Madaxweynaha Galmudug" qof kasta oo ka qeyb qaatay dagaalkii Guriceel ha soo laabto waa cafis"

  Рет қаралды 9,527

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
Licensee: Phostine M Wafula
Registered Project Name: SSR
License Date: May 6th, 2020
Item License Code: C2E6PTUD4J
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 33
@warfaaskar7548
@warfaaskar7548 2 жыл бұрын
Mashallah MW Qor-qoor gulayso mudane, waxaa tahay geessi daacad ah oo iska difaacay cadow shisheeye & sokeeye, inshallah waxaad noqon MW Qaranka Somaliya. Nolow MW Qor-qoor.
@jamaaloromo3698
@jamaaloromo3698 2 жыл бұрын
This is rare leadership. Somali narion please support Mr Qoor Qoor
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 2 жыл бұрын
Ninkaan waqti hala siiyo,allana ha garab gallo, waa geesi.
@Ania123-g8u
@Ania123-g8u 2 жыл бұрын
Maa shaa Allah dowlad nimada nadeeqda qabqable diimeed iyo qabqable dagaal ooge. Danbe
@hanasheikhdon2808
@hanasheikhdon2808 2 жыл бұрын
Masha Allah Madaxweyne Qoor Qoor Waa Masuul Wanaagsan Ee La Arki Karo Hadii Chance La Siiyo Wax Qabadkiisa Shacabka Uu Matalo Ee. Reer Galmudug & Tan Soomalinimo Reer Galmudugow Taageera Madaxweyne Qoorqoor Dawladnimadiina Ilaashada Madaxweyne Qoorqoor Waa Shaqsi Ay Soomalinimadu Ay Ku Weyn Tahay!! Waa Madaxweyne Ama Masuul Aan Aad U Taageero Runtii Anigoo Aan Ka Soo Jeedin Galmudug!!! Hadana Waa Madaxwene Aan Taageero Ku Taageero Soomalinimada Qoorqoor Waa Shaqsi Ay Ka Go’an Tahay In Somalia 🇸🇴 Oo Dhan Nabad & Barwaaqo & Isku Duubni Ay Noqoto !! Madaxweyne Qoorqoor Horey U Soco Allah Kula Garab Galo Waxa Aad U Haysid Reer Galmudug & Ummada Soomaliyeed ba !! 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@bilemedia3902
@bilemedia3902 2 жыл бұрын
Asc Salaan gubeed mudane Horta mid waa mabda'a koowaad ee laga rabo qofkasta oo soomaali ah oo kasoo jeeda galmudug waana inay Galmudug Difaacdaan " Keep going for all Galmudug People"
@AhmedMohamed-ot4oc
@AhmedMohamed-ot4oc 2 жыл бұрын
Real leader
@maxamedxasan309
@maxamedxasan309 2 жыл бұрын
mashaaa allah mw qoor qqr
@hassuliyakale1514
@hassuliyakale1514 2 жыл бұрын
Guul qor qor
@sabaxalnur
@sabaxalnur 2 жыл бұрын
Nabad galyada iyo dowladnimada ha la ilaaliyo. waa la soo arkay fowdo iyo dowlad la,aan. Caqligu waa inuu shaqeeyo, runtii dad badani waa la yaabaan sababta gobolada konfureed ay had iyo jeer isku dilaan ama u heshiin laayiin? Dadku waa inay fahmaan wixii shalay la soo maray in aanu anfacayn.
@baashaal6778
@baashaal6778 2 жыл бұрын
Fiqi si aan caadi aheynaa loo karbaashay
@Ahmedali-fo4wo
@Ahmedali-fo4wo 2 жыл бұрын
waryaarahee ceyr anigaa eh haku marmarsiyoonina awood aan leenahey kadaaya ilmaha xabaasha lagu shubaayo kadaaya galmudug na ka shaqee nabada horumarbaa lagu gaaraa waqtigii mooryaanimada weydhamaaatey hadii meel lagaaaga adkaado doorasho lama ooyo waa la fekiraa maxaa iga qaldamey maxaan sheekadeyda ka bedelaa hadii lagaaga adkaad shaqo kale doono dulmigana iska daaya dulmi caruurta koreysa haku marin habaabinina tusaale fiican u noqda gobolfiican ayaa degen tihiin haku ciyaarinina nabadiina iyo horumarkiina sida ayaa lagu noolaadaa colaad waxey soo kordhineyso malaha
@horumariyohiigsi5974
@horumariyohiigsi5974 2 жыл бұрын
QOOR QOOR HORAY USOCO SOMALI ADAY KU SIGAYSAA GUILAYSO BUUFI CADOWGA BALAAYADU SOORARATAY
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
AYUHAL FISQI WAXAY NOQDEEN JAHANABO LA GEEYOOW HADDAAD AAQIRO U JAHATEEN:
@user-oo4br4cm8k
@user-oo4br4cm8k 2 жыл бұрын
Yaabaday qoorqoor baabaday barakaca guri ceel laakin waa balan inoow kashayo qariiban inshallah
@yusufwarsame9682
@yusufwarsame9682 2 жыл бұрын
Allaha ku xafido
@farhiyafarah5659
@farhiyafarah5659 2 жыл бұрын
Ikhyaar.runbaad sheetay
@aishaali1385
@aishaali1385 2 жыл бұрын
Yaaa kacafinaayo dadkii la xasuuqy dadka masakiintaa dadkoda laxasuuqy
@isiri.2835
@isiri.2835 2 жыл бұрын
BEEN SOOMAALI DAYN MAYSO: GALMUDUG WAA SHAN BEELOOD MA JIRTO KOW IYO TOBAN
@dhad9548
@dhad9548 2 жыл бұрын
Ninka caqli xun ma araag ninkaan bal hada ma guricel ayaa dorasho lagu qabanaya masa xildhibaano iyo kuraas dheeraad ah ayaa ka so baxaysa maxa lagu xasuuqay shacabka iyo mataada ma la is waydiiyaay tankale ahalusuna daad Saan ku maqanaan dono ma yihiin waxaa hubaal ah iney so laaban donaan waxasa iga daran rooble oo intaas oo ciidan ah so diray yaab bal ma alshabaab ayaa lala dagalamaya masa reer guriceel saan xal maha reer galmudug waa iney wax ka badaln ninkaan qorqor ah waa madaxwaynenyana lkn maha nin daadka uu u yahay madaxwayne u turaya shaqadi loo idmaday waa dayacay ilaahay xaqa ha ku tuso hana ku garaad siiyo xabad iney waxab tarayn
@xalimocabdi3330
@xalimocabdi3330 2 жыл бұрын
Adeer nin kudilay har kuguma jiido ninkan qoorqoor galmudug xalaal kuma imaanin kan ay ishayaana xil xalaala ah doonimaayo .marks. Qoorqoor wuxuu kujooggay xal .hadi ragi shalay loodhacay weli samri LA,yihin isaga ayey maanta latiilay inuu xal doondoono
@sabaxalnur
@sabaxalnur 2 жыл бұрын
Dadka shacabka ah dowladnimo iyo mustaqbal ayay rabaan, quraanka iyo diinta culimadu waa inay baraan Allah dartiis, laakiin looma baahna koox magac siyaasadeed rabta. Guriceel maxaa joogay ? dowlad iyo nabad ayaa ka jirtay. Adeer kuwo fowdada wadoow ilaahay ka baqa oo dhibta joojiya.
@dahirmahamed2564
@dahirmahamed2564 2 жыл бұрын
Ilma aderyalow odayga quurinayo ayaa kanaxsaday qoor qoor sida uu ufiiriyay yaa ila arkay dhamaadka video ga 😳😳😳😳
@fadumoaddow5228
@fadumoaddow5228 2 жыл бұрын
Fiqi iyo tuugada uu watey wey jabeen fiqi ha aado putland
@ayaanaadan9212
@ayaanaadan9212 2 жыл бұрын
Adigu sooma qaxin adeer
@abdifatahfarahhamud6426
@abdifatahfarahhamud6426 2 жыл бұрын
Si walba ha' ahaatee dadkaas wxy geeysteen waa in lagula xisaabtamaa; sbbtoo ah hadii tan loo daayo wxklena way soo wadaan
@ayaanaadan9212
@ayaanaadan9212 2 жыл бұрын
Alla cayr waa hoogay hadii magaladiisii lagu xukumay
@daniistecaqlileh482
@daniistecaqlileh482 2 жыл бұрын
Dulmiga jooji qabiil meesha ma yaalee
@saedaden9722
@saedaden9722 2 жыл бұрын
Dadka usacbinya dhimasho iyo hanti burburtay ayaan ka yaabanhy dadka somaliyeed damiir Kii meeh dhimashaa lagahadlayaa wayna sacbinyaaa
@baashaal6778
@baashaal6778 2 жыл бұрын
Intii dhimatay alaha u naxriisto horaa loo soconaa
Macalin Mahdi "Muqdisho cid hub sharci darro ah soo galin karto malahan."
7:35
Somali National Television
Рет қаралды 3,7 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 6 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 62 МЛН
GIANT Gummy Worm Pt.6 #shorts
00:46
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
BARNAAMIJKA KULANKA TODOBAADKA EE SNTV 19.09.2024
40:47
Somali National Television
Рет қаралды 39
Wararka Caalamka Kuwii Ugu Muhiimsanaa Ee Maanta 19 09 2024
16:52
Universal TV
Рет қаралды 15 М.
Worst flight ever
00:55
Adam W
Рет қаралды 6 МЛН