Kkkkkk barooratu noocayo badana waa 🦌 bar caqaaliyaaha laguma ogaaha dhulamahanate tuke Baal cad tuuladaada lama degaanataka siinaay ayuubay jaqaaqada ka dhexe hayaan 🦌🦌🦌
@MaxamuudFarhan2 сағат бұрын
Asc. Sheekh. X j. Basar
@DaahirCilmi-t1zСағат бұрын
Hal dagmo oo layidhaa laascaanood oo ay laleeyihiin fiqi shi iyo isaaq oo kasoogala Xudun oo gobolka intii kaleba way maqantahay miyuu noqonkaraa maamul gooniya ? Jawaabtu waa maya haday dhacdo waxay soofaruuraysaa oo ay noqonaysaa Halaq mareen intaasoo dagaan ayaa raadindoona maamul gooniya sida Xeraale iyo Caabudwaaq iyo marka caday iyo qaarkale oo badan maxaa udiidaya
@FadumoAbdi-b5jСағат бұрын
Waanu garranaynaa madagta.
@SaadoCabdi-u9m2 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanaxmed39Сағат бұрын
WAA RUUNTA
@Adnan-bc1vkСағат бұрын
XAAJI BASAROW ANIGU WAXAN DAAWAN KIRAY MAJAAJILADII XAAJI BASAR IMIKANA WAXAN KUGU TAAGEERAA SIDA EDEBTA IYO AKHLAAQDU KU JIRTO EE AAD U DHAQANTO WAAYO DADKA DHIGAAGA AH EE SOCIAL MEDIA-YAHA KALE KU JIRAA WAA DAD AKHLAAQIYAN AAN LA DAAWAN KARIN FROM GX