Marka waxaad leedahay miyaa hawiye ha is dilo oo darood madaxweeyne ha kadhigaan maxaa yeelay hadaad tiri inta caqliga uma taal hawiye caqli malahan somahaan
@Wrd-x8h8 сағат бұрын
Hawiye haiti bar siyasada😂wax ma oga😂
@Ahmedo-qq3ve9 сағат бұрын
Cali Dacun Cawa Hawiyuu la hadlayaa Baan u malaynayaa
Adeer 40 saano oo kale Hawiye talo soomaali ka sugimeyso. NIN WALBA TUULAIDIISII HA AADO , HANA DHISTO
@abdallasonkor476918 сағат бұрын
Dalxoreeye waa Hawiye Mana La dagaleyno Asigaan dib U dooraneynaa Cali dacuun
@dahirhassan104412 сағат бұрын
Waxad kahadlay lafahme Karo . Horay gadal usodtaa
@Subeyriga11 сағат бұрын
DADKA SOMALIYEED WAXA GUULDARO KU AH IN MADAXWEYNE WALBA DAWLADA FADARELKA AH NOQDA IN SICIID DANI IYO AXMED MADOOBE AY KA HOR ISTAAGAN IN UU SOMALIA MIDEEYO
Hahahah yaa leh guryaha dowlada dad qaas ah ayaaa loo xiray
@Subeyriga11 сағат бұрын
WAXA SOMALIA GUUL U AH IN MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAR LABAAD LA DOORTO
@SOMSHE-di7hq7xt6f10 сағат бұрын
Subxanallah Ninki shacabka barakiciye
@abdigafaryusuf84173 сағат бұрын
Lacagta la leeyahay zwizirland baa la dhigay ee gaaladu qabatay ee weliba la yidhi magaca xasan shiikh Iyo familygiisa Ku qoran maxay tahay muxuu mushahaar ugu bixin waayey intuu xadayo Sababta loo taageeri waayey taas ayaa sabab U ah show maaha nin ajnebi ah ayaa lacag Ku bixinaya securtigiisa Iyo dalkiisii markaasuu bangiyo dhiganayaa yaa wax siinaya
@Subeyriga11 сағат бұрын
WAXA SOMALIA GUUL U AH IN DOORASHO QOF IYO COD AH OO KALIYA SOMALIA LAGA QABTO HADII KALE MADAXWEYNE SHISHEEYE KEENEY OO SICCID DANI IYO AXMED MADOOBE DANTOODA KA SHAQEEYA AYEY KEENAYAN