No video

Xogihii udanbeeyey Arimo kaso Cusbonaadey Dilkii Huwantu ka geysatay Buhoodle

  Рет қаралды 23,710

Maal Tv

Maal Tv

Күн бұрын

Maal TV Ugu Soo Hagaag Xogo Cusub oo kaa qarsoonaa iyo Murti Madadaalo Wareysiyo Xiisahooda wata kuna Taxnow Bogaga kala Duwan ee Baraha Bulshada

/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share

Пікірлер: 118
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
Maal TV abwaan Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤❤ Guul soomalilnd 💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️💪
@soleimanfarah12
@soleimanfarah12 3 ай бұрын
Allah ha ku xafido maal tv Guul iyo gobanimo maal tv
@nasserhoussein9346
@nasserhoussein9346 3 ай бұрын
Markii hore waan ku dhagaysanjirey oo kaliya maanta se waan kuguraacay
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 ай бұрын
Abwaan hore.usoco❤❤❤❤❤❤❤Runta.ilaahay.baa.kugu.jecel
@AichaAhmed-rc3bt
@AichaAhmed-rc3bt 3 ай бұрын
Guuuul Somalilland Salan SARE Maal TV
@mohamudrage111
@mohamudrage111 3 ай бұрын
Geesi Geesi dhalay Mujaahid Somalilander ah
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 3 ай бұрын
Garaad lawe malin dhow insha gacanta lagudhigaya❤❤❤
@ismaelgure3992
@ismaelgure3992 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ thanks maaltv great news muj Abwaan caqaayad👍👍👍
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 3 ай бұрын
Maal TV Geesi Qaran Noolow
@rodaamina1545
@rodaamina1545 3 ай бұрын
Reerku tolkood bay uxiniiyo wayn yihiin , gabadh yar oo wadan keedii ku xidhan bay ka wada qayliyeen ragaa maalinba meel lagu qalanaayona kalmad ma odhan karaan ,doqontu isha walaalkeed bay qabtaa.
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 3 ай бұрын
Bal waxaa ku dhacaya habar yoonis Hadii midka mid ah ay habar jeclo geysato dhulkaa gariiri lahaa lk shisheeyaha waa u nugul yihiin Waa kuwaas meydkii in loo keeno baryaya laascoonood markii ciidanku kasoo baxay waxaa la ogahay reerkii lagu xasuuqay guumays waxay ahaayeen sacad yoonis sacad yoonis waa ka aamuseen iyagoo social media ka baryootamaya ayaa la arkayey dhinac kale waxay lahaayeen walaalo nahay hartiga Markaa reerka waa yaqaan dhibi
@se1059
@se1059 3 ай бұрын
@@yasinyusuf5629Dee habaryoonis sida habarjeclo laguma shaqaysto iyagay ka go’da markay dagaal gelayaan iyo marka kale hadii lagu xadgudbanaway yaqaanaan siday u aarsadaan
@YousofMohumed
@YousofMohumed 3 ай бұрын
Libaax Libaax dhaley ku soco
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 3 ай бұрын
Wa sidetan jir markasu dhiig islam radinayaa allah ku cadaab❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim 3 ай бұрын
Waa yaabay oo marka aad laysaan idinka ilaahay jano ayuu idin gelinayaa dadka dadkooda la dilanah cabaad ayaa gelinayaa ?
@samiraa4535
@samiraa4535 3 ай бұрын
Gulayso mujahid
@ahmedmed6816
@ahmedmed6816 3 ай бұрын
Guul somaliland salaan Abwaan
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
8guri ee qurjiile hala dumiyo
@guledjirde2818
@guledjirde2818 2 ай бұрын
Aslcaleykum inaadeer waa ku salaaamayaa umada Reer soomaaliland guuleysta guul.iyo.gobanimo inshalaah ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi alaah maa aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 3 ай бұрын
Gull sland ❤❤❤
@user-km7uo7hm1o
@user-km7uo7hm1o 3 ай бұрын
Raganimadu midab maaha waa karti iyo kudhac isaaqna waa rag intaba loogu soo hagaagayo qoriyat oo igu soo sawir ma qoraan somalilnd jabhad maaha waa dawlad shabaabna wey baabiinayaan somalilnd guul insha allaah
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Ninkaa isaaq ee habaryoonis waa loo aari
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Anigu yaabay waxa reer abtigay ku dhacay tolkoodna way u xoog wayn yihiin
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r waa lawada yaaban yahay niyow miyaa la sixray isaaq oo dhan ayaa sixran waayo sidan isaaq lagima aqoon
@Ahmedwali-ji2sf
@Ahmedwali-ji2sf 3 ай бұрын
Well done
@axmedayro9926
@axmedayro9926 3 ай бұрын
Dhulbahante waxa ino taala uur dooxad
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ай бұрын
car car Haso aarsadan garxajis fulay weeye xiniinayaha Ha iska saaran raga garxajis googaradaha dumarka Hala xidhaan
@Sabuha28
@Sabuha28 3 ай бұрын
Guul somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️ 💚🤍❤️ 💚🤍❤️
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 3 ай бұрын
Wallo kaqaad shaashada calosha iga xanuun tay ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢❤❤❤😂😂😂😂
@nurdeanbil6497
@nurdeanbil6497 3 ай бұрын
Very funny Maal Media ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiqadirnuh9912
@abdiqadirnuh9912 3 ай бұрын
Geesi qaran ❤
@saynabismail2646
@saynabismail2646 3 ай бұрын
Geesi geesi dhalay buufi omega asaasaqay ciro baaqtay oo jaahila weeyee
@faisasamatar7114
@faisasamatar7114 3 ай бұрын
Guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirizakfamily2385
@abdirizakfamily2385 3 ай бұрын
Guuul guuul soomaaliland
@rashiidcumar8631
@rashiidcumar8631 3 ай бұрын
❤❤❤❤Abwaan caqaayad iuo maal tv salan sare❤❤❤❤❤❤❤
@deeqaosman1170
@deeqaosman1170 3 ай бұрын
Musee aaya nojeebiyay
@fayruusshakiib8458
@fayruusshakiib8458 3 ай бұрын
Aad iyo aad waa in taalabo deg deg ah laga qabtaa
@samiraa4535
@samiraa4535 3 ай бұрын
Walee waanu gu mownay hadaynu arsanwayno tolay away ragayagii dhiga lahaa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 3 ай бұрын
Horaa loo yidhi beeni waa nacfi xaarood wallahan iyo billaha way iskaga dhaartaan
@ashaabdilahi9914
@ashaabdilahi9914 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 3 ай бұрын
Adeer warka badan iska daaya horaa cidaàn Looga dilay nin iyo ilmihiisii oo 9 qof Ka kooban xaniiyaha ay markaas wax Ku qaban waayeen maanta waxba Kuma qaban karaan
@ahaiban1
@ahaiban1 3 ай бұрын
Wuu hagaagsan yahay waayo wuxuu la hadlayaa Yuusuf Daarood amba Yusra
@laylasuruur5769
@laylasuruur5769 3 ай бұрын
waaba lagoowracey. kuligood
@MaxamedSalaax-wx4dv
@MaxamedSalaax-wx4dv 3 ай бұрын
Aar mujihidka haku dirin ma sakinta
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 ай бұрын
Gabayga adigu ma lihide la soco
@shabeel7467
@shabeel7467 3 ай бұрын
Suldaan yidhi marxuum ka ayaan Suldaan u ahay si juli dan ayuu u hadlay oon Isaaq gayin.
@user-wx6in9ik1m
@user-wx6in9ik1m 3 ай бұрын
Good job mujaahid caqaayad adeero cadowga karbaash jidhig ragii madiga kaa dhigay waa muuse Ismaaciil ragii ceerigabo ka eryey waa garxajisa muuse Ismaaciil
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
WAALA DHULBHANTE WAALE WARSANGLE TUULOYNKODU IIN KAA FOOG 70KL MEETER NAA KAA FOOG SHAAQO CEERGAABO KUUMA LAAHA
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 3 ай бұрын
Abawaan Qacaayada walaahi libaax libaax dhalay
@shounadan4101
@shounadan4101 3 ай бұрын
Than you very much mr caqaaya❤
@kpoplover6282
@kpoplover6282 3 ай бұрын
soo ururso awalba xabashi baa aheydeyn tabar baana idin geysey Guul SSC Khatumo
@khalifkambi7349
@khalifkambi7349 3 ай бұрын
Madhibaana ma baryeysaa
@user-eu2gj9fd1v
@user-eu2gj9fd1v 3 ай бұрын
GARAXAJIS MAGACII RAGII HORE TARIIKHDOODI AYEY BURUSH XAAR LEH MARIYEEN INTOODA BADANI, INTAY TOLKOOD KA CARAARAYEN EE AY LA SAFTEEN DAROOD IYO DHULBAHANTE. DAROOD ISAAQ MA KALA JECELA MARKAA ISKA SAAR CUQDADA IYO NACAYABKA AAD TOLKIIN U HAYSAAN INTIINA BADANI.
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k 3 ай бұрын
Indr Abwaan Nabad ku baaq
@hibonour9657
@hibonour9657 3 ай бұрын
Abwaan arintani waa sheeko reer ma jiidho waxay arkeen dhulbahante oo xoolihii burco ka raraya dabadeedna hinaase ayaa kaw ka dhigay
@CabdiRisaaqmahad
@CabdiRisaaqmahad 3 ай бұрын
ninkaan dhaartey wuuka dhabeen ceerigaabana ninkii leh bay kudanbeyn maxaabiistii goojacade mida ceerigaabo baa kabadan doonta
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k 3 ай бұрын
WUXUU KA MID YAHAY MUNAAFIQIINTA.LAYNAGA RABO.INAAN.KA QABANO.UMADA
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 3 ай бұрын
TUUGE AFQAADHMUN OO KUURDUSHA AAYAD TAAHEYE AFQUUSH QUUSH CAAR CEERIGABO KAALYE😮😮😮😮
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 3 ай бұрын
cabadilahi dahab isaga la yidhahda ma abahiis baa la yidhaahda jahilka iska hadlay magaca ayuuu ka masayray cabadilahi dahabna wa karbasha sidasay ugu cadhaysan yihin
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 ай бұрын
Yusufoow ninkan wuxuu ka mid yahay kuwa ay ka muuqata ayaan darrada haysato badh ka mid ah duulkii rag la odhan jiray qarnigan xaawaleydii haween baa ku qoslaysa waayo wuxuu u hadlayaa sidii habar habar kale oo ay necebayd duqii kala baxday oo dabeed hinaasi maryahay dhigatay oo afarta haadba hadaafaysa ! Kkkkkkk bal ka warran anigoo idhaa maayarka New York waa aniga ! kkkkkkkkkkk
@RashiidIbraahin
@RashiidIbraahin 3 ай бұрын
Jidhi waxaanu u bixinaa nin aan cilmi lahayn oo ku soo Korea dibjirnimo Waxaana aan ku leenahay lafliw waa dhagax
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 3 ай бұрын
Garaxajisa ma sira baya idinka hayaan hartigu kuma dhacaana habarajeco laakiina inaada u niikisaana iyo ina sidaa xoola layadii gowaroco ma isaaqa baa xininayaa u sidataa ina layadi meherasado waxa yara baa idiinaka hadhaya😢😢😢😢😢😢
@zamzamabdi295
@zamzamabdi295 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 muxuu la ducaynayaa cajuuskan jactadka wayn leh
@JohnMatt-lz2zs
@JohnMatt-lz2zs 3 ай бұрын
Guuul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@CiiseLegan
@CiiseLegan 3 ай бұрын
Awal ayaaba leydiin qaawiyee maxaa lagaa qaawina marka hadaba qawantee
@user-rb7sq1ej7r
@user-rb7sq1ej7r 3 ай бұрын
Gesi genesis dhaley Mr qacaayad
@aishabarakalaafikummahadss1670
@aishabarakalaafikummahadss1670 3 ай бұрын
Kii lahaa cuqdad baa laygu beeray ilaa yaraantaydii inna maka diirayaa dhiiga raggiisa
@Fessi_bubble
@Fessi_bubble 3 ай бұрын
WAAR. BAHDYACULUS. IN LARICIYADEEYO. MOOYEE. RAGANIMO KALE. MALAHA
@mbeenoit713
@mbeenoit713 3 ай бұрын
"talaaminta jaharka ah ee la rufiinayo ka shala, ilqaada sharfateen...." luqad cusub 🤔
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 3 ай бұрын
❤💚❤️🌷👍✅😀⭐️
@KalldiMhmed
@KalldiMhmed 3 ай бұрын
Quul somaliland
@saidmussa6461
@saidmussa6461 3 ай бұрын
Kani Sarqaanka ah oo marduuf khaad ah loo tuuro oo murasyada xiran
@khadijahussanabdi9591
@khadijahussanabdi9591 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉
@hassanhussein272
@hassanhussein272 3 ай бұрын
Hooyadaa siilkeedii wase anagu habaryoonis adigoo kale nama diro, lax yahay dhareerku ka da ayaa
@halimadirie5301
@halimadirie5301 3 ай бұрын
Isaaq maanta gabooyena ma soo hawaystay waxaasi waa hurdada dheer ee isaaq galay iyo hogaamin xumo
@nuraaskar2146
@nuraaskar2146 3 ай бұрын
❤❤️😀🌷👍✅💚⭐️
@user-lc2sn7hm2y
@user-lc2sn7hm2y 3 ай бұрын
Babar jeclo ayadhamatay Havana ha at yoonisba katana inladhameyo Babar seals wadanka canshuurtisay cunan
@siradhali9291
@siradhali9291 3 ай бұрын
Wallee anwaankani waa cajiib Geerida dishaay geedkaa haba’o!!
@RashiidIbraahin
@RashiidIbraahin 3 ай бұрын
Adigu is eeg
@momoabdo6991
@momoabdo6991 3 ай бұрын
Abwaan toolka waa dad xun Somaliland o dagaal ku jirta ayaad buurta fusheen o ciidankii qaranku kala shakiyay falka awgeed
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 3 ай бұрын
Oo cali saahid iyo ceel afwayn dagaal ku qaadeen oo ciidankii jebiyeen qaarna buurta ku laayeen weliba burco ku dabaal degeen markii ciidanku jabay ee la qabtay bootaan walaahi ciise muusii ladeganaa suuq galbeed burco way yabeen mashxarada iyo farxada habryoonis farxeen makhaayadii waa loo fadhi waayay walaahi
@momoabdo6991
@momoabdo6991 3 ай бұрын
@@user-sz7sn2rv9r waa war kuwaasi ayaa cod ka doonaya dad wll sheekada faafi intaad ka raysid insha Alah
@user-eg6ux9tw7f
@user-eg6ux9tw7f 3 ай бұрын
Waxaan kugula talinlaa inaad iska cibaadaysato cimri kuuma hadhan khaatumadu yay kaa xumaan toobad keen ilaahay usoo noqo
@user-kk2rr7xf9w
@user-kk2rr7xf9w 3 ай бұрын
Habaryoonis kalsoonida ku yar
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 3 ай бұрын
Reerkii guumays lagu xaquuqay kamay aarsan iskadaa daa aarsi ee waxay lahaayeen waa walaalahayo hartigu iyagoo iska indho tiriya waxaas oo dhan reerku waa yaqaan dhibi tolkood ayay u xiniiyo weyn yihiin aqas habar yoonis asal maaha
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@awgeele
@awgeele 3 ай бұрын
Abwaanka abwaanada
@user-bo6fz9ub1y
@user-bo6fz9ub1y 3 ай бұрын
Abwaan caqayad nolow geesi qaran❤Heart of the 😊
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 ай бұрын
Sidii carabta ayuu u hadlay nin casaan wax wayn u haysta sida dumarka casaan u ooyaya
@Mukkeg
@Mukkeg 3 ай бұрын
Nacalaa ku yaal, maydka bay sida caadada uahayd xniinyaha ka jareen.
@raafxero527
@raafxero527 3 ай бұрын
Niman ka gabooye xaqoodi waa heestan habloo miyan lasiin isaaq ah, barlaman ka miyany kujiren. Xaqoodii bay haystan 😮
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤😂❤😂
@Sirad47
@Sirad47 3 ай бұрын
Waxba tusi mayso ,waxba tusi mayso, car haka jawaabeen, ..
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv 3 ай бұрын
Huntu waaba dad waalan
@farhiyoshire3285
@farhiyoshire3285 3 ай бұрын
Waraaneeykkkkkk
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@jamalskp7280
@jamalskp7280 3 ай бұрын
Xiinfin88n waa sakhraan wayn
@januarySl2024
@januarySl2024 3 ай бұрын
Isaaqow aarguta ! Kuwii shalay magac ku xasuuqayey dadkiina ayaa maantana dhulkiinii, dhulkoodii iyo dhulka Somaali idinku ugaadhsanaya. Waayo, tii hore iyo qaar dambe ayaad ka aargudan waydeen. Waxay idiin arkaan in aad nolol doonaysaan oo dhimasho diidaysaan. Halka iyana yar iyo weyn ay dhimasho doonayaan
@hassanadam2508
@hassanadam2508 3 ай бұрын
Dhubahante soomaali reerka abgaal layiidaahdo ayaa beenta ka dhegeesta soomaali inta kale waay taqaana inaay yihiin reerka nabad intaay kugu yeelaan colaad cid kuma yeelaan
@ismailmahamed
@ismailmahamed 3 ай бұрын
Talo wacan ayaad bixisay. Dadkaygoow isku duubni ogaada cadawga meel uga soo wada jeesta
@ShadyO-ev8wh
@ShadyO-ev8wh 3 ай бұрын
Isn't he that coward?
@rudwaansulub4835
@rudwaansulub4835 3 ай бұрын
Beenale munaafaq oo dadka isku diraya
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale idoor jab muuse juudan waa jabay
@w410921
@w410921 3 ай бұрын
HY waxaa gumeeyay afar oday oo dhuunii qaate ah. Waar Isaaq waa mid ee laba maaha. Laydin ma kala jecla, idinkaa Huwan raashinka u geynaya oo ay idin soo dhex marayaan. Waa maxay baqdinta in tan le egi Ragiiniina waataa xiniinyaha laga jarayo. Isdaba qabta
@user-ll3mf6jf5q
@user-ll3mf6jf5q 3 ай бұрын
Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale Beenaale
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 3 ай бұрын
😂🎉😢😮😅😊
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
The FASTEST way to PASS SNACKS! #shorts #mingweirocks
00:36
mingweirocks
Рет қаралды 12 МЛН
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 24 МЛН
Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa Oo Xogo Cusub Laga Helay 36 Sano Ka Dib
16:08
Naf adaa ududayee afku sawma hadal dayn | 6 September 2024
12:38
Doowlanimo Tv
Рет қаралды 3,2 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН