Madaxwayne Sadaam Hussein iyo Madaxwayne Siyaad Bare 🇮🇶🇸🇴

  Рет қаралды 190,440

Mohamed Olad

Mohamed Olad

Жыл бұрын

Booqashadii Madaxwayne Siyaad Bare ee Ciraaq iyo Saddam Hussein oo soo dhawayey Madaxwayne Siyaad Bare
🇮🇶 🇸🇴
#iraq #somalia

Пікірлер: 253
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Жыл бұрын
In badan baan dhaliil inu leeyahay Jaalle Madaxweyne Siad Barre(AUN) umaleeyay. After twenty years of studying, I concluded he was a special Somali. If he ever made a mistake, it was either related to what he had inherited from his society or his limited capacity to judge and devise a political solution at the right time. However, what he had accomplished and his oratory skills and general protocol remain a national treasure. May Allah grant him and Saddam Jannah. Amiin
@AZus6pd
@AZus6pd Жыл бұрын
Definitely true .
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
AUN Siad Barre. This leader accomplished a lot and leading very difficult society call Somalis. Yes, he was "a national treasure"
@nurahmed8975
@nurahmed8975 Жыл бұрын
Dajaal Soomaali wadaniyad been ah ku siray buu ahaa
@XalaalSomalis
@XalaalSomalis Жыл бұрын
@@nurahmed8975 Walaal, Ma kuwa hadda jogo may ka fiicanyihiin? If so, how so? Bulshada Somaliyeed kuwa hormuudka u ah ma xalaalba? Waxaan u cudur daaray markaan wixii ka dambeyay aan aragnay. Issagu haddu “dajjal” aha maxay yihin Mussa Bixii kaga bilow oo? Doorashooyinku ma qabiil bu ku habbon yahay in lagu saleeyo oo axzaab been ah? Koonfur iyo is xulkooda xaaranta iskaba da. Cahdi la galo oo la oofiyo maad aragtay mise meel lo shaqo tagay si ay naftooda uga adkaadaan bay noqdeen.
@ibnrushdaverroes7633
@ibnrushdaverroes7633 Жыл бұрын
Gaalkii Afweyne beeniye Quraanka waa malcuun nijaas ah
@Bawazer
@Bawazer 6 ай бұрын
تدمع العين 😭 عندما كان الوطن العربي والمسلمين بخير سيادة الرئيس محمد سياد برى الله يرحمك ويغفرلك والرئيس صدام حسين رحمه الله
@Fatimaateye786
@Fatimaateye786 16 күн бұрын
@@Bawazer Amin yaa Raab
@nourahbinshember2147
@nourahbinshember2147 5 күн бұрын
سياد بري كان ديكتاتور أمر بقصف المدنيين في هرجيسا وتم قتل النساء والاطفال، وأمر بإعدام أربعة من شيوخ الدين، وأدخل البلد في حرب مستنزفة مع اثيوبيا ،
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Жыл бұрын
I am crying 😭 markaan daawaday waayo waayo israaciyo midnimo waxaan kasoojeedaa Awdal Borama waxaynu lagoosgoosan jirnay Caalamka waagaas alway oo alaway yaa Allah somali midee iswaysiiya maanyta maxaynu nahay 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@guleedhanaad5926
@guleedhanaad5926 Жыл бұрын
Xaqiiq taasbaa ah
@libandahir7953
@libandahir7953 Жыл бұрын
Horta israaca Laga hadlaa...ma wax riyo Ku dhashaa miss rag baa bahasha isku dayey,. Siyaad barre Iyo sayidka Iyo caydiid reer itoobiya ayey ahaayeen . Idinku maxaad keenteen ???
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
We're animals today right?
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Ай бұрын
SOMALI AIR SHARAF WAATAN ALLAH U NAXARIISO LABADABA
@ismailabdi3654
@ismailabdi3654 Жыл бұрын
❤ Mashallah madaxweyne siyaad ilaahoow kuu naxariisto adiga iyo sadaam
@ayoubgelgaxshe4866
@ayoubgelgaxshe4866 9 ай бұрын
Ma Arab baa maanta ii faani lahayd Allow kuu naxariiso jalle maxamed siyaad barre 🥺🥺🥺🥺🥺
@maxamedaxmed3270
@maxamedaxmed3270 6 ай бұрын
Way u gaadhay inay addoomo inagu tilmaamaan😢
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Жыл бұрын
Legend saadam xuseen allaha kuu unaxariisto
@mr254showstoper3
@mr254showstoper3 9 ай бұрын
Two lions how strong we used to be but nowadays we kill our lions and when the enemies dogs come out to attack us we can’t fight back because we are too busy killing each other may Allah restore the unity we used to have Ameen
@abdirazakali333
@abdirazakali333 2 ай бұрын
ALLAHUMA AMIN
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 Жыл бұрын
الله يرحمهم ويسكنهم الفردوس الأعلى رئيس سابق في صومالي ورئيس سابق في العراق صدام حسين ومحمد زياد بر أسود العرب ولأفريقيا
@adammohamed5339
@adammohamed5339 7 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين
@user-xg8cg5hz8k
@user-xg8cg5hz8k 2 ай бұрын
Geesiyadii islamka ilahay ha unaxaristo labadaba❤❤❤❤❤❤
@MaxamedYare-tm8gj
@MaxamedYare-tm8gj 4 ай бұрын
Abbe siyaad Alle janno fardowso ha geeyo somaali kama horyn kma na danybm, 2024 inta daawanysa waan salaamay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hawoaden3706
@hawoaden3706 Ай бұрын
Maxamed siyaad bare madaxweyne awood leh buu aha dalkiisa iyo dadkiisaba wax u tarau buu ahaa ilaahay ha u naxariisto
@user-ic3ht8jx2b
@user-ic3ht8jx2b 2 ай бұрын
Saas baan dowlad nool wax qabad leh laga cabsado diyaradaheeda leh u aheen hadana tuug dadkii iyo dhulalkii dowlada boobaayo qabyaladiiste ah baa madaxweyne noo ah alaha u naxariisto aabihii umada aabe siyaad❤❤❤❤❤
@IsmailBare-kr6oo
@IsmailBare-kr6oo 2 ай бұрын
😢😢 ilahayow america dhulka dhig wadamada musliminta dhan kasto ayey kala dagalameen inshallah iraq and somalia will rise one day 🙏
@raxmaumuzakariya
@raxmaumuzakariya Ай бұрын
Tariiq tii uugu wacneeyd Allaha uwada naxariisto
@AbdirazakIAinan
@AbdirazakIAinan Ай бұрын
AUN General Maxamed Siad Barre was a legend, hero a man of principle and integrity. It's imperative to let know our children and grandchildren.
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
Guul SSC iyo Somali weyn-We are back and stronger then ever-VIVA Somalia and the blue flag...
@libandahir7953
@libandahir7953 Жыл бұрын
SSC hhhhhhh Allah's U naxariistee Cali KHALIIF GALAYDH baa horey runta dhulbahante U sheegay, kuna yiri .... abtirsiinyo Beena oo garoowe Lagu Soo dhoodhoobay Iyo taarriikh cusub midna nasab laguma noqdo. Dad reer cushitic ee asalka ah Kuma abtirsadaan daarood oo uun Laga maqlo majeerteen. Qoyska cushitic WAA ogaadeen, mareexaan, dhulbahante, xawaadle.
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 8 ай бұрын
Ssc ha guuldaraysato ha dhacdo
@oamaer
@oamaer 8 ай бұрын
You are a sick person @@jirdemaxamed6206
@Somali.National.Movement
@Somali.National.Movement 2 ай бұрын
@@libandahir7953 Cushitic anagu manihin oromna waxba isuma galno xitaa dameerehena isma daaqaan 🐴 😎
@yusufhassan2066
@yusufhassan2066 24 күн бұрын
@@oamaer waxa somaliya dumiyey waa qabyaaladaas oo kale Kaliya soomaliya ayaa kugu filan in aad dhadhdo oo lagu mideysnaan karaa lkn maamul gaar ah iyo qabiil gaar ah waa waxa soomaliya keenay heerka ay hada joogto ee liidata.
@djaferissie1150
@djaferissie1150 Ай бұрын
They both love their country and peoples
@caliwayl6414
@caliwayl6414 11 ай бұрын
Kala duwanaa malinkaas iyo manta somalia may alah grant him janah jaale siyaaad ❤
@abdiqaniosman2891
@abdiqaniosman2891 2 ай бұрын
Two legends
@mohamedabdi4520
@mohamedabdi4520 Жыл бұрын
The two lions 🦁🇮🇶🇸🇴May Allah sw have mercy on them and grant them jannatul firdows ya Allah🤲🏽🤲🏽
@muntazissa6837
@muntazissa6837 Жыл бұрын
wa two shaydan maba dad caadiya ilahay baa qabtay qabasho daran sidi fircoon ayay silic u dhinten iyago bila sharafa
@qalbidaryeele
@qalbidaryeele 2 ай бұрын
​@@muntazissa6837walaal alle ulaabo matihid malagi alle udiray inu dalbiyadooda qoro ama wanaagoda caydana waa dambi wll
@nessesitoburrito8873
@nessesitoburrito8873 Ай бұрын
@@muntazissa6837 When grown men discussing politics you're supposed to be in the next room making tea for the guests inaga aamuus shib iska dheh.
@user-xg1xo3uj1i
@user-xg1xo3uj1i Ай бұрын
Alaha idiin naxariisto madaxda islamka markii ragii ugu aqliga badnayooow Alow soomalinimada soooceli uu siyad ka tagayna 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤
@husseinmalinahmed9202
@husseinmalinahmed9202 Жыл бұрын
Mashallah Allah yarm they were both legends and patriotic strong men had a vision unlike today's narrow minded crows
@halimamahamed6957
@halimamahamed6957 Жыл бұрын
Waxey aahayee Gessiyiin dalkooda difacda laga baqo waxey ku dharan jireen dalkooda Geessiyada Madaxweyne Moxamed Siyaad Barre iyo Madaxweyne XUSSEN. 🇮🇶 . Illahey ha u Naxariisto Janadii Fardowsa Allah ka Waraabiyo Aamiin YAARABI
@mhassan3385
@mhassan3385 11 ай бұрын
Amiin Yaarabi
@abdiqaniosman2891
@abdiqaniosman2891 2 ай бұрын
InshAllah my country will come stronger then ever Somalia ha noolaato
@muruqaxmad311
@muruqaxmad311 Жыл бұрын
Alle ha uwada naxariisto dhamaantod
@mahamedjama5483
@mahamedjama5483 Ай бұрын
The two lions may Allah scw have mercy janatul fardowsa make our Muslims together inshaallah
@alibile7957
@alibile7957 Ай бұрын
2 lions amongst jackals and hyenas.forever love ❤️
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Жыл бұрын
Libixi Africa🇸🇴❤️Jalle Siyaad
@FardussYussuf
@FardussYussuf 2 ай бұрын
ALLAH u naxaristo madxaweyne Sadaam Xussen ALLAH u naxaristo madxaweyne maxamed siiyaad bare
@Dulqusley
@Dulqusley Жыл бұрын
Allayarahma aabe Siyaad Iyo Sadaam lion
@ruudvanistelrooy1088
@ruudvanistelrooy1088 Жыл бұрын
laba geesi bay ahaayen allow u naxariiso jalle siyaaD😢❤
@user-cj5hk8ed2k
@user-cj5hk8ed2k 19 күн бұрын
halyeyo aan ka ilaawi karin illaahay hanada ha ku kulmiyo aamiin
@donib7225
@donib7225 Жыл бұрын
Somalia 🇸🇴 was somalia 🇸🇴
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
May Allah mercy on both legends leaders.✅✅✅
@barashadahigaaddaiyotajwiidka
@barashadahigaaddaiyotajwiidka 2 ай бұрын
صدام حسين المجيد رئيس الجمهورية عراق والقائد العام للقوات المسلحة المجاهدة... لم انس هذا الكلمات رحمهم الله
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Жыл бұрын
Alle haku Naxariisto Siyaad barre Dowlaad Kama Danbeeyn Kuwo kiwi Tuugo Aah Wadankii La waregaay Dowladna Malin walba Iyaaga is Is Haaysta
@AAhmad-hi4pg
@AAhmad-hi4pg 2 ай бұрын
Soomaalideema aan kala barano wanaaga iyo xumaanta iyo siyaasad wanaag iyo kibir aniga aragtideeyda waa taariiq aad u wanaagsan balse aan is weeydiinee sidee bui burburka inoogu yimid jawaantu waa caddahay oo waa in madax iyo shacabba aanan wada fahmin xidduudda insaanka uusan ka gud i karin cid ana eedeeyn maayo amaanina maayo balse aan kala garanno xukuumad iyo qarran ilaaheey aakhiriya adduunba hanagu liibaaneeyo. Aamiin
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Жыл бұрын
Allah ya Rahma on both of them..
@Nima.Mahmoud
@Nima.Mahmoud Ай бұрын
🥺❤️❤️
@kawakawa4726
@kawakawa4726 Жыл бұрын
Legends may Allah mercy on them.
@nasramohamed781
@nasramohamed781 Жыл бұрын
Amazing moment ❤️
@calicabditokiyo9692
@calicabditokiyo9692 2 ай бұрын
Alllaah somalia ha mideeyo madax weyne siyaad bare kama denbayn ,,from hargise
@aymanxcabdi7544
@aymanxcabdi7544 9 ай бұрын
AaBO 😢 Alle hakuu Naxriizto Abihii zomaaliyed Abihii jamoriyad somlia Abihii Afka soomaliga Abihii qabka soomaliya Abihii Africa Abihii cuduuda muslinka Alle Waxn ka Baryey in uu luxudka Leydh qa bow kuziiyo AMIIN aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 😢
@HassanSuleiman-lu5bj
@HassanSuleiman-lu5bj 13 күн бұрын
Kaasoo kale Ilaahay naxariis ha u weydiin???
@GM-ub8qy
@GM-ub8qy 2 ай бұрын
last time somalia had some respect
@abbasgabiou790
@abbasgabiou790 2 ай бұрын
Mashallah iyo AUN both of them!
@Sumadeena
@Sumadeena Ай бұрын
Labadoodaba Allah ha u naxariisto. Rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi
@AabahaJcylka-ut6ip
@AabahaJcylka-ut6ip Жыл бұрын
Masha alaah somaalia guul qabkii aloow sooceli
@shaybaaraxmed245
@shaybaaraxmed245 20 күн бұрын
allah...unaxariiso.maxamed...siyasd...bare
@taifakali1981
@taifakali1981 Жыл бұрын
I wish everyone knows. Deep of the song may your borth dwell in janaaa sadam Hussein ANd father siyad bare
@maalmedia623
@maalmedia623 Ай бұрын
Labadaba Allaha u naxariisto 🤲
@user-ul2eo1vn1g
@user-ul2eo1vn1g 9 ай бұрын
Two legends ilahi hau naxaristo
@adamfarah1952
@adamfarah1952 15 күн бұрын
Illaahay hakuu naxariisto muxuu soomali horumar gaarsiiyey wanse kucaasinay canaasiir tuuugaabaaa noobedelay oo qoloba gobol xirtay
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Жыл бұрын
Aamin ya alaah
@zaynabmiff357
@zaynabmiff357 Ай бұрын
Allah u naxaristo dhamantod
@abubokor0628
@abubokor0628 Жыл бұрын
Madaxwayne siyaad aad buu isilciyay xabashida culumadiina uu ilaayay labadaa arin ayaa tariikhda ugalay allh ha unaxariisto
@deayodeyaama6793
@deayodeyaama6793 Ай бұрын
Culimada waxay ahaayeen seef la bood bilowna waxay u ahaayeen kuwa duueka galey ee taagan amakeeygaa jira hadii aan laga hortagin waqtigaas soomaaliya masoo gaarteen 1991 hada xulmadu hakeenaano wax fiican oo ka duwan gumaad
@TaariikhDahabi
@TaariikhDahabi Жыл бұрын
Old is gold
@abdikadirahmed9540
@abdikadirahmed9540 Жыл бұрын
Xaga dambe eeg Somali airlines
@shahadachanne2023
@shahadachanne2023 Жыл бұрын
Those are our legend
@shukrijamaahmed2837
@shukrijamaahmed2837 Жыл бұрын
Illahow unaxariiso labadaba dal kama danbeynalla taa raxma
@user-dv5it5lg5c
@user-dv5it5lg5c Ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله رحمكم الله جميعاً أسود والملك فيصل رحم الله
@WolloEthiopia
@WolloEthiopia 19 күн бұрын
الله يرحمهم
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 10 ай бұрын
like historical pictures.
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 24 күн бұрын
Allow unaxariiso 🤲 labaduba
@Twa917
@Twa917 Жыл бұрын
Mansha alahah ilahay uu naxariso 2 daba
@housseinchinemohamed6990
@housseinchinemohamed6990 Жыл бұрын
ça me donne envie de pleurer walahi quel belle époque
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 6 ай бұрын
Sxp waxaa ka sii fiican inaad af somali ku hadashid oo aad dhahdid wax iga qabata inaan ooyo markaan sidaan arko
@ahmedbare6319
@ahmedbare6319 Жыл бұрын
Sadam hussen iyo jale siyad bare allah ha adin naxaristo dadkina iyo dalkina sharaf u yeahen wan ilmeyy runti sida karama u lahen markas iyo hada sida nalo dulaysto iskuma dhawa
@osmansheikhabukar5962
@osmansheikhabukar5962 15 күн бұрын
Dad badan ayaa u arka in maanta Soomaaliya aad uga fiican tahay waagaa!!
@duale9813
@duale9813 Ай бұрын
Ilaahay haa u naxariisto waa geesiyaashii islaamka
@user-si6of8tb2d
@user-si6of8tb2d 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto labatiir bay ahayeen Saddam Hussein iyo jaale siyad bare
@awaaleh5454
@awaaleh5454 Жыл бұрын
Allaha unaxariiso
@yonissayid6073
@yonissayid6073 7 ай бұрын
Madaxwayne maxamed siyaad bare wuxuu mar la arag aan soo marayn mar labaad allow kuu naxariiso
@maajid1731
@maajid1731 11 ай бұрын
Two legends 😂😢😢😢😢❤
@taifakali1981
@taifakali1981 Жыл бұрын
Ilahoow ku raxaamo abee siyaad much love from boqortoyo Ajuraaan
@geelleofficialchannelgeell6554
@geelleofficialchannelgeell6554 9 ай бұрын
salaan sare from boqortooyadii xukunka kaa ridatey ee Geledi siyaad barana Alle ha u naxariisto
@taifakali1981
@taifakali1981 9 ай бұрын
@@geelleofficialchannelgeell6554 it's about ajuraaan empire the most powerful in entire Africa
@Banuhashim237
@Banuhashim237 2 ай бұрын
​@@geelleofficialchannelgeell6554 VIVA BOQORTOOYADII GELEEDI❤❤ LAAKIIN SIYAD BARE WAA NINKII KITAABKA ILAAHAY BEENIYAY EE CULIMADII LAAYAY. MEEL UU KU MUSLIMAY MIYAAD MAQASHAY?
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq Жыл бұрын
Aamiin Aamin Aamiin
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 5 ай бұрын
Allah ha u wada naxariisto 😔
@mohmoudapdkadir6856
@mohmoudapdkadir6856 Ай бұрын
Masha allaah ax waxaan xazuustay dowladnimadeenii iyo shacapkeenii wadaniyada lahaa iyo ciidamadii xoogga dalka #soomaaliyeed ee cadowgeenu ka paqijirey. Iyo maanta zidaan ubur,burney shacapkeenuna u kala tagay aduunyow xaalkaa,be. Allahayow haypadii wadankayaga noo soo celi adaa boqoree
@AyaanAbdirahman-ml5yq
@AyaanAbdirahman-ml5yq Ай бұрын
Hhhhh jooji qiiro jabanka mabaad jirine 😂😂😂 niiceey kulahaa waxaan xasuustay dawladnimadeenii xagaad ku aragtay hhhhh😂😂😂😂😂 sadaam xuseen illaahow kuu naxariiso
@how.kasi123
@how.kasi123 2 ай бұрын
geesi soomaliyey ayuu ahhaa maxamed siyaad Barre alle naxariistiisii ha waraabiyo
@DADAahmed-iz4xw
@DADAahmed-iz4xw 4 ай бұрын
mashaAllah ilahow somalia dib umidee mar lawaad
@illest_mali385
@illest_mali385 Ай бұрын
May there soul Rest In Peace, imagine if we still had these two legends now 🤲🏼🤍🤍🇸🇴🔥
@osmansheikhabukar5962
@osmansheikhabukar5962 15 күн бұрын
@@illest_mali385 We would definitely be amongst the G20
@nasirmohamed5602
@nasirmohamed5602 2 ай бұрын
Laba libaax bay ahaayeen alloow unaxariiso 2 legend
@user-wq4xi1so2u
@user-wq4xi1so2u Ай бұрын
SOMALI AIRLINE ayaan u jeeda...
@ahmettabdikaadir4461
@ahmettabdikaadir4461 Ай бұрын
Dhaxal aan lahyn lkiin kuwii dhaxlay ay baaba'sheen SOOMAALI AILINE❤🇸🇴
@user-tt3ew9mb4l
@user-tt3ew9mb4l 4 ай бұрын
Labadi libaax Allah uu naxaristo
@abdisalamdirir5904
@abdisalamdirir5904 Жыл бұрын
Difficult to watch knowing what happened to our republic. May god bless their soul.
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 5 ай бұрын
when somalia was respected under siad bare.
@zeylacibraahim3217
@zeylacibraahim3217 Жыл бұрын
Markaad tahay dowlad awood leh si qurux badan ayaa laguu soo dhaweynaa maantana meeshan taaganahay fiiriya
@saidahmed7268
@saidahmed7268 Жыл бұрын
Somali republic Masha allah
@abdikadirmayow7729
@abdikadirmayow7729 2 ай бұрын
It was a good day .. Today, what it is ..
@hasnasahal2755
@hasnasahal2755 Жыл бұрын
Les temps forts de la Somalie
@HassanSuleiman-lu5bj
@HassanSuleiman-lu5bj 13 күн бұрын
1987 Ka dhamaadkiisii ayay ahayd, waxayna yidhi Hub iyo dhaqaale isii aan Reer banii israail ka bariga Africa degan ku dhameeyo … dabadeedna wuu soo siiyey, halkii la ogaa bayna mareen…Hassana waa tabtii manta
@somalia499
@somalia499 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto lawo geesi ahaayeen
@mhassan3385
@mhassan3385 11 ай бұрын
Raggan Rag Bay Ahaayeen Wayna Soo shaqeeyeen Allaha Unaxariisto Dhamaantoot
@abdifatahkhalif7025
@abdifatahkhalif7025 2 ай бұрын
Allow unaxariiso labada mujahid oo janadii gee walee waa la idin tabay
@OmarAhmed-mn7iz
@OmarAhmed-mn7iz 2 ай бұрын
Two legends that was out rushed each other but time will tell. Iraq and Somalia are same country no matter what fuck tribalism.😢 both will miss sadam and siyadh if they were understood each other it will never clabsed
@Sadaamcaska
@Sadaamcaska 9 ай бұрын
Maalinkii sadaam hussein la dilay ayaan aduunka kusoo biiray anigu aabahayna iigu magac daray
@nnpcat625
@nnpcat625 Жыл бұрын
Yaa sheegi sanat kuu ahaa? aniga waan garanayaa
@yusufcabdi1731
@yusufcabdi1731 2 ай бұрын
kulan dhacay 1986kii Muuqaal qurux badan laakiin 20 daqiiqo ku soo dhamaaday,
@FaadumoFaarax-wc2gs
@FaadumoFaarax-wc2gs 2 ай бұрын
Aabo mahamed siyaad bare ulhyow ku naxariiisto geesi nafta uhurey🇸🇴
@Twa917
@Twa917 Жыл бұрын
🇸🇴❤️♥️🥰😭
@thenature541
@thenature541 Ай бұрын
😢
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Ай бұрын
Waxan nasiib u yeedhay sarkaalka haysta securityga siyaad bare ee daba socda inan hal guri oo laba qol ah isla kiraysanay iigana sheekayn jiray. Dawladii Somalia waan qiirooday cajalkan
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 64 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 11 МЛН
Booqashadii Jabuuti ee M. Siyaad Barre - Qeybta 5aad
5:44
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 103 М.
Qarankii Soomaaliya
8:02
RegionalSomTV
Рет қаралды 1,4 МЛН
Xuskii Dabbaaldagga 21 Oktoobar 1977 - Somali Military Parade 1977
26:18
Taariikh Archive
Рет қаралды 1 МЛН
SHURUUDII SADAAM XUSEEN KA DIIDAY MAREYKANKA EE NOLASHIISA GALAAFAY
13:19
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42