Macalin Qur'aan oo dhawaan Hargeysa lagu xidhay ayaa sheegay in ay bahdileen ciidanka Somaliland.

  Рет қаралды 14,876

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 113
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Жыл бұрын
Hadii lagu dulmiyey alle xaqqaaga ha ku siiyo wll
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 Жыл бұрын
Ilaahay wllo hakuu boogo dhayo Dulmigoodana ilaahay yaga Haku celiyo
@zakariyeapdirahim6024
@zakariyeapdirahim6024 Жыл бұрын
Macalin mubaarik
@raxiimaruuxi6740
@raxiimaruuxi6740 Жыл бұрын
Allah hakugargaaro sheikh
@abdijibaarmaxamed9028
@abdijibaarmaxamed9028 Жыл бұрын
Alle ha ku gargaaro wll
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
waa kiis wayn kolay waxaa lawsoo daaayay waa karto ayuub waa lagusoo maqanyahay khayraadku waa meesha lacagaha argagixisada lagu maydho from saylac
@mubarakcali6754
@mubarakcali6754 Жыл бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله اللهم نصر اسلام والمسلمين اللهم 😢😢
@ahmedabdi9368
@ahmedabdi9368 Жыл бұрын
Subxaana allaha
@mohametmansa
@mohametmansa Жыл бұрын
alle ha ku gargaaro
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah
@madar9587
@madar9587 Жыл бұрын
Waa khalad zxb shan cisho maxkamad la,aan in lagu haysto.
@ifrahibrahimhassan3120
@ifrahibrahimhassan3120 Жыл бұрын
Subxanallah miskiin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
waaryaa waa la shaqaynaa hadaa bravo CID !!!!!! shaqo wacan ninkasta shaqadiisa haloo dayo yaan cagaha layskaga tumanin
@abdirahmanismail1726
@abdirahmanismail1726 Жыл бұрын
Sh. Mubaarak muxuu xaq u leeyahay maxaase xaq loogu leeyahay. Kiiska Sh. Mubarak waxa haboon in lala eego qawaaniinta Dastuurka iyo xeerarka anshaxa dalka. Sida ku xusan Q.23.F.3. XX wuxu xaq u leeyahay in uu ka mid noqdo urur bulsho si F.4. waafaqsan ( F.4. Waxaa reebban urur kasta oo leh ujeeddooyin lid ku ah danaha ummadda ama qarsoodi ah ama Ieh qaab ciidan ama hubaysan amaba kuwa kale ee khilaafsan xeerka weji kasta ha lahaadeene). Xuquuqda Sh. Mubaarak waxa ay ku faahfaahsan tahay Q.24. f.3. Dasturka SL. (Qof kasta wuxuu xaq u leeyahay in la xurmeeyo sharaftiisa, sumcadiisa iyo noloshiisa gaar ahaaneed). Dhinaca kale XX waxa xaq loogu leeyahay Q.8. f.2. ee XL 51 2011. eeg Q.8. F.2. (Qofka waxa la qaban karaa waaran la'aan haddii amniga khatartiisa looga shakiyo waxana la hayn karaa 48 ka dib sida ku xusan F.3. waxa la hayn karaa muddo aan ka badnayn 30). Sida ku xusan isla qodobkan fF.4. Maxkamadu waxay go'aan ku qaadan kartaa 24 saac. Ugu dambayn xeerka waxa la rabaa in uu qoraal ahaan ku muujiyo magdhowga qofka la siinayo haddii sharaftiisa meel lagaga dhaco oo wax dambi ah lagu waayo. Ogaalkay weli ma jiro qof magdhow ay u xukuntay Maxkamada Somaliland hadduu jiro adoo raali ah fadlan ila wadaag. Garyaqaan Abdi Sigis. Volunteer legal advisor.
@maxameddaabadsomalilanderd3640
@maxameddaabadsomalilanderd3640 Жыл бұрын
Qofka hanridiisa la burburiyey ka waran
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Waa sax halaxidho
@abdullahduale8922
@abdullahduale8922 Жыл бұрын
Waxaad mooda mm tv in uu waraysto qofka kasta oo ka falcilnaya ficil. Taas ayey malaha ugu badisaa!!m Wuxu sirtooku xaq u leeyahay in baadho qofkasta oo lagu shakiyo.
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
MMTV SOMALIA waa cadowga somaliland oo beenta faafiya qofkasata oo somaliland been ka sheega yaga ayuu u yimaada! xataa u fiirso CIWAANKA sida uu ciidanka somaliland uga been sheegay! goorma ayay ciidanku qabteen
@saedboni6011
@saedboni6011 Жыл бұрын
tv mmm waa in la xidhoooo dag dag
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
@@saedboni6011 waa faqash tv!
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
😱😱😱😱dadkii waxaa lagu hayaa baqdin iyo Amaan daro tuug yoomul qiyaamaha bal xagay ka gelayaan xisaabta Allah?
@msm3682
@msm3682 Жыл бұрын
Maxaa laga dareemay, dadka kale maxaa loo xidhi wayey shiekhoow
@skaba6390
@skaba6390 Жыл бұрын
Kolay waxbaa soogalay dawladu il qunaanjo ayay leedahay, yaan mardanbe sheekadu soo bixin hadeer noosheegtay inaadan waxba ku jirine
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 5 ай бұрын
imisa sheekhbaa kula mida oo aan Codina xirin wuxuunbaa kusoo galay
@Bashatalents
@Bashatalents Жыл бұрын
Hadii waxba lagugu waayay wa in 100 halaad OO geela lagugu xaal mariyaaa
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Sirdoonaka qofka aay qabnayaan uma baahana fasax mid akle police hadeyka abqayaan in aad wax samsyos waa ku xidhayan
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
waa runtaa!
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Waa lagugu helayaa iska sug walle kuwasi been mashegan anaa og
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 Жыл бұрын
Muuse Xidhe , inta Lagu xidho iska Tag taasi ima qabato
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Жыл бұрын
waar lacagbay ku qataan inay ku badhaan oo futada farta kaa galiyaan haday kaa shakiyaan !!!!! walaahi anigu waan is hubaa haday 5 iyo lix cishoba ibaadhaan waa shaqadooda oo raali baan ka ahay bilee wax aanan ogayn oo laysoo dhexmarinayay ay indhayaga kusoo jeediyaan ilayn gaadhi aad ibsataa lagusoo rakibikaraa si birta wasaarada lagaaga qaado
@Siilaanyo2011
@Siilaanyo2011 Жыл бұрын
Sheikh yada dayarta ah , intayna caruurta u shaqeyn ama wax barin in ay horta ahaadaan, niman masuulo ah oo rero le, oon baahiyaha dumarka aan qabin, inkastuu kiisa sheikh lagu eedeyay ka fuwan yahay ,Kuna intoda badan lagu eedeyo macalin quraanada.
@bootaandiiriye1184
@bootaandiiriye1184 Жыл бұрын
Waa talo muhiim ah . Lkin mawduucaa lagama hadlayn. Nabad iyo nolol
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
waa runtaa laakiin ayaan daro dadkeenu waxaa kama fakaraan
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Maxkamada tag oo dacwad furo .Laakiin TV aad soo horfadhiissto Macno masamaynyso
@VivaWNP143
@VivaWNP143 5 ай бұрын
Maxkamadu waa tee dee ma maqaaxidan umada lagu baahfo 😂 aar waxaa hanoola iman gabaaraydan wadanka walaga sifayn doonaaye
@mmhas1520
@mmhas1520 Жыл бұрын
ANIGOO NIN SHEEKHA AH, ANIGOO NIN SHEEKHA AH, ANIGOO NIN SHEEKHA AH, ANIGOO NIN SHEEKHA AH, ANIGOO NIN SHEEKHA AH, caqli yare. Yaa ku yidhi sheekh ayaad tahay ?
@MK-ds2lb
@MK-ds2lb Жыл бұрын
😢
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Waa allah shabaabe
@saedboni6011
@saedboni6011 Жыл бұрын
kkkk waa runtaaa
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
@abdirahmansaeddhuux_yare1186 Жыл бұрын
Markaad leedahay anigoo nin sheekh ah?? Yaa ku yidhi Sheekh baad tahay walaal. Sheekhnimada cilmi badan ayaa lagu noqdaa wll
@ahmedhashim2895
@ahmedhashim2895 Жыл бұрын
Somaliland hadeey saan kusii jirto wey burbureeysaa
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
mmtv somalia waa faqash propaganda channeled!
@saedboni6011
@saedboni6011 Жыл бұрын
ahmed siilkaaga burburaayaaa
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
faqash fircoon
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Жыл бұрын
Hal dhinac baaynu maqlyaan sheekh hadii lagu qaldamey raali ahow lakiiin ciidmada waxa loo sameeyey in qof wlaba laag shakiyo la xidho ma lagaa yaaba in sirdoonka kugu ag arkeen dad la daba socdo tuhunka waa caadi
@khaledkhaleda4724
@khaledkhaleda4724 Жыл бұрын
😢😢😭🥺
@ahmed_diinaari
@ahmed_diinaari Жыл бұрын
Hargiesa weyka buuxan ururada argagaxisada
@filsanahmed4084
@filsanahmed4084 Жыл бұрын
Horta dadku xagay ka keen sharci uma haystaan
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
ICTIRAAF BAA KA GALEY DIIN LADAGAALANKA IYO BAHDILAADA DUCAADA. ADNA MUNAAFAQAD IYO FAASIQ WARAABE NAARTA U DABAGALA!
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Umada Soomaaliyeed waxaad ogaataan eedaha been abuurka ah ee loo jeedinaayo Culumada gaar,a,haan Macalimiinta Qur,aan waxay ka midtahay Dagaalka Lagu hayo umada Soomaaliyeed ee Muslimka Diintooda waa arimo uu soo waariday cadowga​ Diinta.
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
maxaad uga jeeda umada somaliyeed? halkani waa Somaliland wixii arimaha somaliland khatar ku ahna waa laga hortagayaa waxa jira dad diinta ku soo dhuunta laakiin waa la iska qabandoona! Takale wax umad somaliyeed la yiraahdo majirto waa kacaan propaganda! anagu waxaanu nahay umada reer somaliland!
@nagmudiinahmeth3847
@nagmudiinahmeth3847 Жыл бұрын
Bal umaddan indhaheedi lagu saliday eega horana waxa looyidhi soomali iyadaa isu oofawayn.
@engsayidmohamed7527
@engsayidmohamed7527 Жыл бұрын
Jaahilnimo badan oo ciidanka haysataa way jirtaaaaa se allllaaaaahh haynooo sakharo
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Tv qudhun mar kale albaabadaha laysugu dhufto macalin quraanku miyaanu dadka ka mid ahayn waar mid barayay dadka quraan oo imam masjid ahaa baa yidhi imam kii ugu horeeyay ee qoomaluudaan ahay nasaajidkana kolkii laga saaray yidhi Mid baan u furayaa oo kitaabkii ilaa gay isagoo cadaystay inuu yahay akhriyaya wanjalay aduunkii oo dhan baa yaabay Nur Warsame oo Australia jooga waa majeerteen way qariyaan daarookii Edna oo cid walba ka islamnimo iyo sadaqa jaariya badan basaas coldoon u soo adeegsanayay wax Allah wixii laga shakiyoba waa la xidhayaa Aden sunne ayaa tusaale qarankan ugu filan
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
MMTV SOMALIA waa in umada somaliland laga qabtaa faqash ayaa u adeegsata sidii somaliland been iyo propaganda u sheegi lahaayeen
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Beeeeeeenle tuuuuuuuug shabaab bax
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
waa mel mafiyoh dowlad kah tahay
@MaxfuudMohamed-tk3fl
@MaxfuudMohamed-tk3fl Жыл бұрын
Dulmi ayaa loo geystey
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Walle wax baa jira dibay kasoo bixi
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
MACANIN QARAN LAMA DHOHO QABIIL SOMALILAND WAA ISAAQ WAANA FALAAGO GOONI GOOSAD AH. WAA CEEB KALMADDA QARAN.
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
faqash fircoon soo baro sida wax loo qoro! xoolo xoolo dhalay
@abdikaabe3662
@abdikaabe3662 Жыл бұрын
@@hanalander Hadid sad oqoosi ku heleeyso gaalnimo adna aadan baa idiinka wakiil ah, khaniisnimo ,gaalnimo abaarsaad u furateen, kaniisadna hargeeyseey idinku taal intaa kabadan ku dhihimaayo gabar somaliyeed baa tahay.
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
@@abdikaabe3662 kolayba kula yaabi maayo oo waxaad tahay xoolihii maskaxda talyaanigu ka soo gumaystay, marna sida xoolaha wabegia kaga talaabi jiray, marna saylada adhiga ka iibin jiray, takale talyaanig dumarkiina sida xoolaha ayay habeenkii ugu dulkaaji jireen markay isticmaalaan, xaataa way iska maydhi jireen uskagooda inta aanay isticmaalin, ragiina sida oo kale, maanta reer somalia-italia ayaa aduunka ugu qoomaluud badan siiba xaarood xaaran, imanka Australia ee qoomaluudku waa darood, Imaan oo nin qooma luud qabay waa daarood, ilhan cumar waa daarood, takale gaalada ugu badani waa reer somalia-italia, dhilooyinka waa reer somalia-italia, markaa kula yaabi waayo oo waxaad ka xuntahay markii reer somaliland USKAG NIMADA IYO DULINIMADA REER SOMALIA-ITALIA AY DIIDEEN DULI DULI DHALAY
@NimcoFf
@NimcoFf 5 ай бұрын
​@@abdikaabe3662yaa ibnu qabxa ma adoo culimo somali ah tiirka geeyay kuna tooganayay sheekh mxd unoqotay ayaa hadlaya qaaniisin yahay aduunka uga ololeeya laba nin ha is fuulan argagixiso yahay
@clraxmaansoodaan8453
@clraxmaansoodaan8453 Жыл бұрын
Waar dawladeena somaliland Culimada waa lasaaxiibe adiga maxaa kusoo galey maxagii shabaabaa adeer adigu hadaad bilaa dambi noqoto cidna kucidhimayso laakiin xidhiidhka alshabaab iska ilaali
@batulasmail8261
@batulasmail8261 Жыл бұрын
Been ayaad sheektay Meeqa sheikh ayaa lagu xadgudbay oo la xiray Sida Sheikh Cabdi Maalik Coldoon oo loo xidhay maxaad xaqa u sheegeysa
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Weger Runsheeg
@salanismail7663
@salanismail7663 Жыл бұрын
Sheikh bilaa camal looma xidhin. Waxa uun baa jira .ninkan waxabuu qarinyaa . Dawladu cidna ma dulimido. Lkn Sheikh waxaa uu xidhiidh xoogan leeyahay shabakada alqacida
@salanismail7663
@salanismail7663 Жыл бұрын
@BashkaCadde-tf9fh . Marka dadka xagjiriinta laga qabto ee aad nabad ku seexato ayaad dhahaysaa daalim bad tahay.. Kuwo aad sheikhyada moodaysaa waa kuwo dhiiga shacabka banaysanya
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Жыл бұрын
Sir doonka somaliland shaqo fiican bay qabten xaq bay u leeyihiin qofkey ka shakiyan iney qabtan markasta waa siduu caalam ku u shaqeeyo
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Жыл бұрын
qawmu luudhka waa la abaal mariyaa macalim qu aan kana waa lagubah dilaa soo maali layn talaw xagay usocotaa waa yaabe
@ماهرحسن-م3ه
@ماهرحسن-م3ه Жыл бұрын
Ninow dhamayso videoga hubsiimo la'aan baa ku haysee.
@slanddifac5460
@slanddifac5460 Жыл бұрын
Maadiga ah qooma luud maxaa ku tusay ya makhnuud 😂
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
faqash xoolo xoolo dhalay
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Жыл бұрын
@@ماهرحسن-م3ه saxib horta wad mahad santahay lkn su aal hadaan ku way diiyo ag taada yaa loo jecel yahay adna iyo sheek mustafe jawaab
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Жыл бұрын
car hadaad caqli,fayaw leedahay ood wax garan sheekh dirir iyo adna yaa sharaf badan su aashaa kajawaab kadib waxaad rabto ku hadal
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
War kaaga waa lakeeni iska sug
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Weger walle ciidanku dhalayal dadka uma xidhaane warka keen
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 Жыл бұрын
Heego ma xishooto
@abdikarimabdek3115
@abdikarimabdek3115 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 muse
@iqroali7019
@iqroali7019 Жыл бұрын
Caaaaaaaac beeeeeeeeenle
@kinsixasan-bd7ik
@kinsixasan-bd7ik Жыл бұрын
Dawladu indho qudhaanjay leeday wixii wax wadana way u jeedaa
@Siilaanyo2011
@Siilaanyo2011 Жыл бұрын
Culumadan dayarta ah intoda badan, intay na la mamàmiilin caruurta, inay rero lahaadaan iyaa muhiin ah ,oy bahi dumar qabin ama ku jirin😏
@ElesomT
@ElesomT Жыл бұрын
Waad edeb darrantahay meesha Quraanka lagu baranayo siduu qofku hawlo noocaas ah ugu fikir karaa walaal isku xishood oo eedeynta ka dayaa ahlu quraanka.
@xasannuuri8019
@xasannuuri8019 Жыл бұрын
Isagaaba caruur leh 5 caruura
@qasimboobe1049
@qasimboobe1049 Жыл бұрын
War ree hargaysow warisdabaqabta waxad kusocotan melxun
@sheekhxamse7736
@sheekhxamse7736 Жыл бұрын
Waar khuruujka way ka buuxaan cadawgu
@IxsanMxmad
@IxsanMxmad Жыл бұрын
Khuruujka iyo dadkisa afkaga xun ee uraya kaga buuxin maysid cadwge awliyada ilaahy afkaga kala bax
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
Nin raga calaacal uma fiicnee taliyihii saldhiga u tag waaydii cidii Amartay xadhigaaga kadibna ka tabaabushayso hargeisa xamarba kafuro madarisadaada kii ku xidhayna u dhamee. Anigu shabaabkan la sheego waaban la ayee xageey joogaan hargeisaaban kusoo dhawaynlahaaye
@filsanahmed4084
@filsanahmed4084 Жыл бұрын
Dadka xamar miyàad necebtahay 😅
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
@@filsanahmed4084 somali maaha maxaan u nacayaa somali one waxaan necebay gangska hargeisa ee xooga nagu haysta
@filsanahmed4084
@filsanahmed4084 Жыл бұрын
@@cabdishiineadan4061 ninkanina waa gangeska hargeisa ha uyeedhan yuu ku cunine
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
@@filsanahmed4084 gangs maaha Kani waa miskiin laga shakiyay ee waxaa gangs ah kuwa dadka baada kaqaadaa ee aan caafimaad iyo waxbarashana ku bixin ee jeebkooda ku shubta kii lahadlana sida miskiinkanbaa loo wanjalaa
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 Жыл бұрын
@@filsanahmed4084 gangs maaha Kani waa miskiin laga shakiyay ee waxaa gangs ah kuwa dadka baada kaqaadaa ee aan caafimaad iyo waxbarashana ku bixin ee jeebkooda ku shubta kii lahadlana sida miskiinkanbaa loo wanjalaa
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
Walle farbaa kugu godan
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 Жыл бұрын
Maxaad cadayn haysaa.. sidaa in laguu jidh dilaa fiican
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
@@mericanbadass5299 allah kani malaha waaba kuwuu Taba barayey war adna miyaa lagu hayaa walhi Farbaa idinku godan
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
@@mericanbadass5299 codon iyo shiikh Aden sune ma been bay kashegen cadayn keen baad iska leedahye
@hanalander
@hanalander Жыл бұрын
waa runtaa!
@FaysalAhmed-ls4wd
@FaysalAhmed-ls4wd Жыл бұрын
@@hanalander Haa inader walle Ninkani wax Buu soo wataa. Waayo sidonka Somaliland been mashegan ba
Falaqaynta Doorashada iyo Arimaha Amniga.
19:26
MM Somali TV
Рет қаралды 17 М.
Qisada Macalin Qur'aankii ay Askarta Roondadu qabatey!
15:45
SAAB TV
Рет қаралды 1,7 М.
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 6 МЛН
How to whistle ?? 😱😱
00:31
Tibo InShape
Рет қаралды 22 МЛН
ЛУЧШИЙ ФОКУС + секрет! #shorts
00:12
Роман Magic
Рет қаралды 9 МЛН
Maxaa la gudboon dadweynaha iyo Murrashaxiinta xilligan Xasaasiga ah
27:41
Hereri iyo America 3aad-wareeysi Ilhaan Cumar &  Somali Museum
43:15
Universal TV
Рет қаралды 385 М.
World’s strongest WOMAN vs regular GIRLS
00:56
A4
Рет қаралды 6 МЛН