Waxan dhagaysanayaa caawa oo ah 03.02.2019 cida iga dambeysa like isaar si aan u ogaado in cidi iga dambeyso
@haldoordumar67705 жыл бұрын
Ana 2020/2/15
@princesssmily84424 жыл бұрын
11.jan.2021 kma daalo dhegysigeda
@shimbirka.5 ай бұрын
Old is gold xasuus ciyaalnimo mxan so dhagaysty heestan mcaan❤️🥺
@zaidmustafe13014 жыл бұрын
مااحلي الزكريات وللة رجعتني هل أغنية الزمن الجميل من 2009 وهلة ٢٠٢٠ اه الوقت بمر وبضل الزكريات الجميلة ١١ سنة من هلة من يشاهد بعدي يعطيني ليكات سلام سلام
@achmedhussen10 Жыл бұрын
Xasus heestan malin uu aapo igu yidhi orod beertii soo eeg waxana daey roop weyn dhulkana daadbaa wadhnaa Jawi qrx badan ayuu ahaa heestn ayaan guriga illaa beertii kuso ceshceshanayey mobil yaro nokia ahbn ka dhageysanyey waa 2010❤macaneye thnks legend
@fahdiabdilahi76925 ай бұрын
😂😂
@ibroeverythingnew13378 жыл бұрын
xusuusin u malayn maayo haduu ogyahay in waxaad kaga hadlaysaan ee foosha xun halkan inuusanba keeneen kaliya waxaa lagaaga baahan yahay haday ku qanciso heestu inaad u mahad celiso waqtiga uu galiyey si aad u dhagaysato, hadii kale iska badal and take your choice millions of songs are here choos it. ee fadlan ka daaya qabyaalada iyo aflagaada goobtan intii kale ayaaba khaati laydinka taagan yahay sida fb wtsapp and etc. thank u all.
@abdikarimmibrahim5913 ай бұрын
Xasuus waayo waayo iyo schoolkii Aloog Borame
@SabriyeMaxamudАй бұрын
Twr 0:44 0:45 0:45 0:45 dx 😅
@ibroeverythingnew13378 жыл бұрын
waa heesaha aan marnaba maskaxdayda sinnaba uga baxayn runtii, laxanka iyo musiga iyo midhahaba fahmo iyo fanax thanx.
caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeg caleeeeeeeeeeeeeeeeeeeg yaa fanax and fahmo walee waad jirteen halkaa kasii wada dadaalkiina viva fanaka cusub ee somaliland
@mustafeabdi17565 жыл бұрын
Xasuus ku duugnayd Iskoolkii aadan isaaq from Boorama 2009 /2019
@sharmaakemuhumed10596 жыл бұрын
Xuzuuz Heestaas memory baa kaygaga xaday😂😂
@ismaciilfaysal59733 жыл бұрын
Ana abqaalkii galgacal udbaha ha utaagtaan lahaaye muxibana bad baan ahaaye
@guuleedhuessein53654 жыл бұрын
23.9.2020 heestu waa organic caadiya without makeup ✊✊
@ibroeverythingnew13378 жыл бұрын
sidoo kale england iyo usa jaamacado ku yaal waxay ku sifeeyeen dadka somalida inay diin iyo caqiido ka dhigteen qabiilka waxa loo yaqaan, waana rumoobayaa hadalkaasi hadaa sidan wax ku wadaan aad meel kasta kaga hadlaysaan ee pls intaanu waqtigu dhicin ka waan tooba intay tawbado furan tahay. thanx
@thesomali63697 жыл бұрын
5:28 intanaan ka helaa lol Waqti tegay 9 sanaa kaso wareegtay waqti xasuuso ku duugnaayeen
@caashobashiir6484 ай бұрын
xasuusuhu cajiibsanaa❤❤❤❤❤
@somaligameschannel44815 жыл бұрын
Wa hesti sandka wakhtigay so baxday eshcalaa hees imka 10 sano ayaa laga jogaa waah waah
@YasminOh16 жыл бұрын
fuad omar ninkan ayuu heesaha kaxada .tell suad omar to stop people's songs.MAKE YOUR OWN ONE This is nice song! well done Cabdi Fanax!!
@koudoneismael48715 жыл бұрын
2019 bishop 7 aad 29 keedii baan daawanayaa
@muthaqifabdur-rahman24924 жыл бұрын
yaa iga dambeeya 2020
@navarrochuan36344 жыл бұрын
10/30/2020 hestan cawan dhagaysn yado an niyada ka tabayo arimo badan
@maryanali26069 ай бұрын
2024??
@pakistab78397 жыл бұрын
Best song ever
@harguees16 жыл бұрын
Happy 2 new year SXB MACAANE MUSLIM 1430 and Christian 2009.
@عيدروسعبد7 жыл бұрын
Who Listening now 2017
@Seki-Saed218 жыл бұрын
hees aan aad ujeclahy 2010 ilaa up to now
@saedqozta53865 жыл бұрын
2020 yaa dhagaysanayana
@guledhamud15673 ай бұрын
war legend 😂 nin aanu isku xasuuso nahayba adaa jira broh 😊
@saedqozta53863 ай бұрын
@@guledhamud1567 2008 ban dhagaysan jiray 🤣🤣🤣😁
@guledhamud15673 ай бұрын
@@saedqozta5386 tv qaranka iyo labadii aaanten hadad ka dawan. jirtay wan ku saxay wlhi ciyalkii hora tahay
@ibroeverythingnew13378 жыл бұрын
sxbda iyo akhyaarta fadlan goobtani cilmi iyo nasasho ayaa loogu tala galay ee naga daaya wax aydaan cilmi u lahayn oo aad isku haysataan
@afrikaaay7177 Жыл бұрын
Still 😮
@fanaanaakhiradiisautudhay7783 жыл бұрын
12 sano ayaa ksoo wareegtay
@abdiaziiz62633 жыл бұрын
20/10/2021 😊😊
@nasiibwawaynka358816 жыл бұрын
this song is hot
@burcaawiboy29485 жыл бұрын
Zxp wali manooshahay
@HoyleNathaniel-j1q4 ай бұрын
Jackson Ronald Johnson Jennifer Perez Brenda
@queinkayf15027 жыл бұрын
Hesta jacylki wayo wayo ayay iso xasusisy kiyara e ilkaha casa melu ka dhcyba gran mayo hatan
@afyareqanciye68336 жыл бұрын
quein kayf abdi fanax hada maka.baxey fnka
@afyareqanciye68336 жыл бұрын
Aadban uganheley fnnkana runti
@ibrahimali53436 жыл бұрын
Still I am live kayfey waa noolahay adigaaan meel aan kaa raadiyo waayo walina jacaylkii aad ibartay wali wn dareemaa😭😭😭😭
@ibroeverythingnew13378 жыл бұрын
cilmi baadhis sweden laga sameeyey waxay sheegtay dadka somalida caqligoodu inuu xaywaanka ka liito marka dadka loo eego