No video

Xogihii udanbeeyey Aqoonisigii jsl oo so Dhaw iyo wafti ka socda Mareykan oo ku sugan

  Рет қаралды 12,864

Maal Tv

Maal Tv

Күн бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 53
@qooqane65
@qooqane65 2 ай бұрын
Viva Maal Tv
@FREESOMALILAND-m1g
@FREESOMALILAND-m1g 2 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉.
@yusufaskarkhayre
@yusufaskarkhayre 2 ай бұрын
Ciid mubaarik Maal tv guul iyo gobanimo jsl❤
@qooqane65
@qooqane65 2 ай бұрын
Amiiin
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 ай бұрын
Maal Tv ❤❤❤❤❤geesi qaran
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 2 ай бұрын
Guul somalilnd insha allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤
@user-fk2iv6ci5c
@user-fk2iv6ci5c 2 ай бұрын
Ilahay caqliga iyo maskaxda wanaagsan hakuu xafido Guul somaliland
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 ай бұрын
Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️ Nin Qaran Abwaan Caqaayad Allow Cimriga Cafimaadka Kuu Siyaadi Allahuma Aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roodacawad13
@roodacawad13 2 ай бұрын
Isha allaah guuuuul somaliland❤❤❤❤❤
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 2 ай бұрын
ISKU DUUBNIBAA DADKAYAGOOW DADKAYAGOOW ISKU DUBNIBAA HOROR DALIMUYO DUGAAG LAGU ERYAA ISKU DUBNIBAA DADKAYAGOOW ISKU DUBNIBAA. SOMALILAND HANOOLATOO CADAWGIIDUNA HA JABO MEELU JOOGABA. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdoulkadermohamedhassan-9805
@abdoulkadermohamedhassan-9805 2 ай бұрын
Mashallah Mashallah somaliland guuul guuul iyo gobonimo 💪💪💪
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 2 ай бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Alle Haso dadajiyo aqoonsiga
@yasirfarah399
@yasirfarah399 2 ай бұрын
Mashallla
@abdimuse3583
@abdimuse3583 2 ай бұрын
inshallah guuuuuuul somaliland
@abdihashi9863
@abdihashi9863 2 ай бұрын
Maaltv guuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aliadanahmed9025
@aliadanahmed9025 2 ай бұрын
Guul Somaliland
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 2 ай бұрын
Midnimo, Midnimo Somaliland.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😢🎉🎉
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
Rabibaa mhad leh
@queency7943
@queency7943 2 ай бұрын
Midnimo Somaliland iyo ictiraafkii oo sanka inoo saaran illahay baa mahad oo dhan iska leh ka sokow MD muuse biixi baa sababay❤❤❤❤
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 2 ай бұрын
Somaliland guuuuuul🎉🎉❤❤
@princehigh-flierp8965
@princehigh-flierp8965 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Shacabka reer soomaalilaan doorasho bilaa turxaana ayaanu rabnaa lkn cay aflagaado iyoafkaa banana marabno
@princesshawd6859
@princesshawd6859 2 ай бұрын
Somaliland alow barakee ❤
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 2 ай бұрын
Guul somaliland salaan Abwaan
@jamalskp7280
@jamalskp7280 2 ай бұрын
WACYI GALIN FIICAN AYAAD SOO GUDBISAY JAZAKALAAH
@kadraahmed48
@kadraahmed48 2 ай бұрын
Edeer taageer Wadani anaguna waanu ku taageeraynaaye.Nin sharafleh oo hadal wanaagsan ayaadtahaye noolow adeer.
@ummulbaniinal7029
@ummulbaniinal7029 2 ай бұрын
Talow odaygani ma h yoonis baa kuligood yaa sidan odaygan nooga dhiga muwadiniin dhaba
@1962yusuf
@1962yusuf 2 ай бұрын
Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 2 ай бұрын
Aqoonsi buuxa waa midka Unta iyo aduunka oo dhan ku aqoonsayahay. Aqoon Ethopiya ku siiso maaha aqoonsi. Haday rabaan way ka noqonkaraan. Waxba soo kordhinmaayo laskiin Ethopiya oo Bad hesha ayaa jiridoona.
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Maxad uu baroranaysan od joog iyo jiif uu dideen oo kabihi idinka dhanadeen hadanu aqonsi saxa anu ahayn. Qalbada iidin madobatay….. Xassan Sheik diyarad unbu saran yahay….. adiguna ma musqul bad dul fadhida ilayn caloosha ku shubmaysee 😂😂😂
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
arrimaha Debedda ayaa qaabilay
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 2 ай бұрын
Heego caruuraha ayey ugu sheekeysaa waana ictiraafayaa iyobeen waayo waxa taas kahoreeya aan waxwada yeelano
@maryamdirie6842
@maryamdirie6842 2 ай бұрын
Orod xamar uu shaqo taag oo ka qayb gal lafa xabalaha ee la kala ibsanayo. Somaliland uma bahna nac nac
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 2 ай бұрын
@@maryamdirie6842 heego runta ayey kaxanaaqdaa waayo inta calooshada laciyaartaa run in loo sheego marabto sida adiga oo kale waayo wacyiga maqeexo nin calooshisa lacayaarayaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Huurooy Ictiraafka Alle ayaa haya insha Allah waanu heli mid khayrqaba risiq Alle noo qoray qofna ma celin karo
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 2 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r qoomuluud caruuraha iyo naagaha usheekee intaas waxaa kuusoo dhiibey xisbigiiqoomuluud ee kulmiye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
@@IbraahimCawil-qe6bu wallahi wadan yurubaan joogaa waxaad sheegayso xataa yurub kuma arag Alle nama tuso adiguna adoo Soomaliya oo muslim ah baad waxaa ka hadlaysaa aday kugu koobantahay ninkii sheegay ma dhaafto wadankiina kuma arag kumana maqlin Allahu maa najaynaa
@cawralafaniq9090
@cawralafaniq9090 2 ай бұрын
Ina samatar frof na mahee qudhunki reer qarax xamar aan inhaalde wasakhdi buu somaliland ula yimid
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 2 ай бұрын
Cirigay taagantshay ay Afka casaysanaysa, Islaantasi waa naag xun oo Basaassd ah,
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 ай бұрын
Adna iyo faadumo siciid iyo halganba waanu ku dhaada naa fasaas nimo ka dheer faqashtay ka oohiyeen
@mohamedaliaman9243
@mohamedaliaman9243 2 ай бұрын
🙃🙃🙃🙃😡😡😡😡🤮🤮🤮😎🤧🤧wa danbiile ina samatar
@faisalosman9906
@faisalosman9906 2 ай бұрын
DAWI MA LE NIN DAALINA OO UURKA DABAYAAYE HA KU DAALIN DOOROONOW
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Axmed wuu yara fududyahay yaan loo qaban
@abobasement346
@abobasement346 2 ай бұрын
Kan waa kih shalay kah so qaylin jiray gojah cadeh waxan ogah in u dhuntay 25/8 matanah wuxuu no kenay shekoh ciyal kuwan u shegayoh waxaa mafiyoh ku Qarabtah Americah ban idin kah wadnah citiraf waxaa hogamiyah nin u dhashay Sudan 🇸🇩 wuxuu u kah cunah Argagixisadah snm malayin dolar matanah wuxuu u kenay 26/6/2024 bah nalah citirafayah kkkkk
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 2 ай бұрын
Kkkkk kkkkk kkkkk ictiraaf aaaa war xitaa garnaqsi ma weydeen 400 ow ku jiro ina bootaan maad soo deysaan beenta iyo faatadhugta aad ku riyootan maalintii sool sanaag ceyn weyka hartaye owdal kaa hartaye aaway dalka
@mohamedabdi3468
@mohamedabdi3468 2 ай бұрын
Nacas ki xuma professor isku shega ah, oo mudhoy inu aqonsiga somaliland uu isaga gacanta ku hayo. Maxu ka oran hadi indihisa oo shan isgo weliba dalka jogo aqonsiga somaliland lagu dawaqo Africa iyo dibada inta ba !!! 😂
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 6 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3 МЛН
When you discover a family secret
00:59
im_siowei
Рет қаралды 14 МЛН
HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱
13:24
FANAANKII TIRADA SOMALIDA HABAARKIYO DAGAALKA KA DHEX HELAY
29:43
А ВЫ УМЕЕТЕ ПЛАВАТЬ?? #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 1,5 МЛН