" Maanta maaha Maalin laydin Odhanaayo Nabada Xejiya oo keena"Madax-dhaqameedka Beelaha Haber-jerclo

  Рет қаралды 25,529

SAAB TV

SAAB TV

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland Күн бұрын
Anigu Habarjeclo ma ahi, laakin Suldaan Maxamuud Guuleed waa suldaankayga, waa sheekhayga, waa qof aan si wayn u ixtiraamo. Mashallah hadl mizaaman oo dhamaan Reer Sheekh Isaxaaq si fiican uso dhawaynayan.
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim Күн бұрын
@@SanaagSomaliland aniga hj waa shaydaanka hj baabi'iyey
@user-ml9kd5jw7c
@user-ml9kd5jw7c Күн бұрын
We should avoid tribal war to save our people and our country May Allah grant us peace and unity
@sircilo
@sircilo Күн бұрын
H,JECLO BARIGA SAAXIL BARIGA TOGDHEER GALBEDKA SANAAG GALBEEDKA SOOL
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Күн бұрын
Guul ssb dhulbahantow idinkaa nabadii diiday
@cabdikariinhaaruun9793
@cabdikariinhaaruun9793 Күн бұрын
Habar jclo waxay u bahantahay nabad .. dhulbahante waxuu u bahan yahay nabad lkn hadii ladiido nina maha laangaab
@dahirsmohamed5002
@dahirsmohamed5002 Күн бұрын
Shax uu soo dhigay Muse oo.aan Rabin in dorasha aan deganadas kadhicin.
@faryarmuusa9323
@faryarmuusa9323 Күн бұрын
wad ku khafiifteen odeyga , dadku iney jecelyihiin muuse iyo kulmiye sowdiga aragteen waax kale miya idiin hadhey , wala codeynaya wana la dagaltamaya jilicooow
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim Күн бұрын
Dhuuni qaatayaasha ictisaam ilaahayow naga qabo yaaa Rabi
@abdinasirhusein
@abdinasirhusein Күн бұрын
Illahay gacan bira haku qabto maangaab, jaahil kasta oo ehelka isu dira si uu hadhawna uga dhex qaxweeyo nin caqli leh ama iimaan oo illahy kaxishoodaa waxan lama shir yimaado, hadaanay cidi isdilina kuwn daba looma shido ,Shaqo kleba koofiyada bacdaa uma xodhna ilaahy ha idinka qabto wax magaratada aad wareeriseen
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Күн бұрын
Suladaan qaaliyaa suldaan macamuud guuleed
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 Күн бұрын
Dhulbahante idinka nabad udidey Haday lee yihiin dawlada diden Haday lee yihiin wadna tihiin Labadaas is qabadsii isaaqow
@nugaal012
@nugaal012 Күн бұрын
Intaa aad maanta garateen waa intii Suldaanka Guud ee Suldaan Cabdullaahi Suldaan Cali Suldaan Muuse ku baaqay ee ma maanta ayaad baraarugteen.
@MohammedAbdiArub
@MohammedAbdiArub Күн бұрын
Caqliga 50 oday halkaa fadhiya xayawaanka waa ka liitaa xaqiiqdii war waa wiilashiinii waxa aad rabtaan unaad halaagtaan hanina kuma heleesaan ka daaya intii laascaanood waano ha inkugu filnaato dhiig walaal hormar laguma gaaree
@mussejama311
@mussejama311 Күн бұрын
Culimo daa warkeed!!
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Күн бұрын
Dheere kale doon damac la yiraa waa qasaaro 😂😂😂😂😂
@MohammedAbdiArub
@MohammedAbdiArub Күн бұрын
Waa layaab war ileen aduunkaan yaa arkay 80 jir doonaya in uu ka macaasho wiilal yar yar oo aduunku u cusub yahay , habar jeclow 2 wiil ee aad ismu dilee 2 hooyo walaalaa kala dhashay ee pls wiilasha dabka ka daaya cimrigiina waad cunteene bal intaan badbaadiya
@mcnncm1318
@mcnncm1318 Күн бұрын
Ictisaam koofiyad baclaayasha
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Күн бұрын
Waar allah ka cabsada labadan reerow waxa nabad lagu waayey colaad lagumo helo waar nimanyohow maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa dagaal qabiil waa khasaare aduun iyo naar aakhiro waxan idinku nastexaynayaa wllalayaal inamada yaryar naar ha u horseedina waar heshiiya qaraabo ayaad deris ayaad tihiin weynu is ognahey somali reer reer qabsadey ma heyno intaana wey is dileysaa waar diintu ha shaqeyso waar caqligu ha shaqeeyo mar allah ka yaaba
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan Күн бұрын
Sida maaha nabad aya leh naas la nuugo
@AaminaYuusuf-n2b
@AaminaYuusuf-n2b Күн бұрын
Kkkkkk
@JaamacHussen-r6b
@JaamacHussen-r6b Күн бұрын
Sidaasaa laydinka rabaa waanigii deeqi waa
@AliMohamed-vj8uj
@AliMohamed-vj8uj Күн бұрын
Habar maxbuus waa idin la qaadanaynay colaada,ha ooyina,qasab ayan idinku ogolaysiin nabada yusra harti,
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
@allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Күн бұрын
Waar miyaan ilaahay laga baqaynin isaaqoow ma idinkaa nabad baryayey sowtii waligiinba la idinka amaan la,aa. Nimankaasi garaadada ayuunbaan markhaati ka ahayn in ay nabada baryayeene waar issaaqoow allihiina ka baqa
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Күн бұрын
Adigu Allaha haga kabaqa darooda isaga diidi nabadi hj inti nabada donayen
@se1059
@se1059 Күн бұрын
Ilaahay ka baqo qabri baa kaa danbeeye somaliland dagaal umay jeedin doorashay u diyaar tahay laakiin dhulbahante oo laba gobol iyo badh baad maamul goboleed ku noqonaysa laga soo dhaadhiciyay oo raadinaaya dhul aanu lahayn baa dagaalka ku kalifay waanay ku hoobanayaan ilaahay idinkii
@AsliAhmed-k1h
@AsliAhmed-k1h Күн бұрын
Ilma abaarso
@prosl11
@prosl11 Күн бұрын
Ilma garadag
@HodoAyan-is4fw
@HodoAyan-is4fw Күн бұрын
garadaga kawaran
@ahashi7828
@ahashi7828 Күн бұрын
Maasha Allah Salaadiinta Habarjeclo iyo Salaadiinta GARXAJIS go’aankooda Dhulbahante iminka waa ku qasban yahay inuu nabad la samaysto labadaas reer markuu electionku dhamaado.
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 Күн бұрын
Kuwaan waligood way kugireene ma waxa cusub ayeey sheegen
@YusufAflahar
@YusufAflahar Күн бұрын
Kuwan waxa tayada ka qaaday xoogaaga muuse siiyo
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Күн бұрын
Dad badan shalay markii dagaalka laascaanood ka socday lahaa waa laga gardaryahay Dhulbahante laakin maanta ayagaa gardaran jabka waa biloow
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim Күн бұрын
Run ha moodin ilko waraabe hoosta ka xudhiidhsan maanta oo dhaawicii iyo dhimasho jirto doorasho kamey hadleen doorashada ma iyagaa ah hayadii loo xilsaarey waa huwan kalkaal ee ha rumeysa ilaahay hanaga qabto isagaa weyn oo waaxide
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Күн бұрын
Qofkii doorasho ka hadla waa huwan caqliga foraaro ee heego dal iyo dadkii in leeysku dilo waxaa u sabaab kursi jaceeylka reereysan
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim Күн бұрын
@@abdirahmanlibaan5850 aaboy belo Ku heegaysee hj ahaan deegaankayaga doorasho ka dhicimayso garxajis iyo h'awal ISku eryada doorashada lkn anaga hj nama quseeyo taa Ku biyo cab abti
@abdiazizmohamoud4474
@abdiazizmohamoud4474 Күн бұрын
Hadayba Hjeclo gar daran tahay Haday le dahay dawladad diden Haday le waxban wada le nahay
@OmAbdikarim
@OmAbdikarim Күн бұрын
@@abdiazizmohamoud4474 yaa Ku yiri hj wey gardantay hj guryahoodii ayaa lagu soo doontay
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 28 МЛН
UFC 308 : Уиттакер VS Чимаев
01:54
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 914 М.
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 60 МЛН
Aqoonyahanka Somaliland oo ka qayliyay  Xaalada dalku galay
6:13
Ninka Madaxtinimo Ku ordayoow Dhagayso Sheekh Barbaraawi
22:15
Baraarug Media
Рет қаралды 25 М.
GARXAJIS XABADO KU RIDAY INA KAAHIN QORULUGUD NAXDIN SALAMAAD
12:52
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 28 МЛН