FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY

  Рет қаралды 34,765

Maal TV

Maal TV

Ай бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 35
@abdulxassan4657
@abdulxassan4657 23 күн бұрын
Mashaallah Halgamaa Fadumo Haldha, Fanaanad iyo Sh.Fadumo Haldhaa khayr badan ayaa kuu rajaynayaa Aduun iyo Aakhiro. Aamiin
@user-fj8vj5fp2k
@user-fj8vj5fp2k 26 күн бұрын
Odaygan winka somali ugu macQuulsan abwaan maashaa allaah 🤴 king
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 24 күн бұрын
Mahdi Ayaanle Shire aad iyo aad ayaan kuu salaamaya Waa Subeer Warsame Cali oo aad isku school ahaan jirteen dugsigii ilaa kii sare . Holland ayaan degenahay imika.
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 20 күн бұрын
Masha allah waa nin reer Hargeisa ah waxaan garanayaa Aabihii Ayaanle oo ahaa nin aad & aad u wanaagsan AHUN.
@HodonHodon-wd8hx
@HodonHodon-wd8hx Ай бұрын
Maashaa allaah ciid mubaarak fanaan mahad ayaanle shire
@abdirahmanmoham6340
@abdirahmanmoham6340 29 күн бұрын
ManshaAllah abwaanka iyo bahda saxaafada waan idin salamaya sida wacan ee Somalinimada muslinimada kudheehan tahay wa heer sare
@ubahguled5047
@ubahguled5047 Ай бұрын
Waa ninkii somali ugu caqli badnaa Maanshallah
@shuenhassan9489
@shuenhassan9489 Ай бұрын
Waa hees aad igu dheer ninka laqaada igraan jaamac waan raadiyey ee waakan ❤
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Ай бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️
@bogaayeofficialtube4233
@bogaayeofficialtube4233 Ай бұрын
Wadartii haweenkaad Gabadhyahay wax dheertee Mahad ayaanle shire Waa ninkii hestaaa originalkeda qaaday Waa macalin gacan macaan kaban ahaan iyo organ ahaanba
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Maasha-allaah waa abwaan in la daawado-mudan. Asc
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 Ай бұрын
CIID MUBARAK, ku mahadsanidin arimaha Sugaanta, Midkii Siyaasada BEENTA shubi jiray ka joojiya Bartiinan. CIID MUBARAK SOOMAALI WEYN dhamaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jamaalabdi
@jamaalabdi Ай бұрын
@dalalmaakhir1060 Walaal nin kaas aad maagaysaa ee Caqaayad waa Mujaahid waana halyey dalkiisa difaacaya Adiguna waad dhibsataa dad kale oo badanna waa ku raaxaystaan ee waayahaaga laabta ku hayso Somalilanders guulaysta ❤❤❤❤
@dalalmaakhiri1060
@dalalmaakhiri1060 Ай бұрын
@@jamaalabdi 😂😂 OK, Walaalkii, anigu SSC-KHAATUMAAN taageraaye
@user-kw9di6lk9t
@user-kw9di6lk9t Ай бұрын
Waadmahadsantihiin abwaan ❤❤somalilaan guuul❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤🙏🙏🙏❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤❤❤❤🙏🙏🙏❤❤❤❤🙏❤❤❤❤❤🙏🙏🙏❤ somalilaan ❤guuuuuuul❤❤
@abdiqanihandule7811
@abdiqanihandule7811 Ай бұрын
Waa waraysi fiican
@MohamedCadaani-bi1xe
@MohamedCadaani-bi1xe 20 күн бұрын
Marka waan idin salaamayaa, mahad ayaanle shire mala Awaal aad u fcn buu sameeyay lkn waligaa umadda indhaha lagama rido, waa sheeko baraleey, lkn maaha wa xaqiiqda ku salaysan, kolkaa maxaan u qaadan ma kaftan iyo majaajilo mise waa hubaashii. Kkk Tiniixi iyo Tin caarana dib ha loogu noqdo sheekadooda mahadsanid.
@HamsaAhmed-hv3ph
@HamsaAhmed-hv3ph 29 күн бұрын
Did he just say "Ilaahay midgo haynaga dhigo" yahuuuu!
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Noolow Geesi Qaran
@user-sb5ou5qk2q
@user-sb5ou5qk2q 21 күн бұрын
Dad marqasan hhh
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Ай бұрын
Waa midigyo
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc Ай бұрын
4:03
@IbrahimIndho-yj4bc
@IbrahimIndho-yj4bc Ай бұрын
0:52
@ahmedosman8401
@ahmedosman8401 27 күн бұрын
Okay
@ahmedosman8401
@ahmedosman8401 27 күн бұрын
Mansh alle kharey inash
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 28 күн бұрын
hargeysa hadaan qabyaad lagu aqoon yaa yaqaan
@suralowgasomalistar6514
@suralowgasomalistar6514 29 күн бұрын
cajiib
@user-yq4kb2ul9w
@user-yq4kb2ul9w 29 күн бұрын
Bal intuu le egyahay oo uu heesò ka sheekaynayo
@NOREDIN666
@NOREDIN666 Ай бұрын
Afsoomaliga Ha Wasin. MIDIG & BIDIX ma laha Jamac. Ma Jirto Luqad leh Jamac plural leh Midig & Bidix .. quraanku wuxu sheegay. ** koox Midigta & koox Bidix da xigta ** . Sxb midgo & bidxo wa jeebkaaga.
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Anaga ha noo soo qorin plural iyo singular oo waa lagula-garanayaa afkaa aad ku faanayso, ee dhegayso af-soomaaliga ha laguu dhigeeeeee. Asc
@user-hy1xz5cj1y
@user-hy1xz5cj1y 15 күн бұрын
Xxx hargaysa
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r 24 күн бұрын
Adeer miyaydaan ahayn Dhal magaalo, maxaad Heesaha beenta iyo Muranka u gelinaysaan, Muuse Liiro iyo inna Aadan Isaaq iyo Heestan Sida Dhuuxii Boorama Ragaasi aadku sheegteeni malahayn balse waxa Qaadiniray Cabdiqaadir Xasan Nageeye, wuxuna Jeclaa gabadh reef Boorama ahayd, oo la Odhan niray Dhool Xuseen Afguduud oo Isla wakhtigaa dhigan jirtay Dugsiga sare ee sheekh Cali Johar, ugu dambayn gabadhii Dhool waxa Guursaday Sargaal Majeerteen ahaa bililiqada heesuhuway badan tahay balse weli dad yaqaan ayaa nool, waxanan leeyahay Adeer waxad leedihiin sheegta qudhun faan jecelbaad tihiine hasheeganina waxaydaan lahayn.
@ishowflesh1696
@ishowflesh1696 18 күн бұрын
walaahay qabtaakadu waa qshin ilaahayow quluubta somalida samo ku soo cetli
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,6 МЛН
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
MUJAAHID XASAN DAGAALKII 77 EE SOOMALIYA IYO ITOOBIYA
14:05
Abdirahman mahir
Рет қаралды 7 М.
Warbixin: Maxaad ka ogtahay ceelka dhanaha ah ee Maleyko
23:15
SRTV Somali
Рет қаралды 9 М.
MUUSE BIIXI SIYAASAD BAA LAGU DILAYAA ISAGUNA QORI BUU LA ORDAYAA
14:15
Кот Оказался В ЗАПАДНЕ🙀☠️
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 11 МЛН
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,6 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН
Почему Мона Лиза такая дорогая🤔
0:31