l
@XaaliAbdilaahi-d3l 7 ай бұрын
Aamin
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf
@Cabdiraxmanjamac-jh8nf Ай бұрын
Aaamiin wllhi waan ilmayay😢😢
@asmaabdirishid1421
@asmaabdirishid1421 7 ай бұрын
Subxaanallaah sixun bay ugaleen maskiinta yarta alle waxay kusameeyeen haka abaal mariyo 😢😢🤲🏻😭
@gabrielabdul8372
@gabrielabdul8372 7 ай бұрын
Ameen.
@NasroMohamed-f7k
@NasroMohamed-f7k 7 ай бұрын
Nabigana ku saliya scw❤
@Carfonali
@Carfonali 7 ай бұрын
Allah faraj kheyr qaba hakuu furo abyo 😢 adduunyada waa wada qiso 😢😢
@youssoufmahamed7453
@youssoufmahamed7453 5 ай бұрын
Sorry hn qali ❤😢😮
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 7 ай бұрын
Walaahi tan ayada iyo cunugeeda oo soo Baxsaday hadaan arki lahaa waan hurdi lahaa caawa murug iyo oohinaad ii qortay ridwaanow gabadhaan dad wadno la aan ah ayey meel ugu gashay alle idin qabay walee waa leydinka goyn doonaa
@umuanas413
@umuanas413 7 ай бұрын
Koley wey kasoo tagty
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Koly si ay nqtaba waykaso tagty meshi 😢
@abdillahiyare7674
@abdillahiyare7674 7 ай бұрын
Reer dhan oo aan qof caaqil ah lahay ayay dhexda u gashay iga walla!
@mahamedaadam
@mahamedaadam 7 ай бұрын
Walhi caawa ogaaday inaan naxatiis leeyahy m.a❤😂
@AnazHandulle
@AnazHandulle 7 ай бұрын
Ogaadeeyn oo lagumeesanjiray ayaad ugashay markii horaba doqon
@zahrahussein3438
@zahrahussein3438 7 ай бұрын
Subhan’Allah this is so heartbreaking 💔 May Allah swt grant her , her justice in this world and the hereafter Insha’Allah 🥺
@AboubakerMouse
@AboubakerMouse 7 ай бұрын
Wa arin ad uu dhib badan sorry sister
@abdillahiyare7674
@abdillahiyare7674 7 ай бұрын
Reeraha Somalidu waa sidan haddii aad cid aad wax isku tihiin guriga ku soo korodho dullinimo iyo dar xumo ayuu u dhintaa.
@waaberi4446
@waaberi4446 7 ай бұрын
Allahayow tan haddaan heli lahaa gabadh kale man dooneen. Waxay isku darsatay qurux, samir, iimaan, wax walba oo wanaagsan. Ax meel xunbay ku shacday...
@nasraqueen8318
@nasraqueen8318 7 ай бұрын
Dhadka wanagsan inta badan dhad wanagsan mahelaan
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
Marksta kuwa dacada daryel ma heln 😭
@Dtouu
@Dtouu 7 ай бұрын
Midgo baad gursatay sorry 😂😂😂😂😂
@SabariinCabdishakur
@SabariinCabdishakur 7 ай бұрын
War waa maxay fimilkaan wada musiibadaa ilaahow adaan kaamagan galnay😢😢ayadanah u gar gaar😢
@SaalaxsrxSrx
@SaalaxsrxSrx 7 ай бұрын
Maxamadu rasuululaah❤❤
@SKk-q5h
@SKk-q5h 7 ай бұрын
Subxaan Allah. Tanoo kale lama Arag belaayo bahalo Ayaad uGashey
@Zahrakiin-so5pp
@Zahrakiin-so5pp 7 ай бұрын
Dhib ma leh inallaha maca saabiriin 😢😢😢😢😢
@HoodaMahdi-el2jv
@HoodaMahdi-el2jv 7 ай бұрын
Nacdal ha idinku dhacdo ragaw😢naxaristu halkay idinka aday. Akhiro iyo ifkaba alle ha idinku cadaabo
@JanankaUK
@JanankaUK 7 ай бұрын
Waa miskiin dhib badan ayey soo martay wax unaxana ma helin I’m sorry
@hayatmohamed3404
@hayatmohamed3404 7 ай бұрын
😭😭😭😭wlhi waa runted gabadhan wan garanaya😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 lkin waa gabadh adag😭
@cablesongs
@cablesongs 7 ай бұрын
Muxu inan dhool lamodo Nin xuni dhalan rogay nafteda Midaan dhaqashab aqoonin Intuu heley gaari dhawrsan Muxuu cidlo kaga dhaqaqay 😢😢😢😢😢 sorry walshay
@suusaan19
@suusaan19 7 ай бұрын
Subhnalah dad saas uxun maa aduunka kunool maskiinta ayadoo qalan baan guri hagajin jiray markeyy tiri wllh waan oyay😭
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy 7 ай бұрын
HAa adunkni nala saranyihn kuwn io kuwo ka dran 😢
@osmanabdirabi
@osmanabdirabi 7 ай бұрын
Wlhi wan oyay wlhi wan oyay ax ax ax abyo mcnto alx dheh haduuba alle kasosaray balayadas allah wlhi arimo murugoleh
@MunaClraxman-bf8ie
@MunaClraxman-bf8ie 5 ай бұрын
Alaaa Qisad Gabadh ay tab tan oo kaleh qabztey ban Garnya xata Nolosha lagu ku uuri gadhey wllhi Ax Yarbiii hablhaa soomoliyeed meel wad fican mari😭😭😭😭🤲
@IBRAHIMBISHAR-k5t
@IBRAHIMBISHAR-k5t Ай бұрын
Ayaaga vedio gaan magaaray😢
PART 3: NINKI NOLOSHA IGU CADABAY QAABKI UGA SO FAKADAY 2 MAR
52:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 424 М.
AX! XASKAYGA AAD  ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY
46:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 97 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 25 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 5 МЛН
250- اخت زوجي الخسيسة
17:58
أسرارهم 2 الثانية
Рет қаралды 46 М.
Ax! 35 JIRKI ANO 17 JIR AH JECLADAY IYO SIDU NOLOSHA IGU CADABAY
38:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 731 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 207 М.
WA ISKU KEENEY SHUKRI & JACELKEDA ABDULAHI GURKEYGA MXA UDIDA
37:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 242 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 25 МЛН