😢😢😢😢inaalilaahi wainaa ileehi raajicuun Allah u naxriisto dadkaas😢😢😢
@أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب5 күн бұрын
اللهم صل على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنّك حميد مجيد اللهم بارك على نبينا محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم في العالمين إنّك حميد مجيد .
@habadomohamoud78705 күн бұрын
Wariyaashan Waa rag xishooda oo xaqiiqada isdultaaaga masha Allah
@fartun95033 күн бұрын
Masha Allah❤️
@ifrahmohamed76706 күн бұрын
Wariyaal aan lagu cajiseen dhagesigooda m.a Ilheey xaqa maruxmintaas hakoo bixyo
@maanraactv6 күн бұрын
Mahadsanid walal
@fahima66666 күн бұрын
Walaahi yaab waaye nikaan muslim maaha yahuud waaye xanaa kasoo baxay inkaar qawaha thank you brother for u are time♥️
@omarishirwa7 күн бұрын
good news war misaaman oo aad caqli u waafaqaaya maanshallah
@HaniFaraxsan-vq6cj2 күн бұрын
inta dhimatay Ale a u naxaristo inta maqan o la radinayo ilaah a sahlo familada samir iman ilaah a siyo walidka murugsan o dadkoda ilaah a u sahlo
@h.makhtal83683 күн бұрын
Surat Qafir (إن الله لا يهدي من هو مسرف كذاب ) ILAAHAY(SWC) XAQA KU MA HANUUNIYO QOFKII XAD-GUDBA EE BEENAALE AH ADEER XUSEEN
@ayanbadan88326 күн бұрын
Allahayow unaxariiso Qabrigoodana uwaasiciyo Marti la jecelyahayna ka dhig Allahuma Amiiiiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢 dhaman mama waris iyo gabdhaheeda😢😢😢😢😢😢
@Mohammed999-mg3lm6 күн бұрын
Bismilaha walahay wajigisa aya laga baqaya wajigisa wa manaxe wa gangistar wajugisa no feyes wa firconki adunka kan alshabab bukanaxaris daranyahay walahay wajigisa lama firinkaro acudbilaha ilahay hakuso qabto amiin
@OhaMoha-d2y6 күн бұрын
Waa runta sxb lacnad ayaa saran🗿
@abdukadirnur61106 күн бұрын
Saddex wax iska sax: 1. Somalidu Kenya ayagaa leh qaxootina kuma aha. 2. Ninkaan waa somalida DDS, Somaliyana kama imaan marka haku rugin somalida ad leedahay dhulkodi soo burburiyeen.3. Kiis police investigation ku jira oo marqaatiyaal loo baahan doono oo maxkamd la geynayo inaad ka hadashaan waa qalad. Waxay nuxur tiraysaa wixi marqaatayaashu sheegi lahaayeen. Waxaan idin sheegayaa inaad ka fogaataan kiiska inta ninkaan maxkamdu ka xukumayso.
Masha Allah may grant aplace in janna iam following or watching in Hargeisa keep on that way❤
@fowzia-hy6fc4 күн бұрын
Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa horor dad cun ah illaaheey baa ku mahadsan mar hadii gacanta lagu hayo dadkii uu sida arxan darada u diley dhamaan Allaha u naxariusto
@jammane38806 күн бұрын
Subxaan Allah
@Yasin-s8i7 күн бұрын
Liyuu booliis waa musiibo, waana kan, masawirkooda runta ah. Ama dafira ama aqbala.
Ninkan liyu ma ahay mana noqon o liyuu waligii wuxu ahaa bajaajle mida kale wuu noqon karaa jaajuus ama dharcad sababto ah siduu ku qariyey gabadha meydkeda
Somalia waa qaxooti Ethiopia iyo Somalia ayey ka soo kala galeen sharciga lacag ayey ku iibsadeen 😂😂😂😂
@hodanc62556 күн бұрын
Somaali badan ba nfd dagan dabcan kuwo badan wayso galen
@niyaaznuurinuuri89266 күн бұрын
Somalia ma qofbaa kulakeh aan somali aheyn dhuldadow mad rabtaaa wllo😂😂
@SaadiaFarax6 күн бұрын
Soomaali waa qaxooti taas is warsi malaha wadankoodana wey soo burburiyeen hada ninkaanoo dilka ku eedeysan sharciga lacag ayuu ku qaatey marka laga rèbo dadkaan reer northeastern somali siju
@hamudhussein71706 күн бұрын
Bring back Ahmed Rashid
@NafisonuurCali-u8l3 күн бұрын
Allaha unaxariistoamiin amiin
@ammat-t5m6 күн бұрын
Waa in bariga afrika laga dhigo goob ka caagan maandooriyayaasha sababtoo ah waxaa la sheegay inay tiri gabadhii labada caruurta ah u dhashay inuu ninkaan todobo maalmood dhacsanaan jiray sidii wax suuxsan uuna oran jiray hadaad iga tagto labada caruurta ah ayaan dili uuna ahaan jiray qof marba nooc ah marka yaan lagu wareegin soomaali ee hala raadiya hana la aruuriyo kuwa itoobiya iyo kenya daroogada keena iyo xataa soomaaliya
@khadijakhalif38376 күн бұрын
Maa gabar kale ayuu gursade walal
@CWoAhmed6 күн бұрын
Ninkaaa weriyaha ah wuxuu ubahaan yahay in la saxo waayo Somalis keniya wadankeeda waay la leyihiin oo somalidu waa keniyadi. Kulaha waan Lodi bay so dumiyeen kulahaa
@NafisonuurCali-u8l3 күн бұрын
Allaha u naxariisto amiin yaarabi amiin
@aaminoculusow21244 күн бұрын
xildhibaanki somaaliga ahh ma la helay
@CabdilaahidheegDhaqane7 күн бұрын
War wll. Ninkaasi. Gabadhii uu dilay. Ee uu jigjiga kudilay. Ee la odhanjiray ardo. Anigu ada gabadhii gurigoodii ayaan kiro kudaganahay. Walahi. Mahad iyo ardo na waa. ilmo abti
@maxamed72586 күн бұрын
Maxa loo sii daayay ninkan!!!??
@Abdi-zv6ex6 күн бұрын
@@maxamed7258 Waxa loosii daayey markii Abdi ilay dhacay kii waxdilay, kii wax xaday iyo Kii cadaalad daro ku xidhaa lamaba kala shaandheyn waalasii wada daayey.
@abdirisakhassan-w6o6 күн бұрын
War nio yarkaan inaa Axmed school kuso arkay umalayna
@maryammb70646 күн бұрын
Asc walaalkey xukumo walaasheed ceebla miyaa?
@Aniga-qn9iv6 күн бұрын
Hablo Allah ha ina xafido ninkasta oo gabadh lagu daryo ha la soo baadho wuxuu hore u ahaa 😢 allow na badbaadi😢
@fouzianuura23276 күн бұрын
Dilaa Mahad lama mahadin dulmi buu soo kordhiyey😢😢... Ilaahy dulmi ma qadarin ee sheydaan baa duufsadey ninkaan.
SOMALIDA WAA IN AY JOOJIYAAN LACAGTOODA AY GALINYAAN KENYA SHUULKOODA IN AY LACAGATA GALIYAAN WAA DAD WALAAN ADUUNKA KAMA DHICIIN WAXAAN SOMALIDA SAMAYANAYSO
@FatumaOsmn6 күн бұрын
Dhulke dhuul malihiin meshaas wa bahalagaleen qabil dil cuqdaad allahu manajinaa somalia
@Ahmed-tu5wm7 күн бұрын
Good news from manraac TV
@sshirwacaadan79386 күн бұрын
ILAHAY WAXA HUN MA AMRO YAA LAGU NISBEYNIN.(INALAHA LA YACMURU BIL FAHSHACI)
@MiskiXirsi-x5o7 күн бұрын
حسبني الله ونعم الوكيل
@bongasasa38956 күн бұрын
Ninkaan in uu dilaa yahay dad badan ayaa ogaa oo Nairobi jooga! Somali hadii nahay wa in aan qashinka iska fogeynaa! No more qabyaalad!
@ayannur94807 күн бұрын
Ninka Afhaynka maxaa ka Aqaldan Edasanaha waa Somalia Ethopian ka maha Somali Somali. ka labo in aad Somali ka dhigto dolwad deganka somalida ee Ethopia waa dad ka la duwan.
هذا الرجال ما يشبه الصوماليبن ابدا شكلو اثيوبي او سوداني متعلم اللغة الصومالية
@Mohammed999-mg3lm6 күн бұрын
صح كلمش والله هاد اكبر شيطان😂😂@@memomm9539
@HawoAbdullahiOmer4 күн бұрын
Sumxan allah
@sadiyaali95086 күн бұрын
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zamzamxuseen9617 күн бұрын
Mashallah ❤️
@xaliyamohamed52235 күн бұрын
Supxanalha
@abdiosmaan80596 күн бұрын
Dhaqtarka naagtii hore la diley xogtaas raadiya ma xubnaha jirkey ka ganacsadaan
@hamdiismaciil70136 күн бұрын
Waa run mahan mahadi maxamed khalifa
@Edebsan2022Sidii-hooyaded6 күн бұрын
Waa manaxe kan wajigiisa kamuuqataa balo dad badan waa dilay kani musiibo wye muslinka allaha kaqabto
@GeediGeediMuse6 күн бұрын
Kenya waxaan ku soo badatay sociopaths.
@rodaahmed499521 сағат бұрын
Wakker worden allemaal is dit leven voor jullie 😢😢
@SaciidBulshaale-n1v5 күн бұрын
Haashim waa dilaa waashiiskii 5
@fartun95033 күн бұрын
sax
@abdifatahagaarane59326 күн бұрын
Sayidow Waa been xogta wiiilkan ee la xiriira arimaha cidanka, waligii ciidan ma soo marin wiilkan ,wuxuu ahaa reer jigjiga waxaa la yirahda mahad maxamed sh khaliif, magaca hooyadii waad sax, waa run in uu dilay xaaskiisi kuna dilay jigjiga
@mandeqomar77137 күн бұрын
Salamullah
@saidma16837 күн бұрын
From..Xidigaha..tube🙏
@Xalimo-t9pКүн бұрын
SAmir iyo immanent alahaa kasiyo eheladaas
@xasanjaamac88726 күн бұрын
Viva 🇸🇴 somalia
@ammat-t5m6 күн бұрын
Waa in bariga afrika laga dhigo goob ka caagan maandooriyayaasha sababtoo ah waxaa la sheegay inay tiri gabadhii labada caruurta ah u dhashay inuu ninkaan todobo maalmood dhacsanaan jiray sidii wax suuxsan uuna oran jiray hadaad iga tagto labada caruurta ah ayaan dili uuna ahaan jiray qof marba nooc ah marka yaan lagu wareegin soomaali ee hala raadiya hana la aruuriyo kuwa itoobiya iyo kenya daroogada keena
@OglaMohmed7 күн бұрын
Subxanallah
@Aisha____Ali-t5r7 күн бұрын
Subxanallah 😢😭
@bureeqamaxamad256 күн бұрын
Waa la yaqaanaa reer soofe
@zamzam11227 күн бұрын
Subxanalah waba dad cuun cadiyaa 🙁🙁
@SAHALABDiBOULALE7 күн бұрын
Allée. Leeh. Fadeexad. Ayeey. Ku tahay. .daad ka. Daad ka. Somaliyeed.
@nasrahabiib71056 күн бұрын
Dhaqtarka kiliyaha beerka kala baxay ciilbadana
@SaciidoMohamed-qv7mc6 күн бұрын
Waa juudaan ninkam subxanalah🙆♂️
@AbdullahiMohamud-z6m6 күн бұрын
Abdullahi Mohamud Tifow
@maansarestudio84846 күн бұрын
Falaqeyntiina waa falaqeen wanaagsan
@mariamyussuf98333 күн бұрын
Waxaad barateen in aad wax walba siyaasadeeysaan.Ninkaan haddi u yahay qofki ka dembeeyey dilalka la sheegaayo waa serial killer dhiigya cab ah. waxaa la yiri gabadhii uu ku dilay Ethiopia waxaa ka qayb qaatay falka nin dhaqtar ah. Ma laga yaaba in dadkaan wax dilay ay yihiin kuwa ka ganacsada organada dadka sida kilyaha, beerka iyo wax la mid ah.
@امعبدالله-و5ف6م6 күн бұрын
Wadanka soomaali ya in uubur buri waxaa kadambeeyay dooladooda kale
@dhemanduceysan32557 күн бұрын
Maanta 5+20 waa 26.11.24 ayey 3week dhamaanee
@marftoons52496 күн бұрын
Asc, ninkan maba aha Soomaali ee waa Ethiopian.
@taamiinyusuf91226 күн бұрын
Walahi wu u egyahay
@haajimahamedomer6137 күн бұрын
.ahad maxamed sh.khalif
@mahadali16987 күн бұрын
Good Ovirmatoin weeye Waxan aniguna idiin xaqiijinaya inuusan waligiis kamid noqonin ciidamada Gaarka ah E Liyu police
@Qaansoroobaad6 күн бұрын
Manta idin arkey m.a wan ka helay sidaad barnaamijka usoo jeedinysaan subscribe iyo like ba wan idin saarey