MAAREYNTA WAQTIGA | 10 TALO | 2 App aad isticmaali Karto

  Рет қаралды 36,947

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Күн бұрын

10 TALO oo ku saabsan maamulka waqtiga iyo 2 application oo aad isticmaali karto ayaan muuqaalka kusoo bandhigayaa.
appka 1aad: Google Keep Notes
appka 2aad: Google Calendar
Qeybaha Muuqaalka:
0:00 Hordhac
0.01 Talada 1aad
0:1:40 Appka 1aad
03:55 Talada 2aad
04:32 Talada 3aad
05:05 Talada 4aad
06:06 Google Calendar
10:47 Talada 5aad
11:55 Talada 6aad
12:28 Talada 7aad
13:09 Talada 8aad
13:43 Talada 9aad
14:21 Talada 10naad

Пікірлер: 75
@updullahishiine_8086
@updullahishiine_8086 3 жыл бұрын
Waxaan sugaanaaba alx ugu dambeyn farintaada qurux badneyda wey Ina so gaarty best teacher 🙏🙏💯💯💯
@cabdifataaxkhadar9532
@cabdifataaxkhadar9532 3 жыл бұрын
Runtii waxaad tahay qof naftiisa ku hogaamiyay arin dad badan ku fashilmeen inay sameeyan oo ah in nafta hogaanka Loo qabto si ay u noqoto qof dhamays tiran nasiib wanaag waxaad la wadaaagtay ardayda soomaliyeed inaad uga faaidayso una soo bandhigto sida ugu fudud ee loo maamulo nafta loona gaadho yoolkaaga nololeed ILAAHAY haka abaaL mariyo ustaad anagana kuwii uu anfacdo waanada, cilmigaa , khibradaa hanaga dhigo InshaAllaH 👍
@jirdecabdi610
@jirdecabdi610 3 жыл бұрын
Go ahead, young man you really utilised your time in a productive way. Wishing you success in every step of your career path.
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Mahadsanid adeer.
@islamsomali2018
@islamsomali2018 3 жыл бұрын
Aaad baad umahadsanthy Ustaad abdiwali Runtii aad buu iitaabtay videogan Inkastoo aan inbadan dhagaystay amaba daawaday dhiirigelin tiro badan , waxa aad. Iiga saamayn batay kan. Ustaad adoo raalli ah video nooga Soo samee kalsoonida iyo cabsida OO iskagay dhexyaacsan Thank you so much.
@aymancabdidiiriye1825
@aymancabdidiiriye1825 3 жыл бұрын
Mashaa allaah jazaakalaaha khayr yaa akhiii
@iknow_my_enemy9750
@iknow_my_enemy9750 3 жыл бұрын
Masha Allah...Waa mhdsn tahay macalin Anigoo cayaar ku jira baa i baraarujisay✅
@idilabdi9456
@idilabdi9456 3 жыл бұрын
Jazaaka Allah kheyr
@dhuxulyarevloges7691
@dhuxulyarevloges7691 3 жыл бұрын
Mahadsnid wll abdiwali qof ilaahay Aqoon iyo wax garadnimo siiyey janada alle hakugu casumo
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
Aamiin dhamaanteen fardowsa alle hana galiyo. wlle mahadsanid in badan.
@cuud5134
@cuud5134 2 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyr ❤️
@AYaSiiN
@AYaSiiN 2 жыл бұрын
Allah ha ku barakeeyo~Talooyin fiican
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 Жыл бұрын
Masha allah ustaad keep going
@abdishakurmohamed5067
@abdishakurmohamed5067 3 жыл бұрын
Mshlh wadku mahadsanthy ustad runtii barnamijyadada dhaman waxbaa laga faiidaa jazaka allh akhii
@deeqabdikariimjama4902
@deeqabdikariimjama4902 3 жыл бұрын
Masha allah ustaad abdiwali
@shamsomaxamed5349
@shamsomaxamed5349 3 жыл бұрын
Jazakallaah kheyr
@namelos2963
@namelos2963 3 жыл бұрын
Waan kugu soo biiray👉💞👈mahadsanid faiido aad u fiicaan hormar wacaan👍👍👍
@ahmedcaydane1499
@ahmedcaydane1499 3 жыл бұрын
Jazakallaah ustd😍
@MR.DEBATE
@MR.DEBATE 2 жыл бұрын
Jazakallah ustaadi
@Qualitymedia-
@Qualitymedia- 3 жыл бұрын
Thanks our teacher ❤❤💯💯
@ayubdhagacade8854
@ayubdhagacade8854 3 жыл бұрын
masha allah wll jazakllah
@zumayahahmed5617
@zumayahahmed5617 2 жыл бұрын
جزاك الله خير
@shukriinahassan7492
@shukriinahassan7492 2 жыл бұрын
Manshallah wlhi wax badan ayan ka faaiday jzakallah
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 3 жыл бұрын
Thanks ustaad
@c.raxmanfariid9108
@c.raxmanfariid9108 3 жыл бұрын
Masha'allah wll aad aya umahadsanthy
@hargeisacadey7127
@hargeisacadey7127 2 жыл бұрын
mansha Allah alle hakugu xiftiyo
@mohamedomeribrahim2306
@mohamedomeribrahim2306 3 жыл бұрын
M .a aad ayaan ugu bogan donnaa 💯 ustaad waxan kaa codsanaa in aad vedioga xiga aad soo sameyso macluumaadka kuliyada saxaafda oo aan baahi u qabo macluumadkiisa ❣️ waa mahadsanthy
@kaahomaxamad4185
@kaahomaxamad4185 3 жыл бұрын
Masha allaah
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 Жыл бұрын
Ustad mahadsanid
@abdullahimaalimadan1792
@abdullahimaalimadan1792 3 жыл бұрын
Maareynta waqtiga ayaa sax ah Maareynta waa Management
@ahmedomar9804
@ahmedomar9804 2 жыл бұрын
Mahadsanid ❣
@nimcoxuseen1004
@nimcoxuseen1004 3 жыл бұрын
Shaukran walaal c/wali
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 3 жыл бұрын
Thnks
@iqromaxamed5736
@iqromaxamed5736 3 жыл бұрын
sidaad inoogu faaideysan waa ku mahadsantahey engr
@husseinahmed6149
@husseinahmed6149 3 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay ustaad
@sahalmuuse1456
@sahalmuuse1456 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo walaal.
@abdirashidmohamedismaciil670
@abdirashidmohamedismaciil670 3 жыл бұрын
Thanks teacher
@cabdixaliimyuusuf9129
@cabdixaliimyuusuf9129 3 жыл бұрын
m.a ustaad
@hamdaomar3285
@hamdaomar3285 3 жыл бұрын
Mahasanid wllo abdiwali
@kaltuunhaybe7558
@kaltuunhaybe7558 3 жыл бұрын
mashallah alle haygu garab galo qorshahaas waanku gudajiraa
@baladyfarxanharoole3522
@baladyfarxanharoole3522 3 жыл бұрын
Thanks wll
@abdikarimmiremohamed6800
@abdikarimmiremohamed6800 2 жыл бұрын
Good
@saadaqguure758
@saadaqguure758 3 жыл бұрын
Thanks
@sheikhomar959
@sheikhomar959 2 жыл бұрын
Asc ustad cabdi wali ruux qiima bdn ayaad tahay oona kudayasho mudan alle haku barakeeyo m.a runtii waan kugu xernahay aniga in badan wax kasto aad soo dhigtid waan lasocdaa runtii alle artii ayaan ku jeclhy waxad tahay ruux dadkiisa hor Mar ula rabo
@kalsooniduwaamihiim8213
@kalsooniduwaamihiim8213 3 жыл бұрын
Thanks walal WhatsAppka ma kaala soo xidhiidhi karaa shugran inbadan ustaad
@abdikadircabdimohamed6992
@abdikadircabdimohamed6992 3 жыл бұрын
Waxaan kuraillahaa' macallin Markastaa Allalh waydiiso inuu kuu kaalmeeyo oo uu kuwaafajiyo inaad Fican ooga Faa'iidaysaTo wakhtiga
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 жыл бұрын
Markii aad rabto inaad noloshada is badal ku sameyso waxaa muhim ah dad horey kuu wada inaad hesho yacnii dad aad isku hadaf tihiin ,m.a ustaad ,dadka la rabo in lala saaxibo ayaad ka mid tagay yacnii role model
@nuuraraaid69
@nuuraraaid69 3 жыл бұрын
Maasha Allaah Mahad sanid ustaad
@naruuraomeryosef723
@naruuraomeryosef723 3 жыл бұрын
Mclin waad ku mhdnsnthy taladada Wxn jeclaan lahaa inaad kasoo hadasho kuliyada #social work wxtarkeda iyo fursadaheed mahdsanid👍
@abdirahmankeisal9939
@abdirahmankeisal9939 3 жыл бұрын
Aniga ayaabo Barta waana kuliyada loo bahan Yahya somalida markaad u fiiriso
@dewinner3554
@dewinner3554 3 жыл бұрын
Waa kusalaamay ustaad xisaabtii waqti miyaa u weyday
@munaahmed7500
@munaahmed7500 2 жыл бұрын
Khayr wayn hel walal imisa sano ayaan telephone haystay mana garanay English waan garanaya
@Somabilbooks
@Somabilbooks 2 жыл бұрын
*Maantaan kugu soo* biiray wax badana waan kaa faa,iiday wanad u qalantaa subs ssxb waad iga haysaa hawsha hore u wad
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlle
@abdirahmanmohamed8998
@abdirahmanmohamed8998 3 жыл бұрын
ustaad casharada xisaabta miyaad inaga joojisay?
@nasteexacaabbi2539
@nasteexacaabbi2539 3 жыл бұрын
Fadlan Walaal nala soo wadaag focalt yada jamacadda ee la xiidhiidha siyaasadda iyo Arrimaha bulshada .mahadsanid
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
wareysiga Dr. Afyare daawo wll.
@mohamedismail8357
@mohamedismail8357 2 жыл бұрын
Waxan isku dayay inaan si joogto ah u isticmaalo jadwalkaga malinlaha ah iyo kan isbuuclaha ahba
@mohamedismail8357
@mohamedismail8357 2 жыл бұрын
Ani ahaantayda waxan isticmalahaa app la dhaho NOTION App kaas oo iga caawiyay waxyaabo badan waxan aan ku faaiday sida kala habaynta semester, courses iyo wakhtigaba
@samiiracabdale7404
@samiiracabdale7404 2 жыл бұрын
Thanks
@mohamedismail8357
@mohamedismail8357 2 жыл бұрын
@@samiiracabdale7404 u welcome wll
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
11:38 waan tijaabiyay wlhi, Alle hal qalbi unbuu noo yeelay wax la yiraahdo multitasking ma jiro.
@ilhaanmaxamed1337
@ilhaanmaxamed1337 3 жыл бұрын
walal muuqaal wax akhriska ah noo soosameeeye adoo raali ah walal aniga joogtayta akhriskaa igu adag
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
جزاك الله خيرا لو تجعل لنا حلقه كيفية الإستعمال أو الدراسه عبر خان أكادمي وهل هناك فيها دروس لتعلم لغة االإنجليزية وهل استطيع ان أستفيد منها وانا أعرف لغة العربيه فقط وقليل من لغة الإنجليزيه
@nuuraachannel3670
@nuuraachannel3670 Жыл бұрын
Oo maad afsoomali kuhadashid Maxaa kukadeeday 😂😂😂
@user-li2br4ip1y
@user-li2br4ip1y Жыл бұрын
Maclin dadka la dirsanayoo miyaanay uyagu Dan lahayn
@bennemri595
@bennemri595 3 жыл бұрын
Ustaad cabdi khalifow maadama aad ardayda talo siiso arday badan baa kugu xiran bal so eeg manhajka ardayda somalida dugsiga sare fasalka 11ad iyo 12aad waxaa kujira ciwaano muhim ah(biology ' physics , chemistry ' maths) oo hadii uu qofka si fiican u barto ku ogaanayo habkuu aduunka u sameysanyahy iyo wax walba qaabka ay u sameeysanyihiin gaar ahaan maadada physicska
@kamaalhasan763
@kamaalhasan763 3 жыл бұрын
@Hamse Mumin wow waa xaqiiqo wlhi, waxa buugagtaa sayniska ah ku qoranba quraankaa kala soo min guuriyay, wlhi waa cajiib Dr. Zakir Naik daawo.
@bennemri595
@bennemri595 3 жыл бұрын
@Hamse Mumin cilmiga aan kahadlayo quraanka ayeyba waafaqsanyihiin marar badan ban isku fiirfiiriyay lkn physicskan modern physics weyan oo dib baa lagu ogaaday tan kle waxa weyan physicskan waa leysbari karaa Lkn quraanku waa inaad dhageysataa lasharxayo
@fardowsa1895
@fardowsa1895 3 жыл бұрын
Utad qofka marku damin yahay maxakuhabon waa anige mahad sanid
@umulkhayrmaxamuud4187
@umulkhayrmaxamuud4187 3 жыл бұрын
Ruux damiim ah majiro meel hose kabilow wax kasto oo kugu adag ha iskuna badinin meeshaad tiigsan maaalin unbaad gaaadhi alah haku garab galo
@ibrahimadam6775
@ibrahimadam6775 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@ahmedalihassan2970
@ahmedalihassan2970 3 жыл бұрын
Thanks teacher
@cabdiwali
@cabdiwali 3 жыл бұрын
You are welcome
@abdullahihersimohamedahmed8810
@abdullahihersimohamedahmed8810 3 ай бұрын
Thanks ustaad
Tilmaamaha YOOL Caqli Ku dhisan! Smart Goals
12:19
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 19 М.
Jooji Walwalka Bilow Nolasha | ILA AKHRI | How To Stop Worrying
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 128 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 46 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 74 М.
Sababaha Caajiska Keeno Xiliga Waxakhriska/Diyaarinta iyo Xalkooda!
16:40
Jooji Dib u dhigista oo joogtee horumarka Naftaada
22:01
Macalin
Рет қаралды 25 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 82 М.
Lix Hadaad ilaaliso, Wuxuu Nabiga Kuu Balan Qaaday.....!
10:23
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 11 М.
Wanaajinta ama Islaaxinta Nafta!
14:05
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 19 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 46 МЛН