MADAX BANAANIDA FALASTIIN OO CIRKA ISKU SHAREERTAY XOG CUSUB

  Рет қаралды 29,076

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Күн бұрын

Пікірлер: 71
@fatimayusuf471
@fatimayusuf471 2 ай бұрын
Alxamdulillah ilaahay swt haw gargaaro Palestine iyo umada Islam ka ah oo dhan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ismacilxasan-f1k
@Ismacilxasan-f1k 2 ай бұрын
Allahu Akbar ❤️🥰🧡
@ubeidaliyusuf9623
@ubeidaliyusuf9623 2 ай бұрын
Guul Falastiin
@RahmaMaxamut
@RahmaMaxamut 2 ай бұрын
Masha allaah guul farstiin
@shukraansheekh7241
@shukraansheekh7241 2 ай бұрын
Ilaaheey duul kale ha u bixiyo
@Nasridaaudsakariye
@Nasridaaudsakariye 2 ай бұрын
Allah hagarab abto Palestine ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ilahay waxa ka barayay in cadawga Palestine 🇵🇸 allah dhabaka haka jabiyo amiin ❤❤❤
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 2 ай бұрын
illaahow uhiili falastiin oo ka dulkhaad kufaarta adduun aamiin illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yirub aamiin aamikn
@umuxafsa3391
@umuxafsa3391 2 ай бұрын
Walee waa sax waa dad adjeesi badan iimaankoodu buuxo dhulkooda jecel wadaniyiin ah Allah haguuleeyo
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Ilaahey guul ha siyo falestin🇪🇭
@abdiqaniosman9867
@abdiqaniosman9867 2 ай бұрын
Mashaa Allah ❤❤❤ guul Falastiin
@AbdinasirShueb-rm1lx
@AbdinasirShueb-rm1lx 2 ай бұрын
الحمدلله رب العالمين الرجل انه صدق
@yusufhassancumar3603
@yusufhassancumar3603 2 ай бұрын
Anagaa ugu horayna inaan taageerayno falastiin ilaa ay xornimo ka gaarto ha cabsanina ha caajisina ha xorowdo falastiin insha allaah
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 ай бұрын
Dhaman shaqaalah BRIT 🇸🇴SML 💙TV wa idin salamay waxan idin hadiyey calbuga🇸🇴 ah och kob🏆🎆🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴. Wa xanun wilka Horten taagan ee wadankiisi xero qaxooti uga dhashay ila hadana ah qaxooti. Waxan ALLAH uu rejeenaya shacabka rer FLSTN madaxa banani wararata inshaa allah.
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 2 ай бұрын
Masha Allah guul falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ай бұрын
GUUL XORNIMADA PALASTIIN AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
❤❤❤ ASC Wrx Wbr Dhamaan inta dhageyseyso Cabdi Xafid ❤❤❤
@IbnuMarwanMurjaan
@IbnuMarwanMurjaan 2 ай бұрын
أللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين وفى غزة
@afrahap4406
@afrahap4406 2 ай бұрын
Maasha allah
@AshaAhmed-w9w
@AshaAhmed-w9w 2 ай бұрын
Asc Abdihafid alle ha ku xifdiyo🤲somalidu waxa baahantahay sida qofka canserku dhiiga kaga dhaco waa laga bedela oo mid cusub ayaa lagu shubaa sidaa oo kale 🇸🇴u baahan tahay, allow na midee yaa rabii🤲🤲✌️❤️🇸🇴
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 2 ай бұрын
allaha guuleeyo reer falastiin aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️❤🥰
@amaalmohamud6639
@amaalmohamud6639 2 ай бұрын
Masha Allaah tabaraka ishaallaah guul 🇦🇪🇦🇪🇦🇪
@MedNimaan
@MedNimaan 2 ай бұрын
Asc C/hafed duhur wanaagsan guuuuuuul reer falastiin💪💪💪💪
@ahmadmahamed-w9j
@ahmadmahamed-w9j 2 ай бұрын
guuleeo reer falastiin❤❤❤❤❤❤❤❤inasha Alhaaa
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Masha allaah alaahu akabar 🇪🇭🇪🇭
@rahimohussein4414
@rahimohussein4414 2 ай бұрын
Mashaa Allah alle mahadii weeye Alhamdulilaah
@barlinjama8423
@barlinjama8423 2 ай бұрын
بسم الله ماشاءالله تبارك الله لا حول و لا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم الله اكبر الله اكبر الله اكبر و لله الحمد اللهم لك الحمد حتى ترضى ولك الحمد إذا رضيت ولك الحمد بعد الرضى الحمدلله على كل حال اللهم اعز الإسلام وانصر الفلسطين واليمن واللبنان وجميع المسلمين والمسلمات الأحياء منهم والأموات اللهم آمين يارب العالمين واخر دعوانا أن الحمدلله رب العالمين وصل الله عليه وسلم جزاكم الله خيرا كثيرأ
@KaltunAbdille
@KaltunAbdille 2 ай бұрын
insha alaah way guulaysanayan rer falastin insha alaah kufartuna way jabayan guuldaro iyo hoog ayaa dushoda ah
@kolyaxoorHaji
@kolyaxoorHaji 2 ай бұрын
Asc_Wwb Masha Allah Masha Allah Waxa Uu Uhadlay Sidii Sax ah Allaha U hioliyo Philadelphia
@fatimamudey1434
@fatimamudey1434 2 ай бұрын
Maasha allaah waa guul
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
🇪🇭guuleysta insha allaah 🇪🇭
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 ай бұрын
Mahadsanid
@AsmaAbees
@AsmaAbees 2 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤ guul falastin 1:12
@Abdihoussein1990
@Abdihoussein1990 2 ай бұрын
Ilahay haku goobto falastin inshalllh
@mideyemomo
@mideyemomo 2 ай бұрын
Hard power wa abahay aya ii dofaac,america
@sahrociise
@sahrociise 2 ай бұрын
Mashallaaha elaahwo galadah jabeh
@bilancabduqadir
@bilancabduqadir 2 ай бұрын
Allaahu akbar❤guul inshaa allaah mujaahidiinta reer falastiin❤
@fartunfartun1452
@fartunfartun1452 2 ай бұрын
Waa runtiisa
@MariaMudan
@MariaMudan 2 ай бұрын
Ilaahay reer falastiin ha u hiiliyo carabtaan calamaaniyiinta ah falastiin u hiilin waayay ilaahay habaabiyo guushan reer falastiin wey helaayaan waa geesiyaal garab waayay Isa dhiibi waayay gusha maalin bey helaayaan ciidood baa uhiilin doonto cidan dhulkood loogam guuleysto
@CabdullaahiCilmi-k8v
@CabdullaahiCilmi-k8v 2 ай бұрын
70 kun kudhowaad oo dhimashaa iyo dhaawac kabadan oo sanad kudhawaad socda ayaa caalamka bisleeyay oo aqoonsi macnoleh horay umajirin.xamaas ayaa usababa iyo halgan dhaba oo eeymuujiyeen ee kuwa dabadhilifyadaa oo lagu adeeganaayay waxeeykamid ahaayeen kuwiisoojaajuusaayay.allaah mahadii waxaa ukacay rag dhiigooda taariikhda galay oo geesiyaala.
@mideyemomo
@mideyemomo 2 ай бұрын
Soft power wa awooda madkaxiyeed
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 2 ай бұрын
Waxy caddeyneysa in islaamku guuleysanayo, Allahu Akbar Ilahaw u hiili reer falsatin, Ilahaw jabi madxda Imaaradka
@FarahGuedi-s6i
@FarahGuedi-s6i 2 ай бұрын
We support you brother i am Djiboutien and i follow all your video day by day and i solliciter de participer live video avec toi sur tn chaine et de vous parle une discour que ta jamais entendu avec de analysé que ta jamais vue sur le génocide de gaza et de europe
@suraayosahal3230
@suraayosahal3230 2 ай бұрын
Guul falasteen
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Guul 🇸🇴🤝🇪🇭❤🇸🇴 guul 1 🇪🇭🖕🤲🤲
@hananahmed7395
@hananahmed7395 2 ай бұрын
Ilahaw ugargar falastiin
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Guul 🇸🇴🤝🇪🇭❤🇸🇴 guul 🇪🇭🖕🤲🤲🤲🇪🇭
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 2 ай бұрын
Dunidu way degi insha allah kuwii qarniga qasayna waa gabagabo insha allah.
@mideyemomo
@mideyemomo 2 ай бұрын
Abohi wa america
@muuseshukri7709
@muuseshukri7709 2 ай бұрын
GUL🇵🇸 R🇵🇸R F🇵🇸L🇵🇸ST🇵🇸N.
@ahmadmahamed-w9j
@ahmadmahamed-w9j 2 ай бұрын
iansha Alhaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 2 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaacidXaji
@SaacidXaji 2 ай бұрын
Guulbaan u rajaynayaah
@Khadijo60
@Khadijo60 2 ай бұрын
qiyaanada ilmo ENGALISH safiirna waa u sameeyeen falastin, yuhuudna hub iyo lacag ayey ku kaalmeynayaan basaasintooda gaza ayey joogaan walee ruwaayad baa aduunkaan ka socoto, ilahow u hiili ummadaa leysugu tagay
@mideyemomo
@mideyemomo 2 ай бұрын
Somali uaka isku fillaan, leader an lacag jeclern aya lo bahan yahey
@ZAHRA-pl3ch
@ZAHRA-pl3ch 2 ай бұрын
💗💗💗💗💪💪👍☝☝
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 2 ай бұрын
Falastiin weligeedba dawlad ayay ahayd 1948 ayaa reer galbeedku u dhaceen yuhuud say ugu ilaashadaan danahooda bariga dhexe iyo dhulka carbeed
@aali7203
@aali7203 2 ай бұрын
Dowladd ay Falastiin leedahay ma jirin, waxaa maamuli jirtay Ottoman Empire kadibna British Empire. Gaza waxaa u talin jirtay Masar West Bankna waxay ka tirsaneed Jordan.
@RessmanRess
@RessmanRess 2 ай бұрын
Mashaa Allah cot kar waye guul ban urajeyneynaa
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 2 ай бұрын
HEERKAAS DHIIGA LOO DAADIYEY , WADANIYADDA DALKODA AY KADIIDEENN MASAAFURISKA , KALSOONIDA AY ISKKU QABAAN IYO DIINTOODA AY. KUQABAN IYO ALLE AYGAARSIYEY
@togsan1833
@togsan1833 2 ай бұрын
Waxan iswaydiiyaa masiibaada ku habsatay dadka iyo dalka soomaaliyed waxaa jira meelo an wax dhib ah ka jirin hadana dadkeed ka barakaycayan War dhulkiina galiyay daqligad galina dhushisheeye
@mohamednoor4008
@mohamednoor4008 2 ай бұрын
Dunida xagey joogta o an ehen marekan iyo israil 😂
@mideyemomo
@mideyemomo 2 ай бұрын
Abashay aya ii difaaci
@ApdoukadermahadAli
@ApdoukadermahadAli 2 ай бұрын
ᗩᒪᗩGᑌ ᗩKᗷᗩᖇ ᗩKᕼᑌ ᗩKᗷᗩᖇ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedShiekali
@MohamedShiekali 2 ай бұрын
Asww
@abdirahmanmacalin22
@abdirahmanmacalin22 2 ай бұрын
asc ww c/xafid waaku salamay aad baan uga helaa barmaamij yada aad soo dayso marka laga reebo ambasatoorka carada ladhiminaya
@MaxamedBadri-kb7tf
@MaxamedBadri-kb7tf 2 ай бұрын
Maasha Allaah maasha Allaah maasha❤❤❤❤❤❤❤❤ Illaahay Hagallo garabkooda dhamaan dadka muslimiinta ah EE reer falastiin allahayaw Rabbiyaw Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Guul 🇸🇴🤝🇪🇭❤🇸🇴 guul 🇪🇭🖕🤲🤲🤲🇪🇭
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Guul 🇸🇴🤝🇪🇭❤🇸🇴 guul 🇪🇭🖕🤲🤲🤲🇪🇭
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Guul 🇸🇴🤝🇪🇭❤🇸🇴 guul 🇪🇭🖕🤲🤲🤲🇪🇭
@umaxuseen6718
@umaxuseen6718 2 ай бұрын
Guul 🇸🇴🤝🇪🇭❤🇸🇴 guul 🇪🇭🖕🤲🤲🤲🇪🇭
WARARKII UGU DANBEEYAY ISRA OO '12-KUN OO ASKARI LAGA DHAAWACAY'
26:49
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 39 МЛН
А что бы ты сделал? @LimbLossBoss
00:17
История одного вокалиста
Рет қаралды 11 МЛН
😜 #aminkavitaminka #aminokka #аминкавитаминка
00:14
Аминка Витаминка
Рет қаралды 2,2 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
Famous Historian EXPOSES ISR*EL’S FACTS! | Isr*el’s Future In The Quran!
30:55
Hulp Gaza wordt nog moeilijker, Israël verbiedt hulporganisatie
2:59
NOS Jeugdjournaal
Рет қаралды 25 М.
DAGAALKA RUUSHKA |  UKRAINE | XOG  CUSUB. DAY 76
28:18
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 35 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | RUSSIA | UKRAINE WAR
26:24
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
'RUUSHKA OO QARKA U SAARAN MAGAALO MADAXDA UKRAINE #KYIV'
54:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 150 М.
'SIR LAGA HELAY MARAYKANKA | BAADI GOOBKA SINWAAR' XOG CUSUB
17:50
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
What's in the clown's bag? #clown #angel #bunnypolice
00:19
超人夫妇
Рет қаралды 39 МЛН