WUXU BIXIYAY KHARASHKA IYO LACAGTA WUXUNA XIDHIDH LA LAHAA....

  Рет қаралды 30,706

MAANRAAC TV

MAANRAAC TV

Күн бұрын

Пікірлер: 54
@moyu4418
@moyu4418 Күн бұрын
Shabakad balaaran oo hashin ka weyn ayaa kasocoto meesha. Kiambu waa xaro kikuyu. Qof soomaali ah kuma dhax dhuuman Karo. Anaa school kadhigan jiray. Waa xaro tuugo
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Күн бұрын
Kikuyu aya lagayaba inay ka danbeyan
@Sacdiyacaadey
@Sacdiyacaadey Күн бұрын
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
@sumadqaran
@sumadqaran 21 сағат бұрын
Kiiskaan wlhi aniga argagax ayuu igu riday 3 habeeynimo ayaan daawanayaa. Maraykan baan kasoo guuray hada ma iska laabataa baa I hayso. I’m not feeling safe in Kenya 😢
@AmenaMohamud
@AmenaMohamud 20 сағат бұрын
Allaha idin bad baadsho abayo
@sumadqaran
@sumadqaran 20 сағат бұрын
@ Aamiin abaayo 🙏❤️
@faadmaabdirahmanibrahim3790
@faadmaabdirahmanibrahim3790 9 сағат бұрын
masar uguur
@mahadiadawe
@mahadiadawe Күн бұрын
MAAN RAAC SXB SHEEKADAN WAXAAN QIYAASAAYAA INAY DAD BADAN KA MID YIHIIN DAD QALATADA ALLAAH BAAN KA MAGAN GALNAY WAA WAX MUCJISA AH OO KU CUSUB SOOMAALIDA DHEXDEEDA THANKS SXB MARKAAN NAYROBI IMAADO BAAN KU SOO RAADIN DOONAA INSHA ALLAAH JANAAYO QABOWGA KA SOO CARARAAYAA
@maanraactv
@maanraactv Күн бұрын
Soo Dhawoow Saaxib Mahadsanid
@mahadiadawe
@mahadiadawe Күн бұрын
@ thanks sxb
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 17 сағат бұрын
Asc !!!! Walaalkiis weey kaa qaldan tahey kuligeen ayaa Madoow ah ama African wax’adoomeey la’dhaho ma’jirto. Weey kaa Saxan yihiin dadka ku’yiri Soomaali & Kenyan dheh that’s no problem coz Soomaali waa ethnicity it doesn’t matter meeshuu degan’yahey Kenyan kana waa ethnicity kale qabiilkuu rabo ha’ka ahaado no problem xaqiiqda ha’ka leexan excepted. 🤷🏽‍♀️be proud whatever you are.🫡
@jamilahassan7227
@jamilahassan7227 Күн бұрын
Eratga madowga aad isticmaaleysaan runtii waa qalad somalidu ma aha cadaan marka waxaa idinku filan in aad tiraahdaan kenyan iyo somali sabab idin noqonmeyso in aad dhahdaan somaliduba waa keyan somali waa somali kenyana waa keenyaan
@MohammedAden-cv4ib
@MohammedAden-cv4ib 19 сағат бұрын
Athiga odey madow Mya kuqaba Mxey txy diga kuqathe halima caloley
@Xawa_A
@Xawa_A 15 сағат бұрын
Waan ka yaabaa marka soomaalidu dhahdo madow sababtoo ah soomaalidu ba midabkoodu waa madow lakiin soomaali baan nahay. Waa sax in la dhaho kenyati weeye qofka midabkiisa in lagu tilmaamo sax ma aha. Waddanka maraykanka madow waxaa loo yaqaan black americans sababtoo ah cidna ma garanayso afrika meesha ay kasoo jeedaan ama laga soo kaxeeyay sidaas darteed ayaa madow loo ku yeedhaa.
@dubadDholey
@dubadDholey 5 сағат бұрын
Ilaheyba kubaryey mucjiso alle kugu rid kaas wecel weeye sabab to ah waxan xalal ma oho
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 Күн бұрын
Of course kufsi wa jiraa all. Allah ciqaaba kuwi dilay aakhira and aduunyo
@Roodaraage11Rooda
@Roodaraage11Rooda 23 сағат бұрын
Asc,wll,karsiina hilibka,waa laba mid,inlacunayey,,iyo in dhiigalaga ssray si,dhiigu ugabaxo ,urna aanu,uyeelan
@jammane3880
@jammane3880 Күн бұрын
Innaa Lillaahi wa Innaa ILeyhi Rajicuun 😢
@KhaderMiyir-nb4nj
@KhaderMiyir-nb4nj 21 сағат бұрын
Sxb casekani waa shabakad ballaadhan Kenyana kuma eka waxaad arkidoontaan iyadoo waddamo kale dabada la gashay. Waa shabakad caalami ah oo xubnaha bini aadamka ka ganacsada😢
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Күн бұрын
MAANRAAC TV WALE JUHDI IYO DADAAL BAA NO HURTEEN SII AAD XAQIQADA IYO WIXII KISKA KA CUSUB NOLASOCOD SISAAN THANKS DHAMAAN BAHDA MANRAAC TV ❤
@daandureyya7491
@daandureyya7491 20 сағат бұрын
Great show .
@neyruuschannel5543
@neyruuschannel5543 20 сағат бұрын
Amuu lashaqeeya shabakad iibiso xubnaha muhiimka ah ee bini aadamka sida beerka iyo wadnaha allow alle
@mowtrucker3921
@mowtrucker3921 Күн бұрын
Gabadhaas kaliga ah iyo kuwa danbeeyeyba waxaa umaleeysaa in dadka aay kawaalaan laakin waa cadahay in xubno lagala baxey investigation ka ayeey wareerinaayeen big group waaye dadka labolabo iyo kabadan haleys kula socdo qof kaligii ah yuusan sovon pls
@fowzia-hy6fc
@fowzia-hy6fc Күн бұрын
inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun Xanuun badanaa haashim horor illaaheey baa umada ka qabtey dhiig bani’aadam ma qarsoomo Allaha u naxariisto gabdhaha walaalaheen ah ehelkana sabar Allaha ku arsaaqo 😭
@Waanag
@Waanag Күн бұрын
Follow xitaa waan idiin sameye hurdo xitaa nalahan TVgan dhaxfadhiyaa waxan isleyahay Armuu hashin ayku dhanhanxafadaduu so garey kabaha iigu jiro Alow naceemi
@maanraactv
@maanraactv Күн бұрын
Mahadsanid walalkay
@LJama6119
@LJama6119 23 сағат бұрын
waa in la ogadaa cida ka dambeesay kiiskan. sida aniga ila tahay sadex qolo mid uunbaa ka dambeeya. ganacsato ama siyaasiyiin kenyati ah, sirdoonka itoobiya ama sirdoonka kale sida kan yuhuuda, reer galbeedka kale ama shakhsiyaad reer galbeed ah oo ku raaxeysta daawasha kufsiga iyo dilka dumarka. kolay waa dad raba in khalkhal galiyaan ama barakiciyaan bulshada somalida.
@ahmedwarfa2819
@ahmedwarfa2819 20 сағат бұрын
This is a Somali issue 100%. Jared could have been a facilitator as a taxi driver
@AliD-xm7ro
@AliD-xm7ro 19 сағат бұрын
What u mean somalia issue this case happen kenya and murders are kenyain citizens u are ignorant person go school education is important
@OhaMoha-d2y
@OhaMoha-d2y 14 сағат бұрын
​@@AliD-xm7ro What a broken language
@fartunabdi6936
@fartunabdi6936 6 сағат бұрын
Is not a somali issue it's kenyan issue The case happened in kenya
@ahmedwarfa2819
@ahmedwarfa2819 4 сағат бұрын
You guys are missing the point. It happened in Kenya no one is disputing that. It was done by a Somali recent immigrant. Somalis are now being hated in Kenya like never before because they have turned into man eaters. We have to be careful as Somalis.
@Qaraaxaysi25
@Qaraaxaysi25 Күн бұрын
Jidhkii gabadha ay' iyo dawaco kiambu kunool bay siiyeen illaahay sharkooda hainaga xijaabee wadna xanuun iyo walbahaar bay nagu rideen dhagdheer baanool😢ninkaas ilaa qol loogusoo xidho nin dhiigyacab ah oo manaxe ah sifiican uwarami mahayo koronto xiniinyaha uu gabdhaha ku kufsaday halooga qabto basbaasna wajiga loogaliyo calooshu kasoo dhacday wadna kurkur buunagu riday
@al-bashirdermalclinic
@al-bashirdermalclinic Күн бұрын
Ihiii ihii naga dhaaf sxb waraysiga dhan wuu na nacsiiyay
@Shamsocayni1667
@Shamsocayni1667 19 сағат бұрын
Waad qaldan Dhalashadooda waa Soomaali Ee is ticmaal kenyaan iyo Soomaali ereyga madowga waa midabka dadka madow Soomaali waa madow midabkooda
@Waanag
@Waanag Күн бұрын
Asc.wararkina waxeyba ii noqdeen balwad kkkk TVga ayaan ka akkucila,ahay midkasta aad so desan wandhaxfadhiya yaab idinkana mayabten kkkk
@maanraactv
@maanraactv Күн бұрын
Wcs walal Soo Dhawoow Mahadsanid
@hawomohamed507
@hawomohamed507 Күн бұрын
Haa runtii, sidoo kale waan yaabay. Aniga xitaa hal vedio ima dhaafo, cabsi cabsi ninkaan London ayuu muuqiisa ila joogaa.
@ebrahima6654
@ebrahima6654 Күн бұрын
Meel maha Nairobi waaba meel bahala galeen ah, Subxanallah 😮
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 23 сағат бұрын
Nairobi waxba kama quseeyaan wax dad Somali ah ay sameeyeen..ilaa dadkii madoobaa ayaa la yaaban waxay Somali samaynayso
@abassadan2541
@abassadan2541 21 сағат бұрын
​@HudaNuura-1 😂😂aawi midkii dilay 45 gabdhod
@nooriyahassan5506
@nooriyahassan5506 Күн бұрын
Allah maxuu silac udiley qabadhas Allah unaxristo
@hamudahmed4798
@hamudahmed4798 20 сағат бұрын
Indhaha waxba ma sawiraan mudane.
@MaxamuudCismaan-os9ps
@MaxamuudCismaan-os9ps 20 сағат бұрын
cabdirashiid dahab shiil wu xuu shabakad argagixiso kawadda buuhoodle santarka shaxda ee degmada danood waa shbakad dilaa ah wuxuu isticmaalaayo lacago badan shabakad waxay k khatar ku tahay bariga afrika cabditashiid dahab shiil waa amiirka ashabaab ee bariga afrika
@ShaahimaYuusuf
@ShaahimaYuusuf 20 сағат бұрын
Cawrida kala tag ninka laxyay
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 23 сағат бұрын
Subaxana laah
@Ikismn123
@Ikismn123 23 сағат бұрын
Ninkan waa xabashi somali ma aha abihii waa In Ethiopian looraadiyo laga qaado DNA
@sacdiyanur9243
@sacdiyanur9243 23 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢
@mustafamohamed3761
@mustafamohamed3761 22 сағат бұрын
Uuhu uuuhu uuuhu badanaaa hhhhhh
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali Күн бұрын
Asww❤❤
@sahra6279
@sahra6279 Күн бұрын
Baqdin weynaa
@feisalmohamed7267
@feisalmohamed7267 Күн бұрын
Nimanyahow dowlada wad fashilinaysaane
@mohamedabdi5590
@mohamedabdi5590 Күн бұрын
Waxa jiro suuq ween o hindia ku yaalo o loo dhoofiyo xubnaha bil adanka
Happy birthday to you by Secret Vlog
00:12
Secret Vlog
Рет қаралды 5 МЛН
Amazing remote control#devil  #lilith #funny #shorts
00:30
Devil Lilith
Рет қаралды 13 МЛН
Человек паук уже не тот
00:32
Miracle
Рет қаралды 3,8 МЛН
Muxuu yahay heshiiska dhexmaray Prof Samatar iyo Madaxweyne Biixi?
1:02:09
What is going on in Somaliland ?
22:03
Feti Vlogs 2
Рет қаралды 2,9 М.
Wayneenta Nabi Maxamed ﷺ - Sh Mustafe xaaji ismaaciil
1:03:14
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 1,9 МЛН
Sooyaal nololeedka Musharax Cirro oo kooban.
18:10
MM Somali TV
Рет қаралды 11 М.