Wax ka Kheyr badanna Allah ha ku beddelo inshallah
@IbraahimMaxamedaadan-f6q9 сағат бұрын
Xasan wax isaga hadda lagu xasuusto waxa kamid ah in ciidanka somali oo aan waxba laga haynin iyo jubland iyo puntland iyo bada somali oo isagu gacantiisa ku saxiixey isaga oo ixtiraamaya turkiga iyo turkiga oo dantiisa kaliya fiirsanaya😢
@Suhaybcabdirisaaqnuur568 сағат бұрын
Waa ruun
@abdullahimohamed20858 сағат бұрын
The most trusting source of information in Somalia currently it's my choice of Channel that i like mostly to listening every now and then InshaAllah keep it up Gaylan Media
@AhmedSonte8 сағат бұрын
Waa riyo maalmeed
@shaficimohamedomar-d6b5 сағат бұрын
walee xamar waxaan ka baqayaa in aarsinaal qabsato reer galbeedku sidii daalibaan buu rabaa xasan xabaalo qotana waa siduuwado waxaan waa mashruuc lagu tala galay
@abdirahmanhamud92107 сағат бұрын
Ilaahay Xasan Shiikh dalka ha dhaafiyo.
@Queenfatxa17 сағат бұрын
Madaxweyna dilaal ah😂😂😂😂😂 allah beerka
@abdirahmanhamud92107 сағат бұрын
Doorasho qof iyo cod ah kama dhacayso dalkan ee ummadda yaan la jaahwareerin.
@CalinurCsalam8 сағат бұрын
Beenta aad qubeyso Aakhiro Fahad yaasiin ma kaa cafin karaa?
@hiesharbiodowa64054 сағат бұрын
Asc gaylan media waxaan ka codsaneynaa inaad bulshada soomaalida aad la wadaagto faafahinta iyo xaqiiqada in arrinta sheegaysa in 260 malyan oo dollar oo xasan sheekh dhunsaday lagu qabtay Switzerland oo freeze gareeyay
Waxa aan halkan ugu hanbalyeeynayaa madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya, Dr Xasan, kaddib shahaado sharaftii la guddoonsiiyey ee uu ku mutaystay in uu yahay madaxweynaha ugu hoggaaminta suubban Afrika!!! HANBALYO jaalle madaxweyne
@farabathanmoalimmohamed83739 сағат бұрын
Xasan sheikh hadaan hadeer Laiska Walee soomaaliyey waxbadan waa doondooni doontaan wax idin badbaadiya koley damiir iyo garasho idin ku filan ma sugayee bal duruufta wax un ka barta dadyahow korkana biniaadamka uga eg caqligana xayawaanka kuwa ugu liita, reer xamarku dad maahan miyaa inyar xataa wax diidi kara Illaahay soomaali ha badbaadiyo
@firdowsmusay-ze9gs9 сағат бұрын
lafta geren wa siyaasiga ugu xun soomaliya aflagaadi iyo qaran jabki uu ugeystay wadanka soomaaliyed meel u kaga laabtay lama hayo
Dhulka waa la xaraashayaa si doorasho loo qabto, yaab
@AbiibColaad8 сағат бұрын
Halkee doorasho kadhacaysaa ma dawlad amaanka dhulkasi sugaysaba ayaaba jirta dee
@fahadinhomohamed25698 сағат бұрын
Dhul xaraashe 😂😢
@CalinurCsalam8 сағат бұрын
Hadda caaay baad bilowday, Dhul baa doorasho loo xaraasho.
@amhedshaavi86269 сағат бұрын
Sanadkan muqdisho waxa lagu noqonaa isbaaradii hogaamiye dagaalka. Trump lacag inuu siiyo AU waa diiday. Sidaa daraadeed sheekada waa in reet muufeyste in ay is dabaraan. Waa la is cunaa mar dhow.
@abdirashidmahamed11928 сағат бұрын
Loo joojinmaayo daarood iyo kaba qaad daarood
@RijaalCaydaruus8 сағат бұрын
Soomaaliya hanoolaato
@firdowsmusay-ze9gs9 сағат бұрын
deni ba yaan maxadeyne qaran loo dooran horta deni fagaaru kayidhi itoobiya dadayn ba uga baahanahay oo puntland wa dhuul weyn dee mala dhihin kara isagaba buura geeyay oromada
xasan iyo deni ba maxadeyne qaran yaa loo dooro horta deni puntland oromu siiyayba ba khubaduhisi dib ugu laabta waxana khashay inay buuraha gala si ay ulawareegan puntland