MADAR IYO CAMERA DA QARSOON

  Рет қаралды 388,547

Abdala Jamaal Vlogs

Abdala Jamaal Vlogs

Жыл бұрын

Пікірлер: 1 500
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Qofka ku xiga cabdikariin cali Shah inta ila midhka 😊😂😂😂
@khatarozzhiaaroz11
@khatarozzhiaaroz11 Жыл бұрын
Huuno Asc😂
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
@@khatarozzhiaaroz11 wcm wllo
@user-re7nn3se6e
@user-re7nn3se6e Жыл бұрын
Cabdikarin cali shaah😂😂
@subeertiger4628
@subeertiger4628 Жыл бұрын
Abdikariin ali zhaah 🤣🤣
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 Жыл бұрын
Kaas baa ka dabeecad xun
@JackCadnaan5
@JackCadnaan5 Жыл бұрын
Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban muxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤
@muwahibmuhumed-bw1hf
@muwahibmuhumed-bw1hf Жыл бұрын
Scw scw scw
@alinafaisalxuseen.com.
@alinafaisalxuseen.com. Жыл бұрын
Scw💞
@cashamaxamed892
@cashamaxamed892 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@nimcosaleeban3173
@nimcosaleeban3173 Жыл бұрын
Scw scw scw
@junioriprahim4397
@junioriprahim4397 Жыл бұрын
Nabi allow waku jecel nahay scw🥺
@ayoushaabdilaahi2207
@ayoushaabdilaahi2207 Жыл бұрын
Oh...😢😢madar hadal maba karoyo wlhi dulqaadka dumar uun ku kooban mansha allah intaaba qaarba laga helin😂😂team madar and abdalle keep going 😮😅
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
Ma isku team baa waa feedh bilaash wuu matalay
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 Жыл бұрын
​@@yusufaxmed2590kan dhab ayuu wax ufeeray wuu xanaaqu
@xaawajanno5399
@xaawajanno5399 Жыл бұрын
Allah gobsanaa inamadayadu. Bal muu nin kale ahaado mar horuu dheg iyo dhaban fujin lahaa. We love you Madar
@mohamedmadar5423
@mohamedmadar5423 Жыл бұрын
Thanks wll
@Madar_mohamed
@Madar_mohamed Жыл бұрын
Waa sheeko iga yaabisay ninba ilaso hadlay ii shegay in uu yahy manager ki dollar store discount ban samynay 50% marka in aad noo xayasiiso meherada ayaan raba adigana free ban kaga dhigayna wixi aad qaadato Kadib sheekadan baa igu dhacday ma wax aan la xanaaqinba ilmaderayaal?
@ubaxmahamoud6670
@ubaxmahamoud6670 Жыл бұрын
Waad dulqaad badantay wllo
@suleqasiman9158
@suleqasiman9158 Жыл бұрын
Sorry madarow kugu dhacday Midaa Balse adbad udulqaad badan thy 👏❤️🌷
@bushramohamoud6732
@bushramohamoud6732 Жыл бұрын
Sorry 😔😔 Wllo mcn wllhy dadbada uu dulqad badantayh ale haku sharfo
@kingrijal2023
@kingrijal2023 Жыл бұрын
Ilaahay nabar xaq daro haa kaga dhiigo
@anshaxck2072
@anshaxck2072 Жыл бұрын
Hhh sorry mttan
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 Жыл бұрын
Mashalah wa nin raga walahay gabadha siduu u ixtiramayo iyo siduu ninka isaga celiyay mashalah mashalah nagti hesha nasiib bay ledahay ninka❤
@updirahmanbidhiq9127
@updirahmanbidhiq9127 Жыл бұрын
Wkugu qatay hadalka lkn unta danbe aka ....👌😂
@luqmanadanali702
@luqmanadanali702 Жыл бұрын
tani wa jiliin caadiya run uma eka😂😂😂
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 Жыл бұрын
@@updirahmanbidhiq9127 hee inta dambe Maxa ka xun😂🤔
@fadumazahraraage9896
@fadumazahraraage9896 Жыл бұрын
@@luqmanadanali702 ma anagay prank nagu samenayan ninka siduu u xanaqay run bay u egtahay
@mohamedsaedmohamed
@mohamedsaedmohamed Жыл бұрын
Hhhh Mar kay Edadaaa Ama Walaasha Coment Been Ah Kuusoo Qorto Hush Naayaa
@MumtiAdem
@MumtiAdem Жыл бұрын
Masha alalh madar waa geesi gabadha wuu ixtiramy ninkiina wuu iska dhiciyey😊🎉
@Queennouran336
@Queennouran336 Жыл бұрын
The first real prank in somali KZbinrs🫡👏❤
@nia8672
@nia8672 Жыл бұрын
Agree with u walahi. Kuwa kale wala garta iin leysla oogyahay
@fahada.k.a7093
@fahada.k.a7093 Жыл бұрын
Maaha waa been 😅
@shiinebeatsofficial1597
@shiinebeatsofficial1597 Жыл бұрын
@@fahada.k.a7093 Waxaan Feer Iyo Jilib Dhacaaya Maa Been Ah
@mj2shiesty
@mj2shiesty Жыл бұрын
That ain’t no prank
@ruweydoruunruweydoibrahim4257
@ruweydoruunruweydoibrahim4257 Жыл бұрын
Madar waa respectga oo qof ah m.a❤😊
@aishaibrahim7513
@aishaibrahim7513 Жыл бұрын
Respect for madar Mashallah wa dulqaadki o qof ah gobsana inamadayadu Ilahy ha daaye
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 Жыл бұрын
M.a Madar siduu social media ha uga yahy qof masuul ah o mixtarim ah buu behind the camera na u yahay Nin rageed sharaf korkaga ha ahato ❤
@akmiishargsan5521
@akmiishargsan5521 Жыл бұрын
Oh MADAR wlhy waa nin rageed muxtarima♥️ siduu gabadha ula dhaqmay bal day 👏👏❤m,a miskiin I'm so sorry wlhy abdalle sanaa madar way kugu dhacday sorry pro wlhy🥺😢
@fardowsobashir2103
@fardowsobashir2103 Жыл бұрын
Gabadha jiliinkeda waa top 😍
@HeliwaaMedia
@HeliwaaMedia Жыл бұрын
XASUUSIN: Hal sikin gacantaada ugu raaxee saliga xabiibkeena❤محمــــدﷺ waa habeen Jimce.
@caaishacandiwali1953
@caaishacandiwali1953 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sharmake603
@sharmake603 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@adnaosman9722
@adnaosman9722 Жыл бұрын
Scw
@carafataxmed3138
@carafataxmed3138 Жыл бұрын
Scw
@muhiimcabdicasiis531
@muhiimcabdicasiis531 Жыл бұрын
Horta gabadhan anu gacana utagay 😂madar suu xushmada iyo hablaha SAA looga xishodo uyaqan nin rageed❤
@aktarsharmaarkeofficial3837
@aktarsharmaarkeofficial3837 Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@hooyomacaan8897
@hooyomacaan8897 Жыл бұрын
Waxan sooxasuustay hadalkii aha nin ragi xogiisa dumar Kuma tijaabiyo ❤ cadhadii nin buu kula dul dhacay😂😂❤
@ayaanlemahamed5234
@ayaanlemahamed5234 Жыл бұрын
رمضان مبارك أينما كنتم ، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال،🤲🤲🤲🤲
@calikowillqaran3817
@calikowillqaran3817 Жыл бұрын
Muqalkiii ogu horeyay an full ah an dawado
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Жыл бұрын
Miskiin weeye madar weliba dulqaad badan mnshlh ❤
@hamsemohamed5033
@hamsemohamed5033 Жыл бұрын
🥰رمضان مبارك امة المسلمين☪️🤗
@aragsancabdilahi
@aragsancabdilahi Жыл бұрын
Please cabdikariin Ali shaah ku xijisii
@husseinozil3614
@husseinozil3614 Жыл бұрын
Afur wngsn dhaman umada muslimiinta ah Ina jamaalow nosoo badi next Ina Cali shaah ka dhig Ramadan Mubarak ♥️🤝
@abdourahmantyga7261
@abdourahmantyga7261 Жыл бұрын
Reer jibouti 🇩🇯 Ramadan Mubarak ❤
@nimcoabdimohammed536
@nimcoabdimohammed536 Жыл бұрын
Wlhi qosolka iga dhameeysen waxan wuu prank dhaafay prankigii abid aan arko ee ugu saxsanaha abdalow wey kugu dhacday 😂😂😂😂 keep going
@hibaaqkhyrdoon8002
@hibaaqkhyrdoon8002 Жыл бұрын
Mansha Allah prank ugu hore ee Somali ay sameeyso oo sax cabdle wixii helay caadi maha hore u soco❤🎉😂
@aminaahmedmuhumed2088
@aminaahmedmuhumed2088 Жыл бұрын
Dulqaad badaan madar😂😂
@fiasahasan267
@fiasahasan267 Жыл бұрын
Afur wanaagsan from muqdisho cadeey 🎉❤❤
@yuzufhashi2929
@yuzufhashi2929 Жыл бұрын
Ramadaan mupaarak war waa wada funny wllhi 😂🌙🔥
@Msskavya9139
@Msskavya9139 Жыл бұрын
Real Pranks for Abdalla Jamaal😂😂
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw Жыл бұрын
Wlh madar waa nin rageedka la sheego gabadha si ixtiraam leh ayuu ula hadlay cabdalana waabu dilay 😂😂😂cabdalow dhakhtarka ku carar ma noolide 😂😂😂wlh prank sax ah keep going bro ❤
@yaquubciise8770
@yaquubciise8770 Жыл бұрын
Taas rag bay ka dhaxaysa dumarku wall boos iyo hadal kuma leh
@user-nw4mu8xg3q
@user-nw4mu8xg3q Жыл бұрын
Wiilasha isaaq waa gob nasiib badna hablaa somaliland jooga
@balqiisamohamed-tx9nw
@balqiisamohamed-tx9nw Жыл бұрын
@@yaquubciise8770 😂😂😂😂wll ma colaadbaa inaga dhaxay xageed igala qaaday 🤔🤔😂😂
@IsraMukhtar-ju1uf
@IsraMukhtar-ju1uf Жыл бұрын
Hhh runti waqof fican odul qad leh madar maxamed anyaale
@Salinakhader143
@Salinakhader143 Жыл бұрын
​@@user-nw4mu8xg3qHaa wlhi waanu ogsooney ❤
@somalidocmantery9692
@somalidocmantery9692 Жыл бұрын
wakan prank zaxda ihi nio cabdale jamal legend🥰
@sakariyetaaj
@sakariyetaaj Жыл бұрын
Qacmaha alle hakuu barakeeyo hadad soboqato chellka 😊😊
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Madar waa. Dulqaadki oo qof ah masha allah❤️❤️
@alizaabdi
@alizaabdi Жыл бұрын
Inta dhib kaso garayo ayaaan dhaween Tnx wll sida barnamijyo qurux bdn nogu soo daysid ❤
@cristianoronaldo-of1ys
@cristianoronaldo-of1ys Жыл бұрын
ramadan muparak barnaamij xiisihisa wata inta ila taagersan like 👍
@yahyegalydhcabdilahi81
@yahyegalydhcabdilahi81 Жыл бұрын
Teem oyaayaa bal ooy an ku eegnee😅😅
@cristianoronaldo-of1ys
@cristianoronaldo-of1ys Жыл бұрын
@@yahyegalydhcabdilahi81shoodhe goetka haka daba hadlin 😂😻
@maxamedcabdi4531
@maxamedcabdi4531 Жыл бұрын
Ay madar dabecad xuma
@yahyegalydhcabdilahi81
@yahyegalydhcabdilahi81 Жыл бұрын
Goat lio messi
@yahyegalydhcabdilahi81
@yahyegalydhcabdilahi81 Жыл бұрын
Adeer goat ku waa lio qarxa somali maryoolay goat wlhy waa,lio messi maku dharankartaa inuu oyaaye goat yay carkudhaaro kaadi nijaasyaw
@hayanmoha-ju3cf
@hayanmoha-ju3cf Жыл бұрын
رمضان مبارك ❤
@Thebeauty.videos
@Thebeauty.videos Жыл бұрын
Omg walhi this vidio deserve more than 1m likes/views. What a respect Madar had to that lady, woow♥️♥️ walhi I feel him. Wlo Madar allah haku sharfo you are nice human being. Abdala wllo we are soo sorry for the end, but good fucking job. Waligey walhi comment anoo qorin wanaa maanta ku qasbanadey. Hope you all doing good now🙏
@jigaabigaa
@jigaabigaa Жыл бұрын
Dagaal caadiya se. Dumarka lama dagaalamaan waa top Thanks Cabdalle
@MuunaJamacrooble-ls3rk
@MuunaJamacrooble-ls3rk Жыл бұрын
Ramadan alle nabad qab iyo caafimad haynoogu dhameeyo acmasha lhayrka lehna haynaga aqbalo🤲🤲🤲🤲
@q_miraa627
@q_miraa627 Жыл бұрын
😂😂😂😂ala manoooli madar wu bururay wlhii abdalla xaqiisu siyay❤😂😂
@adniabdikadir6325
@adniabdikadir6325 Жыл бұрын
Wuuu kututuntay 😂
@Tolmoneyy
@Tolmoneyy Жыл бұрын
Respect gi oo Madara M.allah keep going wll Abdala jamal❤🙏
@ayaancabdikariin5153
@ayaancabdikariin5153 Жыл бұрын
Madar wlahi waa qof wanagsan mazha alaah ixtaraamka iyo sida qadarinta leh ee uu inanta ula dhaqmayay waan ka helay alle ha ku xifdiyo wllo madar
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
Madar waa ixtiraam midhan mashllh dumarka uu ixtiraama😢🎉
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866
@barwaqobedriyaapdlahixasan3866 Жыл бұрын
Ramadaan mubaarak abdale jamaal waa sugayney maasha alaah 💯💯💯👑👑👑🥰👑
@shushuali
@shushuali Жыл бұрын
Madar qof dulqaad badan m.a team madar imuujiya
@napiilraiz8366
@napiilraiz8366 Жыл бұрын
First one waan Kaa heynaa abadlow 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 I can't wait qeyz iyo abdikariin
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Ramadaan mubarig cabdale jamal keep going prather
@kaabahamud1168
@kaabahamud1168 Жыл бұрын
Mansha Allah madar waa qof ixtiraam badan lkn ninku itaalbu waayey 😂😂😂
@ikraancabdillahi5453
@ikraancabdillahi5453 Жыл бұрын
wlhi bilahi madar waa dulqaadkii oo qofa😢wlhi siduuu uixtiraamaayo naagta yar ILiked dulqaadkiiisaa😭❤️ xurmadleH madar🤴❤️
@qamarhassan2064
@qamarhassan2064 Жыл бұрын
Madar wa wanagii o qofa masha alaah ❤
@barwaaqokayse9924
@barwaaqokayse9924 Жыл бұрын
Ramadaan Mubarak ar abti wllhi waa funny 😂
@ayaandayib7093
@ayaandayib7093 Жыл бұрын
Masha alh wa wiil wada ixtiram ah ❤
@nihaaldhalandhool8869
@nihaaldhalandhool8869 Жыл бұрын
dulqadkii iyo xushmadii oo naf la galiyaay madar big respect so masha allaha
@ciiseimbomba4747
@ciiseimbomba4747 Жыл бұрын
raganimada dhpta ah wll madar allha ku shrfo mi Boi👑🙏🏻
@anabsharif
@anabsharif Жыл бұрын
Legend from muqdisho ❤
@fadumodahir5429
@fadumodahir5429 Жыл бұрын
Rabadan mubaarak wlhi madar funny 😂😂sobadi cabdalow 😂
@naimajama2214
@naimajama2214 Жыл бұрын
Masha allaah waa qof fiican wiilkan
@nia8672
@nia8672 Жыл бұрын
Walahi top of prank kana layidhaa prank. Wwwww true prank Abdale 👍👏👏👏
@filsanmoumin
@filsanmoumin Жыл бұрын
Ramadan mubarak🌙💖 asaxabta janalka abdala jamaal
@yahyegalydhcabdilahi81
@yahyegalydhcabdilahi81 Жыл бұрын
Tag hoyadaa cabdale jamal wasye
@zeytuunahmed
@zeytuunahmed Жыл бұрын
Ramadan mubarak Part two Ku sugena zhp noso dhaqso ❤
@ayaanmuuse-jh2lp
@ayaanmuuse-jh2lp Жыл бұрын
MADAR dulqaadkii oo ragga 🎉keep up wll
@NashadTigerofficial
@NashadTigerofficial Жыл бұрын
Madar waa qof wnagsan Ixtirman badn♥️🥺
@najmafarhan7327
@najmafarhan7327 Жыл бұрын
Weweeee aniga number one ah❤️🤴
@hamseuptulahi8382
@hamseuptulahi8382 Жыл бұрын
رمضان مبارك 🌙❤
@dr.khyriabasheir5064
@dr.khyriabasheir5064 Жыл бұрын
Masha Allah madar wa qof wada ixtiraama wllhi ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 keep it doing wllo madar hadad aragto farintaydan
@sabriinaadan-go4sq
@sabriinaadan-go4sq Жыл бұрын
Masha allah nin rageed waaye wllhi madar Abdalla keep going wllkey🥰
@ayoushcadey7724
@ayoushcadey7724 Жыл бұрын
Madarow wilka waad iga dishaye magtiisa diyaari🧐 Ramadan mubarak guys
@najaxnayruoz76
@najaxnayruoz76 Жыл бұрын
Cabdallow cadala ku sheeq abti dee like naga wada hyso AMA na wada saar 🤣🤣🤣
@shukriabdi5367
@shukriabdi5367 Жыл бұрын
Naya asi waxa ku dhacay ma u jeedid Miyaa
@MawlidAbdiMoh-cx6dz
@MawlidAbdiMoh-cx6dz Жыл бұрын
​@@shukriabdi5367mxuu madar isla qaad qaadaya abdalow ka yar hanugu dilin mar dambe😅
@MUEMAX2
@MUEMAX2 Жыл бұрын
Omg omg 😱 what a prank Abdala jamal 👏 i liked your program from Ethiopia 🇪🇹
@waxbadanogowwbo99
@waxbadanogowwbo99 Жыл бұрын
Beenaale🤣🤣🤣🤣
@Qu681
@Qu681 Жыл бұрын
Madar wa qof dulqaad badan masha Allah 🥰🥰🥰🥰💯
@moubarekmohamedhoussein626
@moubarekmohamedhoussein626 Жыл бұрын
raagan aduun baa kaa adaag Abdallah jamaal 🎉big up man c'est bon !
@mabarikabdi1707
@mabarikabdi1707 Жыл бұрын
Gabadhu Qurux badanaa ❤
@officialabdikariimalishaah2625
@officialabdikariimalishaah2625 Жыл бұрын
Channelka kaliya ee Nafta ii keenay Dhiig buu i dhandhansiiyay mana daynayo ninkan nio yaa naga qabta 😅😅
@nimcoibnujaamac8165
@nimcoibnujaamac8165 Жыл бұрын
Masha allaah madar waa will ixtiraam badan o dulqad badan cabdale wanka xumay jugta ku gaadhay dulqado wllkay❤❤❤💯💯
@marwaabdi2297
@marwaabdi2297 Жыл бұрын
Wlahi qof ixtiram badan yad tahye bro sidad inanta uu ixtiramysay mashallah 😍😍😍😍😍😍
@somaliyameni202
@somaliyameni202 Жыл бұрын
Inta ila sugaysay like dhac ka sii😅😅😅😅🎉
@asiawarsameh5020
@asiawarsameh5020 Жыл бұрын
😅😅😅😂
@muuseapdirashiid7125
@muuseapdirashiid7125 Жыл бұрын
Ina ali shaah next I can't wait 😂❤
@NadaAhmed-rp1jc
@NadaAhmed-rp1jc Жыл бұрын
Best prank ever kkkkk Madar is daji 😂❤️
@nimcodegan3615
@nimcodegan3615 Жыл бұрын
Masha allah madar wa mux tarim dul qaad badan alle haku barakeyo wllo madar
@asiawarsameh5020
@asiawarsameh5020 Жыл бұрын
😢he feel so embarrassing wan kanaxay that's weird 😅apdala 😂Ramadan Kareem apdykarin Ali shah next ka dhig mahadsanid wllo wan ka helnay barnamijkan😊
@Abshir-Ahmed
@Abshir-Ahmed Жыл бұрын
This could've gone out of hand! That's very dangerous prank
@naciimoaadan-qb7pp
@naciimoaadan-qb7pp Жыл бұрын
Maya 😭cabdalla sorry camera da inta danba waa i badashy bowe sorry u dulqaado waad ku khsbanthy wixii caro uu gabdha u qabay bu kugula dhacy 😭😭
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Seebuu Inta danbe ubadalay ifahansii wll ?
@BOr2A
@BOr2A Жыл бұрын
@@wehelashaq3368 yacnii wjigiisaa is badalay bay kawadaa
@oumalkairedjama5045
@oumalkairedjama5045 Жыл бұрын
Respect for madar Mashallah bravo
@bashirmuse429
@bashirmuse429 Жыл бұрын
رمضان كريم يا مسلمين 🌙♥️
@Bintumrayama
@Bintumrayama Жыл бұрын
Firt one Ramadan mubarek tan teeda allah Nabad Hakugu gaarsiiyo Like isaar❤ madar dulqadki o qof ah
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Subscribe walalo isar
@abdirahmanahmed831
@abdirahmanahmed831 Жыл бұрын
Nin raged weyan walhi madar Big Rezpect ❤
@mabsuudmohamad529
@mabsuudmohamad529 Жыл бұрын
Ramadan Mubarik wllky
@muhiimbazhe6642
@muhiimbazhe6642 Жыл бұрын
Rabdan mubarik cabdale jamaal walhi madraw kugu dhacday😂
@xurmaysan6655
@xurmaysan6655 Жыл бұрын
Wakan prank kigii dhabta ahaa keep going ma ku dhahaa abdllaoow 😂😂😂
@hudachanel2495
@hudachanel2495 Жыл бұрын
Subscribe walalo isar
@sakariyecabdi3865
@sakariyecabdi3865 Жыл бұрын
Boqorka KZbinrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ Madar. 👍 great man and legend 👏 🙌
@princessabyaniitamoha7120
@princessabyaniitamoha7120 Жыл бұрын
Madar wa dulqaadkii Wiil ah Masha allah lkn Abdala dhibkaga Ilahey haku booya dhayo 😂😂😂
@mohametyaakhii3378
@mohametyaakhii3378 Жыл бұрын
Abdalle jamaal the legend real prank ugu kaalay ❤❤😅
@abdirhmnqays1013
@abdirhmnqays1013 Жыл бұрын
Inaba caadi mahaa waxa badan kaan ka sugaynaay parankiigan oo kale Abdala Jamaal keep going pro
@NimcoNalka-tc1jy
@NimcoNalka-tc1jy Жыл бұрын
Masha Allah madar waa respect oo qof🥰🥰🥰
@preciousheart4237
@preciousheart4237 Жыл бұрын
Prank iyo KZbin camaladisa saw isaga grnya inanka muxu sidaas ugu geli😊 lkn cadhadi inanta u ka qaaday Abdalla ayu kula dhcy😂
@xasanbare1523
@xasanbare1523 Жыл бұрын
wuxu sameeyey wax nin ragih samayn laha madar ❤cabdala jamaal barnaamij aad iyo aad u wanagsan bad keentay 🎉gabadha jiliinkeeduna waa wax aan inamaba caadi ahayn 🎉keep going dhmantiin
@najmacabdalla6528
@najmacabdalla6528 Жыл бұрын
Ku saliya nabigaa scw ❤
@ahmethkaderofficial1639
@ahmethkaderofficial1639 Жыл бұрын
Wlhi Qaar Aan Garanayaa Daamamka Ayay Jabin Lahaayeen Waa Gabadh May Qoreen Wlhi Waa Legend Dulqaad Badan NinKarmeed Ah
@nimaofayr4012
@nimaofayr4012 Жыл бұрын
Hodan cabdirashiid my primary classmates❤
@samiraabdi3534
@samiraabdi3534 Жыл бұрын
Mash Allaaaaaaaaaaaah Madar❤
@nia8672
@nia8672 Жыл бұрын
Can't wait qofka ku xiigaa
@hoodohirsi8733
@hoodohirsi8733 Жыл бұрын
Ramadan mubara wll cabdala jamal
@apdikariin6813
@apdikariin6813 Жыл бұрын
Rageedi apdalle jamaal 🔥🙌
MOHAMED MAAME IYO CAMERA DA QARSOON
12:38
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 284 М.
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 9 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 3,5 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 96 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 36 МЛН
Lii CAATO IYO CAMERA DA QARSOON
13:24
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 278 М.
SAALAX SANAAG OO SURPRIS KU IMIDAY AROOSKA CALI ZAKI IYO JUWERIYA
3:29
Riwaayadii Sixirka Part 14 End 2022
31:16
HOB FILMS
Рет қаралды 723 М.
SHEEG YAA LEH AFKAN OO KU GUULAYSO DHARKAAGA CIIDA
12:51
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 170 М.
QAYS QAYSER IYO CAMERA DA QARSOON
8:03
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 291 М.
MUNA FAYSAL IYO CAMERA DA QARSOON
12:09
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 379 М.
Rexi Is Not Letting Nomi Relax😂🛁💦 #funny #animation #shorts
0:13
吃醋的黑天使。#天使 #小丑 #超人不会飞
0:19
超人不会飞
Рет қаралды 8 МЛН
Телега - hahalivars
1:00
HAHALIVARS
Рет қаралды 7 МЛН