DEG-DEG Dowladda Jabuuti oo Xiriirkii U Jartay Maamulka Somaliland Iyo Xiisad Cusub oo ka dhex Tagan

  Рет қаралды 41,004

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 129
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Muuse biixi si fican buu usoo afjaray maamulka fashilmay ee Somaliland
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 3 ай бұрын
Waxba muusoo af jarin tani waaba dariiqa aqoonsiga
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
@@cawaleibrahim968 waad riyootay muuse biixi bariga Somaliland iyo galbeedka midna ma hayo, Ethiopia iyo Somaliya maanta Turki bay wada jogaan muuse Hargeysa ayuu ku sugayaa inta adis ababa kaalay lagu leeyahay, madaxweyne geele wuxu kala wareegay hantidii u dhigtay jabuuti
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 ай бұрын
BEESHA CIISE DHULKOODII WAXAA LA WAREEGEY JUFADA MUUSE BIIXI MEEL WALBA IYAGAA MADAX KA AH SIDAA DARTEED HADII JUFADA MUUSE BIIXI LAGA HOR YIMAADO DALKA JABOUTI WUU BURU BURAYAA WAA XAQIIQ WAAYO DALKA MEEL WALBA WAXA XUKUMA WAA BEESHA MUUSE BIIXI
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
@@Yusufxasann jaahilyahow beenta jooji nin dhulkiisa lala wareega ma jiro anaa ah beesha muuse biixi beenalow
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
@@Yusufxasann xeebaha Somaliland ee galbeedka adeer marka laga reebo ceel sheekh iyo bulahar inta kale waa ciise iyo Samaroon Saylac lughayo iyo lawyo caddo, muuse biixi adeer reer samatar baa la idhaa wali good bad may arag,
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 3 ай бұрын
Asc jamac iyo guled waan ku faraxsanahay in xidhiidhka naloo jaray idinkuna jigjiga naga soo erya intaanu soomali noqonayno oo aanu dantayada garaneyno waxaanaan ahayn baanu ismoodnay xabashi iyo meel daran banu kadhacnay ee nasoo celiya
@dhiblaawemedia
@dhiblaawemedia 3 ай бұрын
Walahi sxb sifiican oo wngsan Ayaad igu hadashay qadiyadan noolow wll adiga oo sharfan insh allah
@jamamohamedmoalin5226
@jamamohamedmoalin5226 3 ай бұрын
xaqii sool sooma daahin reer sool waa dad daacad ah oo ay u tashadeen niman xaqdaro ku heshiiyeen
@khadarali6105
@khadarali6105 3 ай бұрын
Waarninkani muuse waa lasixree halabaadho sidan kuma hagaagsana nasiibdara intanleegi waamaxay
@khadarali6105
@khadarali6105 3 ай бұрын
Ninkan waalan cilmi aduunyo iyo cilmi aakhiro male xaqiiqdii waxanse farayaa umada somaliyed dhamanteed gaar ahaan waqooyi waa inaan uguntanaa badbadinta jiritanka dhulka iyo dadka awdal iyo saylac hargaysa barbara burco sool iyo sanaag iyo dhamann dhulkeena somaliyed hadaan maanta ukiciwayno muuse mahaagsane wllhi meeldheer ayaa laynaga raadindonaa intakale somaliyedna waa galaafandonaa Imika 2milyan oo oromo ah ayaa durba soogalay awdal maroodi jeex iyo jigjiga wixiikasokeeya miyi iyo magaalaba dadkaasi indhaha ayay katuureen bulshadee iyo dhaqaalihii awalba liitay barina damaca loosodiray ayaa kuxiga 2sano ilaa 10sano dhulka iyagaa lawareegaya majoratina kanoqanaya barina waa sidii diridha baabuli jinacsani gursum iyo jigjiga oo imika khatar dhaaftay oo itoobiyanku iskaba yeesha dhuliyo dhaqaale shaqoyin dhamantood sixirkoodii iyo wadaniyad xumadii umada somaliyedna way ufududaynasaa qabsashada wadanka markaa wllyaal kaca aansoxaadhno qudhunka iyo muusena aynu kataqalusno si.aynu jiritakeena ubadbadino hadii kale maalin maalin kumadaraysee hadhaw yaa laqoomamaynin
@MaddaleCumar-bf3pn
@MaddaleCumar-bf3pn 3 ай бұрын
SOMALILAND. SADDEX QAYBOD BAY NOQOTAY KHtumo state iyo sentaral somaliland iyo awdal. State. Caddee taad ka hadlayso qaarbaa xiriir wacan la leh jabuuti. Qaarna way kala xiriir furteen sidaa wax u ogow weriye
@MudaneSayidCaliHaadi
@MudaneSayidCaliHaadi 3 ай бұрын
Waxad dhihi jirteen IRIR buu abaabulayaa iwm DAAROODow meel laydiin raacdo malahan Soomaalina odinkaa kala geeyey
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 3 ай бұрын
Iidoor Wagaashle iyo Kufriga waca Aloow u yaal Waa Duul walaalo ah tan iyo Waaga Aakhiro’e
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 3 ай бұрын
Waxyaa anagu dhib uma aragno waan og nahay in somali anagu saan dono ka yelno
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 3 ай бұрын
Waad na amaantay balse namaad caayin kufrigana idinku halkaan ku gaalownay alle ayaa idin waydiin balse wllo inaanu nahay waa sax
@Ahmedcismaan-y1i
@Ahmedcismaan-y1i 3 ай бұрын
Awalba.xidhiidh.ka dhaxeeyey ma.jirin ee.hadimo.iyo hoosaaseey ahayd
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 3 ай бұрын
Somaliland waxa ku filan in laga jar'ro : internetka,iyo dhaqaalaha ciidamada iyo xildhibanada
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 3 ай бұрын
Akhas muxuu baasaboorka jabuuti lagufali qof magac somaliland xanbaarsan jabuuti ma hoosbuu isudhigi
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 3 ай бұрын
Kolkay awdal state ayka baxdo somaliland, Itopiya iyo somaliland hadba iskumale.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 3 ай бұрын
Misgiin Ethopiya dhulka xeebaha Awdal ayay rabtaa inay ciidan Badeed dejiso. .taasi oo ka dhigan in dhulkaasi Ethopiya yeelanayso. Djibuutina waa lala wareegayaa. Meesha mustaqbalka Ethopiya waxay rabtaa inay Babulmabka degto. Meesha Dikado kaliya layskuma Hayeee waa dagaal jiritaan.
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 3 ай бұрын
Muuse biixi waa saqajaan bilaa iimaan ah
@GoojacadeCade
@GoojacadeCade 3 ай бұрын
Jamaco adigu maxaad maro u samaysan weyday... waxaad kajeceshay.... kurdi baa ilaahay kuu gartay
@MohamedAhmed-k1f7m
@MohamedAhmed-k1f7m 3 ай бұрын
Muuse dhibka uu u geestay somaliland,maxamed siyaad Bare uma geeysan,reer somaliland maanta looma sheegi karo lkn waqtibay fahmi doonaan,
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 3 ай бұрын
Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land ??? Somalida. Ku nool. Somalia waa. Qabiilo. ??? Qabiil. ? Qabiil. Kale. OO. Somali. iibsan kara. Ma jirto. Ma. Isaaq. Baa. iibsan kara. Samaroon. Iyo. Ciise. Dul kooda. Iyo. Badooda. Muuse. Biixi. Reer. Kooda. Ha iibsado. Taariikh. Xumo. Waa. Lagu. Yaqaanay. Ma isaaq. Baa. Cid. Dawladnimo. Iyo wadaniyad usheegi kara. Mise. Tawxiidka alle iyo diinta alle bay. Been nooga sheegi. Karaan. Kkkkkkk. Waalida. Isaaqu. Waa noocaa. Kkkkkkk. Wariye. Su aal. Abiy Axmed. Ma. iibsan karaa. Somali. Kkkkk. Su aal. Kale. Somaligabeed itoobiya. oo. Aan. Ogay. Heshiis. Mala gali karaan. Somalia 🇸🇴 ama. Madhihi karaan. Itoobiya. Kamid manihin. Waa. Su aal. Jawaabtu. Waa. Xagiina
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 3 ай бұрын
Sstv wadsrood was cadwah soomaliland xassid maxa kagalay jaamac gaal arimaha soomaliland waxa ukufaraxsanyahay dhibta soomaliland
@abdirashidabdullahi-x7j
@abdirashidabdullahi-x7j 3 ай бұрын
Sheekadii iririsamka malasoo afjaray labadii sir ku heshiiyay caadkay ku coloobaan
@abdallahabdi1012
@abdallahabdi1012 3 ай бұрын
ADONTII KENYAATIGA IYO SOMAALI MAXA KALA HAYSTA !!!!! KKKKKKKKK😅😢😂😅😢😂😂
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
WAR JA1MAC WIR WAAKAASE MUSE BIWI HANATUSO BIRTH CEETIFICATE JABUUTIYAN AH OO UU LEEYAHAY ?😂. ITOOBIA IYUU RUNTII KY DHASHAY. WAA WAXA BAASABOORKA LOOGA XAYUUBIYEY😊
@rirachekheyr188
@rirachekheyr188 3 ай бұрын
Somaliland dhaqaale farabadan bayka heli jirtay oo musharka xildhibanada, ciidamada iyo dowladaha hoose iyo waliba damdamiska danka gadidka ,qalabka daafaca dabka jabuuti ayay kahelaysay. - Awdal state na wala malgelunaya . Somaliland iyada faa'do badan kuqabtay jabuuti lkn jabuuti waxba kama helijirine .
@HABONMEDNOUR
@HABONMEDNOUR 3 ай бұрын
War somaliland cidna uma bahna.laba xaasid ayaad tihiin.badaw ayaad thinn.isaaqo waligii ayuu d'almar hor n'a ahayd
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
MUSE BIIXI RUNTII ITOOBIYA IYUU KU DHASHAY. QOFKII JABUUTI AAN KU DHALAN WAXAA LA OGYAHAY IN UU BASABOOR KU QAATO TULA YAR BAN KU DHASHAY😂.
@simbarelaxing-music1564
@simbarelaxing-music1564 3 ай бұрын
good
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 ай бұрын
Jaamac maxaad isadaa uugu hadlaysaa jabuutu America da bariga Africa hablaha jigjiga iyo Hargeisa ka yimaadaa waxay jaariyado ka yihiin aqalada reer jabuuti😂
@meryanismail3969
@meryanismail3969 3 ай бұрын
Jabuut kama maarto somaliland, lkn somaliland waxaba kuma waayeyso tagidooda, aan ahayn dadka reer jabuuti oo ku soo xagaa baxa, ama la odhan karo, waabay degen yihiinba soomaliland.passporka aad tidhi muuse waa lagala noqonyaa, muuse ma aha dadka dhawaanta ka qaatay jabuuti sharciga, muuse aabihii ayaa meesha ku dhashay, oo askarinimo ku gaboobay, oo latareedka ka qaadanayey jabuuti, Faransiis ayuu askari u ahaan jiray. Jaamac waxaan weydiin lahaa ayaan dhaweyd wax runta u yara dhaw ayaad sheegaysay marka miyaa lagu soo weerar, waadigan maanta waashaye?
@mancityfan660
@mancityfan660 3 ай бұрын
Mamul goboleedka waqoyi dhibaatadii ad ku haydeen umda ayaa idinka soo baxeysa tani waa bilow wax vadan suga waad is ceshan weydeen yar iyo weyn somalid udin nacday garxajiska aqilka ku jira kuwan ha ceshtan kakin idinkab ka fakan la
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 3 ай бұрын
Dowlada jabuuti ayaa dagaalka laas caanood ku jirtey reer ayaa sidaas u eedayn jirey jabuuti reerkii ayaad tihiin dowlada jabuuti mooryaan maaha maamul goboleedna maaha ha nabina
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 3 ай бұрын
Nac nac habar dhali weydey Aleelo ku waalatay slnd way jirtaa waanay jiraysaa
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 dhibmale #data uun baa laga saari kala Jaamac galad
@NimcoArtan
@NimcoArtan 3 ай бұрын
War wad ka huruda somaliland warbanad u hayn basaborkayaga ayay madaxdayadu ku dhofan cidna basabor ugama bahna
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 3 ай бұрын
Guul d jabuuti somaali diidka hargaisa halajaro
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 3 ай бұрын
Isaaq hadaanu nahay dadka kuma mashquulno waanu iska mirqaanaa dadkada caalamka ugu stratjisan waanu leenahay balse hadii la isku kaaya soo jeediyo ragii dawladii xamar xabad iyo siyaasad ku dumiyay ayaanu ahayn ee inoo bilaaba waxaad ka heshaan ayaad leedihiine duriyada sheex isaxaaqna layskama dhigee waa u dhalasho
@anasyassin7181
@anasyassin7181 3 ай бұрын
Alifle jabuuti dagaal lamagaliin sland intassi waa qaalad
@SusuMahad-ps6zk
@SusuMahad-ps6zk 3 ай бұрын
Ha u jarto
@yayayaya7512
@yayayaya7512 3 ай бұрын
Boowe waa riwaayad😂😂😂 waa maqlidoontiin
@abdulhajiahmed8735
@abdulhajiahmed8735 3 ай бұрын
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey !!!!
@AbdibasedOsman
@AbdibasedOsman 3 ай бұрын
Somaalind wa xanuun mantana muuse dalab dadkii usoo xaga baxay bay ku layen hargaysa oo kasoo yacay oo borame yimi asal malaha isaqu way arki donan dadka ay layen manta ee so xaga baxay dadka reer jabuuti iskaga koga hargaysa yanan laydinku layne isaaq asal malah
@Cabdi141
@Cabdi141 3 ай бұрын
Gabadhaa uu bixiyay waa tii lagu falay ama lagu sirxay
@Asiyo-t6m
@Asiyo-t6m 3 ай бұрын
Waa been ruwayad baa loo dhiyaa dowlada soomaliya.
@Bashe24tv
@Bashe24tv 3 ай бұрын
xafiiska somaliland ee jabuuti awalba kama taagnayn calanka ee gudaha ayuu ka taagnaa
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
5:42 Jaamac.. Dhib ma laha waxaa laga saarayaa datada 😂😂😂
@amirabukar2913
@amirabukar2913 3 ай бұрын
Wuu iga qosliyay😂😂😂😂
@AbdulAli-ku9he
@AbdulAli-ku9he 3 ай бұрын
@@amirabukar2913 ❤❤❤❤ Jaamac waa halyeey fariid reer ayeeyo.
@camaarsmaxamad9173
@camaarsmaxamad9173 3 ай бұрын
Jijiga waa kaga eryi reehargaisa
@HussinAbdi
@HussinAbdi 3 ай бұрын
Aan idin saxo Caawa ayuu London ka soo baxayaa
@AwaleXasan
@AwaleXasan 3 ай бұрын
Waxaasay nafis siyaasadeed ka dhigayaan xaaroodkii . Ciise iyo samroom iyo isaaq iyagaa wada dhashay midwalba dantiisa ayuu yaqaaanaa midna midna kumasoo xadgudbo
@schooltought1239
@schooltought1239 3 ай бұрын
hhhhhhhhhhhhhh saw idinka xamar iyo garoowe axmbaar baa naga xiga jidhi idinka yidhi somali waa cadowgaayaga haday somaali cadowgiin tahay samaroon iyo ciisana waa somali kala mawqif ayaan nahay anaga somali waa noo walaal axmaar iyo oromana waa noo cadow iyo shisheeye halka idinka somali cadow aaad u aragtaan xabashi iyo oromana waa walaaladiin marka laga reebo reerka qiimaha, sharafta iyo goba nimada leh ee garxajis
@Zolaouais
@Zolaouais 3 ай бұрын
You don't power force in Djibouti 😏
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 3 ай бұрын
Sheeko daaroodiisam inaad wado we understand you jamac galad
@HassanAhmed-sv2tc
@HassanAhmed-sv2tc 3 ай бұрын
Dowlada jabuuti masheegeyso slnd dowlad maaha
@mooyonis4645
@mooyonis4645 3 ай бұрын
Hooyada u sheeg cagdheer af qadhmuune huuro Adiga somali Ogaden’s baa ugu liita 3000 sanno gumsysi ku hoos jiray
@hanaLafaise
@hanaLafaise 3 ай бұрын
Ala.gadabursigina.maqiyaligi.bayfahmen.
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 3 ай бұрын
Beentii la dhoodhoobayey dhamaatay, wixii la isla fahan, bari iyo galbeed ba mka holcaysaa maanta 😄 Ogaden qomiyado ayuu la dagaalamayaa halka muuse biixi iyo gooni u goosadka wiilal dhulbahante ah sacabooley faro madhan ka dhigeen la isma gaadho waa la isku daalayaa uun
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 3 ай бұрын
Midnimada somalia ee aad sheegayso somalida midaysani meeday midnimada shan baa lagu ahaa ee somaliland iyo somalia kaliya maaha marka saddxdii kale la helo reer somalilnd hadaanu nahay markaasaan ka mid nahay midawga somalida
@abdikadirhassanabdi2143
@abdikadirhassanabdi2143 3 ай бұрын
Khiyaaligii waa dhamamaaday dadkaaga dhinac ka raac. Wax ictiraaf ah oo soosocda ma jiro
@hibofarah532
@hibofarah532 3 ай бұрын
Waa. Sidaa. Idinku. Jeceshihiin. Laakiin. Cagtaada. Dheer. Usheeg Somaliland. Waa. Wadnaha. Somali. Oo. Dhan idinkaan. Naga. Marmayiin. Ilaa. Muqdish jabuuti. Somali. Galbeed. Nfd. Isaaq. Laanti. Cawaanbaa. Noqonaysaan.
@HuzzeinAbdi-gn5nv
@HuzzeinAbdi-gn5nv 3 ай бұрын
Muse bixi
@runloow2202
@runloow2202 3 ай бұрын
J . Galladoow Jabuuti waa dawlad dunida laga aqoonsan yahay ee ha kala mid dhigin Somaliland oo aqoonsi ay Taiwan la'dahay 50 sano raadineysa.
@samatar1025
@samatar1025 3 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 🤝 ❌ Somaliland
@abdimohamedabdulahi2994
@abdimohamedabdulahi2994 3 ай бұрын
jaamac gallad waxaad ku hadlayso muxuu yahay??? culays wayn oo xero dam ah waxay ku tahay S,Land lkn jabuuti wax culays ah ma dareemayso xidhiidhka s.land !!!!
@daus4315
@daus4315 3 ай бұрын
Somaliland cid wax yeeli karta oon ILLAHAY ahayni ma.jirto, Jabuuti baad sheegtee bal may dawladaha adduunku xidhiidhka wada jartaan. 33 Sanno Somaliland Jirtay iyadaa isku tashatay dhisatay dawladeeda waddan qudha oo taageero ka gaystay ma jiro. Markaa Somaliland ILLAHAY uunbay u baahantahay cag dheereey!
@AbdiraheemMohamed-o5w
@AbdiraheemMohamed-o5w 3 ай бұрын
Oo aduunka yaaba xiriir laleh oo aqoonsan 😂😂😂😂😂
@daus4315
@daus4315 3 ай бұрын
@@AbdiraheemMohamed-o5w Somalia la aqonsanyahee may wax u Taraan? Biyo sacabadaadaa lagaga dhargaa dal shisheeye dalkaaga cadowna kaaga celin maayo kuuna dhisi maayo!
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 3 ай бұрын
Dekedda Berbera ayaa gashay lambarka 63aad halka dekedda Jabuuti waxay gashay 146, taas ayuu aad uga cadhooday Ina Cumar Geelle.....!!!!.
@salmaomar-m1v
@salmaomar-m1v 3 ай бұрын
Toloow ma muusaa lacagtii hubkii lagu garaacayey laascaanood la gooyey. Madacwadihii Habarfaqash ayaa xanuujisey oo filmka dhamaadkiisa laadariintu midba midbuu toogtaaye
@saciid_iid
@saciid_iid 3 ай бұрын
Kuwii soo xagaa baxay shawladii jabuutiya dub loogu ceshay 😂😂😂😂
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 3 ай бұрын
Ciidamadiini duqeytida ubadnaa ee aan mushaarka siin jirnay baan niga goosanaynaa wax sadaqad danbe oo an bixin doono majiri doonto😂😂
@saciid_iid
@saciid_iid 3 ай бұрын
@@engineeraymankw9989 xaadbixisaan bulaacadihiini xaarka magaladini dhaxmaraya..laydhka iyo biyaha itoobiya lagaaga dawaro hakuugu sameeyo. MADHARGE IYO MADHARAGTAA KU HEYSTA KKKKKKKK
@engineeraymankw9989
@engineeraymankw9989 3 ай бұрын
@@saciid_iid Adeer Jabhadaha lama hadalno Miskinyahow 3 qof baa ciidan kuu ah. Dhowr boqol bay khatumo ka dishay in badan way ka qabqabatay. Haddaa ba'deen Iidoorow qarnigan casriga ah ha moodin waqtigii aad iidoori dhihi jirteen. Eed milixda xoolaha nool Somali kaga badalan jirtey.
@aadanfarax4504
@aadanfarax4504 3 ай бұрын
Munafaq war malee
@SarahWarsama-o8u
@SarahWarsama-o8u 3 ай бұрын
WAXAA NALOO CADEEYEY IN DADKA AAN TEESARO LAHAYN DHAMAANTOOD ITOOBIYA KA YIMAADEEN OO LAYSKA SIIYEY BAASABOORADA😂. IMINKANA BAGAA MUUSE BIXI LOOGA XAYUUBIYE SHARCIGA JABUUTI😂
@MuunaMaxamed-t6q
@MuunaMaxamed-t6q 3 ай бұрын
Hhhhhh eeg munafaqintii cagdheer Waar somalilnd waa tii toos idiin hoosgayn lahayd ethiopia Cagtana idin marin lahayd Waayo idinku waxad tihiin dad aduunka ka hadhay oo cuqdad isaaq iyo ethiopia dishay Djabuuti iyo somalilnd Col maha ee iyagu ninwalba meheradiisa uunbuu ilaashanayaa wana arimo siyaasadeed Cagdheereey siyaasada baro
@الصومالي-ك3ض
@الصومالي-ك3ض 3 ай бұрын
Qof jiran baa Tahay Ma Marqansanthy koLayy Qaadba Afka Ku Haysaa😂😂 Nimankan Waa WariyeyaaL QabiiL ma Falanqeyan Ee Geska Afrikay Falanqeyan Siyasadna Ma Hausan isaaqaW Xasuuqii siyad Barre Kaalin Waynban Ku Lahayan Ciidanka ugu Badan Ee dhulka idinka Xasuuqayy Jabhadii OGADEN ee Ethiopia Ladagaali Jirtayy bay Ahayd hadaNe Hadaan Jaanis idinku Helo Wlhi HaLka GobaL Aad Dagtaan waan idinka Tirtiri Lahaa Waa Goob istaratiiji ah oo Bada Cas Saaran AwdaL waa Go,aysaa Sool io Snaagna waa Ku daysayy Burco io Hargaysa Umbaa Hadhayy
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 3 ай бұрын
Wiilal jaamac siyaad ah ayaa sacabooley faro madhan idinka dhigaye wiilasha Ogaden kuma aadaan ah maad aayar miyirsaneysan 😂😂
@mmrstar5256
@mmrstar5256 3 ай бұрын
Halgama yaal Djibouti iyo idoor dani inoguma jirte wadankeeni gumaysruhu dagaalka kuwaday halkay maraysa
@JaamacYuusuf-em9bm
@JaamacYuusuf-em9bm 3 ай бұрын
Cagdheerey xabshi miskacelin karta waar isxore intaad isaaq xased ladanasocoto
@Yusufxasann
@Yusufxasann 3 ай бұрын
BEESHA CIISE DHULKOODII WAXAA LA WAREEGEY JUFADA MUUSE BIIXI MEEL WALBA IYAGAA MADAX KA AH SIDAA DARTEED HADII JUFADA MUUSE BIIXI LAGA HOR YIMAADO DALKA JABOUTI WUU BURU BURAYAA WAA XAQIIQ WAAYO DALKA MEEL WALBA WAXA XUKUMA WAA BEESHA MUUSE BIIXI.
@cabdillaahikayse523
@cabdillaahikayse523 3 ай бұрын
Waa faaliye siyaasadeed ooaadmoodo inuujoogo madaxtooyada heego ee wakhtigeedu dhamaaday waa sitaasi ruug cadaaya jaamac galad halasiiyo 1ml dollar si uu uuga aamuso siyaasadageeska eegebi dhac laynasa
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n 3 ай бұрын
Jabuuti waa dawlad dunida laga aqoonsan yahay mais somaliland majirto
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi 3 ай бұрын
Israel wants a Seaport and a Naval base Saylac. Thanks to AIPAC 🇮🇱🇺🇸🇸🇴
@IsmailhaniyaHalane
@IsmailhaniyaHalane 3 ай бұрын
Israel miyaad ugashen
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi 3 ай бұрын
@@IsmailhaniyaHalane We need to wake up and stop it ‼️
@Ahmed-yf9xi
@Ahmed-yf9xi 3 ай бұрын
@@IsmailhaniyaHalane how do you know the difference between a Ethiopian soldier and a Israeli soldier. They serve both armies just like here in the United States wake up.
@yasminjama2703
@yasminjama2703 3 ай бұрын
Welkom 🤗 Guuleed iyo Jaamac Karkariye irirsamaalahs
@JinacsanFeedhacad-gb8wf
@JinacsanFeedhacad-gb8wf 3 ай бұрын
Saw isku Irir mise wixii ay isku ahaayeen Hortu muxuu ahaa?
@AhmedHussein-lu3tn
@AhmedHussein-lu3tn 3 ай бұрын
Awalba 2 khaa ‘in oo khiyaamo ku heshiiyay ayay ahaayeen, midwalba shacabkiisa ayuu khiyaameeyay.
@MohamedElmiElmiHassan-pv2hm
@MohamedElmiElmiHassan-pv2hm 3 ай бұрын
Ne dit pas Djibouti donne de financement les salaires des armes et les enseignements ,mais actuellement ils n auront pas
@FadumoMohamed-x8j
@FadumoMohamed-x8j 3 ай бұрын
Wale cida hargeysa wey washeen cid walba dagal beey ku khaden xamar jabuti putlan cid kasta ma coladbey ku hurinayan alow hana waalin
@MohamedAbdisalam-f9v
@MohamedAbdisalam-f9v 3 ай бұрын
Afxumo iyo cay bay ummadda soomaaliyeed ku hayaan horaa loo yidhi afxumo nabad way kaa kaxaysaa colaadna waxba kaagama tarto
@cqaromaxamuud146
@cqaromaxamuud146 3 ай бұрын
Asc jaamac dod lafa noo fur oo aan sisaxa IGA war bixino sl
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 3 ай бұрын
Boodhari Allahayaw afkaygiyo Sideen Aadmiga u eeday ❤
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 ай бұрын
Kazoo Saar dalka basaasiinta kulajoogta muuse
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 3 ай бұрын
Kaba wanaagsan haduu meesha anaga wax un bay no tarasaa wax kastoo hos ku jiray inay kor inadan kaba wanaagsan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
hambalyo jabuuti inaad argagixasa snm ee dhibaateysay soomaaliya inad xidhiidhka ujartan waayo amxaaraday badinaya oo cadow ku ah qaranka soomaaliyed
@arawelo4324
@arawelo4324 3 ай бұрын
Qaranka somaliyed halku jooga ma xamar mise meelkale
@waabarimedia435
@waabarimedia435 3 ай бұрын
Galadoow guri aad maro ka taagtana ma weyday😮
@omartoukaleh
@omartoukaleh 3 ай бұрын
Mussa bixii waa reer Djibouti 🇩🇯 wuxu ku dhashay magaalo yar oo carta u jirta 10 KM oo la yidhahdo weeca marka passport Djiboutian ah ayu haysta kali ah maha from Djibouti 🇩🇯
@halimjiomohamed2678
@halimjiomohamed2678 3 ай бұрын
Beenta jooji muuse wuxuu ku dhashay xarshin tuulo Ethopia ku taal
@SahalAli-x5n
@SahalAli-x5n 3 ай бұрын
Beenale
@HodanAden-yb2rp
@HodanAden-yb2rp 3 ай бұрын
oo maseeilac ayaalaisugu dhacay
@jawaasebellamy4
@jawaasebellamy4 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@Hadalwaamurtimahmah
@Hadalwaamurtimahmah 3 ай бұрын
Guul iyo gobanimo
@xasanaxmed82
@xasanaxmed82 3 ай бұрын
Qaar waraabe
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj 3 ай бұрын
Isaaqi umadoo dhan way naceen Waa dad afxumo maahee aan faaido lahayn🎉🎉
@farxiyaaxmed3826
@farxiyaaxmed3826 3 ай бұрын
Jabuuti jaamac galadow xidhiidhba nagama dhaxayn sxb
@Tamsim3358
@Tamsim3358 3 ай бұрын
Waxay doonan ha samayan Berbera la waasheen Djibouti 😂😂😂 somali hormaar lama rabaan wa xasiidiin.
@khadraalsomali6914
@khadraalsomali6914 3 ай бұрын
muse biixi Uma baahna basboorka jabuuti ilaahay hano ilaaliyo somalilan
@yasminhussein6143
@yasminhussein6143 3 ай бұрын
Labadii xaqdaro ku hashiisaa xaqay ku coloobaan
@MustafeAhmed-rd9un
@MustafeAhmed-rd9un 3 ай бұрын
Slnd waligeed waa jiraysaa , ismail waxba kama qaadayo
@AwaleXasan
@AwaleXasan 3 ай бұрын
Jabuutina haday xidhiidhka noo jarto tolow jabuuti maxay noo haysay marka hore ? Waa suaal muhim ah
@ciisemadoobe3549
@ciisemadoobe3549 3 ай бұрын
Raggii iska kaashaday xasuuqa walaalaheen dhulbahante ee sababay inay na nacaan dadka reer laascaano ha isku rigmadaan inshaa Allah
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 16 МЛН
Spongebob ate Michael Jackson 😱 #meme #spongebob #gmod
00:14
Mr. LoLo
Рет қаралды 10 МЛН
Поветкин заставил себя уважать!
01:00
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
when you have plan B 😂
00:11
Andrey Grechka
Рет қаралды 67 МЛН
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 11 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 16 МЛН