Nahaabiyo waa kuwaas, . War Hadii marki uu alle sameeyay Aduunka iyo waxa ku dhex jira. Ee aad tiri Alle wuxuu aaday carshiga ka kor. Su,laashu waxeey tahay Nahaabiyooy. Intuusan Alle saameyn aduunka ka hor xaguu joogay Alle, Walaahi kuwaanu waa dunuub socota. Illaaheey ayaa ka nazahan waxeey u nisbeynayaan.
@maxamedaadanaxmed1626 Жыл бұрын
Looma taag helayo nimankane haku daalin marmar waxaad is odhanaysaa ilaahay ma makhluuqoo kale ayay u haystaan oo marba meel u guura
@somaliman8162 Жыл бұрын
Hadda wax i leedahay markuu ilaahay dhulka dhameeyey si majaaz ah buu u saramaray😂 caqliga fuundada ah ilaahay haku xukumin
@amalianasrani8949 ай бұрын
War ninkow beenta joojii yahuud iyo Christian waa isku ciid sabti waa maali nasasho Axad waa maalintii Jesus sarakacday Ilaahay madaalo lakin daadka ayuu barayey siday maalmaha u istimaalu ahayeen kadibna maalin aasho u helilahaayeen. Ilaahay waa bare dadka ayuu barayey qorshaha nolosha iyo maalin ay nnastaan .