MAANTA KADIB HAKA CABSAN INAAD DADKA HORTOODA KA HADASHID ( Fagaare kahadal).

  Рет қаралды 7,616

Caweyska Mataanaha

Caweyska Mataanaha

Күн бұрын

Пікірлер: 28
@QadroAdam-r1l
@QadroAdam-r1l 20 күн бұрын
Mahadsanid xapipti waxa iso xasuususay xiligii jamacada waxan aha qof aad usheeko bdn oo lajeclaa thank 😊 qalpi
@HuseinHaashi
@HuseinHaashi Ай бұрын
جزاك الله خيرا Walashay mcn i support you all your video ❤❤❤❤
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
Thabks wlle 🥰💯✅
@yahyeugaas7141
@yahyeugaas7141 26 күн бұрын
Apyo asxapteyda waan u shekeya dhexdooda mana ka cabsado lkn preventionka wan xishoda cabsi ayan dareema
@RumanMoha-ze6ol
@RumanMoha-ze6ol 19 күн бұрын
Wan isgu fiicannahay❤❤
@nasteexoibraahim-vr2fc
@nasteexoibraahim-vr2fc Ай бұрын
Mahadsanid alle haku xafido wllo❤
@cabdirisaaqcali8371
@cabdirisaaqcali8371 27 күн бұрын
Wll waxaan ahay wiil wali aan guursanin gabdha waan ka cabsadaa gabar dhan lama hadli kara hada waxaan goaan sadly inan guursanba iska dhaafo maxaan sameeya ilatali noh
@Princess_Fartuun
@Princess_Fartuun 27 күн бұрын
Oo wllo gabadhu maku cunee maxaad uga cabsan mise in qalpiga lagaa jabiyaad qabanee?
@FadumoMaxmuud-q8r
@FadumoMaxmuud-q8r Ай бұрын
Part 2 noo soo samey abaayo waad mahadsan thy ❤
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
Haye abaayo adaa mudan
@maryanmahamudomar2320
@maryanmahamudomar2320 Ай бұрын
Anigaa ugu horeyo❤❤🎉😊
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
🥰💯
@MarianMarianAbdirahman
@MarianMarianAbdirahman 26 күн бұрын
Anoo waligay kabistagin bogay school ka
@NajmaAadan-m8u
@NajmaAadan-m8u Ай бұрын
Abaayo mcnto nolosha markad kuwarertid oo mel aad wax kabilowdo adgaran weydid jabkii hore awgis maxad igula talin lahayd
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
Abaayo dhanka ilaahay u carar markaasoo kale kadhigo sxbka kaliya ah ee aad dhibtaada usheegatid hana ka daalin inaad naxariistiisa waydiisatid
@Ashwaaq_Dhowrsan
@Ashwaaq_Dhowrsan Ай бұрын
Dhanka ilaahay aad bayo u dhawow waa xiligaad u baahnayd mar walba wad u baahan thy lkn ukac qiyaamu layl la shekeyso u sheego xaaladada ku dul ooy ilaaahay hortiisa inshallah sida wanagsan bay ku noqonay❤❤❤
@ManalXadiis
@ManalXadiis Ай бұрын
😍📚
@YaasmiinAlrahman
@YaasmiinAlrahman Ай бұрын
Waan bartay inan dadka kahorhadlo lkn marmarka qaar waa baqaa
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
Waa caadi qof walbaa saas ah
@canshuurxikmaawi
@canshuurxikmaawi 19 күн бұрын
Anniga wax iga war badan ma jiro umaleenaa lkn meel in aan wax ka soo jeediyo waa waxa aan aduunka ugu necbahay sababtane waa gacanta midig oo fulay eh amaa gacanta bidix geesi waaye 😂 lkn wax dad lala hor istaagi karo maahin gacan bidix baan wax ku aqrin
@hafsaabdirahman1231
@hafsaabdirahman1231 Ай бұрын
😊
@AbdiShale-s3h
@AbdiShale-s3h Ай бұрын
Wanaka waleysa lkni wan kuwata siz
@QueenAsmo-u1u
@QueenAsmo-u1u Ай бұрын
Ma hadsad baaye
@nimcoelmi2989
@nimcoelmi2989 Ай бұрын
Hadiii uu qovku carablayhy kwran😢
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
Inta awoodada ah adigu is diyaari dadaalna
@CawayskaMataanaha
@CawayskaMataanaha Ай бұрын
Haka xishoon ina carab la’adahy
@aishaMohamed-n1v
@aishaMohamed-n1v 20 күн бұрын
Nabi muuse xata carab kiisa wuu adka ila heer aan hadalkisa lafahmayn oo walalkiis la raaciye marka ha is takorin adiga hana ka cabsan inu carabkada adag yahay abaayo
Waa maxay Rajo ? Mowduuc muhiim ah baro rajadu waxay tahay
18:29
Al ikhwa Islamic prodaction
Рет қаралды 151 М.
XASKAYGA AYA IBIXISAY KALIDEDA LKN ANA WAXAN NOQDAY..?@sawdamqaalib
57:10
Enceinte et en Bazard: Les Chroniques du Nettoyage ! 🚽✨
00:21
Two More French
Рет қаралды 42 МЛН
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Ha ku sirmina xumbada!
0:48
Mohamed Omer
Рет қаралды 48 М.
Sidee isku badali kartaa
17:52
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 14 М.
BILOWGA MAALINKAAGA WUXUU GO’AAMIN KARAA NOLOSHAADA OO DHAN.
15:48
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 7 М.
Daawada Stress ka | Overcome Stress | Ep 14 - Naf Ogaal Podcast
15:23
SIDEE HADAFKAAGA ULA XIRIIRAA DADKA KUGU HAREERAYSAN?
22:37
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 6 М.
SIDEE ULA DHAQMI QOF MARNA AAMUSAYA MARNA SOO HADLAYA?
13:20
Caweyska Mataanaha
Рет қаралды 18 М.