Asc abaayo maryan waan idin. salaamay walaasheey maryan iyo cumar wiilka adeerka u a hay mahadsanid walaasheey maryan masha allah video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado marwalba ilaah haka siiyo ajir iyo xasnaad walaasheey maryan Amin Amin Amin shaqo fiican ayaad u heysaa bulshadaada soomaaliyeed keep going my sister maryan you doing great job thank you again my sister maryan mahadsanid markale walaasheey maryan
@farhiyaabdulle3593 Жыл бұрын
Mashallah sister waad iga qoslisay waxaa noo sheegtay lacagta inay xanuun tahay marka la isticmaalayo walaahi been ma aadan sheegin wadamadan aan ku noolnahay lacagta iyo nolosha way isku dheeli tiran tahay hadii aad rabto inaad xoolo sameesato waa in aad dhuunta is qabataa okay waxii aad naftaada ka xaasidid hadaad ka dhimato kaba daran marka waa inaan wax dhiganaa naftana waxay jeclaato u sameenaa illah ha noo barakeeyo inta aan haysana illah ha u sahlo walaahi daacda ayaa iga qoslisay maryaney waa ku salamay waxaa ku leeyahay peace and love ❤️