Machiavelli | Shaydaanka Siyaasadda | Buugga Wabar.

  Рет қаралды 68,103

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Пікірлер: 165
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Asc asxaabta. Buugga inta bishan ayaa insha allaah lagu soo bandhigayaa hargeysa. Waanu idinla soo socodsiinaynaa marka uu soo baxo. Mhdsndiin
@isaxaaqmaxamuud5292
@isaxaaqmaxamuud5292 5 жыл бұрын
Adaa mudan wll
@zamiiiribrahim3491
@zamiiiribrahim3491 5 жыл бұрын
Aaad baaad u mahad santahay
@ananzee638
@ananzee638 5 жыл бұрын
ogeysiis ma tahay qof jacel inuu barto luuqada English-ka iyo carabi qaab fudud kuso biir channelkeena plz subscribe ino sara mhdsnd
@muna2378
@muna2378 5 жыл бұрын
Insha allah wll
@HAKIKfacts
@HAKIKfacts 5 жыл бұрын
masha allah waxa warbixin iga sisaa waxa u dhacay sulsan jacfar ( mulkilaha MAAN MAAL) casharo ban kala socday in ku dhan 2 ila 3 bilood man arage shukran
@yosefofficialvlogs2300
@yosefofficialvlogs2300 5 жыл бұрын
Aadan sahan mahadsanid wll the only channel youtube somali that every time i wachted i get some thing new thankz bro keep going 👍
@Ahmed_Abdi_Hassan
@Ahmed_Abdi_Hassan 5 жыл бұрын
Sxp aadan waxa aan joogaa moqdisho waxa aan jeclaanlahaa inaad keentaan muqdisho siiba xareed waad mahad santahay
@abdirizakmohamed4667
@abdirizakmohamed4667 5 жыл бұрын
Ani xita wan raby lkn xareda no ficned in la keno
@Ahmed_Abdi_Hassan
@Ahmed_Abdi_Hassan 5 жыл бұрын
Haa sxp
@Jano-b8s
@Jano-b8s 5 жыл бұрын
HADAAD quaanka jeceshahy subscribes and like igu caawi
@hunterofficialchannel3183
@hunterofficialchannel3183 5 жыл бұрын
Go forward pro MI role model 👏
@maprukadeeqa7956
@maprukadeeqa7956 5 жыл бұрын
wllo adoo mahdsan noo so gudbi xikmadihi iyo taariikhda imaamyadena imaam qasali , imaam shaafici ,imaam maalik iyo kuwo kleba inzha Allah wadna ku mahdsanthy xikmdaha iyo taariikhaha aad no so gudbiso aadna waanu uga faa'iidnay ilaahy haku sharfo 🙋🙋
@qayseraxmed6455
@qayseraxmed6455 5 жыл бұрын
Mashallah
@khaalidhaldoor6464
@khaalidhaldoor6464 5 жыл бұрын
Asallamu calaykum saxiib aadan iyo ummada soomaliyeed waxa aan jeclaystay in aad farin nooso dirto maalinta soo bandigayo halka lagu soo bandhigayo iyo fahafaahin kaleba alle ayaa mahd iska leh ii suurto galiyay muuqaalkan aan filayo in uu muhim u yahay noloshayda iyo ta somaal ba alxamdulilaah
@abdirahambashe7009
@abdirahambashe7009 5 жыл бұрын
Best channel sahanka xogaha
@ahmedhajjiyuosuf86
@ahmedhajjiyuosuf86 5 жыл бұрын
Aadan Sahan 😍😍😍😍😍
@hooshbanadir221
@hooshbanadir221 5 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay Macallin. Ninkaani Niccolo Machiavelli waa ninkii yiri, "Policies are better than moral principles". Wuxuu qoray buug la yiraado, "The Prince".
@hanadmohammad5575
@hanadmohammad5575 5 жыл бұрын
Sahanka xogaha waaan obognay runtiii cilmi aaad u badan ayaan ka faa idnay Maasha Allaah
@clraxmaansiciid3533
@clraxmaansiciid3533 5 жыл бұрын
Allaahu akbar
@isaxaaqmaxamuud5292
@isaxaaqmaxamuud5292 5 жыл бұрын
Mansha allh alla hakuu barakeeeyo codkaaga wanaagsan aadan haldoooR
@mohamoudabdi9452
@mohamoudabdi9452 5 жыл бұрын
saaxib aadan-sahan buugaa burco soo gaadhsiya
@KELMAD-SAME
@KELMAD-SAME 5 жыл бұрын
Thanks sahanka xogaha
@E25-e2w
@E25-e2w 5 жыл бұрын
Fav channel 💕
@apdirizakahmett6864
@apdirizakahmett6864 5 жыл бұрын
Manzha Allah aad banu kaga faaidnay hore uu soco wll
@xogcusub1735
@xogcusub1735 5 жыл бұрын
Thanks for sahanka xogaha keep going
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 5 жыл бұрын
thanks wllo Aadan
@Kahiyemacqul
@Kahiyemacqul 5 жыл бұрын
Mahadsanid big bro Adan sahan best friend💣❤🙌
@xamseafyare2365
@xamseafyare2365 5 жыл бұрын
Masha allah
@maxamadyuusufgeele6715
@maxamadyuusufgeele6715 5 жыл бұрын
ALLAAHU Akbar SubxaanaLAAH wabixamdihi
@mohamedqadar8886
@mohamedqadar8886 5 жыл бұрын
Sxp wxaan sugoona taarkhda "jaquine el Chapo guzman"👍
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@cabdulahimalaas7764
@cabdulahimalaas7764 5 жыл бұрын
Masha allah wll qaliya walalhi waxatahay qof uu shaqeya dadkisa waxa bara weliba isago shaqeysanayo ee iskuxiray labo shaqo oo laga fa iday mahatsani
@Tsb_pro1
@Tsb_pro1 5 жыл бұрын
Mahadsanid aboowe kama dhargo warbixintaaada iyo xogaha
@AhmedAhmed-zm6kp
@AhmedAhmed-zm6kp 5 жыл бұрын
Waan Ku rajaynaya bil inaad Ku gaadho 100,000 k inshalah sxb
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 4 жыл бұрын
Keep going Aadan sahan
@siciitHuriye
@siciitHuriye 5 жыл бұрын
Thankz adan sahanka
@samaalejr8972
@samaalejr8972 5 жыл бұрын
Best KZbin channel
@lanjerilyrics
@lanjerilyrics 5 жыл бұрын
San u sugayy update ugu hayy KZbin at last video cusub so dhacayy
@fb_iraadtv3778
@fb_iraadtv3778 5 жыл бұрын
Horay usoco wll 👏👏👏👏👏👏
@rastaabdirizak5441
@rastaabdirizak5441 5 жыл бұрын
Mahadsanid macalimoo
@coprabarkhad3445
@coprabarkhad3445 5 жыл бұрын
Noolow sxb aadan kor waligaaa
@raniyaabrar2317
@raniyaabrar2317 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdikaremharir7387
@abdikaremharir7387 5 жыл бұрын
😍😍
@tayomaalshowofficial5459
@tayomaalshowofficial5459 5 жыл бұрын
Buugan qaado ka dhig walaalo aadan 😁
@mogelxoor2117
@mogelxoor2117 5 жыл бұрын
Horey usoco bro Ruux ku dayasho Mudan bad thy🙏
@liibandayib918
@liibandayib918 4 жыл бұрын
Adan walaal buugaagta aad macluumaadka kasoo xigato link ga hoosa soo dhig mid kii aad awoodo si dadkuna uga faa'iideystaan macluumaadkuna noqdo mid cadeyn wata.
@alifaarax4881
@alifaarax4881 5 жыл бұрын
Asc Wll buugan xagee laga helayaaa
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
nicolo Machiavelli waxaan ku bartay 2pac iyo album-kiisii makaveli
@mohamedibrahimfarah4363
@mohamedibrahimfarah4363 5 жыл бұрын
550 years ago that was long-time
@mohamedsharmarkeahmed9077
@mohamedsharmarkeahmed9077 5 жыл бұрын
Nairobi ban joga se Ku heli kara buuga
@AadanAsmarofficial
@AadanAsmarofficial 5 жыл бұрын
Ok pro keep gowin
@qadarjr6588
@qadarjr6588 5 жыл бұрын
Adan bro waxan rabnaa bug masuniyada
@faadumoyaasiin8120
@faadumoyaasiin8120 4 жыл бұрын
Wala buugan xageen kahelnaa buugan fadlan nosheega sidii aan u helilahyna buuna iyo buuta aad turjuntaan
@khadercampe693
@khadercampe693 5 жыл бұрын
Thanks wll☇
@zakialhariri1197
@zakialhariri1197 5 жыл бұрын
Hay wll wan so dhaybaybaa bandhiga bugan iyo buug ta kla ba
@yahyacade5031
@yahyacade5031 5 жыл бұрын
Sxb wanxan ahay yaxye o joga mogadisho aad ayan kaga mahad celinaya sida ad nola wadagtay waxa ad na dhertahay galabta ayan qoray dhaman shekoyinki ad kuso gudbisay barnamijki jawab celinta dagdaga ah o schoolka masraxisa ayan kaso jedin dona isha allah wana ku salamaya
@FAHAMTECH
@FAHAMTECH 5 жыл бұрын
alah haku xafido aqoon yahan
@mohamadraage1469
@mohamadraage1469 5 жыл бұрын
#sahanka wll book wan ubaahana hay sideen kuheli kraa hargeysa majoogiye muqdisho joogaaa
@nuurabdi2306
@nuurabdi2306 5 жыл бұрын
Masha Allah hore usoco bro
@anasyare691
@anasyare691 5 жыл бұрын
Insha Allah
@abdiweliahmed3674
@abdiweliahmed3674 5 жыл бұрын
Bugaan waan aqriaya talooyin badan ayaan ka helaysaa
@andregamming3536
@andregamming3536 5 жыл бұрын
Ma aqaano Cid akhri doonta Commentigeyga Lkn . . . . . . ilahy Wll Hamigaga Haku rumeyo subscribe iizaar pls😥😥🙏🇸🇴
@maxamedcolaad2447
@maxamedcolaad2447 4 жыл бұрын
Thanks my bro turjuban wanagsan
@WealthchaserFx
@WealthchaserFx 5 жыл бұрын
hallowen ka ka soo diyaari clip bro
@xamseafyare2365
@xamseafyare2365 5 жыл бұрын
Hore usoco zhp
@diamador2946
@diamador2946 5 жыл бұрын
Sxb waxan jooga garissa kenya marti ayan ku ahay .. Maanta anigoo magalada socda ayan arkay qof barnaamijkaaga daawanaYo cuz codkaaga ayan maqlay marku idhaafay qofka dawanaayay .. Sxb sare wankutageersanahay hore usoco.. Insha Allah.. Sxb Hadan afsomaliga qalday karaali noqo.. JAZZAKALLAH..
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Mhdsnd wll qli
@qaasin17herbadiyo63
@qaasin17herbadiyo63 3 жыл бұрын
haina noma dadiyow hhhh
@diamador2946
@diamador2946 3 жыл бұрын
@@qaasin17herbadiyo63 ww ndio ww
@فخورةبنفسها
@فخورةبنفسها 5 жыл бұрын
Wll Adan sahan
@mubarekekjr.7365
@mubarekekjr.7365 11 ай бұрын
xageen ka hela booka wabar?
@NimcoMohamed-x7x
@NimcoMohamed-x7x Ай бұрын
Khadka and pay for the course on Friday and pay the rest at the
@sahidsalahjamac1808
@sahidsalahjamac1808 5 жыл бұрын
sxp xageen kaheli karaa buukan wabar
@elmanarab4034
@elmanarab4034 5 жыл бұрын
✍ zhp tarikhda 2pac shakur ka soo hadal 🤴
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 tupac amaru shakur 👏👏👏👏👏
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 5 жыл бұрын
mahadsanid sxb waanu wada sugaynaa insha allah hargaisana waan ku suganahay
@ahmato2696
@ahmato2696 5 жыл бұрын
War sxp aadan maad ka so hadashi waxn gaaladu ay leeyihiin haloween
@liishedaanofficial2404
@liishedaanofficial2404 5 жыл бұрын
Ka hadal daagaalkii2 ee dunida
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 5 жыл бұрын
Suldan wabarkiii Ma bugann Bu akhristay magacinaaa Wa sida Bugan muxu no rarayaaan Wax fican o faidaaa le ba la so dhigaaa
@holyboyhamze4928
@holyboyhamze4928 5 жыл бұрын
Shp kanaalka maan-maal baryahan ma hayno
@istanthewholekpop2278
@istanthewholekpop2278 5 жыл бұрын
Hotelkee aya lagu soo bandhigayaa
@asmaahmed5709
@asmaahmed5709 5 жыл бұрын
Mnzha allah wlal hore usoco
@haydarsaid34
@haydarsaid34 5 жыл бұрын
Sahanka xogaha Wad Mahad santihiin
@s.s.tvmugdisho401
@s.s.tvmugdisho401 3 жыл бұрын
Dhamaan waan lasocdaa waxyaabahan balse ?
@faham6920
@faham6920 4 жыл бұрын
Xagee ka helaa buugan ? Waxaan joogaa Finland
@liishedaanofficial2404
@liishedaanofficial2404 5 жыл бұрын
Pro
@maxammedraage12
@maxammedraage12 5 жыл бұрын
Buggan isagoo Af soomaali ah Amazon maka heli karra? #AadanSahan
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Marka uunsoo baxo insha allaah
@maxammedraage12
@maxammedraage12 5 жыл бұрын
Sahanka Xogaha mahadsanid wll
@ahmedabdulkariim6545
@ahmedabdulkariim6545 4 жыл бұрын
Asc aden buuga goormoo soo baxayaa
@abdinasermohamudmohamed7061
@abdinasermohamudmohamed7061 5 жыл бұрын
Barnaamijkii ma ogtahay soolaabasho kusamee sxp
@diamador2946
@diamador2946 5 жыл бұрын
Sxb hosni mubarak iyo maxamed mursi ..sheko kadiraayi
@aduunikhatal6599
@aduunikhatal6599 4 жыл бұрын
Buugan waan u bahnahay Meel aanka iibsaddo yaa igu caawiya xattaa pdf isaggoo ah Waxaana jooga dalka dibaddiisa FG: waa ii muhiim Mahadsanidiin
@philipemohamet6625
@philipemohamet6625 5 жыл бұрын
Sxp ma aqaan malmihii hore aadbaan hadalka ii deqsiin jirtay blse malmahaan sidii hore mmaad iska badashay mse anaa si kle aH ayaantan waxaad ka hadleeso si fcn iima dhadhacaan wllkei goforward🙏🏾🙏🏾🙏🏾
@kingjacle2113
@kingjacle2113 5 жыл бұрын
nio xage ka helaynana
@sirew276
@sirew276 5 жыл бұрын
Marka lasoo ban dhigo wll ilaso socodsi waayo waan ubaahanahy
@mohamedxidigduldheer1124
@mohamedxidigduldheer1124 3 жыл бұрын
Sxb kuwaan cml noo soo badan you tube anigoo ka raadinaayo ayaan atkay philisopy yada kale noo soo badan sida aristotale thomas hobbes jean bodin iwm...
@koopollopio3429
@koopollopio3429 5 жыл бұрын
Waxaan jeclaan lahaa in buuggaa la tifaftiro oo laga saaro waxyaabaha aan soomaalida faa'iidada u lahayn sida kalitalisnimada.
@yaxyebooshle789
@yaxyebooshle789 5 жыл бұрын
Boorame ma la soo gaarsiin walaale.mahsanid
@mahiigaanproducts3370
@mahiigaanproducts3370 4 жыл бұрын
Waa magaalada aan kunoolahay firenze ama florenze Noo soo duceeya wlalahy guriga kama bixi karno oo cudurkii yaa ku da,ay sida roobka
@maxamedxasan7484
@maxamedxasan7484 5 жыл бұрын
Aar odaygu hawl wayn ayuu hayey ilayn waa waxaanu kanaalkii maanmaalu u waynaye
@ananzee638
@ananzee638 5 жыл бұрын
ogeysiis ma tahay qof jacel inuu barto luuqada English-ka iyo carabi qaab fudud kuso biir channelkeena plz subscribe ino sara mhdsnd
@mohamedahamed3491
@mohamedahamed3491 5 жыл бұрын
Aqoon kororsi media wan saraay
@Zakaria-Moha
@Zakaria-Moha Ай бұрын
Friday 15 November 2024 yaa igadan beeyo
@axmedqaliifrooraaye311
@axmedqaliifrooraaye311 4 жыл бұрын
keep going
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 5 жыл бұрын
Ninkan iyo buugiiska الأمير Form 2 marka aha maadada taariikhda aya kuso qatay cutubka Loga hadlo النهضة الأوروبية ama ( baraarugii yurub ) Macalinka xitaa wu ku dheeraday sharaxa sharxa oraahdan الغا ية تبرر الوسيلة me and my classmate waxa ka dhiganay constitution an qaladka ku banaysano si funny ah aya u adeegsa jirnay
@cadnaancabdirashiid4592
@cadnaancabdirashiid4592 4 жыл бұрын
Xage laga helaya buga
@NimcoMohamed-x7x
@NimcoMohamed-x7x Ай бұрын
Just wanted you to say how much I appreciate the bills and I have a good time ⌚ I will have a picture with the guys 8❤
@mohamedindhoos6366
@mohamedindhoos6366 5 жыл бұрын
☝️🇸🇴
@cawaalecalawaash2332
@cawaalecalawaash2332 5 жыл бұрын
Buug noocan ah in ka fasiro ma wax wacan baana ani ahaan waaba ila qalad oo siyaasada gaalada waaye iyi kali talisninada hadaybsinalidu akhridana kaba sii daran oo awal horayba kursi jeckaayeen
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Siyaasaddii gaalada sowtaas maanta la inoogu dhaqayo ee la inagu maamulayo miyay inaga maqan tahay, miyaanay habboonayn markaas qudhunkaasi meesha uu ka suu burqanayo in aynu ka war doono si aynu u raadsano dawadeedii
@azlmcl198
@azlmcl198 5 жыл бұрын
@@sahanka97 mayee wey tahay
@shacarcade4884
@shacarcade4884 2 жыл бұрын
Buuga wa kan ado somali joga lagugu maamulo🤣🤣
@Omrxsauds
@Omrxsauds 5 жыл бұрын
Sxp buugan intee ka helikaraa
@Osmanmadey143
@Osmanmadey143 5 жыл бұрын
Libinto maxa waye?
@sahanka97
@sahanka97 5 жыл бұрын
Libintu waa guusha
@Osmanmadey143
@Osmanmadey143 5 жыл бұрын
@@sahanka97 mahadsanid chanelkadha wan jeclahy walalo.
@a.shakuursaed9125
@a.shakuursaed9125 5 жыл бұрын
Waa guulsha Wll
@hayatimhaya4254
@hayatimhaya4254 4 жыл бұрын
Waxyalaha aad ka hadshay oo orahyada ninkan ah waxa manta ku dhaqma hogamiyasha ma madaxda Muslimka gaar ahan somalida waxan is oran jiray maxay sidan ugu dhaqman illayn wa wax ay bartan yab😱
@baazhehapdirachiid2444
@baazhehapdirachiid2444 5 жыл бұрын
M.a sxp
@suhaybsiciid8120
@suhaybsiciid8120 5 жыл бұрын
May isagu muu dahfaydin waxa dahfayday Kumar binu khadaab
Napoleon Bonaparte | Kalitaliskii Faransiiska.
19:41
Sahanka
Рет қаралды 86 М.
115 | Shaydaanka Siyaasadda | Buugga ugu saamaynta badan | Wabar.
23:52
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
REAL or FAKE? #beatbox #tiktok
01:03
BeatboxJCOP
Рет қаралды 18 МЛН
Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man |  Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?
26:16
George Bernard Shaw | Abwaankii Diiday Abaalmarinta Noble...!
17:06
Gorfeynta Buugga Baaqa Shuuciga | Hiil Press 2024
1:20:30
Hiil Press
Рет қаралды 1,6 М.
buugga farsamada dagaalka socail media 2018
25:56
SOMCAN MEDIA
Рет қаралды 9 М.
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 99 М.
Xikmadaha Dostoevsky | Murtiyo maangal ah.
13:53
Sahanka
Рет қаралды 138 М.
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН