Maandeeq || Gabay murti iyo miisaan leh ||Part 2

  Рет қаралды 107,873

bandhige history

bandhige history

Күн бұрын

TIMACADE

Пікірлер: 18
@bandhigehistory979
@bandhigehistory979 3 жыл бұрын
Markiz Al Burhaan Islamic Online ka baro Quranka kariimka ah iyo Culuumta Diinta . Kala soo xidhiidh whatsappka : 0633983985
@CaliIsmail-t8f
@CaliIsmail-t8f 9 ай бұрын
Maasha allh midig taadu waxay xoogsataa ka Roon maydhanaan kale umadiba maruun Bay heshaa macalinkeedi. Waa xigmad cajiib ah allaah haw naxariisto abdilahi suldaan timacade 20 24 kii oo 3 habeen ka dhay ayaan dhagaysanaya
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
Waa gabay qiimo badan alle yarxama
@nimcocumar1619
@nimcocumar1619 2 жыл бұрын
M.A Alle ha kuu naxariisto abwaan indheer garada qalbiga wangsanaa Alle ha kuu naxariisto waa bil ramadaane soomaali goormay toosaysaa😭😭😭😭
@dabaraaniahmed890
@dabaraaniahmed890 Жыл бұрын
naxariistii jano allaha siiyo waxuu aha muslim soomaali halgamaa geesi dhab ah
@mohamedcaska5587
@mohamedcaska5587 4 жыл бұрын
Bandhige. Hore u soco sidaa aad noo. Xaasisay. Taarikhadaa. Somaliyeed eee kalaa duwaan. Eee kalaa duwaan. Hore u socoo
@hamsenaajimedia3958
@hamsenaajimedia3958 3 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaankeni somalinimada ayuu aad u jeclaa alle godka ha nuuro halyay geenii
@cabdiqasirbatar5848
@cabdiqasirbatar5848 2 жыл бұрын
Allah hanaxariisto abwuaan tima cade
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
26 /6 /1 /7 /1960 mandeq marki ay folataye matanaha dhashay hargeisa iyo muqdisho marki ay murugta deysay pray for somalia free somalia
@maryamacumar314
@maryamacumar314 3 жыл бұрын
Wadaadka gabyaaga haduu ogaan lahaa siyaad bare wuxuu sameeyey gaadaashiis iyo duulaankuu isaaq ugeestey wuu ka towba keeni lahaa lnk kuma soogaarin. Waxaana gabaygaa ka keenay qalbi wanaagiisa. illaahey ha udambi dhaafo hana unaxariisto qabriga Allaha uwaasiciyo hana unuuriyo aamiin. Sheekh suldaan timacade.
@jamajacafe
@jamajacafe Жыл бұрын
Allaha u Naxaristo Marxuun Timacadde, waa run oo qofku wuxuu arkaa waxa soo socda isaga oo ka dab qaadanaya waxa jooga markaas. Indheer garad muslim ah oo soomali dhaba buu ahaa. wuxuu nagu sheegay wali way naga muuqataa maanta. Tusaaleyaal wali jira oo loo baahan yahay in laga digtoonaado buu noo sheegay. Allow Janaddii sii. Aamin.
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 5 ай бұрын
Soomaalidu waa dadka aan taariikhda waxba ku qaadan Calaacal ayuunbay ku danbeeyaan Maanta ayay taagan tahay kuwaas dantooda oo keliya u ordaayey Wakhtigaas ilaa hadda waa nimankaas ayaa soomaali baabiyey Dad aan hamiga umadda Soomaaliyeed xanbaar sanayn ayaa soomaali hogaanka u haya ilaa hadda meelay joogtoba Allow kuu naxariisto timacade Gabayadiisu denbi kuma jiro waxay ahaayeen wax umadda Soomaaliyeed dhamaan wax lagu tusayo ilaa qabyaalad iyo qabiil iyo madax xun Midigtaadu waxay xoogsataa ka roon maydha dhaan kale Umaddiba mar uun bay heshaa macalinkeedii Beedkaa ayaa cadaynay in aan soomaali ilaa hadda helin hogaamiye ruuxiya oo dhiiqada ka saara allow nagu irsaaq hogaamiye xanbaarsan hamiga umadiisa
@AliHassan-cx5dy
@AliHassan-cx5dy 3 жыл бұрын
Nimankii mabda,a reer galbeed nagu madiideeyay walee xigmad iyo aragti foh wuu lahaa abwaanku alle ha u na xariisto timcade
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanbulxan.baylle7334
@suldaanbulxan.baylle7334 3 жыл бұрын
Halyey naga bay ayuu ahaa Umadda Somaliyeed
@hassanrashid611
@hassanrashid611 3 жыл бұрын
Adeer marxuumku duco ayuu ubaahan yahay ee ee wixii uu tiriyey looma baahan yahay waayo dembi weeye in laga dabageeyo wuxuu tiriyey markii uu noolaa
@kadardirie7665
@kadardirie7665 Жыл бұрын
Tani dambi maaha ee waa guubaabo uu umadiisa wax noqda uu Ku leeyahay.
@QaliifNuuraxmed
@QaliifNuuraxmed Ай бұрын
Lasoc
Gabay abwaan suldaan timacade oo ka hadlaya qavyalada iyo  dhivta ay ledagay
30:47
timacade ma sarsaro dahirow aun
7:10
halka baro official chanel
Рет қаралды 95 М.
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,5 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Интернет мошенник
40:13
ASTANATV Movie
Рет қаралды 625 М.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
BAADIGOOB
Рет қаралды 1,5 МЛН
Soo dhawayntii  madaxwayne Maxamed Siyaad Barre  ee Hargaysa
6:32
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 248 М.
GABAY WADEECO | ABWAAN SALAAN CARABEY.
3:42
Murti Dhawr
Рет қаралды 1,7 М.
Dagaal Afeedkii Cali Dhuux Aadan & Sayid Maxamed  Cabdulle
27:19
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 973 М.
Waa riwaayadii Ragow aarsi haween u adkaysta markiina
46:07
Áwil Mawliid
Рет қаралды 112 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 167 М.