Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay xaaladda Geeska Afrika iyo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

  Рет қаралды 11,692

BBC Somali

BBC Somali

5 күн бұрын

Madaxweynaha Jabuuti oo ka hadlay xaaladda Geeska Afrika iyo khilaafka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya

Пікірлер: 43
@user-rz1ky7fg7x
@user-rz1ky7fg7x 3 күн бұрын
Ilaagormee afkaan luuqada gumeysiga aad wadee
@abassadan2541
@abassadan2541 3 күн бұрын
😂😂
@omarsaleban999
@omarsaleban999 3 күн бұрын
cadawga somaliland e somalida isku shegaysa jabuti ama somalia ha ahadene waxan halkan uga tabinaya manta anigo shalay iska celiyay cid walo donaysay in lay dabar jaro somaliland ahaan manta waxan haysta wllahayga amxaaro ama l;ibaxa africa 🌍 somaliland dagal af gacan iyo wixi lamida ma jirto cid maanta kaga gacan saraynasa manta wa marki an dib isu xoraynayay guul ama geeri
@nimaabdiaziiz9021
@nimaabdiaziiz9021 3 күн бұрын
Dhulbahante is watching 😂
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 3 күн бұрын
@@nimaabdiaziiz9021dhulbahante tuuladiisi bu la so noqday wali tarikhda ma dhicin darood isaaq dhul ka qaaday lkn dhulbahante dhulkiisi Hj waydii! Darood xoriyadaa halka tuulo e 2024 Hj ayuun baa lascanood dib uga qaadaysa sidii caynaba
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 3 күн бұрын
Amxaar haday ku kor imaado waxay ku gumaysaneysa dhulalka somalida ka maqan dadka jooga sida loo gumaysto ayay ku gumaysaneyan amxaar + oromo wax aan diin dadnimo lahayn waaye lakin waxan layaabanahy inta is dhahaysan ka fogaada somalia yaanan god aan kasok laabasho lahayn ku dhacdaan wixi awoowayaashi sameeyay ee hubka isku qaaten in ilimihina ka jartaan oo God ku dhacdaan
@demhalladbaruoras5270
@demhalladbaruoras5270 3 күн бұрын
Adigu maxatahay markad wax nosojedinaysid 😂 somaliland waa mamul gobolka kaa tirsan somalia❤
@AbdiWarsame-gw7oq
@AbdiWarsame-gw7oq 3 күн бұрын
@@demhalladbaruoras5270 somali waa halkee inta aad naftaada been u shegayso tanaadi maysid Xoolow itobia waa ta villa wardhiigley kugu ilaalisa! Ee waxan aad somalia ku sheegaysid 100/90cashuurta Viva itobia Kuyee somalia adeer xamar wada gaadh horta Qadaad wayn waa uun xoolo Inta Aad slnd weerarin adigu xor noqo Xaarwayneyohow xarwaynu dhalay
@lamatabtan10
@lamatabtan10 3 күн бұрын
Guuleyso madaxweyne ❤
@omarsaleban999
@omarsaleban999 3 күн бұрын
hodho dho somalilnd mant guul; ama geeri ma jiro somali aan wllo nahay amxarka shaly aha wll kay maxastana igu xareyay xeryaha qaxotiga ayaan manta garb ka haysta 5ta somaliyeed na ma jiro cid iga geesisan mana aqaan daba fadhisiga dadka somalia iyadu haysku filnaato noqon wayday ama an baa bi ama iyada baa bi ..........
@abassadan2541
@abassadan2541 3 күн бұрын
😂m.a
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 күн бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!!
@asxaabi
@asxaabi 3 күн бұрын
one man one country
@MubYus
@MubYus 3 күн бұрын
Ethiopia waa in ay Biyaha iyo korontada ka jarto Jabuuti. Jabuuti waxay noqotay far dheeraatay , dhibaato joogto ah.
@mahamoudhassan2012
@mahamoudhassan2012 2 күн бұрын
Haa socoto.anagouna waxa hireynaa douniga iyo porarka jabuti.
@MedIsaac
@MedIsaac 3 күн бұрын
Ciisaha gabod iyo nagaadh kasiidaa talo mahayside
@ifraaxxasancawad9515
@ifraaxxasancawad9515 3 күн бұрын
Ciise dulmigii uu isaaq ka galay ayaa lulaya hadii geele xasarada joojin waayo itoobiya laydhka iyo biyaha oo ay kajrto soomaliland xadka haka xidhato ayaa kufilan bal soomaali wax haw tarto.
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 3 күн бұрын
Jahil yahon ciise wa dadki kuso daweyey markad qohoti ahed 😂😂 gull Somalia 🇸🇴 reer ictiraf wayd daleysin waligin ictiraf ma heleysin intad buuktin oo ciise land 🇩🇯 u bugtin 😂😊
@bashehusien3810
@bashehusien3810 2 күн бұрын
Arrinkayaga ma khusayso Somalia, hadba ciddii baxaysa ee la waayayo ayaa Somaliland lagu qaadaa, tan aad wadaa Cumar Guillow waa tii aad ku bixi lahayd lagugu waa yi lahaa .
@user-nm3fl6ps4v
@user-nm3fl6ps4v 3 күн бұрын
Ma faransiis ayuu u sheegayay oo ka dharagsan xaaladda geeska mise safaaradihii ayuu shiriyay waxs kaaga hormsrtay ithiopia you are too late.
@MubYus
@MubYus 3 күн бұрын
Somaliland waa in ay iska xidho xuduuuda Jabuuti.
@asadaxmed218
@asadaxmed218 3 күн бұрын
Maxa la xalim meshan reer kaliya daba socdo orome ..ee caawi ragan la xidhxidhay
@adandarur5274
@adandarur5274 3 күн бұрын
Such disrespect, a statesman, a somali, speaking in the languages of his colonial masters while representing somali ppl. Shame!!
@MohamedHussein-mf3fp
@MohamedHussein-mf3fp 3 күн бұрын
Wuxuu leyahay Ethiopia iyo somaliya ha ilaliyan xuduudaha Ethiopia way ilalisa somaliland way ilalisa djibouti way ilalisa Somaliya aya ku xad gudubta Ethiopia iyo Somaliland xududaheda ee iyada mu u sheego u ku yidhahdo somaliya ha joojiso Gardarada iyo xududaha ay ku xad gudbayso ee Ethiopia iyo Somaliland
@hassanomar6943
@hassanomar6943 3 күн бұрын
xuduudda ay itoobiya leedahay ee ay somali ku xadgudubto halkee ayay ku taala. Mise somaliland ayaad itoobiya utaqaanaa.
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 3 күн бұрын
Dibuuti gabal baas Ayaa udumay wlee dulmigii Ayaa hada kusoo ifbaxayaba
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 Күн бұрын
Kan waa nin baahi iyo u diley hooyo soomaaliyed asago dhul kii hooyana ka kireystay dunida alle kusoo qabey oo dhimo dadka reer jabouti qayrkood baad ka reebtay cadowga umada soomaaliyedna waad tahey e halyeey sayid maxamed cabdile xassan dhagax buu kugu dili lahaa haduu ku arki lahaa
@user-wo5sr3wz1k
@user-wo5sr3wz1k 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 күн бұрын
He's a dictator and i don't think Djibouti will last long
@MohamedIsmail-ro6ok
@MohamedIsmail-ro6ok 3 күн бұрын
Madax waynaha maxaa luuqadiis kagag dhacay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 күн бұрын
somaliba isguma haysto
@MoudMed-fs4te
@MoudMed-fs4te 2 күн бұрын
Jabuuti ma somali un baa Waa daad kala qomiyad(somali canfar) oo kala luqad aa madaxwaynuhu somali un lamahadlayo uma ah madax canfar bu u yahay madax Sidaas la awgi waa in uu kulahadlo shacbkisa luqad mideyso oo ah francega Waxas waa islanolashaha isafgaradka isaqnsiga islanolashaha heshiska ooooooooo ah waxa niga maqan somalia inikoo dadmidata ah Mid garta jabuuti maaha dall somali Somalliland hadi aad tidhahden waa dal isaqa ooo dadki kale dariften Shadhkina ha noo xidhina
@theruler411
@theruler411 3 күн бұрын
Dictator has no credibility
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 3 күн бұрын
Reer ictiraf they still Dreamming 😅
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 3 күн бұрын
DJIBOUTI waaba gobol yar ee xagay ka warwarsan tahay ...hhhh.. Somaliland waa iskaga filan tahay cadow kasta
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 3 күн бұрын
Dibidii aad 18 may laamid eryanayseen ee aad ku dalbaadagteen baad qalateen markii xusku dhamaday, Iidor indho adkaa 😂 Ismaciil waa madaxwayne wakiil ka ah bariga Africa waxna waa laga waydiiyaa
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 3 күн бұрын
Jabuuti wa dal 🇩🇯 lkn somaliland wa mamul gobaled 😂😂 reer ictiraf iyo reer jaago nagadaya xasid nimada
@Mahad.cali1
@Mahad.cali1 3 күн бұрын
Wadama laha Hadley ee tuulo lama hadlaayo dadka kaa wa wayn xushmay
@abdoulkarimnour1669
@abdoulkarimnour1669 3 күн бұрын
@@Mahad.cali1 🤣🤣 runta qarar miya 😅😅 yarka jahilko ee billa dulka 😅🤣
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 3 күн бұрын
@@Mahad.cali1 Duniya aakhirusaban Dhul balaadhan laguma maamulo caalamka ee diblumaasiyad baa lagu kala horeeyaa maxay Qatar 🇶🇦 u tahay Xudunta Nabada caalamaka Wax ma iswaydiisay mise heerkaas aqoontaadu ma taagna in aan kula yaabo maahane Abaagadhe wax so baro
@nourianeima4636
@nourianeima4636 3 күн бұрын
Gelleh doofar, Beenale khaayin ha . Cida dhibaatada gobolka iyo geeska africa ka wada waa adiga . Munaafaq yahow , uuf
Получилось у Вики?😂 #хабибка
00:14
ХАБИБ
Рет қаралды 6 МЛН
TOOS: Dunida iyo Maanta
1:00:09
BBC Somali
Рет қаралды 10 М.
ABWAANKII HEESTA AMXAARADA SAMEEYAY OO GAARIGIISA LAGU WEERARAY
23:25
Zaki honest Official
Рет қаралды 1,3 М.
FOWSIYO YUSUF: GODOB QARAN | GAR-NAQSI | ''KHAYAANO''
16:20
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 31 М.